BOORAME : Sheikh Caan ah oo Fariin u diray Guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed [Daawo]

Boorame ( Kalshaale ) Sheikh Xasan Daheeye oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ee ugu Caansan , kuna dhaqan magaalada Boorame ee Gobolka Awdal ayaa Fariin u diray Guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu ugu horayn ka hadlay halista ku xeeran Cudurka CoronaVirus oo saamayn balaadhan ku yeeshay aduunka.

“Waa wax lagu qoslo in la dhaho Masaajida yaan lagu tukan, oo Dugsiyadad hala fasaxo, Hadana Qaadku ha yimaado” ?

Sheikh Daheeye ayaa sheegay in deegaanada Somaliland uu Weli imaanayo Qaadka ka imaanaya Itoobiya, Wuxuuna xusay in Qaadka oo dad aan Nadiif ahayn iyo Gacmo tiro badan soo maraya uu yahay meel uu ka dhalan karo Cudurkaasi.

“Dadka Qaadka Cuna waxaa ugu horeeya Masuuliyiinta ugu saraysa , Maxay Somaliland uga hadlay oo go’aan uga Qaaday , waa Su’aal aan idin hor dhigayo” Ayuu yidhi Daheeye.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. Mahad dirir says:

    Sh daheeye
    Wa geesi wadani ah markastana runta sheega balse wuxuu ku noolyahay mel uusa fikirkiisa lugu ciqaabo haduu runta sheego




Daawo: Wararkii ugu danbeeyay Turkiga Saamaynta Soomaalida ee Cudurka iyo Isbedelka Caasimadii Ankara ku yimid
- Apr 4, 2020
Ankara  ( Kalshaale ) Dalka Turkiga waxa uu kamid yahay dalalka uu saamaynta ku ...
Daawo : Madaxwaynaha Puntland oo Taliyeyaal Bedalay , Kadib Qaraxii magaalada Garoowe
- Apr 4, 2020
Garoowe  ( Kalshaale ) Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa  isbedel ku sameeyay ...
Ogaysiis+Raali-gelin: Akhristayaasha Sharafta leh ee Warbaahinta Kalshaale
- Apr 4, 2020
Laascaanood ( Kalshaale ) Ugu horayn Nabadgelyadda Naxariista Eebe iyo Barakooyinkiisu ha ...
SAWIRRO : Madaxwaynaha Galmudug oo Maanta Qaaday Tallaabo Cajiib ah
- Apr 4, 2020
Gaalkacyo ( Kalshaale ) Madaxweynaha maamulka Galmudug , Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa safar ...
Hargeisa : Maxaa loo Joojin waayey Qaadka iyo Diyaaradda Ethiopian Airline ? [Daawo]
- Apr 4, 2020
Hargeisa ( Kalshaale ) Mudooyinkii dambe waxaa Dalalka Caalamka iyo Deegaanada Soomaalida ...