DAAWO: Jawaari oo soo Bandhigay Xog La Xidhiidha Dawladii Kacaanka iyo Arimo yaab leh [Muuqaal]

Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Waraysi uu Gudoomiyihii Hore ee Baarlamaanka Prof. Jawaari uga hadlay Arimo Xasaasi ah oo la Xidhiidha  Dhacdooyin ka dhacay dalka gaar ahaan Xiligii Dawladii Kacaanka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Taliskii Milatariga ahaa ee uu hogaaminayay Madaxwayne  Maxamed Siyaad Barre AHN ee Afgambiga ku qabsaday Xukunka ayuu sheegay inay  13 Qodob oo ka baddaleen dastuurka uu ku maamulayay Dalka muddo 10-sano ah.

Dhanka kale maxaad kala socotaa qaladkii dhacay maalintii shirqoolka lagu dilay Madaxweyne Hore ee Soomaaliya Cabdirashid Cali Sharma’arka ?

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Daawo: Wararkii ugu danbeeyay Turkiga Saamaynta Soomaalida ee Cudurka iyo Isbedelka Caasimadii Ankara ku yimid
- Apr 4, 2020
Ankara  ( Kalshaale ) Dalka Turkiga waxa uu kamid yahay dalalka uu saamaynta ku ...
Daawo : Madaxwaynaha Puntland oo Taliyeyaal Bedalay , Kadib Qaraxii magaalada Garoowe
- Apr 4, 2020
Garoowe  ( Kalshaale ) Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa  isbedel ku sameeyay ...
Ogaysiis+Raali-gelin: Akhristayaasha Sharafta leh ee Warbaahinta Kalshaale
- Apr 4, 2020
Laascaanood ( Kalshaale ) Ugu horayn Nabadgelyadda Naxariista Eebe iyo Barakooyinkiisu ha ...
SAWIRRO : Madaxwaynaha Galmudug oo Maanta Qaaday Tallaabo Cajiib ah
- Apr 4, 2020
Gaalkacyo ( Kalshaale ) Madaxweynaha maamulka Galmudug , Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa safar ...
Hargeisa : Maxaa loo Joojin waayey Qaadka iyo Diyaaradda Ethiopian Airline ? [Daawo]
- Apr 4, 2020
Hargeisa ( Kalshaale ) Mudooyinkii dambe waxaa Dalalka Caalamka iyo Deegaanada Soomaalida ...