SAWIRRO : Bankiga AMAL oo Farxad geliyey Haweenka ku dhaqan magaalada Buuhoodle [Daawo]

Buuhoodle  ( Kalshaale ) Bankiga AMAL Faraciisa magaalada Buuhoodle Ayaa maanta oo Taariikhdu tahay 24/03/2020 Wuxuu Qabtay munaasabadda daahfurka HODMIYE iyo DHALLINKAAB oo ah Barnaamijyo lagu maalgelinaayo Ganacsatadda Yar yar ee Haweenka ah.

Waxaan ka soo qayb galay xafadda daaahfurka Madaxda suuqgaynta Bangiga Amal Eng. Cabdukhayr Abshir Jamac iyo Madax kale oo ka socotay xarunta dhexe ee Amal Bank.

Sidoo kale waxaa manaasabaddan ka soo qayb galay, Waxgarad, Cuqaal iyo Qaybaha ka kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Buuhoodle.

Dhankooda Haweenka Ganacasatada ah ee ka Faa’iidaysan doona Barnaamijka HODMIYE iyo DHALINKAAB ayaa soo dhoweeyay, Waxayna u mahad celiyeen Madaxda iyo Maamulka Bankiga AMAL siduu u garab istaagay.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Daawo: Wararkii ugu danbeeyay Turkiga Saamaynta Soomaalida ee Cudurka iyo Isbedelka Caasimadii Ankara ku yimid
- Apr 4, 2020
Ankara  ( Kalshaale ) Dalka Turkiga waxa uu kamid yahay dalalka uu saamaynta ku ...
Daawo : Madaxwaynaha Puntland oo Taliyeyaal Bedalay , Kadib Qaraxii magaalada Garoowe
- Apr 4, 2020
Garoowe  ( Kalshaale ) Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa  isbedel ku sameeyay ...
Ogaysiis+Raali-gelin: Akhristayaasha Sharafta leh ee Warbaahinta Kalshaale
- Apr 4, 2020
Laascaanood ( Kalshaale ) Ugu horayn Nabadgelyadda Naxariista Eebe iyo Barakooyinkiisu ha ...
SAWIRRO : Madaxwaynaha Galmudug oo Maanta Qaaday Tallaabo Cajiib ah
- Apr 4, 2020
Gaalkacyo ( Kalshaale ) Madaxweynaha maamulka Galmudug , Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa safar ...
Hargeisa : Maxaa loo Joojin waayey Qaadka iyo Diyaaradda Ethiopian Airline ? [Daawo]
- Apr 4, 2020
Hargeisa ( Kalshaale ) Mudooyinkii dambe waxaa Dalalka Caalamka iyo Deegaanada Soomaalida ...