SAWIRRO: Madaxwayne ku xigeenka PUNTLAND Iyo Saraakiil Ciidan oo gaadhay Jiida Tukaraq ee G. Sool

Garoowe  ( Kalshaale ) Madaxweyne Ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan [Karaash] ayaa maantay Kormeeray Ciidamada Puntland ee Ku sugan duleedka Tukaraq ee Gobolka Sool, Waxaana Safarka ku Weheliyey  Saraakil ciidan iyo Masuuliyiin kale.

Ujeedada Safarka Madaxweyne ku Xigeenka iyo Weftigiisa ayaa Salka ku hayey u kuur-gelida Xaalada Ciidamada Difaaca ee ku sugan Jiida-Hore ee Gobolka Sool iyo soo xidhida Tababar ay qaateen Cutubyo ka tirsan Ciidamada Daraawiishta.

Madaxweyne Karaash ayaa kasoo muuqday isagoo saaran Tiknikada Dagaalka Kormeerkiisa Tukaraq, Waxaana dhawaan Kulamo looga hadlayey Xaalada gobolada  SSC la yeeshay Siyaasiyiinta iyo Isimada dhaqanka.

Ugu dambayn Madaxweynaha ayaa Kormeer ku tegey Fadhiisimada kala duwan ee ay ku sugan yihiin Ciidamadu iyo Xarun Cusub oo lagu Tababari doono.

Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool waxay dhowr jeer dagaalo ku dhexmareen Ciidamada Somaliland iyo Kuwa Puntland oo laga Qabsaday.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 12)

  1. Laalays says:

    Waar makhaayadii Kalshaale ilaa shalay waa wareersan-tee maxaa ka siya tafatirihii Beenta?
    kkkkk
    kkkk
    kkk
    kk
    k

  2. Land of Punt says:

    Laalays
    Cid Somaliland la dagaalaysa ma jirto..
    Yaan been waxmagarata lagu wareerin…
    Somaliland intay Harti baahan bariis siiyeen ku yiri…Somaliland same-ku-waar qaada…run
    Iidoorka cabsanaya sida Laalays kuwo ku jiro waxaan u sheegin colaad dhiig badan ku daato, ma jirayso..taas marhore ka qayileen Iidoorka…..run
    Harti isdila haddaad doontaan laakiin haddaad mushaar rabtaan yaan maqlin colaad Daroodism, waa in Calanka Iidoor ruxdaan…..kkkkk
    Halkaas la joogaa weli: yaa ka maarma mushaarka Hargageys laga soo diro.
    …Aniga yaan la i wareerin ee Viruska Conona meel guryaha uga dhuunta.
    Sweden degenahay ilaa hadda dadka dhintay waa 21 qof 9 waa Somali?
    Yaab­čĄö wadan 10 million ah oo 50 kun Somali degan tahay, maxaa nus geeri na siiyey….waa layaabay oo been mooday ilaa ogaadey in war hospitalka yahay iyo takhadir been sheegaynayn.
    Somali waxaan noqonay= Wixii xun xaawo ayaa leh.

  3. Land of Punt says:

    Dabshid marmar run sheegaa…..isku filnow ama dadka ku biila gacanta ka dhunko.
    Gacantii ku quudinaysay lama qaniino.
    Ha noqon cunugii hooyadiis naaska ka qaniinay oo markay xanuunsatay tuurtay.
    ­čś«
    Somaliland waa naas agoon nuugto.

  4. Land of Punt says:

    Barbera dadka dega lacagta ka cunaan dekedda Berbera waxaa ka badan lacagta Hargeysa aka Hargogeys iyo Laascaanood lagu cuno…run.

  5. Land of Punt says:

    Aniga kuma jirto dadka reer Puntland oo aaminsan dalbaa la xoraynaa maqan…..who the fuck laga xoraynayaa oo haysta???? That’s the big quetion!
    Sool for Somaliland.
    Viva SomalilandÔťî´ŞĆ

  6. Idoor Liqe says:

    Action is needed !!!! Sheekadu igu sawir yeysan noqon

  7. Land of Punt says:

    Dabshid
    Kkkkkkk
    Tukaraq oo Garoowe muuqata laga hadlayaa, Sida Tukaraq Sool oo dhan tahay…yaab
    Sxb caawa ha igu digan, Tukaraq “Jamul Qaaf” la gaari karin noqotay…kkkkkkk
    Laascanood intee joogtaa?
    Hartiga Daanyeerta ah bar Issaqa qaata…Caawa rag Cali Dhuux Adan ku jiro hadduu qabriga kasoo bixi lahaa, tolow Maxuu oran lahaa?????
    Inta hartay Hartiga oo MJ hogaaminayo runtiina isku filan ayaa haray…..meesha gaaraan aragno.

  8. Ali Zubeer says:

    Baal xoofayn .com

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  9. Idoor Liqe says:

    Land of diridhaba

    Adiga xoreyn waxba laga waydiinmaayo waayo waxaad tahay reer Diridhaba . Wiilka Garoowe ku dhashay maanta waa ogyahay cida lala dagaalamayo ee soo duushay.

    Suldaan Garaase wuxuu dhahay 2007 , Laascanood waxay Kaabad u tahay Garoowe !!!!!!!!!

  10. Laalays says:

    Waar maqaaxidii Kalshaale IYO tafatiri-hii BEENTA waa maxay argagaxay ay qaadeen?

    Jaah_wareer.Com

  11. C/Raxmaan says:

    Dagaalka ka daaya cayaarta !

  12. Dangarad says:

    Xoolo xoolo ina deni




Daawo: Wararkii ugu danbeeyay Turkiga Saamaynta Soomaalida ee Cudurka iyo Isbedelka Caasimadii Ankara ku yimid
- Apr 4, 2020
Ankara  ( Kalshaale ) Dalka Turkiga waxa uu kamid yahay dalalka uu saamaynta ku ...
Daawo : Madaxwaynaha Puntland oo Taliyeyaal Bedalay , Kadib Qaraxii magaalada Garoowe
- Apr 4, 2020
Garoowe  ( Kalshaale ) Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa  isbedel ku sameeyay ...
Ogaysiis+Raali-gelin: Akhristayaasha Sharafta leh ee Warbaahinta Kalshaale
- Apr 4, 2020
Laascaanood ( Kalshaale ) Ugu horayn Nabadgelyadda Naxariista Eebe iyo Barakooyinkiisu ha ...
SAWIRRO : Madaxwaynaha Galmudug oo Maanta Qaaday Tallaabo Cajiib ah
- Apr 4, 2020
Gaalkacyo ( Kalshaale ) Madaxweynaha maamulka Galmudug , Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa safar ...
Hargeisa : Maxaa loo Joojin waayey Qaadka iyo Diyaaradda Ethiopian Airline ? [Daawo]
- Apr 4, 2020
Hargeisa ( Kalshaale ) Mudooyinkii dambe waxaa Dalalka Caalamka iyo Deegaanada Soomaalida ...