MUUQAAL: Waraysi Xiiso leh oo Madaxwayne Farmaajo uu siiyey UNiversal, Xaalada Dalka, Maamulada iyo Arinta Kenya

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo Wareysi gaar ah siiyay Telefishinka Universal ayaa ka hadlay  Arimo kala duwan oo La xidhiidha Xaalada Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wareysigan ayaa Madawxaynuhu wuxuu diirada ku saaray dhinacyada amniga, dhaqaalaha, la-dagaallanka musuqa, wada shaqeynta Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha, doorashooyinka soo socda, Saxiixa Sharciga Batroolka, xidhiidhka Dowlad Goboleedyada, Iskaashiga Dhaqaale ee dalalka Gobolka, faragelinta Kenya ee dalka iyo mawqifka Soomaaliya ee kursiga Golaha Ammaanka ee ay Jabuuti u tartamayso.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 32)

  1. Land of Punt says:

    Farmaajo hadduu run sheegayo waa in dalka oo dhan gees ka gees dadka nolol iyo amni helaan, xukuumad ayaga ka timid wadadii lagu heli lahaa xooga saaraa.
    Reer hebel shaaarubaha dhulka ugu xir iyo kala aarsi dal laguma dhiso.
    In shacabka Somaliyeed macal degmada in tuulada wax ku qasbin.
    Taariiqda ma dhicin shacab xor ah oo ayaga awoodooda gacanta ugu jirto, ninka xushaan talo u dhiibta oo wax ka xumaadeen.
    Walaan nin xoog iyo qajajac wada horumar keenin weligiis oo yiraada aniga ayaa og waxa idiin fiican qofka iga fikir duwan waa cadowga ummada.
    Taas waxaan abayn cidna ku mucaaradi maayo?

  2. Oday jaamac says:

    WANAAG BAA LA HELAY DAD DHIBAYSAA

    In kastoon aanan Farmaajo fan u ahayn
    Hadana umada SOOMAALIYEED inay sidan
    Si dhaanta ilaahay u sahlo ayaan ka
    Rajaynaynaa, Siyaaasi ku Run iyo Been
    Wuxuu sheegahayo lama kala garan karo.

    Kuwa farmaajaysan marka laga tago ee
    Caadifada wax ku qiimeeya, waxa jirta
    Koox kale oo khayrka shar u taqaan hadaan
    Adeerkood ama Eedadood hogqaminayn..

  3. Land of Punt says:

    Somaliyey weligiin labo hogaamiye iska ilaaliya.
    1. Sheik yiraada diinta idinku dhaqin ee waxa rabo sameeya, haddaad qalad sheeg damacdo dadka ku oran: Ma kitaabka ilaahay ayaa diidan tahay ileen anigu kitaabkii ilaahay wataaye.
    War kitaab ilaahay ma diidani ee adiga ayaan ku diidanahay iyo diinta aad ku awr kacsanayso.

    2. Doctator nationalism dadka ku kiciya oo mucaaradkii wax sixi lahaa lagu shaabadeeyo;
    Ninka wadanini,ada wado diidan, Waa cadowga ummada, shisheeye kalkaal, Dabadhilif, danayste, qabiilayste etc .
    War wadankayga iyo dadkayga waa jeclahay ee adiga talo xumadaada ayaan diiday….
    Sheik kasta oo caana iyo Nationalist kasta oo caana waxaa kuu dhaama doqon marka wax fiican qaban waayo marka shacabka rabaan ama waqtigiisa dhamaado mid dhaama lagu bedeli karo.
    Weliba from Tuulo to heer qaran, shacabka talada gacantooda ku jirto.
    Ninka intaas fahamsanayn waa daanyeer.😊

  4. Wadani says:

    Dadbay meeli bugtaa
    Khayrka waxay ka jecelyihiin in Somali halkaa taagnaato.

  5. Land of Punt says:

    wadani
    Dadka wadaninimadii contract ku qaatay ayaa ku jirtaa, layaab malihid oo weligeed ayaa dadka waxgaradka ah marka dalkooda wado xun lagu wado arkaan ka hadla damcay ayaa inta la xiro la dili jiray sida raggii Kacaankii daanyeerka damcay inay saxaan…dabadhilif, Kacaandiid iyo ragbay meeli bugtaa…ma in wax nagu cusub qortay ayaad mooday!
    Farmaajow na daadihi!!!!!
    Sxb waa dhamaatay waqtigii nin nawasaya hadana niiko ugu dari jirnay.
    Aqli daanyeerkaas laga gudub…goormaa laga tegay warkaas!😜

  6. Land of Punt says:

    Farmaajo 4 sano la doortay, 3 sano ka dib inaan dhaliilo waxaa keenay, wado aqaano ayuu aaminsanyahay, hore loogu rafaaday..
    Caawa waxaan ka sugaayey inuu dicaaco gobolada tuulo la qasbayo, asagana gobolo dhan ayuu rabaa in waxa isku doorteen kaka tuuro oo nin asaga wato keensado….maxaad kale oo rabtay, waxa hogaamiye fiican lagu ogaado….
    Ninka aqli leh ficilkiisa iyo hadalkiisa ayey ku cadahay…..nidaamka Somalia u rabo,
    Laakiin maanta qofna ma hurdo….runtaa dabrin ninka ahayn is mooda.

  7. Garqaad says:

    Lop.
    Kkkkkkk.

    Sxb waan hubaa haduu ninkaani aka majeerteen ahaan lahaa. Waad sacab tumi laheyd.

    Aniga iyo farmaajo midbaan iskaga aragti nahay. Federaal faarabuuto oo meesha laga saaro.

    Pudland oo loo geliyo kabo la.eg.

    Walaalihii galguduud oo kismaayo la hoos keeno.

    Hortaa midbaa la ogaaday. Daroodka hadii raisulwasare laga dhigo wixiiba tolkood ayey gacanta u gelinayaan.

    1 ina cabdi rishiid. Pudland wuxuu u ogolaaday 25% wixii Somali soo galo.
    2 gaas waa Ninkii qalabka dhismaha ee dekadda muqdisho loogu talagalay bosaaso ka dejiyay.

    3 saacid waa Ninkii mushruucyadii ugu badnaa pudland sigooniya ugu saxiixay.

    4 yuulka waa Ninkii pudland u soo gelisay muraayado ka waaweyn.

    Hadda wadanka xasan cali kheyre ayaa raisulwasare ka ah. Waa dhamaatay xiligii laydin siin jiray cad aadan laheynina.

    Madaxweyne farmaajo waa nin aan wax iloobin weli waxaa ku jira colaadii kampaale faroole uga galay.

    Boowe federaal waa ku daayay. Ama Kenya ku wareeg ama emaraat.

  8. Leopon says:

    @LOP.
    Dalku federal system

    ayuu ubaahan yahay laakiin waxaan hada loogu yeedho fedaraal. Maahan FEDARAL.waa fawdo waligaa intaad noolayd miyaad aragtay horjeege gobol oo madaxdii qaranka leh ma imaankartaan gobolkaan aan horjooge ka ahay meelaan somalia ahayn oo ay kadhacday.miyaad maqashay
    dalku wuxuu ubaahanyahay 18 gobol inay noqdaan fedaraal siman oo gobol kasta own kiisa utaagan oo dawlada dhexe laysugu yimaado ciidan xoogan oo fedaal ah leh iyo sharuuc xoogan.EXAMPLE gobolka BARI.ma hoostagi doono garoowe ee laba state ee siman ayay noqonayaan. Hadii taas ladiido oo saan wax ku socdaan dalka inqilaab millatry ayaa kadhici doona Sooner or latter shacabkuna way taageeri doonaan taas meel kuqoro.waxa maanta jooga ha fiirin.iyo tabaryarida dawlada.

  9. Somalijecel says:

    @Garqaad kkkkk aan ku xasuusiyee MJ Saacid waa ninkay u bixiyeen hurdaaye,balse Abdiwali Xasan Sheekh ayaa la gardarnaa oo waa lagu riixay Puntland HAG ayaa Xasan dhegta wax ugu sheegay.
    Xasan wuxuu qiray in Saacid ahaa nin dulqaad badan afgaaban.Si kastaaba waa kaa LOP raganimo iyo kalyo adayg inta iska dayo wax priminister MJ kusoo kordhoyay taako Daarood dego ha sheego?MJ waa abeeso abaal aan loo galin.
    Ilkayar waxay ku fiican yihiin ummadahaas kale in ay wax u qabtaan.
    Dawaladda Farmaajo xilalkii Xasan Sheekh u magacaabay oo dhan beelo kale ayuu u magacaabay dawaladda aa arkayso wasiir ku xigeenka patrol kkkk.
    War Xasan Sheekh soo noqon Farmaajo beertuu galiyay ilkayar xil kuma haystaan,mashaariicna kuma haystaan waana nala eedaynayaa

  10. Idoor Liqe says:

    Waa Sidaas oo abadan ah kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Dib miyaad u aragteen Puntland ama
    Somaliland oo Addis Ababa taagan ?? Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Next waa xuduudaha oo la sugo ,

  11. Land of Punt says:

    Garqaad
    Adiga maxaa la cunay oo dad loo dhacay ku jirtaa..
    Yaab.
    Waxaan ka hadlayaa dalkaan waa barwaaqo ee shacabka nidaam haloo sameeyo, gobolwalbana ha isdebero.
    Hadda Farmaajo lacagtii Somali gobolada loogu soo dhiibay xitaa waa u diiday… Wixii la cunayey iyo deeqi qaata laakiin tuuladayadii aan nolol ka samayso ayaa la isku haystaa iyo dumiya nidaankii 20 sano ku noolaydeen.
    Federal daaqad Farmaajo ka saari karo ma jiro haddaan la isdilayn anagoo xitaa Ak47 haysan ayaa awr usoo dhaansan Kacaankii xooga badnaa oo wixii dhiig lahow kaca uga yeersiinay, waaba rag Ugandese waariyeeyo…Kacaan rag dile laakiin aakhirkii shaarubaha dhulka ugu xirnay oo barnay Somali in Dictator xoog badan lala dagaali karo.
    Dalka waa lawadableeyahay cidna cid wax uma yeerin karto….!
    Wanaag Somali Puntland cid ugama horeyso haddaan la isxaqirayn laakiin amar ku taaglayn iyo tayda ku socda….that will never happen again.

  12. Land of Punt says:

    Garqaad
    Maxaad Xamar iigu yeeraysaa in kuligeen isugu tagno mar labaad sowtaad ” maha unukaa leh” dhahdeen, hadana soo dumi tuulooyinkaan 20 sano xaaqxaaqaynay…xagee la idin raaca?
    Xamar dowladda dhexe dad noo matala waa soo dirin sida gobolada kale…Jowhar maamulo, Xamar waa caasumad maalinta laga bedelo caasumada maalintaasna ayada maamulo.
    Waa aqli doqon, ninka raba Xamar Somali dhan keligiis in firimbi u afuufo.
    Noway…….car Baraxley isoo dhaafa, haddaan sidii Alshabaab Sniper raffle soo qaadan..kkkkkkkkkk😁

  13. Land of Punt says:

    Garqaad
    Mideeda kale miyaadan rag aaminin, walaahi xitaa kuugu dhaartay…..
    Hadday hooyaday madaxweynaha federalka noqoto walaahi in ka yeeleen in federal la dumiyo oo mardambe gobolada gaajo looga soo cararo.
    Mideeda kale aniga shaqsi cidda rabo ha ahaado jago la siisay macne iiguma fadhido.
    Waxaanba aaminsanahay inaan nin beeshayda ah federalka loo dhiibin….
    Waxaan lugooyo ahayn lagama dheefeen iyo in laguu adeegsado…..
    Jaale Siyaad ama Farmaajo dhul Mareexaan maxay u qabteen!
    Cabdulaahi Yusuf xoogaagii lacagta ahaa iyo dhiiga wiilashoodii Xamar geliyey caawa Farmaajo ku lugoynayaa.
    Garoowe 1/2 maxay ka dheefeen? Howl iyo kharash ahayn.
    Somalia markay xoogaa cagadhigatay wax thanks dhahaya ma aragtay…….qof wax garad ah ayaa fahmi lahaa markaan muddo doodnay in shaqsi aaminsanayn qabiilka yahay iyo jago hayo.
    Mise qadiyad la aaminsan yahay ma taqaanin…
    Warkaa dhan waa maxay cidayda xadaa ama nin isku jago helaa! No qadiyad!!!!!!
    Ina Cabdishakuur, Xasan Qoslaaye iyo Sheik Shariif Tuke ayaa ka dooran lahaa nin Majeerteen ah.
    Wax kalana maaha tulaada u tasho ayaa ka weyn nin jago lasiisay, lugooyada ka imaanayso ka badan.
    Cawad oo Puntland u doodaya ma aragtay….
    War waxaas aniga ha iila imaan…..
    Danta Somali oo dhan ayaa ku jirta gobolo isku filan.
    Federal, demomocratic, free and prosperous Somalia is my motor. 🇸🇴🖐🇸🇴🖐

  14. xaange says:

    Suaalaha la waydiinayo wax aan ahayn ayuuba uga jawaabayaa. Ka waraysanayana suaasha kuma celinayo ee wax kale ayuu sii waydiinayaa.
    Waxaa meesha ka cad inay ahaayeen kuwa lasii diyaariyey laguna heshiiyey inaan lagu adkayn.
    Waraysi mahayn ee nin sheekaynaya ayaa meesha iiga muuqda.
    Axmad Madoobe muxuu ka qaadi karaa bal. Sankadhuudhiga waardiyeeya kuwa kor ka xukuma ee biila ayaa madaxweyne u aqoonsan.
    Bal qoraalkii maanta ugu dambeyey waxay qoreen halkan ka akhriya
    https://www.africom.mil/media-room/pressrelease/32576/africom-commander-visits-kenya-somalia-to-emphasize-partnership-security

  15. Land of Punt says:

    Leopold
    Sxb waad ogtahay in Farmaajo caawa ka degi karo Puntland oo cidna oranayn maxaad u timid, waxa laga hadlayo waa siyaasadda kuguma raacsani sidaas darteen kula kulmi maayo……..yaab
    Adiga waxaad u bedeshay Farmaajo Puntland ma tegi karo….warxumotashiil baa noqotay.
    Khayre waad ogeyd inta Galkacyo tegay in yiri maamulka degmada iyo odayaal daanyeer ah marabo in la kulmo ee wiilasha iyo gabdhaha iigu yeera aan football la ciyaaree!!!! Daanyeer.
    Wax bahdil buu islahaa laakiin siyaasiintii sii kala fogeeyey..
    Kuwaan sanadka u haray lacagtii dalka sida rabaan haku dabaashaan laakiin warkooda xoog iyo xeelad midna malaha…..waa u aamus.
    Ma sida Waare, Qoorqoor iyo Laftagareen miyaa dad shilimaad loogu hanjabo mooday.
    20 years oo intaan ka ka liiteen soo jireen, waaba maanta oo Garoowe Moos ka baxo….,kkkkkkk

    Yaan la ilaawin, aniga federalism u doodayaa Puntland gooni u difaaci maayo, maadaama federal midnimo Somali ku dhisan ayaa hogaaminayaa baan tusaale ugu soo qaataa.

  16. Land of Punt says:

    Si aan la ii oran been badanaa ma Garoowe ayaa Moos ka baxaa!! daawo.
    Federal lagu liibaan..
    Federal waa naftaada wax u qabso oo gobolka degen tahay nolol ka samayso.
    HAG iyo Agoontii Kacaanka loo joogin maayo..
    https://m.youtube.com/watch?v=a_vJbV6IwBY

  17. Land of Punt says:

    Waatan clip 3 daqiiqo VOA soo qaatatay ka hadlayo mooska, Cambe, Saytuun etc Garoowe ka baxa..oo Xamar loo dhoofiyey..
    Kkkkkkkkkk
    Quraanjo aruurtay bulac waa jiidaa!
    Watch
    https://m.youtube.com/watch?v=hcVnaHzNI0A

  18. Leopon says:

    Leopon says:
    Your comment is awaiting moderation. This is a preview, your comment will be visible after it has been approved.
    February 14, 2020 at 1:30 am

    @Lop
    Ma aanan qorin farmaajo iyo puntland midna madaxda qaranka farmaajo kaliya maahan mideeda kale anigu future iyo caruurteena caruurta dhalidoonaan ayaan fiirinayaa waaxna ognahay maamulkii xaaf.kii gaas iyo kismaayo inay yidhaahdeen dawlada fedaraalkaa ma imaankarto hadaan
    been sheegayo waa beentaa dheh…. waxaan kutalin lahaa dalku waa nadeeqaa nagana badan aan hagaagsano nidaamna aan samaysano…khayraadka dabiicagaana si cadaalada dadka haw qayb sadaan…

  19. Garqaad says:

    Lop. Salaan sare sxb.

    Sxb wax walbo waqti ayey leeyihiin. Xamar unukaa leh waqti ayey aheyd wayna dhamaatay.

    Federaal faroole boorsada ku sito. waqti ayey laheyd waqtigiina waa dhamaaday.

    Adigu weli waxaad joogtaa 2011. Maantana waa 2020.

    Anu farmaajo iyo kheyre siyaasad ahaan uma tageersani adna waad ogtahay.

    Laakiin Anna waxaan ogahay waxaad idinkoo kaliya la qaylineysaan in aysan aheyn wadan jeceel dad jeceel laakiin ay tahay anigu xaan helaa. Aniga malay badinaa.

    Sidaas daradeed markaan is barbardhigo. Rabitaanka reer pudland oo goonida ah. Iyo aragtida aan ka qabo siyaasadda nabad iyo nolol waxaan doorbidiya midda nabad iyo nolol. Waayoo kuwaasu hadeey xumadaan in aan iska bedelo ayaan awodaa. Laakiin midiino waa qabiil qabiilna lama bedeli karo.

    Lop dhegta soo dhaweey. Mr farmaajo codka waxaan u siinay in uu dudumaha idinka soo dejiyo idinkoo wanaagsan ama uu idiin geliyo gabo idin la.eg.

    Haduu maanta ninka villa somaliya fadhiyo hawiye ahaan lahaa. Goodax Barre runta idinma sheegeen waayoo daroodka kale oo marexaan iyo dhulos ugu horeyaan ayaad okiyaalaha qabiil u soo gelin lahaydeen. Waxaan arki laheyn sawir la kobeynaayo.

    Maanta cabaadkii ayaa idinka dhamadaay. Idinkoon hawiye eedi Karin.

    Ba.aydii ayaa idinka dhamaatay idinkoon haysan dadkii aad ookiyaalaha qabiilka u soo gelin lahaydeen.

    Madaxweyne farmaajo. Waxaa ka dhex hadlaa HG GURUUB.

    Majeerteen waxaa ka dhex yeraa. Marexaan nacayb.

    Ogadeen waxaa ka dhexguxaa dhulka xurtaa wax ku yeesha.

    Hiraab meel u roon iyo meel u daran ayuu kala garan la.yahay.

    Boowe waqtigu waatigii Maaha.

  20. Land of Punt says:

    Garqaad
    Anigana waan ku salaamay.
    Sxb Waan ogahay in Farmaajo loo doortay MJ siyaasad ahaan waxaa jabin kara nin reer qurac ah, in MJ Madaxweyne noqdaana marno.
    Waxaa kabo le’eg u gelinkara Farmaajo.
    Ha ilaawin rag Faroole ku jiro Farmaajo ii geeya lahaa oo Darood badan codka siiyeen.
    Jaale Siyaad saas ku yimid maalinta Daauud Cabdille dhintay rag Majeerteen oo Yasin Nuur Xasan Bide, Cabdiraaq Xaji Xuseen ku jiraan dagaal u galeen in ciidamada loo dhiibo, waxaa diiday Maxamed Ibrahim Cigaal oo PM ahaa oo Daarood garab isasiinaya u arkay, waxaa ku raacay Maxamed Abshir police cheif ahaa.
    Labadaas xabsi ku waareen. Kkkkkkkk
    Waxaa ku adkaaday Yasin N Xasan Bide oo wasiirka arimaha gudaha ahaa iyo Cabdirisaaq.
    Kacaankii iyo Farmaajo Majeerteen labadiisa eede, history repeat itself. Daanyeer ilka yaryar.
    Aniga taas kuma haysto federal in horumar Somali yahay la isugu keeni karo u arkaa.
    Farmaajo ma ogola Federal…colaadiisa iyo Vendetta kale shaqadayda maaha.
    Waayo maba aaminsani Lacag Xamar siisay horumar keeni karo Puntland..isdebera ayaa gaajo looga bixi karaa gobolada dhan.
    Waa runtaa in reer Puntland kabo le’eg u geliyo u doorateen oo Daarood u doorteen haddii Hawiye Siyaad ilaaween Somali isku timid….kkkkkkkk
    Laakiin federal dumis maaha wax la qaadan karo.
    Intaad ogtahay dadka dhan waa ogyihiin, howshiina si fiican HAG ugu socotaa. Kkkkkkkkk
    Thuma Bilaahi hadduu hadlo waxaa Hiraab oran ninka inta Shilin/jago u diiday reer Qurac xoogaagii kulli Xamar keenay maxaad ka rabtaa!!!!!!! Kkkkkk
    Waxwalba Xamar ha geeyo laakiin tuuladaada ha xaarxaaran laga yeelimaayo, taasna wuu ku fashilmin xitaa hadduu 4 sano kale soo noqdo. 🙄

  21. Idoor Liqe says:

    Barawani king

    I’m still waiting for your answers.

    How your dad met with your mum ??

    I hope it would be different as Idris Elba met with your Aunty Sabrina Dhowre !!!!

    Barawani king , you are a Portugese immigrant and have no Authorisation to analysing our beloved nation of Somalia .

    Your mum should tell you that .

  22. Mr BaHaL says:

    Land

    Yaa ku yidhi bilaa Federal magaalo lama dhisan karo?

    Hadii dawlad laga hadlo,waxaad ka hadashaa inaad ka raysateen dawladii oo aad Beero qudateen kkkkk
    Inaad magaalo dhisateen kkkkkk
    Maxaa isku keenay beero iyo dawlad Federal ah?
    Beerahu waa wax markasta la qoto oo ay qotaan dadka dhaqanka Beereha le.Kuwa Xoolaha Raacda ama Ugaadhsada Beereha dhaqan uma laha.waxa kama dhexeeyaan Beereha iyo Federalismka dawladnimo.

    Ayeeyday oo Beer iska le ayaan ku garaadaystay.
    Wxii ayay Ayeeyday taqaanay ayaad maanta soo gaadhay.Well Done.
    Dagaalada ayaa kuu keenay dadkii xadaarad oo qaxaya.

    Ma dawladii kacaanka ayaa kuu diiday inaad beeraha qudataan,mise dhaqan ahaan ayaad ahaydeen dad aan shaqo ku lahayn Beereha?
    Ma dawladii kacaanka ayaa idin tidhi ha degin Bosaso oo xamar kaalaya?

    Federalka waxaad u haystaa in Gabre kabaha loo qaado.
    In Kenya laga hoos ooyokkkk

    Federalka dawladnimo dadkiisa ayaa maamula oo waa hal wadan oo ka madax banaan kaba qaadnimada.

    Midna aan kuu sheego,waxaan kaa maqlaa,Puntland ayaa ugu wax barasho fiican oo waxay galaan Jaamacadaha Maleesia kkkk

    Hargeisa to Havard
    Hargeisa to Manchester Uni.
    Borama to Cambridge
    Borama to Kings College in London
    Iskaba dhaaf Maleesia iyo Indiakk

    Sidaas oo ay tahaymhadana waxaan maainsanahay in somalidu isku itaal tahay marka la joogo dhulkii hooyo.
    Meesha aad doonto joog,dhibka way wada qabaan.Shahaadad ay Reer leeyihiin aduunka ma jrto e haday jirto iska qaado,laakiin qaylada iska yaree.

    Maxaa isku keenay Federal iyo Beero la qotokkk

    Federal iyo magaalo camirantahay.

    Waxa Puntland camiray maaha Federalka e waa isbadalka iyo bara kaca ku dhacay somaliya.Dadkii ayaa xagaasi u qaxay.
    Waa caadi hadii wadan uu dagaal ka dhaco inuu dhaco isku dhexyaac aad u wayn.Meelo laga guuray iyo meelo loo guuray.Meelo dumay iyo meelo dhismay.Taasi waxaa keena dagaalada.

    Hadiii ay raxanwayntii idin bareen sida Beeraha loo qoto,maaha Federalku wax uu keenay kkkkk

    Dalmida

  23. Guulwade says:

    Adunka Koox .inqilab. samayso. Ama shaqsi. Sarakiil. Cidan wadaad.shaqa laga qabtaa ama cadaw utaga. Ama wadankisa jaajuusa ama sir bixiya. Somalida Markay waxas sameeyaan. Waxay yiraahdeen yaa toloheey. Qabil kaygii Ii soo gurmada. Kaalaya. Dagal aan galeekadib kooxda as. Markii shaqa laga qabto yiraahdaan waa nala xasuuqay. Marka waa dad fulayaal ah OON isku kal soonayn. Danbi yada Markay galaan. 77 ilaa maanta waxa looga mara wayay shsheye iskadaaya imaradka kinya ethiopia eriteriya. Kuli wa wada dabadhilif. Markii lagu garto. Waxay yiraahdaan. Qabilkayga loo dan leeyahay. Tusaale kuwa bada raba. Kuwaa hoos kalajaraan.

  24. Dusha says:

    Waa lagama hadlaan federaalku…..

    Waa la isbarahaa….ninkii soconkara, noolaan kara iyo kii kale….weligiinba kadaba yuusa reer Puntland, waa la tashtay, waana la tashanayaa…..unukaa Xamar dee la idiinka teg….unukaa webiyada leh….dee la idiin daa….unukaa dhulka barwaaqadaa leh…dee waayahay…..maxaa ka dambeeyey, in sannad walba dhulkii webiyada abaari ka dhacdo, gaajana loogu dhinto…

    Iimaansada Xamar…..iimaansada dhulkii barwaaqada….waa iyadii la isku soo ku baaraynayaye waa maxay xiisa dhacu…mise Xamar iyo dhulka barwaaqadaa maahayne wax kalaa meesha nuurinayey oo lagala tegay….war maxaa maqan oo meesha hore yaalay…

    Maanka iyo miirkay ahayde wax kalaan moodnay….

    Talo….inta la iska daayo xiisaha cusub ee reer Puntland….hala iimaansado dhulkii la jantay….nolol halaga samaysto…nabad hallaga dhaliyo….taas hallagu mashquulo….reer puntland toodii baa ka badatay….dhul, bado, durdurro, dooxooyin, buuro, bannaano wada dihin ayaa sugayo oo ay u hawl galeen wakhti iyo kasho Xamar ama hayaan….yaan la isku masquulin….dalku inaga badan nin walba meeshuu joogo ha iimaansado, ha qurxiyo…nololna haka samaysto….maxaa ku lumay reer Puntland oo loogu waashay….tani kala fooftay ee halla isu shifeeyo…..waa inoo 10 sano dabadeed…hadda reer Puntland tacab bay galeen wakhti ma hayaan….

  25. Dusha says:

    Dusha says:

    February 14, 2020 at 8:22 am

    Waa lagama hadlaan federaalku…..

    Waa la isbarahaa….ninkii soconkara, noolaan kara iyo kii kale….weligiinba kadaba yuusa reer Puntland, waa la tashtay, waana la tashanayaa…..unukaa Xamar leh dee la idiinka teg….unukaa webiyada leh….dee la idiin daa….unukaa dhulka barwaaqadaa leh…dee waayahay qaata…..maxaa ka dambeeyey, in sannad walba dhulkii webiyada abaari ka dhacdo, gaajana loogu dhinto…

    Iimaansada Xamar…..iimaansada dhulkii barwaaqada….waa iyadii la isku soo ku baaraynayaye waa maxay xiisa dhacu…mise Xamar iyo dhulka barwaaqadaa maahayne wax kalaa meesha nuurinayey oo lagala tegay….war maxaa maqan oo meesha hore u yaalay…

    Maanka iyo miirkay ahayde wax kalaan moodanay….

    Talo….inta la iska daayo xiisaha cusub ee reer Puntland….hala iimaansado dhulkii la jantay….nolol halaga samaysto…nabad hallaga dhaliyo….taas hallagu mashquulo….reer puntland toodii baa ka badatay….dhul, bado, durdurro, dooxooyin, buuro, bannaano wada dihin oo carfaya ayaa sugayo oo ay u hawl galeen wakhti iyo kasho Xamar uma hayaan….yaan la isku masquulin….dalku inaga badan nin walba meeshuu joogo ha iimaansado, ha qurxiyo…nololna haka samaysto….maxaa ku lumay reer Puntland oo loogu waashay….tani kala fooftay ee halla isu shifeeyo…..waa inoo 10 sano dabadeed…hadda reer Puntland tacab bay galeen wakhti ma hayaan….bye….bye….bye….

  26. Somalijecel says:

    Kkkk Garqaad ila akhri qoraalka LOP.Dhalinta MJ ma maskaxday la jirin yihiin?
    LOP MS Bare xukunka inuu qabto waxaa ku garab istaagay M Abshir, A X Xuseen?kkkkk
    LOP waxaan hoosta la xariiqayaa inuu Barrow aan waxba la socon yahay.
    Markii la dilay AU AA Sharmaarke,waxaa paarlamaanka la isu qaatay baastoolado.Rag uu ka mid ahaa Muuse boqor waxaa ay lahaayeen anaggaa dhaxal u leh xilka.MA Muuse iyo AX Xuseen raggaas ayay ka mid ahaayee.Anigaa u tagay MS Bare kana codsaday in dalka la badbaadiyo(Sheekh Mukhtaar)ayaa sidaa yiri.
    Yassin nuur iyo MS Bare halkee isku barteen muxuuse u qabtay?Yassin reer abti ayaa loo ahaa MS Bare waxaa ay isku xumaayeen AU M I Cigaal waxaana loo diray Syperia Russia,MS Bare wuu ogaa in priminister Cigaal iyo wasiirka arrimaha guddaha isku sun yihiin paarlamaanka awood ku leeyahay wuxuu ku guulaystay in laga joojiyo bixiddii.
    Farmaajo yaa codka siiyay?MJ kuma jirin Daarood oo dhan qiyaastii 20 ma dhama inta uu ka helay Marexan 6 ayuu ka helay iska daa dad kalee.
    Waxaad no sheegtaan waa huuhaadaas DHABAYACO IYO HUUHUU YAA U KALA GARQAADA.

  27. Kalsame says:

    Lop

    Aragtida khaayiska ah ee lagugu soo anqariyay ee ah inaad dadka kale ee Soomaaleed wax dheertahay ayaa kaa keenaysa inaadan arki karin waaqica iyo wadciga hadda lagu jiro, kan mustaqblka toona…

    Sidii PC-gii ayaa lagugu Progaraameeyay is moodsiis iyo waxaan jirin…

    Meesha waxa yaal iyo waxa aad ku daldalmaysaaba shaqa iskumal leh…

    Xitaa carruurtu way fahmi kadhaa inuu dalkani u baahanyahay in qarannimadiisii dib loo yagleelo, la isku xidho, dawladnimadu wada gaadho, cadawga ku habsaday laga xoreeyo, midnimadiisi wax walba loo hudho, adna waxaad taagantahay yaan goofkayga cidu iigu iman…

    Gobolka Soomaaliya ka mid ah ayaa ciidankii Xoogga ee Soomaaliyeed oo la geeyay goddoomiye gobol oo xoog isku doortay la soo istaagay waa nalagu soo duulay… What!!! Waa nalagu soo duulay oo DF baa nagu soo duushay… Ma kaas baa Federaalka aad doonaysaa?…

    Riyo Maalmeed..

  28. Land of Punt says:

    Mr Bahal
    Warkii Dusha ayaa dhameeyey waa aqoonyahan aqri comments qoray.
    Aqoonta markaan ka hadlayey, waa jawaab Qoodax in shahaado bug ah rabaan.
    Aniga Somalia schoolo iskuma qiyaasin laakiin in aqoon jamacado caan ah uga dabaasheen anigaa og.
    Tan beeraha weligeedba waa jireen ee tayo ma lahayn oo dowlad dalka xitaa cagaf siin inay mid caruurta kawasa usoo diraan mooyee.
    Adigu cay, masayr iyo niic meesha la joogtaa.
    Somalia hal magaalo ayey nolol ka jirtay hadaadan taas ogeyn Daanyeer baa tahay.
    Borama iyo Hargeysa u qiyaas 30 sano kahor.
    Iswaydii waxaa Somalia failed state ka dhigay.
    Federalism waa dadka ha isku tashadaan oo xukunka hala baahiyo hogaan waxa ku noolyihiin og gobolka ha u dhiibteen.
    Dowladda dhexe shaqada guud haka adkaato, haddii la diido adaa cirka roob ku og.
    Daanyeer meesha golaha in la caytamo u yimid baa tahay ee fikir lagulada doodo ma haysid.
    Nin xitaa Somalia sida wax u socdaan nin og ma tihid, gobolkaaga ayaa ku huran ooy ama dhuus.😎

  29. Barawani King says:

    SALAAMU CALEEKUM

    XAAR FARMAAJO waa haraagii KELIITALISKII AFWEYNE.

    XAAR FARMAAJO waa in waddanka laga qabta intee goori goor tahay.

    XAAR FARMAAJO hadii aan la qaban maantay, wixii yadhaa ee la dhab-dhbaayey, ayuu gacmahiisa ku burburinaya..

    WAR SOOMAALIYEED, FARMAAJO ma ah, nin masuul ah.. Waa mooriyaan ka hadhay AFWEYNI… Wuxuu rabaa in la dhaho AABE FARMAAJO…

    AABO FARMAAJO, SOOMAALI WEYN weey ka dagaalantay…

    SOOMAALI WEYN, maantay waxaa anfacayaa oo qudha waa ku dhaqanka DASTUURKA.

    Bal eega, XAAR FARMAAJO, wuxuu ku hadlaayo..

    DAWLADA DHEXE, hadii loo egmaday 4 qodob, maxaa ku dhex geliyey:

    +++ DOORASHADA MAAMUL GOBOLEEDYADA…
    +++ MAXAA LOO DILAY 17 QOF OO LOO ADEEGSADAY DOORASHADII KOONFUR GALBEED, OO AAD U KEENSATAY LAF-TA GAREEN.
    +++ MAXAA KUG JAAN-JAANSHAY DOORASHADII KA DHACDAY JUBBALAND… JUBBALAND SOO MA AHAA MEESHA AAD KA SOO JEEDO, MAAD DHEX FADHIISATO OO WAX U QAYBISO…
    +++ GALMUDUG, QOOR QOOR AAD KHASAB KU KEENTAY, XAGEE KA SHAQAYNAYAA… MASE HABAR GEDIR BAAD RABTAA IN AAD ISKU DISHO.. MAXAA KU DHEX GELIYEY DOORASHADA?
    +++ CIIDANKII LOO TABABARAY IN AY LA DAGAALAMAAN ALSHABAAB, MAXAA LOO GEEYEY DHUL NABAD AH.. HADII DAGAAL KA DHACO, OO DHIIG KU DAATO, YAA MASUULADEEDA QAADANAYA??
    +++ PUNTLAND MAXAA KU DHEX GELIYEY, MAAD ODAY UGU NOQOTO ARRIMAHOODA..

    XAAR FARMAAJO, DHAWAAN MAAN ARKI DOONAA, YEEYDA HAWIYE KU BAACSANAYSAA, SIDEE LOO BAACSADAY ADEERKAA AFWEYNE..

    XAAR FARMAAJO, TALLO XUMI, NACALAD CALAA WAJHIYAA YA QABBI.

    SOOMAALI WEYN AYAAN DARANAA, WAXAAS BAA MADAXWEYNI U NOQONAYAA…

    BEL EEGA WUXUU LEEYAHAY, KENYA WAA CADOW, ETHIOPIA WAA WALAALO.

    NACATULLAHI CALAA WAJHAG

  30. Barawani King says:

    IIDOOR XAASID:

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

    Maxaan kuu jawaabaa, horta is-xoreey. Nin la leeyahay, hadal uma yaal.

    Otherwise, I have to take a permission from Mr. Lalays.

    SORRY BROTHER, we are not same here in this WEBSITE. I am free man, entertaining with full liberty, but you are not.

    Miskeen yaa dalas…. Dhulbahantee walee dad beey la doodayaan…

    Dhulbahantee ma dad qadiyad leh miyaa.. Mase ku shubbo aan hadlee…

    Hablaha majinta qaadka lagu iibiyo, ayaad xoraysan weydeen, markaas baa dad tegy oo tug dheer xolay aad la murmaysaan..

    TUFKU BAXAA….. CALI URDAAYEE, BAA U CAQLI AH

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  31. Barawani King says:

    IIDOOR XAASID:

    Maxaa waayee, jawaabta aad iga sugayso. Nin walaashiish majin qaada lagu waso, oo waliba soo fataalayaa aad rabtaa in aad ila hadasho.

    Horta is-xoreey. Xoreey, gabdha 100 halaad laga bixin jidhay oo majin qaad ah aad ku fataalayso.

    Markaas ila muran…. Ma maantay baad hadli kartaaa…

    DHULABAHANTEE soo kan hadba meel taagan.. PUNTLAND taagan, SOOMALIALNAD taagan. DAWLADA DHEXE taagan…

    Maxaa kuu diiday in aad lugahaa isu geeysato, oo karaamada ilaashato, dayuusnimada iska deyso..

    WARYAA, ADOO DHUBLAHANTE AH, HA HADLIN.

    MAXAAD ISAAQ KU HAAYSATAAAAAA.. ADAA FATAALNIMO MEEL JOOGI WAAYEE..

    MAXAAD MAJEERTEEN KU HAAYSATAAA.. ADAA FATAALNIMO MEEL JOOGI WAAYEE…

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  32. Land of Punt says:

    Kalsame iyo Somalijecel
    Weli wixii Somalia dumiyey ayaad u hanqaltaagaysaan iyo dalkii badbaado u baahan yahay guulwadayn, wadaninimo macnaheedaba la aqoon. Who is wadani?
    MS Bare waxaa Somali uga daba niikinaysay, wuxuu yiri, dib u socod ayaan dalka qabanayaa iyo musuqmaasuq iyo qabyaalad.
    Qabiil ka waantooba la yiri hadana lagu walimaysanayo.
    Farmaajo marhore bilaabay ciidamo u dir ninka kaa horyimid asagoo Ugandese waaridiyeeyo oo Afgooye tagi karin.
    Aqliga Jubbaland iyo Galmudug nidaam loogu samayn waayey u malaynmaayo in Somali kale ku baahi baxayso.
    Ninkii ismaamul gobolada ogol waan taageerin kii diidana waan mucaaradin.
    Aniga dal badbaadin iyo wadanimo bug hala igala fogaado.
    Midda taariiqdana, dee taada wado.
    Haddii Maxamed Abshir caawiyey MS Bare ama xb yihiin 15 sano xabsi kuma indha beeleen.
    Mise nin aan abaal iyo saaxiibtimo aqoon buu ahaa?




Ciidamadii ugu badnaa oo Turkiga looga dilay Suuriya iyo Xaalada oo Faraha ka baxday [Muuqaal]
- Feb 28, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Ciidamadii ugu badnaa ayaa Dawladda Turkiga looga dilay Gudaha dalka ...
War deg deg ah: Dagaal Cusub oo ka Qarxay Dhuusamareeb iyo Wararkii u dambeeyay
- Feb 28, 2020
Gaalkacyo ( Kalshaale ) Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa sheegayo ...
MD. Qoor-Qoor oo ka ka hadlay Dagaal Xalay ka dhacay Dhuusamareeb
- Feb 28, 2020
Dhuusamareeb  ( Kalshaale ) War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug oo ay dowladda ...
Ahlusunnah oo War kasoo saartay dagaalkii ka dhacay Dhuusamareeb [Akhriso]
- Feb 28, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ah Madaxweynaha ...
Warbixin : Dawladda Soomaaliya oo Muddo 30-Sanno kadib ah Gaadhay Guul Taariikhi ah
- Feb 28, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Guddiga fullinta ee Bangiga Adduunka ayaa sheegay inay qaadeen tallaabo lagu ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!