MUUQAAL: Muxuu yahay Kacdoonka Midnimo Doon ee dhinaca Somaliland kasoo yeedhay ?

Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaa dhowaan dalka Ingiriiska looga dhowaaqay Urur loogu magac daray Mar kale Midnimo oo Gadhwadeen uu ka yahay Aqoonyahan kasoo jeeda Gobolada Waqooyi, Kaasi oo hada Qaba inay Somaliland dib ula Midowdo Koonfurta Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Warbixintan ayaa waxaa lagu soo Bandhigay Kacdoonka Midnimo Doonka ee Somaliland ka Curtay, Halka ay Doodiisu ku Fadhido, Waxay ku doorteen Midnimada, Doodii dhowaan uu Telefishinka Universal Qabtay ee loo Baneeyay iyo Arimo kale oo la xidhiidha.

Sidoo kale waxaa Warbixinta lagu soo bandhigayaa Qaabkii looga dareen Celiyey, iyadoona dhaliilo kala duwan loo jeedinayo Hogaamiyaha IUrurka ‘Mar kale Midnimo”

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Daawo: Wararkii ugu danbeeyay Turkiga Saamaynta Soomaalida ee Cudurka iyo Isbedelka Caasimadii Ankara ku yimid
- Apr 4, 2020
Ankara  ( Kalshaale ) Dalka Turkiga waxa uu kamid yahay dalalka uu saamaynta ku ...
Daawo : Madaxwaynaha Puntland oo Taliyeyaal Bedalay , Kadib Qaraxii magaalada Garoowe
- Apr 4, 2020
Garoowe  ( Kalshaale ) Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa  isbedel ku sameeyay ...
Ogaysiis+Raali-gelin: Akhristayaasha Sharafta leh ee Warbaahinta Kalshaale
- Apr 4, 2020
Laascaanood ( Kalshaale ) Ugu horayn Nabadgelyadda Naxariista Eebe iyo Barakooyinkiisu ha ...
SAWIRRO : Madaxwaynaha Galmudug oo Maanta Qaaday Tallaabo Cajiib ah
- Apr 4, 2020
Gaalkacyo ( Kalshaale ) Madaxweynaha maamulka Galmudug , Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa safar ...
Hargeisa : Maxaa loo Joojin waayey Qaadka iyo Diyaaradda Ethiopian Airline ? [Daawo]
- Apr 4, 2020
Hargeisa ( Kalshaale ) Mudooyinkii dambe waxaa Dalalka Caalamka iyo Deegaanada Soomaalida ...