Villa Somalia oo War kasoo Saartay Kulankii Farmaajo iyo Biixi dhexmaray

Muqdisho ( Kalshaale) Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa War Kooban kasoo saartay kulankii magaalada Addis Ababa maalintii shalay ku dhexmaray Madaxwaynaha DF Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyadda Cabdinuur Maxamed Axmed ayaa Xaqiijiyey Kulanka dhexmaray Labada dhinac, Balse kama aanu bixin Faah faahin dheeraad ah, SIdoo kalana ma Jiro War Murtiyeed ama Sawirro ku saabsan kulankaasi oo la baahiyey.

“Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan kula yeeshay Addis Ababa Madaxweynaha Soomaaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi.

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay uga mahadcelinaysaa Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga Itoobiya Mudane Abiy Axmed Cali marti-gelinta kulankii shalay.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 5)

  1. Wiil hiraab says:

    Farmaaji iskuma sawiri Karo
    Madaxweeynaha jamhuuriyada
    Barakeeysan e somaaliland
    Mudane Muuse Biixi Cabdi
    Xafidahullaah sababto ah isku
    Meqaamba ma ahan Muuse Biixi
    Waa madaxweeyne dhulkiisa o dhan
    Ka taliya dadkisiuna amaan buuxa
    Heeystan ki dhergan iyo midki
    Gaajeysanba ……
    Farmaajana Kama taliyo 1
    kmh dhul kalena daayo madaxtooyada
    Amaankeda leeyskuma haleeyn Karo
    Shabaabna dekada iyo airporka
    Suuqyada dukaamada hoteelada
    Intaba canshuur ayeey ka qaatan
    Xita Waxa ay canshuuran mushaarka
    Wasiirada Iyo xildhibaanada
    Car yaa beeni Kara warkeeyga
    Xitaa mushaarka ciidamada weey canshuuran shabaab

  2. Warsame Guutaale says:

    Hadeee malayku biirahayaa mise waalakalateghaayaa.

  3. Baaruud says:

    Waxay u eg tahay inaan wadahadal weyni dhicin. Wasiir Faratoonna inta halkan ku qoran in leeg uun buu sheegay, salaan uun bay ahayd baan filayaa haddaan wax la inaga qarinayn. Sawirro waxay ku jiraan websityada qaarkood

  4. Maykadheegto says:

    Wiilhirabow waad aradan tahay maxaa adiga Ku dhaxdhigay labadan masuul shaqayeelo hiraab iyo huruud midna lagamayaqaano meeshan brush qaado cadayo yaa ehelunaar

  5. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Akhyaarta BARXADDA Kalshaale WAXAAN weydiina, WADDAN aan rajjo lahayn Miyey Dawladaha adduunku u soo dirsan lahaayeen SAFIIRRO? Bal suàaashaa kaliya isweydiiya. WBT




Ciidamadii ugu badnaa oo Turkiga looga dilay Suuriya iyo Xaalada oo Faraha ka baxday [Muuqaal]
- Feb 28, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Ciidamadii ugu badnaa ayaa Dawladda Turkiga looga dilay Gudaha dalka ...
War deg deg ah: Dagaal Cusub oo ka Qarxay Dhuusamareeb iyo Wararkii u dambeeyay
- Feb 28, 2020
Gaalkacyo ( Kalshaale ) Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa sheegayo ...
MD. Qoor-Qoor oo ka ka hadlay Dagaal Xalay ka dhacay Dhuusamareeb
- Feb 28, 2020
Dhuusamareeb  ( Kalshaale ) War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug oo ay dowladda ...
Ahlusunnah oo War kasoo saartay dagaalkii ka dhacay Dhuusamareeb [Akhriso]
- Feb 28, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ah Madaxweynaha ...
Warbixin : Dawladda Soomaaliya oo Muddo 30-Sanno kadib ah Gaadhay Guul Taariikhi ah
- Feb 28, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Guddiga fullinta ee Bangiga Adduunka ayaa sheegay inay qaadeen tallaabo lagu ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!