MUUQAAL: Saraakiishii ugu saraysay masar oo Corona dilay iyo Xaalada Maraykanka oo Cuslaatay

Hargeisa  ( Kalshaale ) Kulanti wanaagsan, Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Warbixin ku saabsan Wararkii ugu dambeeyay  Saamaynta uu Cudurka Korona ku yeeshay dalalka Caalamka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Barnaamijkan waxaa uga bogan doontaan Masar oo Saraakiishii ugu saraysay oo ka dilay Cudurka Corona,   Maraykanka oo noqday Xudunta Faafitaanka Cudurkaasi,    Hay’adda Caafimaadka Adduunka oo shaacisay oo in Difaacii Corona, Hada  lagu bedalayo Weerar, Suudaan oo looga dhowaaqay Qorshe heer Qaran ah, Sucuudiga oo Bandow soo rogay una hanjabay dadka jebiya Amarka.” Iyo Qodobo kale oo Xiiso leh.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Daawo: Wararkii ugu danbeeyay Turkiga Saamaynta Soomaalida ee Cudurka iyo Isbedelka Caasimadii Ankara ku yimid
- Apr 4, 2020
Ankara  ( Kalshaale ) Dalka Turkiga waxa uu kamid yahay dalalka uu saamaynta ku ...
Daawo : Madaxwaynaha Puntland oo Taliyeyaal Bedalay , Kadib Qaraxii magaalada Garoowe
- Apr 4, 2020
Garoowe  ( Kalshaale ) Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa  isbedel ku sameeyay ...
Ogaysiis+Raali-gelin: Akhristayaasha Sharafta leh ee Warbaahinta Kalshaale
- Apr 4, 2020
Laascaanood ( Kalshaale ) Ugu horayn Nabadgelyadda Naxariista Eebe iyo Barakooyinkiisu ha ...
SAWIRRO : Madaxwaynaha Galmudug oo Maanta Qaaday Tallaabo Cajiib ah
- Apr 4, 2020
Gaalkacyo ( Kalshaale ) Madaxweynaha maamulka Galmudug , Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa safar ...
Hargeisa : Maxaa loo Joojin waayey Qaadka iyo Diyaaradda Ethiopian Airline ? [Daawo]
- Apr 4, 2020
Hargeisa ( Kalshaale ) Mudooyinkii dambe waxaa Dalalka Caalamka iyo Deegaanada Soomaalida ...