MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo iyo Eedaymihii uu Kenya u jeediyey [Daawo]

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa eedeyn kulul u jeediyay dowlada Kenya isagoo ku eedeeyay inay farogelin ku hayso dalka Soomaaliya, Wuxuuna difaacay ciidamada DFS  geysay gobolka Gedo isagoo sheegay inay ciidamadaas ay yihiin kuwo sugaya amniga xuduudaha dalka, Islamarkaana ay tahay Musuuliyad Saaran Dawladda dhexe oo horay looga gaabiyey.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Kenya maxaa ka galay Jubbaland, Kenya Jubbaland waxba kalama dhaxeyn karaan fara gelinna kuma sameyn karto, waxaa naga dhexeeya arrin badda ah, meel kasta u mareysaa sidii ay saameyn ugu yeelan laheyd Jubbaland, anagana ma dooneyno Jubbaland in ay u ekaato wax naloo is ticmaalo, cidii ka shaqeyneysana oo fududeyneysa waxaan u aqoonsanaynaa inuu yahay qof aan danta Soomaaliya ka shaqeyneyn” ayuu yidhi Madaxweyne Farmaajo.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay inaysan aqbalaynin in loo isticmaalo dowlad goboleedyada ayna noqdaan kuwo lagu dhibo dowlada dhexe ee Soomaaliya.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 21)

  1. Oday jaamac says:

    AWAL YAA YIRI KENYAA SOMALIA LAGA DHISAYAA

    Boowayaaloow ninkani kii yiri
    Hadalka kor ku qoran saw maahan?

    Halay saxo nin Oday ahaan ahee,
    Mase waaba qaldanahay..

    Duul culamo qastay dheh…

  2. Dabshid says:

    Madaxweyne waan ogeyn iney Kenya farogalin kibir ah ku heyso dhulka Somalida Xortaa, oo ay soo kireysatey Daboqoodi iyo Mahbar

    Lkn

    Adigu Mr Farmaajo miyaad Kireysantahey -Markaad Kenya ka yeeshey in DACWADII BADDA DIB LOOGU DHIGO.

    * Reer Wada Kireysane iga dheh

  3. Barawani King says:

    SALAAMU CALEEEKUM

    XAAR FARMAAJO, Haraagii AFWEYNI, oo SOOMAALI WEYN la dagaalantay..

    Walee dhawaan baa la arki doonaa, isaga oo la baacsanaayo, sidee adeerkiis KELITALISKII, AFWEYNEEEEE…

    XAAR FARMAAAJO, waa adeerkiis oo halkaan taagan….

    XAAR FARMAAJO, cuqdad iyo ciil qab ka buuxdo, oo qalbiga madoobaysay..

    XAAR FARMAAJO, Umma SOOMAALIWEYN, wuxuu ugu neceb yahay: MAJEERTEEN, HABAR GEDIR IYO MADULOOOD, IYO OGAADEEEEEEEEEEEEEEEEN.

    MAJEERTEEEN, waa dad liita, waxaan la yaabi bay, waxeey dacawad ugu soo oogi waayeen, gabadhii SAHRO CARAYS CIISE, oo ay ku kufsadeeen 8 NIN….

    XAAR FARMAAJO, waxaa soo adeegsaday LAANGARI MOXAHMED CUSMAAN oo MARUURSADE AH, markii ay diiday in ay guursato NIN MARUURSADE AH.. oo ku tidhi:

    +++ HAWIYE oo ka see ah MARUURSADE, isma geyno…

    +++ DACIIFNIMADA FARMAAJO aa lagu soo xidho geliyey….oo 8 NIN LAGU KUFSADAY, oo ku jidho EEEEEYGII LAANGAARI oo carabiyey gabadhii la kufsaday..

    +++ been miyaan sheegayaaa… car yaa igu beeniyaaaa.

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  4. Barawani King says:

    DABSHID:

    Isa sheeg oo yaa laguu dilaaa??? Hadii aad is-qarinayso, ka dhex UMMADA SOOMAALIYEED….

    SOOMAALINA xaq uma lihid in aad wax ka sheegto..

    NAJIS DABBO MADOOW, is-qarinayaaa…

    DHURWAA DABO MADOOOW, oo meel loo raaco lahayn…

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  5. Barawani King says:

    XAAR FARMAAAJO…

    Xataa cod rag ma laha.. indho-biiq aad moodo in la dilo ….

    XAAR FARMAAAJO, hadii aad sidaan ku socoto, waa balan in lagu baacsado, sidee adeerka loo baacsaday.

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  6. Dabshid says:

    Wiil Qardho

    Goormaad Kursi loo calaaclo deyndoontan,
    Biyomaal iska daaye xitaa BAAJUUNTA Kismaayo ayaa og In Mariixan yahey hogaamiyaha Daarood.

    – Waxaa labo Geeriyood ah in Farmaajo kadib – Hadana – NINKALE OO Mariixan AH uu noqdo-The Leader of Reer QURAC

    ( Isu Qabe aan loo Qabin iga dheh )

    * Hiraab iskuma hubtide Sade ha xumeyn

  7. Somalijecel says:

    Dirty King Dabshid waa la yaqaan.Adiga adigoo MJ maxaa u sheeganaysaa Barawan?Ma wecel baa tahay?Waan ka helaa MJ marka ay been sheegayaan.kkkk

  8. Kacaanboy21 says:

    Ethiopia mingiste isaga dayeen. Ssdf snm usc spm. Meshii uu larabay geeyay. Kaliya wadankii na buburiya waxay u qaateen in maxamed siyad bare wadanka leeyahay markasay qabilada ooda u habar wacdeen. Walaahay geesi mingiste aha saa somali faylka uu Uga tagay kinya ethiopia wali isticmaalan wakas. Jegaanta kii etoiya xukuma ku ordaan. Dani kinya adisaba orada. Axmad madoobe. Onlf laxasuuqay tikreega utagi jiray. Walahay mingiste xayla maryam. Wuxuu ahaa ninka kaliya ee wadada UXUN baray. Snm wuxuu kuyiri orda hargaysa gala. Ilaa maanta waday day juba een hayaan. Maxa doqon somali ujooga kibirka laandhre. Faan karabad guduudan. Shirarka shisheeye. Jigjiga xoriyad loo diiday onlf la car ee yay. Inta jabeen ogadeen wada jaajuus. Kkkkkkkkkkkkk.yaa maalin jiray kkk.habiqlayso kkkkk.

  9. Barawani King says:

    DABSHID:

    Najis dabo madow, horta isa sheeg.

    Daarood waxba kama sheegi karto.
    HAWIYE waxba kama sheegi kartid,
    ISAAQ waxba kama sheegi kartid.
    Digloo Mirifle waxba kama sheegi kartid

    Sumadlaawe, isa sheeg.

    Soomaalida tiraahda:

    Wax la qadhiyey qurmi ama taadi…

    SUMADLAAWE, ha nala hadlin, hadii aadan is-cadeynayn…

    Yaad ka tahay SOOMAALI WEYN???… Maalin kasta qabaail soomaaliyeed baad wax ka sheegaysaa, xagee laguu raaca…

    Nacalad yahay, ka dhex bax ummada SOOMAALIYEED, ha kaa kaftantii….

    Aaayadii baan soo xasuustay:

    ا أَيُّهَا النَّاسُ إِنَّا خَلَقْنَاكُم مِّن ذَكَرٍ وَأُنثَىٰ وَجَعَلْنَاكُمْ شُعُوبًا وَقَبَائِلَ لِتَعَارَفُوا ۚ إِنَّ أَكْرَمَكُمْ عِندَ اللَّهِ أَتْقَاكُمْ ۚ إِنَّ اللَّهَ عَلِيمٌ خَبِيرٌ

    Haddi yaa u fasiraaya, waa jaahilkaas ummada laga haynwaayey, oo hadh iyo habeen caayaya…

    Laakeen aan fasiro, ileey ajar baa iigu jidheeee.

    ( ILAAH WEYNI BAA HADLAYAA: Waxaan idin ka abuurnay LAB IYO DHIDIG…Waxaan kaloo idin ka yeelnay SHACAB iyo QABAAIL se aad isu kala garataan…. Hase yeeshee, kuwa idin ku karaamo badanee, xagga ILAAAHEEY, waxaaa weeyee kuwii ILAAH WEYNI ka baqa…ILAAAH GALIGIIS aa wax kasta og oo khabiir… sadaqallaaho cazeeeeeeeeeeeeeeeeem.

    Miskiin yahoow, qabiilka ma cayb miyaad mooday…..

    JAAAHIL, IBNO JAAHIL… War heedheee, ma taqaan sida loo takkado..

    SUBXAANNALAAAHO CAZEEEEEEEEEEEEEEEEEEEM

  10. Barawani King says:

    SOOMAALI JACEEEL

    Abaayo, hablaha lama gudhano.. Gambarna uma soo qaadano…

    You are free to say whatever you like about BARAWANI KING. I give you free hand…. please go ahead.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  11. Barawani King says:

    SALAAMU CALEEEKUM

    XAAR FARMAAJO, markii uu kufsanaayey ZAHRO CARAYS CIISE, waxaa uu eeg u waday LAANGARI….

    XAAR FARMAAJO, wuxuu u dhiqi jidhay eega LAANGARI….

    XAAR FARMAAJO, luf luf lee ku soo kodhay……

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  12. Barawani King says:

    SALAAMU CALEEKUM

    Nin luf luf ku soo kodhay, sidee waddan dhan loogu aamina karaa???

    Waa aduunyo gadoontay….. Laakeen, beri baad arkin YEEYDA HAWIYE oo baacsanaysaa, sidee ay u baacsadeen Adeerkiis AFWEYNI…

    XAAR FARMAAJO, waxaa laga waayey, war ciidan qaran dhis, oo ka kooban SOOMAALI WEYN oo dhan…

    XAAR FARMAAAJO, waxaa uu ciidan ka dhigtay xoogaa:

    ++ MARUURSADE
    ++ MAREEXAAN
    ++ DHULBAHANTEE

    Bal xagee geenayaan. Hadii kuwaase ciidan yiheen, adeerkiis AFWEYNE, lee daafici lahaayeen.

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  13. Barawani King says:

    DABSHID:

    Waa in la tusaa akhrisiyaasha KALSHAALE in aad tahay:

    ++ JAAAHIL ku aflaxay — Uloolihi Afsoomaaliga…
    ++ JAAHIL aan waxba ka aqoon DIINTA ISLAAMKA..
    ++ IN AAD TAHAY LAANGAAB oo gabadhiiso goor lahayn, waayo, waa isa sheegi lahayd.
    ++ IN AAD TAHAY NIN CUQDAD U QABA, MAJEERTEEN, garan maayo, waxeey kugu sameeyeen..

    Marka, waxaan kula tallin lahaa, in aad ka dhex baxdo SOOMAALI WEYN.

    Nin weyn baa tahay, cimriga inta kuu hartay MASAAJIDKA in aad gasho oo ILAAHI WEYNI dembi dhaaf weydiisato.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  14. farxiyo says:

    Baraawani-king.
    Adiguba waad is qarineysaa,adigoo majeerteen ah,war maxaa kuu diidey qabiilkaaga.
    Hadaan taada kuu raaco oo barawaani yahay
    Caasi baad tahay ,waryaa naagta majeerteen
    Waa daarood ismaaciil.
    Farmaajo waa abtigaa,naaskii Ku qabey.
    Mahbarnimadii dhabayacaa indhaha Ku tirtey.
    Daarood ismaaciil wwaa mid,ka bax dhexdayada.
    Nijaasyahow buuryaqabka ahi.

  15. farxiyo says:

    Baraawni kabatole/sheegato.

    Niicda naga daaa ,bisad baa Ku xaartee
    Nijaasyahow .
    Dhulbahante iyo mareexaan hadey ciidamo yihiin ,aleylehe rag buu haystaa.
    Yaa ka maqan raggii daarood laylkase oo keliya.

    Baraawni xaar , waaa balan
    inaan kab xaarleh kugu garaaco.
    Kelebyahow todobada keleb iska dhaleen.

  16. Mr BaHaL says:

    Land

    Nolosha ka jirta Punland waxaa aas-aasay dawladii Kacaanka ee somaliyya.In loo qaxo dhulkaasi iyo inay noqdaan degaan lagu noolaan karo oo nolol laga bilaabi karo maaha mid ay keeneen Reerka aad sheegato ee Majeerteen.

    In dhulkaasi dib loo dego,waxaa aas-aas u ahaa Dikada Bosaso iyo Laamayga dheer ee isku xidha Bosaso ilaa Garoowe.Hadii aanay dawladii somaliyeed dhulkaasi u samaynlahayn lolol,may ahaateen meel loo qaxo,iyo meel lagu noolaankaro.Si ahaan waa lagu noolaankarilahaa,laakiin sida ay maanta tahay may haateen oo Ummadaha kale umay soo qaxeen.

    Walee Siyaad Bare wuu tacab qasaaray,hadiiba ay Najeerteen,Ogaadeen iyo Isaaqa ka abaal daraan wixii uu qabtay.

    Dalmida

  17. Land of Punt says:

    Dabshid
    Sade in Daarood hogaamiyaan waa la rabaa haddii qabiil wax taro ee dhibka wuxuu yahay dhulkoodiina waxkama qaban meelaha yar sida Puntland oo reer Qurac degto in la lugooyo si loogu kala tago rabaan.
    Sida Khatumo waxay rabaan in cidkale noo dowladdayso.
    Maalinta xukumka qabteen weerar iyo xarig ku bilaabeen wixii Kab&Lax dhaqaaqa, kkkk
    Farmaajo meeshii ka wadaa.
    Waa mar Walaalaha Galguduud la baxaan iyo mar shaar dowladeed Daroodka ku lugooyaan.
    Mareexaan cidna Daarood ahaan u dugsan mayso..xitaa Somali uma roona oo failed state ka dhigeen.
    Xamar dalka uga dowladweyaan uga dhagtay dhulkoodiina ilaawaan sidii Maxamed Siyaad.
    Somalia waagii la isku dul noolaan jiray waa dhammaatay…gobolkaaga nolol ka samayso ama haadka ku cunin.
    Federal deal or no deal.

    Yaaba kala jecel ninka maanta furaha Villa Somalia haysta..waxaan rabnaa keliya in nin Somalia hogaamiyo joogo laakiin marna aan tuuladayda iyo sida u noolaanayo iyo ninka gobolka u dhiibano soo faro gashan.
    Haddii kale dee dagaal baa ka sokeeya.
    Majeerteen diide in Xamar marti u noqdaan, marbay ku sirmeen oo ka tageen dhulkoodii.
    Walaahi baan cidi ka Somalisanayn reer Bari, la’aantoodna in xitaa Maxamed Siyaad iyo Farmaajo madaxweyne noqdeen.
    Xoogaa ka fekera hadalkayga..run
    Waa daanyeer Calibaysteen ah, qofkaad kabo ka tolayso kabihiisa fiiri.
    Maxaa loogu mashquulsan yahay dad buulkoodii xaarxaaranaya, maa agoontii Kacaanka wareersan nidaam u sameeyaan?
    😉

  18. NuurkaNederland says:

    KENYA TAANGIYO BAY WADATAA LKN TAANGIGEEDA 100% WAXAA KA ADAG AK-47 & RPG:BAASUUKAHA WIILKA SOMALIGA AHI SITO!!!.SURE.
    KENYA DHUL & DAD HORE KU MAQAN IYADOO AY TAASI JIRTO BAY HADANA BADAYADII NOOGU TIMI!!OO HADANA KUN QALAD OO SIYASADED KA GASHAY SOMALIYA OK,KENYA HADABA MAXAY RABTAA??WAXAY RABTAA IN FUTADA XABAD LAGA GALIYO!!FARMAJANA MASUULIYADA UU HAYO BAA KEENAYSA INUUSAN SI SDAH UGA HADLIN KENYA,LKN KENYA & HUURO KENYATI WAXAY RABAAN IN LAYSKA DHICIYO,WAXAY HADEER J/LAND KA WADANA WAA QAYLUSHARCI!!.
    ADOONTA SAWAAXILIGA AHI MA DEEQDO WALAALOOW & SAXIBOW LKN WAXAA DEEQA KARBAASH,WAAYO?WAA ADOON ADOONA CAQLIGIISU WAA UL & IN LA ULEEYO!!.
    GURI KASTA & MEHERAD KASTA OO SOMALIYA AH HUB BAA YAAL,INKASTOO HUB FUDUD YAHAY LKN,TAANGIGA KENYANKA KA ADAG WAAYO?QORIGU MA DHACEE NINKIISAA DHACA!!.
    WIILKA SOMALIGA AHI WUXUU KA TAYO FIICAN YAHAY 35 KENYAN AH,& 35 ETHIOPIAN AH.
    WASHINGTON DC & DAWNING STREET NO 10,TED HOUSE-ka RASHIYA BAA LAGA OGYAHAY!!!.
    —-*—*–*—-*-*-*–,……..

    HA ILAAWIN DIGNIINTAYDII:

    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.

    CIA,MI6,are ALSHABAB’s.

    DALIBAN & ALQACIDA MADE IN U.S.A.proof.

    DID MOSSAD DO CHARLIE HEBDO,100% PROOF.

    MOSSAD FINGERPRINTS ON PARIS ATTACKS.

    ISRAEL DID 9/11 PROOF.9/11 IN SIDE JOB.

    ISIS LEADER ALBAGHDADI ex-Name”ELLIOTE SIMON” 100% He was MOSSAD AGENT & ISRAELIAN INTERNATIONAL TERRORIST ORGANIZETION IITO.

    OSAMA BEN LADEN STILL ALIVE….”BAHAMAS”.

    19 HIJACKERS STILL ALIVE & WELL.sure.

    TRUMP SAYS:OBAMA HE IS the FOUNDED OF ISIS,CO-FOUNDER HELERY CLINGTON,

    TRUMP SAYS:THE ZOINEST PEOPLE THEY CREATER ISIS,H.CLINTON CREATER ISIS with OBAMA!!!.

    XAQIIQDA DHABBTA AH WAA:
    I SAID:TERRORIST=ANTI MOSLIMS & ISLAMIC.

    —————..
    Nuurka.
    Senior Political Analyst.
    Khabiir Ku Taqasusey Waxa Loogu Yeero ARGAGAXISADA.

  19. Land of Punt says:

    Harti noqon mayno qaar Isaaq u dowladeeyo qaarna Hawiye u dowladeeyo, maxaa nagu qasbaya, ma dal la’aan ayaa na haysa mise aqli la’aan?
    Ogaden Jigjiga, Garisa iyo Kismaayo hadday nidaam u samayn waayaan waa daanyeer geeljir ah, useless ah.
    Walaan N&N asxaan u samaynayn..
    Qofka Somalia waa in gobolada kasoo dhisto, qofka qabyaaladii lagu naxay rabaa, dee N&N ku daba fayla.
    Aabe Farmaajo.com
    He is fucking shit imaginable as Somali leader.

  20. Land of Punt says:

    I mean
    Harti doqon doqon noqon mayno qaar Isaaq u dowladeeyo qaarna Hawiye u dowladeeyo, maxaa nagu qasbaya, ma dal la’aan iyo dad la’aan na haysa mise aqli la’aan?
    Ogaden Jigjiga, Garisa iyo Kismaayo hadday nidaam u samayn waayaan waa daanyeer geeljir ah, useless ah.
    Walaan N&N asxaan u samaynayn..
    Qofka Somalia jecel waa in gobolada kasoo dhisto, qofka qabyaaladii lagu qasaaray rabaa, dee N&N ku daba fayla.
    Aabe Farmaajo.com
    He is fucking shit imaginable as Somali leader.

  21. Kalsame says:

    Lop

    Waad fiicantahay haddaad qiratay inaad Marreexaannimada ku diiddantahay Farmaajo ee aadan ku diiddanayn wax kale…

    Dhabayaco in aan isku baranno waannu isla niillay…




Ciidamadii ugu badnaa oo Turkiga looga dilay Suuriya iyo Xaalada oo Faraha ka baxday [Muuqaal]
- Feb 28, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Ciidamadii ugu badnaa ayaa Dawladda Turkiga looga dilay Gudaha dalka ...
War deg deg ah: Dagaal Cusub oo ka Qarxay Dhuusamareeb iyo Wararkii u dambeeyay
- Feb 28, 2020
Gaalkacyo ( Kalshaale ) Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa sheegayo ...
MD. Qoor-Qoor oo ka ka hadlay Dagaal Xalay ka dhacay Dhuusamareeb
- Feb 28, 2020
Dhuusamareeb  ( Kalshaale ) War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug oo ay dowladda ...
Ahlusunnah oo War kasoo saartay dagaalkii ka dhacay Dhuusamareeb [Akhriso]
- Feb 28, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ah Madaxweynaha ...
Warbixin : Dawladda Soomaaliya oo Muddo 30-Sanno kadib ah Gaadhay Guul Taariikhi ah
- Feb 28, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Guddiga fullinta ee Bangiga Adduunka ayaa sheegay inay qaadeen tallaabo lagu ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!