SAWIRRO: Ciidamada Xooga oo Kulamo iyo Gurmad Shacabka loo Fidiyey Ka Bilaabay Janaale [Daawo]

Janaale ( Kalshaale ) Ciidamada Xooga dalka ayaa Kulamo iyo Howlgalo lagu Xaqiijinayo Amniga waxay ka wadaan Deegaanadii dhowaan laga saaray Codowga Alshabaab, waxayna sidoo kale Gurmad u fidiyeen dadka Soomaaliyeed ku dhaqan deeganadaasi.

Saraakiisha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan deegaanka Jannaale ee gobolka shabellada hoose oo uu hogaaminayo Taliyaha ciidamada dhulka ayaa kulan la qaatay Beeraleyda iyo Waxgaradka deegaanka, Waxayna kala hadleen inay ka Qeyb Qaataan sugidda Amniga.

Dhinaca kale  Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa Raashin Qeybin u sameeyay shacabka Danyarta ah ee ku nool deegaanka Jannaale oo dhawaan ciidanku ka dulqaaday Cadawga Alshabaab.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. Mr BaHaL says:

    Guul qaranka somaliyeed kkkkk

    Dalmida

  2. farxiyo says:

    Digtoonaada yaan sidii midho-berde,laydin bashuuqsane.
    RAWAAHU C/RAXMAAN XAMXAMLE.

  3. Kalsame says:

    Qaadaan-waaga iyo qarracanka qarandiidka iyo Farxadda iyo rayraynta waddaniga…

    Guulaystayaaloow geeddiga wada, wadaay wadaay…

  4. C/Raxmaan says:

    Farxiyo Gobaad k.k.k.k. si fiican baan u qoslay . Ficil qurxan ayaa iimuuqda , lkn waa iney HOLIYAAN oo ay Horay u socdaan . Taasoo KATIBTA ka waran ? = Aabboow sidii miro aka midho berdaa , la i b.sh..qs.d.yee .

    Corona-virus baa yaabay !




Daawo: Wararkii ugu danbeeyay Turkiga Saamaynta Soomaalida ee Cudurka iyo Isbedelka Caasimadii Ankara ku yimid
- Apr 4, 2020
Ankara  ( Kalshaale ) Dalka Turkiga waxa uu kamid yahay dalalka uu saamaynta ku ...
Daawo : Madaxwaynaha Puntland oo Taliyeyaal Bedalay , Kadib Qaraxii magaalada Garoowe
- Apr 4, 2020
Garoowe  ( Kalshaale ) Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa  isbedel ku sameeyay ...
Ogaysiis+Raali-gelin: Akhristayaasha Sharafta leh ee Warbaahinta Kalshaale
- Apr 4, 2020
Laascaanood ( Kalshaale ) Ugu horayn Nabadgelyadda Naxariista Eebe iyo Barakooyinkiisu ha ...
SAWIRRO : Madaxwaynaha Galmudug oo Maanta Qaaday Tallaabo Cajiib ah
- Apr 4, 2020
Gaalkacyo ( Kalshaale ) Madaxweynaha maamulka Galmudug , Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa safar ...
Hargeisa : Maxaa loo Joojin waayey Qaadka iyo Diyaaradda Ethiopian Airline ? [Daawo]
- Apr 4, 2020
Hargeisa ( Kalshaale ) Mudooyinkii dambe waxaa Dalalka Caalamka iyo Deegaanada Soomaalida ...