MUUQAAL: Taliyaha Ciidamada Gorgor oo Khudbad Cajiib ah u Jeediyey Shacabka Janaale [Daawo]

Janaale  ( Kalshaale ) Taliyaha Guutada GORGOR ee Ciidamada Kumaandoosta Soomaaliyeed Gaanshaale Xasan  Saalax Cabdi Ayaa Khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyey Shacabka ku dhaqan magaalada Janaale oo dhowaan ay Ciidamadu ka saareen Kooxda Alshabaab.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu ugu horayn shacabka Janaale waydiiyey inay ku Faraxsan yihiin Ciidamada Dawladda ee u yimid, Waxayna sheegeen inay ku Faraxsan yihiin,  Wuxuuna kula dardaarmay inay si caadi ah Noloshooda u wataan.

Taliyaha Ciidamada Gorgor ayaa shacabka ugu baaqay inay la shaqeeyaan Ciidamada Dawladda, Wuxuuna sheegay in hadii ay Qariyaan Xubnaha ka tirsan Kooxda Alshabaab ay dhibaatadu kasoo gaadhayso dadka shacabka ah.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Daawo: Wararkii ugu danbeeyay Turkiga Saamaynta Soomaalida ee Cudurka iyo Isbedelka Caasimadii Ankara ku yimid
- Apr 4, 2020
Ankara  ( Kalshaale ) Dalka Turkiga waxa uu kamid yahay dalalka uu saamaynta ku ...
Daawo : Madaxwaynaha Puntland oo Taliyeyaal Bedalay , Kadib Qaraxii magaalada Garoowe
- Apr 4, 2020
Garoowe  ( Kalshaale ) Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa  isbedel ku sameeyay ...
Ogaysiis+Raali-gelin: Akhristayaasha Sharafta leh ee Warbaahinta Kalshaale
- Apr 4, 2020
Laascaanood ( Kalshaale ) Ugu horayn Nabadgelyadda Naxariista Eebe iyo Barakooyinkiisu ha ...
SAWIRRO : Madaxwaynaha Galmudug oo Maanta Qaaday Tallaabo Cajiib ah
- Apr 4, 2020
Gaalkacyo ( Kalshaale ) Madaxweynaha maamulka Galmudug , Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa safar ...
Hargeisa : Maxaa loo Joojin waayey Qaadka iyo Diyaaradda Ethiopian Airline ? [Daawo]
- Apr 4, 2020
Hargeisa ( Kalshaale ) Mudooyinkii dambe waxaa Dalalka Caalamka iyo Deegaanada Soomaalida ...