Daawo: Muuqaal laga soo duubay Hotelka ugu Casrisan ee laga Furay magaalada Muqdisho

Muqdisho ( Kalshaale ) Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya oo kasoo Kabanaysa Mudooyinkii ugu dambeeyay Burburkii iyo Dagaaladii ka dhacay ayaa waxay ku Talaabsanaysaa Horumar kala duwan oo la Taaban karo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hotel DECALE waxaa Hotel Casri ah oo laga dhisay Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho, Waxaana Hirgeliyey oo Diyaariyey Engneero dalka u turkiga u dhashay.

Muuqaal laga soo duubay Hotelka Gudihiisa iyo Banaankiisa ayaad ku daawan kartaa Bilicda iyo Adeegyadda Muhiimka ah ee uu Qabanayo Hotelkani.

Hotel DECALE ayaa wuxuu Noqday Hoteelkii ugu Casrisanaa ee Noociisa laga Hirgeliyo Guud ahaanba Soomaaliya, Wuxuuna la Jaanqaadayaa Hoteelada Ugu Casrisan Caalamka.

DAAWASHO WACAN MUUQAALKA OO XIISO BADAN

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. mngistume soo Deg says:

    – Our top recommendations for the best hotels in Mogadisho?…Cajiib…
    ——————————————
    Magaalada Muqdisho oo kasoo kabanaysa sanado badan oo dagaalo sokeeye iyo bur ah ayaa waxaa ka soconaya dadaalo dib loogu dayactirayo

  2. sam says:

    mashallah waa caasimadii soomaaliyeed beled salaama




Daawo: Wararkii ugu danbeeyay Turkiga Saamaynta Soomaalida ee Cudurka iyo Isbedelka Caasimadii Ankara ku yimid
- Apr 4, 2020
Ankara  ( Kalshaale ) Dalka Turkiga waxa uu kamid yahay dalalka uu saamaynta ku ...
Daawo : Madaxwaynaha Puntland oo Taliyeyaal Bedalay , Kadib Qaraxii magaalada Garoowe
- Apr 4, 2020
Garoowe  ( Kalshaale ) Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa  isbedel ku sameeyay ...
Ogaysiis+Raali-gelin: Akhristayaasha Sharafta leh ee Warbaahinta Kalshaale
- Apr 4, 2020
Laascaanood ( Kalshaale ) Ugu horayn Nabadgelyadda Naxariista Eebe iyo Barakooyinkiisu ha ...
SAWIRRO : Madaxwaynaha Galmudug oo Maanta Qaaday Tallaabo Cajiib ah
- Apr 4, 2020
Gaalkacyo ( Kalshaale ) Madaxweynaha maamulka Galmudug , Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa safar ...
Hargeisa : Maxaa loo Joojin waayey Qaadka iyo Diyaaradda Ethiopian Airline ? [Daawo]
- Apr 4, 2020
Hargeisa ( Kalshaale ) Mudooyinkii dambe waxaa Dalalka Caalamka iyo Deegaanada Soomaalida ...