DAAWO: Faysal waraabe oo Hargeisa kusoo Noqday Kana Dayriyey Xaalada Somaliland +Shir

Hargeisa  ( Kalshaale ) Waxaa maanta magaalada Hargeisa dib usoo noqday Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, Wuxuuna  ka dayriyey Xaalada ay Somaliland Marayso Xiligan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Dalku  Wuxuu maanta marayaa Marxalad aana islahayn wuu gaadhi doonaa Weligii,  Welwel wayn ayaa haysta Shacabkeena Gudo iyo Dibad.” Ayuu yidhi Faysal waraabe.

Wuxuu sheegay inay maalita Sabtida ay Labada xisbi ee Wadani iyo Ucid go’aamo kasoo saari doonaan xaalada ay marayso Somaliland, Islamarkaana ay shacabka wax badan la wadaagi doonaan.

“Arimaha gudaha, dibadda , dhaqaallaha,  Nabad gelyadda iyo Halka uu marayso Somaliland ayaanu kasoo saari doonaan go’aamo”.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 5)

  1. Aarka hargaysa says:

    Odayga tukaan kii yaraa eeuu kushaqaysan jiray ayaa albaabada laysugu dhuftay sidaa darteed udul qaata

  2. Land of Punt says:

    In wax qaldan la tilmaamo waa wax fiican laakiin Faysal Waraabe wuxuu ku awr kacsadaa in Somaliland ay tahay meel chatastrophe ah…rajo lahayn.
    Waa daanyeer isku qaldaya dowladda dhaleecee si u badbadiso waxqabkeeda, laakiin shacab nabad kunool oo shaqaysta in maskaxda ugu guro.. meel urtay ayaad ku nooshihiin…
    Faysal waaba dictator 30sano in xitaa iscasilo diiday oo xisbiga mucaaradka nin aqli cusub wata la doorto.
    Waa Xisbi Ciidagale oo jeebka ku sito iyo niic meesha la joogaa.
    Daanyeer…Xisbi mucaarad ah baa yaabay.

  3. Land of Punt says:

    Shaqadiisaba waa in Dowladda dhexe ”beesha Garoowe” Hawiye iyo Somaliland….caayo.
    Intuu Finland cayrtiisii u aruurtay soo qaato ayuu si in weki jiro loo ogaado, weerar ku qaadaa sheeko dadka caamada ah ku wareeriyo……..
    Markuu wax sheego waayo Puntland, Dowladda dhexe iyo Djibouti ama Ethiopia ayuu Muuse Bixi ku jimicsadaa….kkkkkkkkkl
    Aniga waa jeclahay nin maamulka talada haya ceebtooda miiska soo saara laakiin Faysal Waraabe waa in ummada meel laga fariisiyo, wax soo kordhin karo ayaaba iska yar hadda ka dib… wuu isku dhexyaacay. new oposition part leader is needed.
    🤡
    What I know? Somaliland badahooda waa in ogyihiin iyo waxa u roon….Faysal Waraabe in mucaarad yahay ku taageeri jiray xitaa hadduu Garoowe u booteeyo…..Now he has” Small words” hadal jilicsan, cabaad iyo ciiro isku qaris..,,,,,
    Macne beel.com

  4. Caamir says:

    Burcadaan Isku Qabiilka ah ee Afduubka ku heysta Gobolada Waqooyi Galbeed iyo Togdheer Waa In La Soo Qab Qabtaan Oo Maxkamad la Saaro Sidaan Kuma sii aamusi karno Waa In uu madaxweyne Farmaajo iyo Qeeyre ey U diyaariyaan Ciidamada Danab iyo Gor Gor sida ugu dhaqdo Badan
    Waxaa Hubaal eh inaa leysay Sii heysankarin 24 Saac Ka Badan
    War SNM Waa Danbiilayaal caalami ah
    Ee Shacabka ey Afduuubka ku heystaan
    Ha Laga Soo Furto

  5. NuurkaNederland says:

    We knows(eawhost.com).
    OK,
    WAR GERMANY & LONDON MAXAA KA DHACAY 24 SAAC EE UGU DANBEEYEY?,
    LABA WEERAR OO ISLAAMKA KA DHAN AH BAAKA DHACAY.
    IMISAAN LAHAA:
    WE ARE MUSLIMS.
    WE ARE TARGET.
    EVERY WERE…….!!!.
    WAXAANU NAHAY MUSLIM.
    WAXAANU NAHAY BARTILMAAMEED,
    MEELKASTA KA JOOG DUNIDA N.E.W.S.HADII AAD MUSLIM TAHAY WAXAAD TAHAY BARTILMAAMEED.
    TUSAALANA WAXAA KUU FILAN DHACDOOYINKA ISA SOO TARAYA!!EE ISLAAMKA KU WAJIHAN EE SIRDOONADA & XUKUUMADAHA WESTEREN-ku DABADA KA RIIXAYAAN.WE KNOWS!!!.




QM oo Masiibo Dunida Soo martay ku tilmaamay Cudurka Corona, kadib dagaalkii Labaad
- Apr 1, 2020
Hargeisa ( Kalshaale ) Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee Antonia Guterres ...
Janaale : Ciidamada Xooga dalka oo Fashiliyey Qaraxyo la yaab leh oo Alshabaab u diyaarisay
- Apr 1, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) War kasoo baxay Taliska Militariga Soomaaliya waxaa lagu sheegay in ...
SAWIRRO: Soomaaliya oo laga Cafiyey Lacag ka badan 1-Bilyan oo Dollar
- Apr 1, 2020
Garoowe ( Kalshaale ) Shir qaatay ku dhawaad 10 sacaadood oo mareegta internet-ka ...
MUUQAAL: Somaliland oo sheegtay in Dad ku sugan Burco iyo Berbera laga helay Cudurka Karoonaha
- Mar 31, 2020
Hargeisa ( Kalshaale ) Somaliland ayaa Xaqiijisay in Laba QOf laga helay Cudurka dilaaga ...
Daawo: Ruushka iyo Shiinaha oo Garab istaagay Maraykanka iyo Trump oo ka hadlay
- Mar 31, 2020
London ( Kalshaale ) Dalka maraykanka ayaa Hada Hogaaminaya Saamaynta uu ku yeeshay ...