DAAWO Qisada Nin Somali ah oo 24-Sanno u Xidhnaa Jeneraal Sucuudi ah iyo Soomaalidu Carab maaha (Video)

Laascaanood ( Kalshaale ) Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij ku saabsan Soomaalida iyo Carabta, Waxaana soo jeedinaya Maxamed Cawil [Daahir].

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Daahir wuxuu ka Waramayaa Waayihii Hore ee Soomaalida, Halgankii iyo dagaaladii ay Gumaystayaashii la gashay iyo Arimo kala duwan oo la xidhiidha.

Wuxuu Diirada si gaar ah u saarayaa Soomaalida iyo Carabta, Wuxuuna sheegay oo Qabaa inaysan Soomaalidu ahayn Carab, Wuxuuna Waramayaa sida aysan marnaba isku dhaqan u noqonayn ayna ugu duwan yihiin carabta kale.

Daahir wuxuu inala wadaagayaa Qisooyinkii ugu Xanuunka badnaa ee Soomaalida ka qabsaday Sucuudiga mid kamid ah oo ah “Nin Soomaali ah oo 24-Sanno u xidhnaa Sarkaal Sucuudiga ah, Markii dambana uu Magtiisa bixiyey markuu Muddo dheer kadib ogaaday inuu Ninkaasi ku xidhnaa Amarkiisa.

Wuxuu ugu dambayntii la dardaarmayaa shacabka Soomaaliyeed, Madaxda iyo Aqoonyahanka.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Daawo: Wararkii ugu danbeeyay Turkiga Saamaynta Soomaalida ee Cudurka iyo Isbedelka Caasimadii Ankara ku yimid
- Apr 4, 2020
Ankara  ( Kalshaale ) Dalka Turkiga waxa uu kamid yahay dalalka uu saamaynta ku ...
Daawo : Madaxwaynaha Puntland oo Taliyeyaal Bedalay , Kadib Qaraxii magaalada Garoowe
- Apr 4, 2020
Garoowe  ( Kalshaale ) Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa  isbedel ku sameeyay ...
Ogaysiis+Raali-gelin: Akhristayaasha Sharafta leh ee Warbaahinta Kalshaale
- Apr 4, 2020
Laascaanood ( Kalshaale ) Ugu horayn Nabadgelyadda Naxariista Eebe iyo Barakooyinkiisu ha ...
SAWIRRO : Madaxwaynaha Galmudug oo Maanta Qaaday Tallaabo Cajiib ah
- Apr 4, 2020
Gaalkacyo ( Kalshaale ) Madaxweynaha maamulka Galmudug , Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa safar ...
Hargeisa : Maxaa loo Joojin waayey Qaadka iyo Diyaaradda Ethiopian Airline ? [Daawo]
- Apr 4, 2020
Hargeisa ( Kalshaale ) Mudooyinkii dambe waxaa Dalalka Caalamka iyo Deegaanada Soomaalida ...