Seeraar oo ka hadlay dagaalkii Kismaayo, Kuna eedeeyay Axmed Madoobe

Kismaayo ( Kalshaale ) Cabdinaasir Seeraar Maax Afhayeenkii  Hore ee Maamulka Jubbaland, Islamarkaana kamid ah Golaha Isbedel doonka, Loona doortay  Madaxweynaha Maamulka Jubbaland,   ayaa ka hadlay dagaal shalay ka dhacay magaaladda Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Seeraar ayaa dagaalka  ku eedeeyey Madaxweynaha jubbaland Axmed Madoobe, wuxuuna sheegay in la weeraray isaga iyo dad taageerayaashiisa ah oo si nabad ah u bannaan baxayay Xaafada Siinaay ee Magaaladda Kismaayo.

Waxa uu sheegay in Madaxweynaha Jubbaland uu Cabudhiin ka hayo Xubnaha Isbadal doonka Jubbaland ee ku sugan Magaaladda Kismaayo,haatana dulqaadkii ka dhamaaday sida uu hadalka u dhigay.

Dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Kismaayo, ayaa u dhexeeyay ciidamada Jubbaland iyo ciidan taabacsan Cabdinaasir Seeraar Maax oo sheegtay madaxweyne Jubbaland, ka dib Codayntii Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe lagu doortay Kismaayo August 2019.

Wuxuuna dagaalka  bilowday kadib markii ciidanka Jubbaland ay xidheen wadooyinka magaaladda Kismaayo, balse ay tallaabadaasi u hoggaansami waayeen ciidamo taabacsan Cabdinaasir Seeraar.

Dagaalka ayaa ka dhacay Xaafada Siinaay ee magaaladda Kismaayo, halkaas oo ay daganyihiin xubnaha la baxay Isbedel doonka Jubbaland oo uu hoggaamiyo Cabdinaasir Seeraar, kuwaasi oo diiday natiijadii ka soo baxday doorashada Jubbaland ee uu mar kale ku guuleystay Axmed Madoobe, waxaana haatan dagan jawiga Magaaladda Kismaayo.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 35)

  1. Barawani King says:

    SALAAMU CALEEKUM

    Reer JUBBALAND, waa in ay iska xaaqaan macaamiisha XAAR FARMAAJO.

    SEERAAR iyo XIDDGI waa in laga saara KISMAAYO, iyaga iyo kuwa u adeegaya.

    JUBBALAND ma qaado, eey iyo dameero aan dameer lahayn oo sida ayda loo adeegsado.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  2. Barawani King says:

    SALAAMU CALEEEKUM

    JUBBALAND waa in lagu kala baxaa. JUBBALAND waa in laga xoreeyo, HARAAGII AFWEYNE, oo dib u soo noolaaday.

    HARAAGII AFWEYNI, waa in liifada laga bakhdiiyaa inta aysan dhibaato u keenay UMMADA SOOMAALIYEED.

    SOOMAALI oo dhan waa in dagaalka ka qayb-qaataan se aan HARAAGII AFWEYNI uusan u soo noqon.

    HARAAGII AFWEYNI, waa in dagaal looga hortagaa, hadii kale, waxaa SOOMAALI WEYN ku dhacaysaa wixii ku dhacay 1991.

    SOOMAALI WEYN, dastuur beey dhigatay. HARAAGII AFWEYNANA waxeey doonayaan sidee AFWEYNI in ay waddanka ku qabsadaan.

    Taase, ma ahoow, wixii SOOMAALI WEYN ka dagaalantay, oo ay diiday.

    SOOMAALI WEYN gacmaha waa in ay is-qabsadaan, oo laga hortagaa HARAAGII AFWEYNI, oo nagu soo nolaaday sidii ayaxii.

    AYAXA waa in la buufiya se uu u dhinto.

    WA BILAAHIHI TAWFIIQ

  3. Kacaanboy21 says:

    Ogadeen midka ugu caqlibadan waxa ku tagan mid doqona. Meelwalba. Waxa laga wayay majeerteen way isu tana suldaan. Waa ilbaxnimada. Laakiin kii ogadeen 100 sano ee udanbeeya iyagaa cadaw isu ah xataa tikreega. Ukala shaqayn jiray markasay yiraahdaan waa nala xasuuqay. Cilad aysan samayn kuma dhicin ileen doqon nimada. Ayaa hakadhigo tay. Cajiib xidig iyi seerar. Waxay ahayd ninka axmad madoobe iska dayaan oo danta guud ka raacaan kaga darane mid waa xildh federaalka muda dheer. Seerar wasiir noqday. Kkkkk

  4. Dabshid says:

    Dadkaan kasoo Qaxey Dhagax-Buur, waa in DIB U CELIN LAGU SAMEEYO, ma fahmikaraan dhaqanka Kismaayo.

    Abgaal – Kaare Turkey lagu geeyey Hargeysa, ma fahmikaraan Dhaqanka Hargeysa.

    * Aqli Gaaweeto iga dheh

  5. Dabshid says:

    Wiil Qardho

    Markii iigu dambeysay Waxaad Joogtey Kablalax, goormaad u gudubtey SOOMAALI WEYN.

    – Tabeelihiini Xitaa Harti waa Barteen.

  6. Garqaad says:

    Axmed madoobe. Waa loo baqaa.

    Axmed madoobe. Wuxuu haystay fursad ah In uu tolkii ugu shekeeyo mareexaan iyo hawiye ayaa nasoo weeraray oo talayey.
    Hadda hadeey ogaadeenkii colyahan iyo cibaaryahan kismaayo iskugu haystaan. Xaalka axmed madoobe ma fiicno.

    Kaliya wuxuu haystaa fursadda kaare kukuuyo.

    Dirgax dirgax halkeedii ku celi ahaa

  7. farxiyo says:

    Barawaani king.
    Sadex nin oo ilmaadeerah,maxaad u Kala xigsan?
    Alla dhabayaco faduul badanaaa.
    kkkkk kismaayo markii barre hiraale ka hurgufay,awoodna loo waayey baa maanta odeygaas tobanka midable dabada laga riixayaa.
    Last week,16nin oo harti ah bu diley dhuxuleyste,11 nin wa ammaanle,shan nin waa dhuloos.
    Laakiin munaafaqnimada iyo farmaajo naceybkaa idin shidaya.
    1saac ka dib a an imaado barxadooo qiiqeysa.
    Kabatole,mayla socotaa.

  8. farxiyo says:

    WAR DEGDEG AH.
    Axmed madoobe oo Ku dhawaaqey iney hartiga ganacsatada ahi bixiyaan dhaqaale lagu difaaco magaalada.
    Laakiin (dhowdhowdu caduur umey dhicin).
    Waxan ugu baaqayaa Dhulbahantihii
    Kaba-shaaglayaasha/waamo,ahaa,iney iska celiyaan odeyga qabridahare kasoo naq raacay.
    Geeridiina a an maqlo dhinta,laakiin baad/laaluush ha bixinina.
    Asaxaabul shaglayaasha.

  9. Idoor Liqe says:

    Barawani King

    I wonder how your mum met with your dad ???

    I hope it wouldn’t be different as Idris Elba met with your Aunty Sabrina Dhowre .

  10. Somalijecel says:

    War kan Axmed madoobe ayaa dhaama.
    1-Waa Cawlyahan in la maamulo ayay ku fiican yihiin waa un Talxe oo kale.FG Absameha Somaliya iyagaa ugu badan 60% haddana waxba lama weydiiyo,ogow absame iyo Talxe tiro ahaan wey isku dhow yihiin qiyaastayda degaankooda marka aan tagay.
    2-Xidig was Makaahiil 10 xabo waxba ma bedeli karaan.
    Seeraar waliba waa reer Ethiopia sida Axmed u yahay waana fowdo badan yahay.

  11. Oday jaamac says:

    Kacaan
    Hadalkan halkee lagaaga soo dhiibey
    OGAADEEN Magaaladii lagu waashay ee
    Ilaa 1960 gii lalahaa waa qaxooti
    Dalka waxba kuma lahan waad ujeedaa
    Inay Nin walba ka hireen ayaguna isku haystaan wayna iska dhamaan..
    Kooxda munaafaqiinta ee isku diraysana
    Waad arki halkay ku dambayn,

    FURSADA OGAADEEN MAANTA HAYSTANA WAXBADAN
    BAA ALLE LAGA RAJAYNAYAY WAANA SIIYAY..

  12. Barawani King says:

    DABSHID:

    Aan kuu jawaabi, soo abtirso. Markii aad is cadeeyso ayaan kula hadlayaa.

    Aniga, igu sheeg nin Majeerteen ah, nin Barawaaniya, ma kala jecli, laakeen hadii aad i su’aasho xagee ka soo jeedaa, waa u jeeda magacayga…

    Nin REER BARAAWE ah, laakeen hadii aad MAJEERTEEN igu sheegto, waan ahay, waana igu caayi kartaa…Waayo, maba aqaani, dad kale aan ka ahayn MAJEEERTEEN….

    اللهم يحفظ قبيلة ماجيرتين
    اللهم يرعاهم ويجنب البلاء
    اللهم ينجح ويسهل امورهم سياستهم

    MAJEERTEEN waa dadka ugu nasabsan SOOMAALI WEYN..

    YAA MISKIIN GARDAASHAY… YAA MUCAAWINO U TAAGAN….

    HAWIYE oo mahiigaan ka badan, oo Malaayiin doolar haaysta…. waxaa laga waayeey in ay taageeraan dhibaatadii ZOOBBE ka dhacaday..

    Halka hal habeen oo qudha, laga aruuriyey MASAAJID KU YAAL BOSAASO, USD 450,000….

    Waxaan xasuustaa, dadkii qaxootiga ahaa ee ka soo degay dekkada BOSAASO, sida loo soo dhoweeyey..

    Maaantay qaxootigaase waxeey ku nool-yiheen XORGOBLEEEE, oo QARDHO u jirtaa ilaa 20KM.

    3 JEER waxbeey cunaan, caruurtii baa iskuulada ugu jirtaa, cusbutaaladii baa u fudhan.. sharaf iyo kaaraamo baa intaas u dheer…

    ILAAHEEY KHAYR HA SIIYO REER PUNTLAND…

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  13. Barawani King says:

    IIDOOOR XAASID

    Ani jawaabtayda waa iga xidhan yahay.. nin la leeyahay oo aan xor ahayn, sidee loola hadlaaaa….

    Once I got permission from Mr. LAALAYS, then, I would be able to response, positively and responsible manner, not a childish chatting…

    OK

  14. Oday jaamac says:

    Jigjiga waxa maanta hoganaya oo meel laga
    maro la la’yahay dadkii shalay meel laga
    Galo la waayay waana Alle mahadi.

    Waliba iyagoo luqadii badalay oo raxrax
    daa haya, war dadku ma sidanuu u wanaagsanaa, “Gurigaa ba’ MELES baa naqalday” …

  15. Oday jaamac says:

    BARAWAANI
    العلم قبل القول والعمل
    Afkaaga ku ducayso
    Hays habaarine kolley
    Duco maaha waxaniye , laguma
    Ducaysto damiir qaa’iba…
    Dheh :
    قل “اللهم احفظ الى اخره

    Hadii kale ilaah maqan baad
    Baryaydaa

  16. Barawani King says:

    ODAY JAAMAC

    Majeerteen waa in loo duceeyaa… Xaasid badan beey leeyiheen..

    Waxaa lagu xastayaa, raganimadooda, caqligood, isu-tanaasilkooda, diintooda, iyo dhaqanka suuban oo ay leeyiheen.

    Meel kasta tag, WALAAAHI, THUMA WALAAHI, guri MAJEERTEEN in aan lagugu ciileen..

    Marka, waa in loo duceeyaa MAJEERTEEN.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  17. Oday jaamac says:

    QQAMAAN BULXAN
    ALLE HAW RAXMADO QARNI KA HOR BUU YIRI

    IYAGAA INTAY HILIB BAXSHAAN, HEESI DABA TAALE

    2020 SADAQO DAD ISLAAMA LASIIYAA LAGU FAANAYAA

    HART HAW HOYAN YAAN LAGU HIIFINE

  18. Oday jaamac says:

    BARAWANI
    KUMA ODHAN HA DUCAYSAN SHEEGAY SIDA SAXDA
    AH OO KELIYA

  19. Barawani King says:

    FARXIYO

    Habar yar waa ku salaamay.. salaan qaaliya…

    KISMAAYO ma tagtay.. yaa ku yidhi, MAJEERTEEN ma joogo KISMAAYO..

    MAJEERTEEN waa bulshada labaad ee KISMAAYO, markii laga tago ABSAME… Ma aha OGAADEEN oo keliya.

    MAJEERTEEN, ma duco beey ku heleen:

    ++ GUDDOOMIYAHA GOBOLKA JUBBADA HOOSE
    ++ GUDDOMIYAHA DEGMADA KISMAAYO
    ++ GUDOOMIYE KU-XIGEENKA Dekadda KISMAAYO.
    ++ 8 XILDHIBAAAN
    ++ WASIIRKA GUDAHA (GEN. DARWIISH)
    ++ AFHAYEENKA MADAXWEYNAHA
    ++ WASIIRKA KU-XIGEENKA WASAARADA TACLIINTA..

    Marka reer intaas oo jago ma waxeey ku heleen DUCO mase COD SHACBI..

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  20. Garqaad says:

    Somali jecel. Salaan sare.

    2 xidig waa Makaahiil 10 xabo waxba ma bedeli karaan.

    Adiga ayaa sidaan qoray Malaha waxaad ula jeedaa xidig beel ahaan waa lafgaab. Oo waxba kuma soo kordhin karo jubaland aka darood.

    Abtoow. Hadeey sidaas tahay oo laandheerenimo xukunku xiran tahay.

    Qof sade aka marexaan ah siduu u xukumi karaa somaliweyn ileen waan laangaab marka loo fiiriyo mudulood gaaljecel habar gidir. Ogadeen iyo majeerteen?

    Xidig waa hiraab hadii haybta laga raaco.

  21. Barawani King says:

    ODAY JAAAMAC

    Adeer, MAJEERTEEN ma sheegan SADAQO ay baxsadeen…

    IDAACADAHA IYO WEBSAAYADA HAWIYE lee ka maqlay, iyago oo leh:

    BOSAASO oo u jirta 1,400KM MUQDISHU, ayaa hal habeen oo qudha laga aruuriyey lacag dhan: USD 450,000.

    reer MUQDISHU oo dhan waxaa ka oohiyey, gabadh yadh oo hal (1) BAAKO oo buskuti (Bucuit) soo dhiibatay, oo tidhi, caruurta ila filka ah, ha loo qeebiyo.

    WALAAHI Markii uu gudoomayey, amaanadii la soo dhiibtay oo uu gudoomaayey SHEEKH BASHIIR, ilma isku soo taagtay..

    WAAYO, wuxuu ka ciilqabay, gabadh yadh oo 3 sanno jidha, oo soo dhiibtay (1) baako oo buskud ah oo jirta MUQIDHSU 1,400KM…..

    Halka, kuwo jooga MUQDISHU, oo haaysta MAALAAYIIN DOLARAAD AH, oo aan dan ka galayn, walaalhooda la halaagay…

    Marka, ODAY JAAMAC, khayrka waa in la sheegaa, waayo, boqolaal kale baa ku dayin doonaa, inshallaaho.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  22. Oday jaamac says:

    Barawani
    من شروط الصدقة ان تكون خالية من الامتنان

    Adaa ka marqaatiya intaan kuu sheegay

    Wax qof islaama la siiyay
    Sheeg sheeg ma galo iyo fadhi ku dirir

    Cidii samaysaba Alle haka aqbalo

    That’s all I’m telling you..

  23. Oday jaamac says:

    Barawani

    MARYOOLEY waa isu wada baahantay
    Hadii la tartansiiyo se reer MOGADISHU
    Wanaag cidi ku gaarto waaba nimankkii
    MELES NAGA XOREEYEE..

  24. Oday jaamac says:

    WAXAN BAARAY WHY SOOMAALIDU UGU FAANAAN
    WAXAY HOR ILAAH IYO HABEEN AAKHIRO GAYSTAAN? Waxaad ogaanaysaa inta badan Dagaalka socdaa waxuu ku salaysan yahay
    Boob, ninka la yiraahdo wax qaybi reerkooduu kusoo koobayaa SCHOLARSHIPS, raashin,deeq kale, caalamka kale ninka madax noqdaa kuwa kasoo horjeeduu ku dadaalaa siduu usoo xero galin lahaa

    MARYOOLEY waa bil caksi

  25. Somalijecel says:

    @Garqaad waxaan u haystay dadka in aa kala baratay.
    Inta aad sheegtay aan u kala saarno 2 group.
    1-Kuwa Somaliya ma aqaan Gaaljecel wax aad ugu soo dartay.Somalida Somaliya.
    Daarood marka aad ka hadasho,ma in Kablalax ama Harti la isku qaado Majeerteen iyo HG waxaa ka badan qiyaastayda Marexan Gedo.Ogadenku Somaliya waa ku yar yihiin Warsangali ayaa kaga badan Somaliya.
    Muddulood waa laga yaabaa in ay ka badan yihiin Sade.
    Midee ku xukumeen good question A-Doorasho ayuu ku imaaday Farmaajo B-Dee Marexan Somalida inta wanaagga jecel ayaa qiyaasaya in ay daacad yihiin kkk.
    Tan kale horta maxaa lagu noqdaa laandheere iyo laangaab?iskuma xirna dhulka iyo dadka.Gaaljecel koox kooxo meelo degan waan arkay balse degan ay ku badan yihiin ma arkin.
    Qabiilka Daarood waliba jilib sida ay u kala badan yihiin markaa fiiriso Sade Somaliya iyo Ethiopia waa ku badan yahay.
    Midda kale Somalida waa un iska qiyaasaynaa.
    Tusaale Kenya Somalida e county ayay degaan maamulka dawaladda waxaa ugu badan Garisa county tiradoodana was sidan.
    1-Mandera county 1.2 million
    2-Garisa county 480kun
    3-Wajeer county 420 FG:dadka la aamisan yahay in kaligood degaan 15/25%Somali kale ayaa la degan.
    Ethiopia fiiri sons raadi xaqiiqda warar fake ah in baan haysanay.
    Ceeb ma lahan badni iyo yaraan,balse wax sax ah ma hayno.

  26. Oday jaamac says:

    NIN WALBA OO SOOMALI AH REERKIINAA
    DADKU UGU FIICAN BAA LAGU YIRI LAAKIIN
    LOOMA SHEEGIN WAXAY DADKA DHEER YIHIIN
    MARKAASUU BANI’AADAMKII MIDUU CAAYO
    IYO MIDUU XUMAANTIISA RAADSHO KA YEELEY
    ILAYN WAA NIN LA QALDAYE, CAALAMKA
    WAXA JIRA WAXYAABO BADAN OO UNIVERSAL AH
    MARKA LAYIRAAHDO DADKAASI WAA DAD FIICAN WUXUU KU DHIHI , MAXAY KU MUTAYSTEEN WANAAGAAS?
    JAWAABTA SOMALIGU WAXAY NOQONAYSAA REER HEBEL BAA NALA YIRAAHDAA, WHAT!!!

    • Sargaalka says:

      Waa ALLE mahadii hadii maanta Kismaayo sedex nin oo Ogaadeena isku haystaan, taa waxay kuu cadeyneysaa hadii Madaxweyne Axmed xiitaa uu ka dego madaxeyne nimada in nin aan Ogaadeen ahayn booskaa haweysan karin, waa laga yaaba toban sanoo hada kabacadi ah inaan darka ubaneeyno nin kaloo Daarood ah, sida nin
      Mareexaan ah ama Majeerteena.

      Dadka kale waa iska asal madoorshe kkk.
      War May la socotaan?

      • Sargaalka says:

        Qabri-Dahar iyo Dhagax-Buur haka yimaado ama Af-madow iyo Badhaadhe haka yimaado walee isaagaa kuu talin, fad ama hafadin waa lagu fadsiin.

        Yam-Yam iyo Qadaad-Weyn baa yaabtay!

        Ugaandhiiskii iiga warama kkk.

        • Sargaalka says:

          Labo sano ayey nagu qaadatay inaan xaduudka Kenya iyo Soomaaliya, magaalada layiraahdo Dhoobley ilaa Kismaayo aan xoreeyno, afar kun oo wiil oo Ogaadeena ayaa hawshaa fuliyey, oo dagaal qadhaadh la galay Al-Shabaab, suaashu waxaa weeye xageey jireen waqtigaa Ilmo Ugaandhiis?

          Daahir Jeesoow baa yaabnay!

  27. Sargaalka says:

    Sixid. Hebelkaa Jeesow yaa meel ku sheego?

    • Sargaalka says:

      Sideed sanuu idaacadaha ka qeylinayey oo uu Axmed Madoobe, Axmed Madoobe ku hayey, hal maalin magaciisa lama soo qaadin oo lama xusin,sababtoo ah was asal ma doorshe, wax ka soo qaad ma laha hadalkiisa.

  28. NuurkaNederland says:

    FARMAAJO CADAADISKA UU M/GOBOLEEDADA KU HAYO WAXAA UGU BAAHAN ALSHABAB,ISIS.
    LKN,ISIS,ALSHABAB KUMA DHACOO WAA CIA,MI6,MOSSAD KOOXO AY LEEYIHIIN.

  29. NuurkaNederland says:

    FARMAAJO CADAADISKA UU M/GOBOLEEDADA KU HAYO WAXAA UGU BAAHAN ALSHABAB,ISIS.
    LKN,ISIS,ALSHABAB KUMA DHACOO WAA CIA,MI6,MOSSAD KOOXO AY LEEYIHIIN.
    SEERAAR WAA ADEEGE FARMAAJO.




Ciidamadii ugu badnaa oo Turkiga looga dilay Suuriya iyo Xaalada oo Faraha ka baxday [Muuqaal]
- Feb 28, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Ciidamadii ugu badnaa ayaa Dawladda Turkiga looga dilay Gudaha dalka ...
War deg deg ah: Dagaal Cusub oo ka Qarxay Dhuusamareeb iyo Wararkii u dambeeyay
- Feb 28, 2020
Gaalkacyo ( Kalshaale ) Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa sheegayo ...
MD. Qoor-Qoor oo ka ka hadlay Dagaal Xalay ka dhacay Dhuusamareeb
- Feb 28, 2020
Dhuusamareeb  ( Kalshaale ) War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug oo ay dowladda ...
Ahlusunnah oo War kasoo saartay dagaalkii ka dhacay Dhuusamareeb [Akhriso]
- Feb 28, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ah Madaxweynaha ...
Warbixin : Dawladda Soomaaliya oo Muddo 30-Sanno kadib ah Gaadhay Guul Taariikhi ah
- Feb 28, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Guddiga fullinta ee Bangiga Adduunka ayaa sheegay inay qaadeen tallaabo lagu ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!