Flash

Muuqaal:-Ardayda Iskuulka Hawd Oo Maanta Gurmad Usameeyey Bukaanka Jiifa Dhakhtarka Daryeel Buuhoodle

Ardayda Wax Kabarata Iskuukla Sare Hoose Dhexe Ee Hawd Gaar ahaan Ardayda Dugisga Dare Ee Hawd Scendy School Ayaa Deeq Isugu Jirta Biyo Iyo Dhar

Continue Reading »

Qeybta Flash

Daawo: Deeq Raashin ah oo loo qaybiyey in ka badan 200 Qoys oo ku nool Buuhoodle

Buuhoodle (Kalshaale) Deeq Raashin ah oo ka kooban daqiiq sonkor saliid timir iyo rinjiga shaaha lagu darsado ayaa waxa aloo qaybiyey dad gaadhaya 200 oo

Continue Reading »

Flash Archives

DAAWO: Deeq Raashin ah oo Gaadhay Buuhoodle iyo Lacag DF-Somalia ay ku deeqday oo laga Warbixiyey (Muuqaal)
- Apr 13, 2017
Deeq Raashina Oo Loogu Tala Galay In Loo Qaybiyo Dadka Abaarahu Sameeyeen Oo Kunool Inta Badan Deegaanada Hoosyimadaa gobalka Cayn Ayaa  lasoogaadhsiiyey Buuhoodle. HALKAN KADAAWO VIDEO Waxaa Lacagtii Lagu Soo Noolyay Oo ...
Daawo: Qaraxii ka dhacay Duleedka Wasaaradda Gaashaandhiga Meydka iyo Khasaaraha ka dhashay (Video)
- Apr 9, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Weerar ismiidaamin ah ah oo galaaftay nolosha dad badan oo shacab ah ayaa  ka dhacay agagaarka Wasaarada Gaashaandhiga gaar ahaan Ceelka Tus baxle, waxaana qaraxan ka dhashay Khasaaro ...
Daawo Qosolka: Sheekadii dhexmartay Reer Xamar iyo Reer Waqooyi uu midba Midka Kale La yaaban yahay (Muuqaal)
- Mar 29, 2017
Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij Kooban oo Qosol badan, Kaasi oo ay isugu yimaadeen Laba nin oo kasoo kala jeeda Koonfuta Soomaaliya iyo Waqooyiga Soomaaliya. HALKAN KA DAAWO ...
Daawo Video: Dhakool oo Hargeisa ka sheegay Xaqiiqda dagaalkii Kalabaydh, Una Jawaabay CADAMI, Kana hadlay Kulan Dhexmaray Cali Khaliif Galaydh
- Mar 5, 2017
Maxamed Axmed Dhakool   oo Xildhibaan ugu magacaaban maamulka Somaliland, ayaa ha hadlay dagaalkii dhexmaray Shacabka magaalada Kalabaydh iyo Ciidan ka tirsan maamulka Somaliland Isagoona sheegay in Weerar lagu soo ...
DAAWO: Axmed Madoobe oo Khudbad ka jeediyey Muqdisho, oo si la yaab leh uga hadlay R/wasaaraha Cusub (Video)
- Feb 24, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Madaxwyanaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa Khudbad ka jeediyey magaalada Muqdisho,  Kadib Kulan uu la qaatay Xildhibaanada Labada Aqal ee laga soo doortay Jubaland. HALKAN KA DAAWO ...
Daawo: Ardayda Dugsiga Ileys Institute Of Technolgy oo u fadhiistay Imtixaanka
- Jan 31, 2017
Dugsiga Ileys Institute Of Technology  Ayaa Waxaa Ardayda Iskuulkaasi Ay u fadhiisteen Imtixaankii Bilaha Ahaa Ee Dugsiga Ilays Oo Lagu Barto Culuunta Computerka Isla Markaan Kamid Ah Iskuulada ku yaala ...
MUUQAAL: Xasan Sheekh, C.raxmaan Faroole & Xildhibaano Kulan Balaadhan ku yeeshay Madaxtooyada Soomaaliya
- Jan 27, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Musurixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ee Xasan Shiikh Maxamuud  iyo Cabdiraxmaan Faroole ayaa maanta Kulan ku yeeshay Madaxooyada Soomaaliya, Iyadoo  Xxildhibaano labada gole ka tirsan ayaa kulanka joogeen. HALKAN KA DAAWO ...
DAAWO WARAYSI: Gabadha ugu yar Baarlamaanka Soomaaliya oo hadashay Xilka qabatay & siday Dhaarta u Aragto
- Dec 30, 2016
Ikraan Aadan Absuge, ayaa waxaa loo aqoonsaday in ay tahay Xildhibaanadda ugu da’da yar Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya, Waraysi ay BBC la yeelatay ayaa waxay uga Hadashay Xilka loo ...

« Previous PageNext Page »

Daawo: Robert Mugabe oo markii ugu horaysay meel fagaare ah lagu arkay
- Nov 17, 2017
Nairobi (Kalshaale) Madaxweynaha dalka Zimbabwe Rober Mugabe ayaa markii ugu horeysay meel fagaare ah ...
Daawo: Garaad Jaamac Garaad Ismaciil oo Ka hadlay Rabshadihii iyo Murankii Ka dhashay Doorashada Somaliland
- Nov 17, 2017
Laascaanood (Kalshaale) Waxaa goordhaweyd warbaahinta Kula hadlay Magaalada Lascaanood Garaad Jaamac Garaad ismaaciil oo ...
MUUQAAL: Warbaahinta oo Dacaayad Ka samaysay Biyo uu doontay TRUMP
- Nov 17, 2017
Ila Qosol :Warbaahinta oo dacaayad Ka samaysay Biyihii uu doontay TRUMP
Daawo Video: Ruushka oo soo saaray Diyaarada Tu-160 oo Duqayn ba’an ka Gaysan karta meel aad u fog (Warbixin)
- Nov 17, 2017
Ruushka oo soo saaray Diyaarada Tu-160 oo Duqayn ba'an ka Gaysan karta meel aad ...
Muuqaal: Jaahwareer Siyaasadeed oo Weli ka taagan dalka Zimbabwe (Video)
- Nov 17, 2017
Nairobi (Kalshaale) Dadka reer Zimbabwe ayaa rajo ka qaba in xal deg deg ah ...