DF-Somalia oo Jawaab kulul ka bixisay Warbixintii Amnesty

Muqdisho ( Kalshaale ) Xukuumadda  Soomaaliya ayaa si kulul uga fal celisay warbixin ay shalay soo saartay hey’adda xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International, taas oo ka hadleysay xadgudubyada ay la kulantay saxaafadda Soomaaliya seddaxdii sano oo ay jirtay dowladan.

Warbaahinta dowladda ayaa baahisay qoraal ka soo baxay wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee xukuumadda Soomaaliya, kaas oo lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay si buuxda uga warqabto mas’uuliyadeheeda ee ku aadan xuquuqda uu leeyahay qofka muwaadinka ah.

“Waxaa nasoo gaaray qoraal kasoo baxay hey’adda Amnesty International,oo ka hadlaya arrimo la xiriira xadgudub ka dhan ah xoriyadda hadalka, dowladda Soomaaliya waxay si buuxda uga warqabtaa mas’uuliyadeheeda ee ku aadan in xuquuqda uu leeyahay qofka muwaadinka ah,ayna u taagantahay in la ilaaliyo xoriyadda hadalka iyo midda shaqsiyadeed” ayaa lagu yidhi qoraalka.

Jawaabta dowladda ayaa lagu sheegay in warbixinta Amnesty ay tahay mid been abuur ah, oo magan geliyo looga raadsanayo dalalka reer Yurub, sida lagu sheegay qoraalka.

Qoraalka ka soo baxay wasaaradda warfaafinta ayaa lagu sheegay in aysan jirin cadeymo loo hayo eedeynta loo jeediyey dowladda federaalka, ee ku aadan xad-gudubyada suxufiyiinta. Iyadoo ku tilmaantay mid laga leeyahay dano siyaasadeed.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 3)

  1. Oday says:

    Wasiir ku sheegani waa basaas gooni goosatada u jooga muqdisho, oo aaminsan in mar uun dalku kala go’i doono asaga iyo kuwo kale oo fowsiyo waalan ka mid tahay waxaa toos u soo diray oo shaqada xamar u qal qaaliyey hogaamiyaasga gooni goosadka ayagoo toos ula soo xiriiri jirey tuugii weynaa ee siyaasada ka areadnaa “xasan culusow” lkn markii farmaajo yimid xafiiska waxaa hoos u dhac ku yimid dhaq dhaqaaqii gooni goosatada ee xamar ka jirey, waana arrinta keenta in muuse jaahil uu hada toos uga dalbado raiisal wasaarah ethiopia inuu la kulan siiyo Farmaajo, iyadoo dadka reer sh. Isxaaq loogu sheekeeyey riwaayad raqiis ah oo ahayd waxan ka qayb galnay shirkii midowga Africa, caaaac

  2. Guulwade says:

    Ssdf waxay sameeyeen. Inqilab
    Kadib ethiopia utageen. Waxay xasuuqeen. Leekase galdogob oyo bakanbal. Kadib. Mingiste dhabar jabiyay markuu ku dan garay
    Snm.inqilab sameeyeen. Kadib mingiste ku maray inay xasuuqaan borama dila. Markuu kudangarsy.
    Spm ethiopia utageen. Kadid dhabar jabiyeen dad badan oo darooda. I qixi yay kinya
    USC INQILAB SAMEEYEEN. KADIB ETHIOPIA ku shire en snm usc si daroodka looga saaro wadanka qixi yeen laayeen ilaa maanta qaxooti yihiin
    Snm xasuuqday dhulbahante kalshaale lascaano tukarq ilaa maanta.
    ONLF jegaanta xasuyqada y lajireen tikreega. Si onlf loo buburiyo citiraafka beenta uhelaan.
    Snm xasuyqada y warsangali ilaa oy katageen
    USC HABARGIDIR XASUUQDAY ABGAAL MURURSADE IYO RAXANWAYN. DOORASHADA CALI MAHADI
    GODONE HARGAYSA LAGA SOO DIRAY XASUUQ MAGACA ASHAAB SOMALI OO DHAN
    OGADEEN. LAGU XASUUQAY. WABIYADA BALADWAYN
    MAJEERTEEN WAXA XASUUQAY SARAKIIL HARGAYSA JOOGA BURTINLE GAALKACYO GAROOWE. DAD BADAN LAAYAY.
    HABARGIDIR XASUUQDAY LEELKASE OO DEGAANKOODA NABAD KUJOOGA GALDOGOB UQASADASN.
    SALEEBAAN IYI SACAD ISXASUUQDAY
    MAREXAAN IYO HABAR GIDIR IS XASUUQAY. OK RAXANWAYN USC XASUYQADAY. YAA LA RAALI GALIYAA MUSLIMOW HAWSHA WAA SAAS. EE BEEN YAAN LAGA SHEGIN IN KASTOO. HAWIYAHA IYO DAROD RAXANWAYN LAANDHRE YIHIIN ILAAWEEN WIXII DHACAY JEGAANTA IYAGAA WAX WALBA SAXAN KAGA DARANE ILAA MAANTA WAXA ISKUDHAJIYAAN SHISHEEYAHA. WAY DIIDEEN MUQDSHO JABUUTI JIGJIGA TURKISH. IN LAGU SHIRIO GAALADA WAY JECELYIHIIN TARIKHDA IN TA LA OGAYAHAY.

  3. NuurkaNederland says:

    ADEER WAX HAY’AD AH OO XUQUUQUL INSAAN U DOODA MA JIRTO,OK,AMNEST,HUMEN RIGHTS WACTH,WAA HAY’ADO CID GAARA U ADEEGA!!OO DHINAC KA RARAN MANA METALI KARAAN DUNIDA,CAALAMI,
    KUWAASI HADAY XUQUUQ U DOODAYAAN ADEER FIIRI FALASTIN WAA KA SOCDA WAA DALKA KALIYA EE LA GUUMEYSTO 2020,OK,FIIRI SIDA AMERICAN IMPIRE U BAABI’ISAY SURIA,SOMALIA,LIBIYA,YEMEN,CIRAQ,AFGHAN,KAMA HADLAAN HAY’ADAHAASI!!!.WAA HAY’ADO LO SAMAYSTAY HOOSAASINTA CADAALADA DUNIDA & HOOSAASINTA XUQUUQDA DADYOWGA DUNIDA SEDEXAAD..
    DFS INAY KABA HADHASHO MA AHAYNE WAXAY AHAYD INAY QASHINKA KU TUURAAN,HADAY EMAIL AHAAN UGU TIMIDNA DELETE GAREEYAAN.
    WAAYO?HAY’ADAHAASI WAA TUUL RAG SAMAYSTEEN SI AY CADAALADA UGA BAXSADAANA U SAMAYSTEEN!!.MASAAKIINTANA KU CIQAABAAN.

    HA ILAAWIN DIGNIINTAYDII:
    CIA,MI6,ARE ALSHABAB’s.
    ISIS MADE IN ISRAEL.
    IS=ISRAEL SECRET.
    ALQACIDA,TALIBAN MADE IN U.S.A.
    MOSSAD FINGERPRINTS ON PARIS ATTACKS.
    DID MOSSAD DO CHARLIE HEBDO,100% proof.
    TRUMP says:”The ZOINEST PEOPLE They CREATER ISIS”.KKKKKK.THANK YOU TRUMP.WE KNOWS.
    TERRORIST=ANTI MOSLIMS & ISLAMIC.
    WE ARE MUSLIMS.
    WE ARE TARGETS.EVERY WERE & EVERY SINGAL,!!.WE KNOWS.

    Fiiro Gaara:
    AF BUUXAAN KU DHAHAYAA:
    ARGAGAXISO OO DHAN WAXAY HOOS TAGTAA WASHINGTON DC & TEL AVIV. isn’t MOSLIMS.

    Nuurka.
    Senior Political Analyst.
    Khabiir Ku Taqasusey Waxa Loogu Yeero ARGAGAXISADA.




Ciidamadii ugu badnaa oo Turkiga looga dilay Suuriya iyo Xaalada oo Faraha ka baxday [Muuqaal]
- Feb 28, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Ciidamadii ugu badnaa ayaa Dawladda Turkiga looga dilay Gudaha dalka ...
War deg deg ah: Dagaal Cusub oo ka Qarxay Dhuusamareeb iyo Wararkii u dambeeyay
- Feb 28, 2020
Gaalkacyo ( Kalshaale ) Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa sheegayo ...
MD. Qoor-Qoor oo ka ka hadlay Dagaal Xalay ka dhacay Dhuusamareeb
- Feb 28, 2020
Dhuusamareeb  ( Kalshaale ) War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug oo ay dowladda ...
Ahlusunnah oo War kasoo saartay dagaalkii ka dhacay Dhuusamareeb [Akhriso]
- Feb 28, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ah Madaxweynaha ...
Warbixin : Dawladda Soomaaliya oo Muddo 30-Sanno kadib ah Gaadhay Guul Taariikhi ah
- Feb 28, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Guddiga fullinta ee Bangiga Adduunka ayaa sheegay inay qaadeen tallaabo lagu ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!