MUUQAAL: Gud. Dhoobo Daareed “Shirkii Garoowe waa la Afduubtay, Shacabka waa lagu Sawiray, Afka Mucaaridka ayuu ku hadlay [Waraysi]

Garoowe  ( Kalshaale )   Gudoomiyihii Hore ee Baarlamaanka Puntland Cabdixakiin DhooboDaareed Ayaa Waraysi dhinacyo badan wuxuu uga hadlay Shirkii magaalada Garoowe,  Somaliland, DFS iyo Arimo kale oo Xasasi ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhoobo ayaa sheegay in shirkii Garoowe  oo ka duwanaa Qaabka loo dhigay ee ah [Shir Wadatashi], Wuxuuna sheegay inuu Noqday Shir loo Adeegsaday Danno Siyaasadeed oo Mucaaridku ay leeyihiin Balse lagu sawiray Shacabka Puntland oo Jecel Dawladnimada Soomaaliya.

“Wuxuu ahaa shir ku hadlay Afkii Mucaaridka Dawladda Soomaaliya kana Turjumayey , Qaabka dadka Puntland wax loogu sheegay wuxuu ahaa Wadatashi, Balse  Shirku ma ahayn mid wadatashi oo Dadkii ka Qayb galay door lagama siin Talada iyo go’aanadii kasoo baxay”.

 “Wax Qoran ayay ahaayeen Qodobada  kasoo baxay Shirkaasi,    Wuxuuna ahaa Shir ku hadlayey Afka Mucaaridka , Laakiin lagu sawiray Shacabkii Puntland oo Noockasta leh”. Ayuu yidhi Gudoomiye Dhoobo.

Ugu danbayntii wuxuu ka hadlay Arimo kala duwan oo Xasasi ah  wuxuuna dhaliil u jeediyey Madaxwaynaha Puntland.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 33)

  1. kalsame says:

    DENI iyo AARAN JAAN haddaan Puntland laga qaban waxaa iman doonta maalin meel fog laga doono ama lagu kala tago…

    Iska daa Puntlaane waxay caqabad ku yihiin amniga geeska Afrika iyo wada noolaanshaha…

  2. Barawani King says:

    KALSAME:

    Horta adi Maamul Gobolkii ka soo jeedaa??.

    Hadii aad SOOMAALI WEYN wax tarayso, waxaa lagaa rabaa in Maamul Gobolkaaga soo hagaajiso oo wax u tarto…

    Laakeen, hadii aad ka soo jeedo, PUNTLAND, nacam billah, waad ka hadli kartaa oo dhaliili kartaa…

    Hadii aadan ka soo jeedin, PUNTLAND kama hadli kartid… Waxaad oga hadahsaa waa gardaro..

    Nimankaase MAAJERTEEN iyo CAYAYAANKA la socoda, ha hishiiyeen, ama ha dagaalameen, adi shaqo kuu taal ma ah..

    ABADAN, ABADAN, PUNTLAND, cayayaankii AFWEYNI u shaqaayn jiray in qaylo ku burbriyaan laga yeeli maaayo, laka yeeli maaayo…

    Meel kasta tag, si kasta u qayli, PUNTLAND waxaa iska leh, oo dhiig u soo cabbay, oo isku dilay, waa MAJEERTEEN.

    Inta kale ee ku hoos nool, waa cayayaankii AFWEYNI, oo uu soo adeegsaday XAAR FARMAAJO, lagaana yeeli maaayo..

    GABAYGII KHALIF SHIIKH MAXAMUUD aan soo xasuustay….

    ++Maruuryoodayeey xalay miyaan miray caloosheyda
    ++Muskii layga soo galay miyaa dhaxani mowleysay
    ++Goortaan wax milicsaday miyaan cadho madoobaadey
    ++Midigta iyo bidixdii miyaa midiba meel aaddey
    ++Markabkaan ku tiirsaday miyaa meeshii laga qaaday
    ++Maxamuud Saleebaan miyaa marada loo taagey
    ++Mililkiyo hurgumadii miyaa uurka igu miirmay
    ++Sidii aar mudi ahaa miyaan micida soofeystay
    ++Ma inaan colaad maamulay dani i moodsiisey
    ++Majeerteen Ilaah wuxuu ka dhigay malab sidiisiiye
    ++Sidii miraha Doocaan ka baxa muudsey aadmiguye
    ++Nin waliba wuxuu mihindisaa inuu magawshaaye
    ++Agoon maalki laga qaadayoo meel kastaba jooga
    ++Mareykaanka naagaha xidhee madaxa loo saaray
    ++Oo mudanayaashii jeclaa mawdka laga yeelay
    ++Dadku mowdka waa iska ogyohoo maalikbaw qoraye
    ++Meydka iyo raqdoodii miyaa laga dul maansooday
    ++Sidii waxaan muslin aheyn miyaa muxubbo loo laayey
    ++Madficii iyo rasaastii miyaa meel kastaba gaadhey
    ++Kulli midhaha Daarood miyaa keen isugu miirmay
    ++Ma kuwii aan hartiga moodayaa soo mashxaradaayey
    ++Maangaab Dhulbahanta ah miyaa nagu malaabeeyey
    ++Mergi-kuusyadii hore miyaa muruqa noo tuujey
    ++Mahanniga Ogaadeen miyaw mabay xumaanteenna
    ++Warsangeliga maahee dadkii mayna wada meershey
    ++Inkastoy bahnimo muujiyeen sooma mayl bixine
    ++Malkadaan ka sugayiyo may iman mooshin kaan rabaye
    ++Haddey ficil maqiiqaan warmuhu nama muquunsheene
    ++Macag iyo manaa bay idaha, kaga macaasshaane
    ++Macna ineeyan noo tarin miyaa meesha ka caddaatay

    Gabaygu waa dheeryahay in yar baan ka soo qaatay..

  3. Barawani King says:

    SALAAMU CALEEEKUM

    KALSAME

    Saaxiiboow, fili maayo, in ay mar dambe cayayaanka PUNTLAND ku nool in ay ku burbrin karaan xooga shilmaad ah oo loo soo dhiibay..

    Fili maayo, waa qoraxda ooo Galbeed ka soo baxda, in aan cayayaan dambi uusan ka hadli doonin Magaalada GAALKACAYO oo ku dhahaayo:

    ++ XOOLAHA MAJEERTEEN WAA QANIIMO
    ++ NAAGAHA MAJEERTEEN WAA QANIIMO

    Sidii dhacday 1987, ee mid ka mid ah CAYAYAANKA uu ka hadlay, isaga oo adeegsanayaa awoodii kelig taliyihee AFWENI..

    Taas waa laga soo gudbay, oo waxaa laga yeeshay:

    ++ MAAMUL GOBOLEEDYO
    ++ XOOGAGA DHISHAN
    ++ MAAMUL WANAAG

    Kii ku soo hadaaqa, waxa uu raacayaa: DHOOBO DAAREED, ha ku cimri qaato..

    CAYAYAANOOY, tanig been ah, yaa la idiin tumun, ee caruurtiina u shaqaystaa…

    Waayo, waxaad tihiin, BARASAAD oo meel istaagin karin, u shaqeeysa ISAAQ ama MAJEERTEEN, sidaas baa nabadi idiin ku jirtaa…

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  4. Dabshid says:

    Car ninkee reer Qurac ah oo maanta ii caddeeyo/sharaxo ONLY SEDEX ARIMOOD

    1. Tuuladee reer Qurac ah oo wax ku soo kordhisey Dowladda dhexe ?

    2. Maxey la qeylin oo ku darsadeen (Daqli) Maamulka Xamar oo loo celiyaan ??

    3. Maxey sameynkaraan haddey qeyliyaan ama xanaaqaan the next 30 years again ???

    * Socoto suuro badan saboolbaa u dambeyn

  5. Somali galbeed says:

    Ninka gabayga lahaa

    Abaalkiisuu helay isagoo Mengistu ka

    dhinac dagaalamaya inay shafka kaga

    dhacdo..

  6. Dabshid says:

    Haddii lagu dayenlahaa tilaabooyinkaan ayaa la qaadilahaa

    $3,000 bishii oo laga joojiyo doorshaanada hotelada Xamar jiifo

    In laga joojiyo
    Miishaarka la siiyo Police Tuulooyin u xanaaqsan ninkii Quudinhayey

    In laga joojiyo kharashka ku baxo shirarka iyo doorashoyinka ku baxo golayaasha barlamaanka degmooyinka

    * Ninkii lagu soo hirtaa la hiifayaa

  7. Barawani King says:

    DABSHID:

    Ma taariikh baad taqaan, jaahil baa tahay, aan waxna akhrisan, waxna dhigaysan..

    DABSHID, waxaad ahayd laangaab, gaandhiri u ahaa MOORIYAAN CAYDIID…

    DABSHID, markii dambina, waxaad jaajuus u ahayd CIIDAMADII AMXAARADA IYO KOOBI AMXAARO, oo lagu laynaayey HABAR GEDIR.

    WAAAYO, waxaad ahayd Laangaab lagu shaqaystay, oo hiyo raac ah, ama dameer raac ah…

    WAAYO, laangaab baad ahayd, ee hadba meeshii JEEGAANI ka da’do u naq raaca..

    PUNTLAND, ama MAJEERTEEEN, inta waa huubo, iyo cayayaan, neefka markii laqasho, majaha iyo caloolaha laga siiyo….

    PUNTLAND waa MAJEERTEEN…. MAJEERTEENA waa PUNTLAND…

    1998, markii la dhisay PUNTLAND, adeeroow, Laangaaboow, waxaan arday ka ahaa PUNTLAND..

    Taariikhdayda waan hayaa waa ii qoran tahay..

    Marka, qodob qodub baan uga jawaabayaa:

    QODOBKA KOWAAAD:

    Markii la dhisay PUNTLAND, oo ay dhisnayd, labo sanno.. baa waxaa la qabtay shirkii Carte..

    Shirkaase, PUNTLAND weey ka biyo diiday. Laakeen odayaal qab-qalayaal oo duurka xulay, oo baddda maray, oo shirkii ka qayb galay… Sharaf xumo ay kala soo kulmeen… iyaga maraha jeedayaa ay ka soo noqdeen.

    Cabdi qaasim iyo Khaliif Galaydh isla markiiba dagaal ayee ku qaadeen reer PUNTLAND.

    Waxeey soo direen lacago oo iska dhex dileen shacabkii reer PUNTLAND.

    Madaweyni, beey u magacawdeen nin isku sheegaay Guddomiyaha Maxkamadaha..

    Markii qorigu shaqeeyey, PUNTLAND waxaa ku adkaaday xaq-u dirir… Mooriyaantii dawlada isku sheegaysana waa laga adkaaday..

    PUNTLAND markaas waxeey qabatay sidee loo burburin lahaa xukunkii CABDI QAASIM…

    ALXAMDULILAAH, PUNTLAND weey ku guulaysatay in Dawlad isku sheegii.

    SOOMALI WEYN oo dhan ayaa ka markhaanti ah, Cabdi qaasim oo fadhiya MUQDISHU, in dawlad lagu dhuldhisay…

    CEELDHOOREEEEEEEEE iyo KEEEEEEEEEEENYA

    PUNTLAND waxeey isku tashatay in Dawladaas sharciga in ay meel mariso, oo dhisto..

    Maal iyo nafba weey u hurtay, in ay soo celiso kala dambeeyn…

    QUDUBKA LABAAD:

    DAWLADAASE oo uu hogaaminaayey COL. ABDULLAH YUSUF, waxeey ku guulaysatay in burcad-dimeedka ay ka saaarto MUQDISHU.. VILLA SOOMAALIYA ay calankii SOOMALI ka taagto, mooriyaantinaa dabada u rogto.

    Waxaa xusid mudan in dhaqaalaha lagu shaqanaayey, ay ka timaado PUNTLAND.

    QUDUBKA SADDEXAAD:

    CABDULLAHI Yusuf, markii uu gaadhay, yoolka uu lahaa, oo ahayd in Dawladnimada la soo celiyo, waa tii uu iska tagay…

    CABDULLAAHI YUUSUF, waxna dil, iskana wax laga dil… Laakeen, maantay waa kaas calankii uu saaray noo babanaya..

    CABDULLAHI YUUSUF dawladnimadii uu dhisay iyo mooriyaantii uu meesha ka saaray iyo HAWIYE, oo la tusay dawladnimo maxeey tahay, waa taas maantay lagu naaloonayo..

    Waa taas DASTUURKII ay PUNTLAND dhidhabada u aastay la harsanaayo….

    Waa taase MAAMUL GOBOLEEDYADII noo shaqaynayaan..

    ++ GALMUDUG
    ++ SOUTH WEST
    ++ JUBBALAND
    ++ HIRSHABEELLE
    ++ PUNTLAND…

    PUNTLAND marna ma diidin dhaqaalaha la qaybsado, sida ku qoran DASTUURKA…

    Hase yeeshee, XAAR FARMAAJO baa diiday..

    WAAYO, FARMAAJO, waa lala xisaabtamayaa…. Maxaa soo galay oo macaawino la helay oo lagu helay magaca SOOMAALI WEYN…

    KHAYRAADKA waddanka in la qabysado..

    AWOODA MAAMULADA IYO DAWLADA FEDERAALKA in la qeexo, oo la xadido…

    AWOODA madaweynaha iyo Raisulwasaaraha in la qeexo oo la kala xadido…

    Hadaba, shaqada loo egmaday XAAR FARMAAJO oo lagu doortay ma aadin, ee wuxuu aaday:

    +++ IN UU BURBURIYO JUBBALAND
    +++ IN UU BURBURIYO GALMUDUG
    +++ IN UU BURBURIYO BAYDHABO
    +++ IN UU BURBURIYO PUNTLAND

    XAAR FARMAAJO, laga yeeli maaayo… Hadii uusan ku dhaqmin oo soo celin DASTUURKA, waa laga tashana sidii looga tashaday:

    ++ ADEERKIIS AFWEYNI
    ++ ABTIGIIS CABDI QAASIM

    Isaga VILLA SOOMAALIYA jooga aa DAWLAD lagu dul dhisayaaaa..

    XAR FARMAAJO ha is-daba qabto…

    DABSHID, hadaba soo qornee, yaa kuu akhrinaaaaaaaaaaa7

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  8. Barawani King says:

    DABSHID:

    Ma taariikh baad taqaan, jaahil baa tahay, aan waxna akhrisan, waxna dhigaysan..

    DABSHID, waxaad ahayd laangaab, gaandhiri u ahaa MOORIYAAN CAYDIID…

    DABSHID, markii dambina, waxaad jaajuus u ahayd CIIDAMADII AMXAARADA IYO KOOBI AMXAARO, oo lagu laynaayey HABAR GEDIR.

    WAAAYO, waxaad ahayd Laangaab lagu shaqaystay, oo hiyo raac ah, ama dameer raac ah…

    WAAYO, laangaab baad ahayd, ee hadba meeshii JEEGAANI ka da’do u naq raaca..

    PUNTLAND, ama MAJEERTEEEN, inta waa huubo, iyo cayayaan, neefka markii laqasho, majaha iyo caloolaha laga siiyo….

    PUNTLAND waa MAJEERTEEN…. MAJEERTEENA waa PUNTLAND…

    1998, markii la dhisay PUNTLAND, adeeroow, Laangaaboow, waxaan arday ka ahaa PUNTLAND..

    Taariikhdayda waan hayaa waa ii qoran tahay..

    Marka, qodob qodub baan uga jawaabayaa:

    QODOBKA KOWAAAD:

    Markii la dhisay PUNTLAND, oo ay dhisnayd, labo sanno.. baa waxaa la qabtay shirkii Carte..

    Shirkaase, PUNTLAND weey ka biyo diiday. Laakeen odayaal qab-qalayaal oo duurka xulay, oo baddda maray, oo shirkii ka qayb galay… Sharaf xumo ay kala soo kulmeen… iyaga maraha jeedayaa ay ka soo noqdeen.

    Cabdi qaasim iyo Khaliif Galaydh isla markiiba dagaal ayee ku qaadeen reer PUNTLAND.

    Waxeey soo direen lacago oo iska dhex dileen shacabkii reer PUNTLAND.

    Madaweyni, beey u magacawdeen nin isku sheegaay Guddomiyaha Maxkamadaha..

    Markii qorigu shaqeeyey, PUNTLAND waxaa ku adkaaday xaq-u dirir… Mooriyaantii dawlada isku sheegaysana waa laga adkaaday..

    PUNTLAND markaas waxeey qabatay sidee loo burburin lahaa xukunkii CABDI QAASIM…

    ALXAMDULILAAH, PUNTLAND weey ku guulaysatay in Dawlad isku sheegii.

    SOOMALI WEYN oo dhan ayaa ka markhaanti ah, Cabdi qaasim oo fadhiya MUQDISHU, in dawlad lagu dhuldhisay…

    CEELDHOOREEEEEEEEE iyo KEEEEEEEEEEENYA

    PUNTLAND waxeey isku tashatay in Dawladaas sharciga in ay meel mariso, oo dhisto..

    Maal iyo nafba weey u hurtay, in ay soo celiso kala dambeeyn…

    QUDUBKA LABAAD:

    DAWLADAASE oo uu hogaaminaayey COL. ABDULLAH YUSUF, waxeey ku guulaysatay in burcad-dimeedka ay ka saaarto MUQDISHU.. VILLA SOOMAALIYA ay calankii SOOMALI ka taagto, mooriyaantinaa dabada u rogto.

    Waxaa xusid mudan in dhaqaalaha lagu shaqanaayey, ay ka timaado PUNTLAND.

    QUDUBKA SADDEXAAD:

    CABDULLAHI Yusuf, markii uu gaadhay, yoolka uu lahaa, oo ahayd in Dawladnimada la soo celiyo, waa tii uu iska tagay…

    CABDULLAAHI YUUSUF, waxna dil, iskana wax laga dil… Laakeen, maantay waa kaas calankii uu saaray noo babanaya..

    CABDULLAHI YUUSUF dawladnimadii uu dhisay iyo mooriyaantii uu meesha ka saaray iyo HAWIYE, oo la tusay dawladnimo maxeey tahay, waa taas maantay lagu naaloonayo..

    Waa taas DASTUURKII ay PUNTLAND dhidhabada u aastay la harsanaayo….

    Waa taase MAAMUL GOBOLEEDYADII noo shaqaynayaan..

    ++ GALMUDUG
    ++ SOUTH WEST
    ++ JUBBALAND
    ++ HIRSHABEELLE
    ++ PUNTLAND…

    PUNTLAND marna ma diidin dhaqaalaha la qaybsado, sida ku qoran DASTUURKA…

    Hase yeeshee, XAAR FARMAAJO baa diiday..

    WAAYO, FARMAAJO, waa lala xisaabtamayaa…. Maxaa soo galay oo macaawino la helay oo lagu helay magaca SOOMAALI WEYN…

    KHAYRAADKA waddanka in la qabysado..

    AWOODA MAAMULADA IYO DAWLADA FEDERAALKA in la qeexo, oo la xadido…

    AWOODA madaweynaha iyo Raisulwasaaraha in la qeexo oo la kala xadido…

    Hadaba, shaqada loo egmaday XAAR FARMAAJO oo lagu doortay ma aadin, ee wuxuu aaday:

    +++ IN UU BURBURIYO JUBBALAND
    +++ IN UU BURBURIYO GALMUDUG
    +++ IN UU BURBURIYO BAYDHABO
    +++ IN UU BURBURIYO PUNTLAND

    XAAR FARMAAJO, laga yeeli maaayo… Hadii uusan ku dhaqmin oo soo celin DASTUURKA, waa laga tashana sidii looga tashaday:

    ++ ADEERKIIS AFWEYNI
    ++ ABTIGIIS CABDI QAASIM

    Isaga VILLA SOOMAALIYA jooga aa DAWLAD lagu dul dhisayaaaa..

    XAR FARMAAJO ha is-daba qabto…

    DABSHID, hadaba soo qornee, yaa kuu akhrinaaaaaaaaaaa7

    WA BILAAHI TAWFIIQ……

  9. Barawani King says:

    SOOMALI GALBEED:

    Saaxiibow waa runtaa, KHALIIF SHEEKH MAXAMUUD, cabad baa ku dhacday isaga oo dagaalamayaa oo furinta ku jidha..

    Laakeen, SOOMAALIDA TIRAAHDA:

    ++ CADOWGAAGA CADOWGIISA WAA SAAXIIBKAA++++

    MELES ZENAAWI, waxaa uga darnaa AFWEYNI IYO CAYAAYAANKIISA..

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  10. Somali galbeed says:

    BARAWAN

    HADII MENGISTU SAAXIIB AHAA

    SOOMAALIYI CADAW MALAHAN

    MELES IYO MENGISTU WAA ISKU MID

    IYAGU ISMA BADBADALAAN, LA SOCO..

  11. Somali galbeed says:

    ABIY ku dar

  12. Dabshid says:

    Wiil Qardho

    Intaad naga deyso milish milishta

    Halkaan ku soo qor waxey Puntland u dhimikarto Maamulka Xamar

    Nin raga iska dhig oo soo qodobee tilaabooyinka ay qaadijarto Puntland oo wax yeelayn karo Villa Xamar (ka reeb Nairobi ayaan aadeynaa iyo COONKII AMERICAN ayaan waraaq u direynaa)

    Xaniiyahaada iyo xoolahaada waxyeelayn karo Xamar soo dhig Barxadda Xerta Kalshaale ( Suuro looma baahnee)

    -Calaacal iyo Mahbar ayaa gabyey 40 sano ka hor ayaad wali ku heysaa )

    – Cali Dhuuxba wuxuu gabyey 100 sano kahor walina waxba lagama qabab gabeygiisii.

    * Gabey Harti ayaan Guul soo hoynin

    Soo qodobee eebow taagtaada iyo Tabacaada Tola’ayey haku heyn ilaa Qiyaamahee

  13. Aarka hargaysa says:

    Dabshid tukoraq maad xusin maanta wasidee

  14. Dusha says:

    Dadkii shirka isugu yimid, in badan waxay wateen in qodobbo adag laga soo saaro….laakiin, waxaa fakarkaas joojiyey ama baddalay, fakar kale oo ay dad badan oo reer Puntland ah soo jeediyeen oo ah in Puntland ay tahay waaridka horusocodka dowladnimada Soomaaliya, loogana baahanyahay in aanay doorkaas hoos uga dhicin kana caajisin….maadaama shirku wadatashi ahaa, dadka reer Puntlandna lagu yaqaan ismaqal iyo isu tanaasul….qolyihii go’aamada ad adag watay waa tanaasuleen….waana guul iyo gobanimo…..saasaana shikii ku guulaystay oo isku aragti loo noqday….waxaynu sugnaa waa Puntland oo hoggaanka u qabata siyaasadda waddanka….kuna soo dabbaasha tubta toosan…

  15. Dusha says:

    Hadda madaxweyne Deni wuxuu haystaa kalsooni shacab….wuxuu Somaali iyo caalamba tusay inuu dhul iyo shacab awood ballaaran leh oo midaysan uu hoggaamiyo….waxaa markiiba goaamadii shirka taageeray UNta kuna boorisay maamulka Farmaajo inuu u dhega nuglaado aragtida hoggaanka Puntland….waxaa la yiri shashablana ku day…..Puntland waxay bixisay jaanis kale oo soomaaliyeed……laakiin shirku wuxuu diray digniin kama dambays ah: in haddii maamul xumada Xamar sii socoto ay Puntland goaan dastuuri ah oo adag ay gaari doonto….waana taas tan maamulka Farmaajo soo jilcisay oo khasbaysa…..waa taas tan UNtu ka digayso oo ay ogtahay….

  16. Aarka hargaysa says:

    Dusha go aanka ayqadanayso ma waan go aynabaa bal dadka usheeg puntland xuduud keedu xaguu kabilaab maa kuna dhanadaa ileen 30 kilomitir nimankii iidoor ayaa ku qayilayee

  17. Dabshid says:

    Aarka

    Waagan yaraa waxaan maqlijirey 20 jirka Isaaq iyo 60 jirka Dhulos waa isku maandhaafan CAYNABO (sorry BURCO)

    – hadda 5 Jirka Isaaq ee Tukoraq joogo ayaan kadigahayaa inuusan barito sheegan Tukoraq.

    * Tagto daaye, Timaado qabo

  18. Mustafe Daacad says:

    Dhaman wan idin salamy.Dabshid waxa lagugu jawabta markad sidii qof cafimad qaba uhadashid rerba waxla sayiyaa sax maha 4 sano kalshale ninka ugu murti yar ama ugu aqli har ayad ila tahay.asxbta kale o dhan iyo adiga adiga qoraal badan hadana qoraal macno leh lagama hayo 24ka wadku dahsaa walahi kkkkkkkkkkkkkkkkkk Xolahaan xamar lagu cuno qof walba wuu ogyahay calamaka bixiya mamulana waxna lama siiyo cida kuladana waa rer xamarkina manta hadi laga joojiyo cida is boobeysa waa adinka isaaaq wakaa daroodna wakaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  19. Mustafe Daacad says:

    Aarka qaban aya lagaga tahay tuka raba w xiniyo kuma jogtid sow adiga og Kikkikkk Dhulbahantaa halka kucuna waxii aad gaal iyo shaxabkagaba kaso qaaday manta hargeysa iyo burco somalia meelaha ugu busarad badan weeye.Bal isweydii waxay kaga baxdo millions sool iyo saanad adku bixisid adigoon laga rabin keen o hooyo usheeg ayalgu dhahaa kkkkkkkkkkkkkklkkkkkkkkkkkk

  20. Dabshid says:

    Please noo soo qodobee

    GO’AAMADA DASTUURIGAA ee ay gaarikaraan degmooyinka Garowe iyo Boosaaso.

    Shirkii 8aad oo ay ku baaqdey Puntland in loogu yimaado.

    – Hadda kahor ayaa ISLAANU ninkeeda ku dhibtey IFUR war na fur.

    Maalintii dambe ayuu dhahey nakeen Caashooy suuqa dharka ayaan tageynaaye
    Haye Xassanow

    la israac, siduu u sii wadey ayey aragtey ayagoo hortaagan dhismihii Maxkamadda Furiinka.

    War Xassanow maxaa maanta kaa soo galey Maxkamadaan

    Wuxuu dhahey soo igumaadan dhibin i fur,
    Maanta ayaan kala baxeynaa

    – War heedhe ma kaftankii ayaad run moodey, war nasoo celi anigaanba mar dambe kula kaftameeyne..

  21. Mustafe Daacad says:

    Aarka
    Mj hadanu nahay malinta dhulbahnte dhahan sodhaqa dharbaxey idoorki rabaane wanso galayna markanku xanujiyo ayadku walan nabadban rabnaa muuse ilaa manta tv walba ayuuka dhaha Kikkikkk intaka
    Horeysa dhulbahante hadhin
    Ciyarsiyo badisana jiifka haku cuno kkkllllkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  22. Dabshid says:

    Hadda 3 sano ayey reer Bari ku hayaan
    Haddaan shir naloogu imaanin WAXAAN QAADEYNAA TILAABO DASTUURIYA

    haye bal noo sheega DASTUURKA aad qaadeyso
    Oo AFARTA TIIR ee maamulka Villa Xamar mid SIIBIKARO

    War rag iska dhiga oo tilaabo qaada
    Haddii kale IFUR, WAR IFUR la meereyso HANFIDA GAROWE.

    * Muluq kama maarmo Duud hooyo

  23. Mr BaHaL says:

    Buunbuunis badaanaa kkkkkk

    Mabad iyo nolol ama shacabka somaliyed dan kama lahaa Deni iyo waxa soo raaca inay Xamar yimaadan iyo ama ay ka magnaadaan.

    Deni baa tagaya Muqdisho ayaa dadkii looga dhigayaa wax soo kordhay ama qadiyad kkkkk

    Shir kale ha qabsadaan kkk

    50 go’aan oo kale ha soo saaraan – wax dadka somaliyeed khuseeya maaha.

    Dalmida

  24. Mr BaHaL says:

    Formaajo marna ma odhanin ama meelna kuma sheegin inuu diidan yahay danaha ummada somaliyeed.

    Deni iyo kooxdiisa ayaa meel cidlo ah ka qaylinaya kkkkk

    Waxaan leenahay — xoog u sii qaylinaya ama 10 shir oo kale qabsada.

    Wadanku dawlad ayuu leeyahay,waa Federal.Garoowe dadkii matalayay ayaa jooga Muqdisho.Deni waxba loogama baahna.

    Shacabka uu haysto ee Reer Puntland halaga ilaaliyo Corona Viruska oo meel lagu daweeyo ha u sameeyo kkkkkkkkkkkkkk

    Qayladii lagu wareershay Xasan sheekh iyo shariif axmed miyaa la wadayaa kkkk

    Xishood lama yaqaan miyaa.
    Deni baa halkan maray,Denibaa shir qatay kkkkk

    Dhulka iyo dadka uu matalo hau shaqeeyo.maaha inuu meelahaasi ka qadhaabto.

    Cudur la bartay oo kale ka soo qaad.
    Dalmida

  25. xaange says:

    Dhoobo wuxuu waraysigan ka caddeeyey in Villa Wardhiigley laga hagayey oo by phone wax walba loogu soo sheegay.
    Galmudug qaabkii lagu kala furfuray ee loo adeegsadey wiilkii yaraa ee mareexaan si la mida in Puntland laga soo galo xagga Dhoobo.
    Laakiin xisaabta kuma aanu darsan in Puntland leedahay indho dheer iyo dhago meel dheer wax ka dhagaysta

  26. Aarka hargaysa says:

    Daacad dhulbahante haduu tukoraq kukenayo way kulajogaan ilaa 12 garaad ee dood kunoqon mayso taasiye idoor waa iga adkaaday afka kubalaadhi sxb haka xishoon qaa ibka caadi

  27. xaange says:

    Dabshid
    Anigu maahi kuwa ka xanaaqa in Xamar Goof hawiye noqoto ee wallaahi waxaan ahay kuwa soo dhaweeya oo aaminsan nin walba deegaankiisa loo dhaafo.
    Daaroodku waxba kuma darsan Xamar ee iska soo erya.
    Sidoo kale Xamar magaalo madax noqon mayso ee nin walba tuuladiisa ha xaadh xaadhto.
    Deeqaha caalamka 4.5 ha loo qaybsado.
    Markaa aynu aragno ninka is xukumi kara iyo ka aan is xukumi karin.
    Waxa kaliya oo aniga iyo adigu isku raacsanahay waa intaa laakiin waxa kale ee aad soo qorto maalaa yacni baan u arkaa

  28. Dusha says:

    Dhibka meesha yaal waa Xamar yaa u talinaya……Xamar waa Goof Hawiye….laakiin Hawiye uma talin karo….waa taas xaqiiqdu….haddii waddanku federaal yahay….maamul kastana meel ku qaybay, yaa Xamar ku qaybaya….hadda sida wax ku socdaan waa isxambaar in lagu maamulo…immisaa taasi soconaysaa…..

    Arrinta cabsida leh waxaa weeye haddii la yiraahdo Goofka idinkaa lehe u tashada inay isbaaradii, xarriiqdii cagaarayd iyo hawlo kale bilaabaan….waa arrinkaas arrinka Soomaaliweyn ka walaacsantahay…..

    Somaaliweyn arrinka Xamar iyo inuu caasimad sii ahaado waa ku kala duwantahay….

    Qaar waa ka tashadeen, danna kama leh umana socdaan. Qaar kale weli rajo ayey ka qabaan mana garanayaan si caqabadaha ku xeeran loo furdaamiyo….

  29. Dabshid says:

    xaange

    Waligey waan kugu amaani jirey in adiga iyo eebowgaa @ Land of punt warkiinu cadyahey

    Qolada Qori ismariskaa waad dhaantaan.

    Qubada iska ilaaliya

    – Waxaan idinku heysto ayaa ah
    Ama aan wax isku darsano ama noo daaya CAMBUULADEENA.

    * Yacni ma heyno Cambuulo mugdi lagu cuno.

  30. Dabshid says:

    Calaacal looma baahna ee ama
    Xamar wax ku darso ama sidii nin raga Katasho.

    – Waxna kugu darsan maah,kaamana maarmo, waana kula Tirsan waa dhaqan EEYLO.

    – Gobtu waxbey isku darsataa, ama Caasimado ayey kala sameysataa.

    ” Dirtii ayaa Labo Caasimadood kala sameystey markaas ayaad 30 wareegaysaan ama Calaacaleysaan.

    ” Ceeb looma dhinto waaba lagu faani,

  31. Dusha says:

    Waar waa yaabe kan Dabshid turjubaan baanu u baahanhay nooga turjuma….waxa uu sannado ku soo cecelinayo xabbad micno ah ma samaynayaan…..

    Mar baa wax lagugu darsaday…
    Soomaali oo dhammi Xamar maskac
    X, muruq, maal gelisay….ku darsoo somaali waxaa lagu naynaasay “qabrigii mucaawimada” taasoo Xamar lagaliyey…ku darsoo iskaa wax u qabso ayaa soomaali oo dhani ku dhistay…..maxaa laga dhaxlay….maxaa abaal ah….maxaa….maxaa….? Taas sheeko uma baahna wixii dhacay baa dhacay….lagaaga tag…..qof waliba isagoo fara madoow buu naftiisa la baxsaday…..qaarna waa ku halaagsameen……intii badbaaday allaa nuur u bixiyey….la doog…..nin waliba meeshuu ka dhacay alle ku noolee….hadda waxay kaaga dhegtay Xamar mar kale wax hallagu darsado kkkkkkkk….yaad la hadlaysaa….war isla yaab….kollayba mid madhan baad u egtahaye….tasho…tasho….Xamar lexi jeclo iyo qurux looma soo aado ee kursigaas dowladda ee aan weli laga rarin baa loo yimaadaa….adiguna waxaad u aragtaa inaad kursiga leedahay maadaama uu Xamar yaal….waxaan filayaa in kursigaasna muddo aan fogayn xaaladiisa lalagu kala bixi doono..

    Anigu horaan u iri….markii lakala guuray….magaalooyin waa nabsi baxeen oo dadkoodii baa alla u soo celiyey oo dib u camiray oo u nuuriyey…..magaalooyina kala guurkaas waa ku khasaareen…..adba garo…..waana saas oo abada…..”kala kicii Xamar waa rajoowday”….

  32. xaange says:

    Dabshid
    Soomaali gumaystihii ayaa isku khasbay oo is baray mooyee wadan soomaaliya la dhaho maba jiri lahayn maanta.
    Anigu waxaan qabaa in gumaystihii uu soomaalida u hiiliyey.
    5 qaybood markii uu qaybiyey khalad weyn bay ahayd ee waxay ahayd in qolo qolo loo kala qaybiyo mid walba xudduud loo sameeyo markaa ka bacdi wixii is ogol israacaan oo dowlad haddii ay noqonayaan sidaa ku noqdaan.Intii is diidana deegaanada israacay lagu kala daro

  33. Land of Punt says:

    Dabshid Waa provacator, Caasumad asagoo degta ku sita jawaan soo galay oo asaga ka dhalan uu Somali ka sheeganayaa, the white pearl of Indian ocean.
    Guryo keliya lama bililiqaysay ee degaan Somali kun sano dhisanaysay ayuu sheeganayaa oo bililiqaystay…
    kkkkkkkkk
    Ma fahamsana dadkii qurxiyey haday guureen ma qurux badnaanayso.
    War meesha caasumadda nooga raro, ayaa Dabshid meel ku habsaday joogi kara. 🥶
    Xamar Cadde is dead….ka samra sida qof dhintay!




Daawo: Wararkii ugu danbeeyay Turkiga Saamaynta Soomaalida ee Cudurka iyo Isbedelka Caasimadii Ankara ku yimid
- Apr 4, 2020
Ankara  ( Kalshaale ) Dalka Turkiga waxa uu kamid yahay dalalka uu saamaynta ku ...
Daawo : Madaxwaynaha Puntland oo Taliyeyaal Bedalay , Kadib Qaraxii magaalada Garoowe
- Apr 4, 2020
Garoowe  ( Kalshaale ) Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa  isbedel ku sameeyay ...
Ogaysiis+Raali-gelin: Akhristayaasha Sharafta leh ee Warbaahinta Kalshaale
- Apr 4, 2020
Laascaanood ( Kalshaale ) Ugu horayn Nabadgelyadda Naxariista Eebe iyo Barakooyinkiisu ha ...
SAWIRRO : Madaxwaynaha Galmudug oo Maanta Qaaday Tallaabo Cajiib ah
- Apr 4, 2020
Gaalkacyo ( Kalshaale ) Madaxweynaha maamulka Galmudug , Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa safar ...
Hargeisa : Maxaa loo Joojin waayey Qaadka iyo Diyaaradda Ethiopian Airline ? [Daawo]
- Apr 4, 2020
Hargeisa ( Kalshaale ) Mudooyinkii dambe waxaa Dalalka Caalamka iyo Deegaanada Soomaalida ...