Madaxwayne Farmaajo oo Kormeeray XARUNTA Tirakoobka Ciidamada Iyo Wuxuu la yaabay Markii hore ! [Sawirro]

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa kormeeray Xarunta Tirakoobka Ciidanka Qalabka Sida oo lagu soo gabo-gabeeyey howlihii la xiriiray ururinta xogta iyo diyaarinta diiwaanka Ciidanka.

Madaxweynaha ayaa soo bandhigay muhiimadda ay leedahay dib u habaynta Ciidanka Qalabka Sida oo aas-aas u ah dowladnimada dalkeenna iyo in guul deg-deg ah laga gaaro dagaalka lagaga sifaynayo dalka argagixisada.

“Layaab waxaa igu noqotay, markii aan tagay Wasaaradda Gaashaandhigga in aysan Ciidanku lahayn gal-xogeed (File) xitaa Saraakiishii iyo Taliyeyaashii, taas ayaa noqotay tallaabadii ugu muhiimsanayd ee aan ku saxayno hannaanka dib u dhiska Ciidanka Soomaaliyeed.”

Madaxweynaha oo loo soo bandhigay tusmooyin ka mid ah Diiwaanka Xogta Ciidanka ayaa daalacday gal-anshaxeedka, aqoonta, xaqsiinta iyo hannaanka dallacsiinta ciidanka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa uga mahad-celiyey guddiga howshan qabtay ee uu hoggaaminayey Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre. Guddigaas oo ka kooban Wasaaradda Gaashaandhigga, Talisyada kala duwan ee Ciidanka Qalabka Sida, Wasaaradda Maaliyadda, khubaro iyo lataliyeyaal ka tirsan xafiiska Madaxweynaha iyo Raiisul Wasaaraha.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 26)

  1. Wiil hiraab says:

    Dhuusa weeyne yaa Barry ciidan
    Iyo hawlihiisa dhoocilada
    Ayuu kufsan jiraye igu sawir
    le waaye sheekadu

  2. Wiil hiraab says:

    Canugaan abgaal e daankisa
    Ad moodid qaraf cidi ka guurtey
    Isagu waa camiil lagu shaqeeysto
    Ki kheeyre e dhakadisa aad moodo
    Canug aan dhameeys ku dhalan
    O Colin ah isna waa ah taaganyahey
    Sidi nin ciidan iyo hawlihiisa
    Wax ka yaqaan kkkk
    Alla maxa ummada been lala
    Hor taaganyahey
    Waa uun sida Odey Axmed Somaali
    O Dadkaa kalshaale la hor taagan
    nigu Pilot ayan ahaan jirey
    Waligina dameer xita må kaxeeyn
    O ceeyrti kacaanka ayuu iska cuni jirey

    • Ahmed Somali says:

      ASC.
      Wiil HIRAAB, adeer waa mahad ALLE SWT haddaad caafimaaday ood ka soo baxday cisbitaalki dadka sida kale noqda ANNAGUA ducaan kugu kabayna. WBT

  3. Kacaanboy21 says:

    Farmaajo iyo.kheyre wadanka iyagaa xukuma. Wiil hawiye iyo wiil darood mashaaalaah wadanka. Cadawga kailaasha. Darod ka xanaqasan iyo hawiyaha xanaqasan ha u joojin ina. Guul .guul wadanka shaqa ka qabta guul cadawga hajabo mucarad ashaab maamulgobeleed kibray qabyalad ku dhisan guul

  4. Ahmed Najaad says:

    Wiil Huuro
    Maxaa la ooyeysaa sxb?

  5. Dabshid says:

    Wiil hiraab

    Eebow 3 nin oo shaqadii HAG wado waaye (Farmaajo, Kheyre iyo Odawaa)

    Hadey Qaldaana waa la Tuura wareega dambe

  6. Kalsame says:

    Wiil Hiraab kan la baxay Hawiye xitaa ma aha. Lahjaddiisa iyo dooddiisa labaduba kama turjumayaan aragtida reerkaa uu magaca ka dilayo… Yaa igu raacsan?..

    Sidoo kale kan Sargaalka wata oo isna Absame iska dhiga, u dhabba gala! Waxay ila tahay in uu qolo kale yahay…

  7. Caamir says:

    Wiil Hiraab magacdaan is Dhig
    Laguma Caayo Madaxdada iyo Dadka kaleba
    Ee Saciid Dhuudoweyne iyo Axmed Dhuxuleeste Magacyadooda Soo Qaado

  8. Ahmed Najaad says:

    Ninkaan waa halyeey wallee qabiil darti kuuma mucaarado

  9. Dabshid says:

    ilaa Waagii uu Rasalwasaaraha ahaa oo KALPALA looga furfuriwaaye FAROOLE IYO MELES, Halyey ayuu u ahaa Hawiyaha

    15 wiil ayaa u dhimatey mudaharaadkii loogu sameeyey Xamar.

    – Hadana waa Hogaamuye Hawiye, oo la garabtaagan – Dhul, Dheef iyo Dhalaan.

    * Kudarso ama kadarso

  10. NuurkaNederland says:

    WAR MA JABHAD BAA?.
    TAASI WAXAY KU TUSAYSAA MAAMUL XUMADA KA JIRTA MEESHA.
    SOMALIYA ILLAAHAY HA U SAHLO.

  11. Mr BaHaL says:

    Hawiyaha hadii wax wadanyaan sawkuwii wadanka qabsaday may ahayn?

    20 sano kadib in halkan niic lala soo fadhyo sow nacasnimo maaha/

    Hawiye walaa Daarood ama cid kale,qabiinimo waxba lagu wadi karimaayo.

    Saa intaba waad soo aragteen.

    Meel iska fadhiista oo xaarka iska maydha.

    Dalmida

  12. Dabshid says:

    If you are confused about KUDARSO AMA KADARSO.

    Waxey katimid reer araar reer Guuro, oo ah
    Ama Geelka xooluhu ka cabaan nala qodo, ama sida Dadka Socotadaa Biyo kadarso.

    British also says

    Put up or Shut up.

    Means !
    take action what you are talkin about or stop talking about it.

    * Ka muuqo ama Ka maqnow ( Uunsi iyo Alalaas ma rabnee)

  13. Dabshid says:

    = araah reer Guura

  14. Leopon says:

    Farmaajo iyo khaire haday isla dhamaystaan mandate kooda xileed si khilaaf la aan ah record ayay dhigeen waana in farmaajo
    Lagudoonsiiyaa bilad sharaf. Waxaana kudayan Fiona madaxda kadanbayn doonta

  15. xaange says:

    Maleeshiyadan ku magacaaban ciidanka qaranka oo la ogaadey inay Alshabaab u yihiin “Hilib bannaan yaal oo haad arkay” haddii ay muqdisho meel ka baxsan tagaan.Sidaa waxaa qoray joornalkan oo soo xiganaya Pentagon .
    https://thedefensepost.com/2020/02/12/somalia-operation-badbaado-shabaab-mogadishu-shabelle/

  16. Dabshid says:

    Xaange

    Gaalo ayaa sheegtay NAFTIISA QARXIYE, waa ka adagyahey askari Bilaash ku shaqeeyo.

    Xaange gaalada ayaa laga hayaa Nin Naftiis halaage ah, lama yaqaan qaab loo difaaco

    Anna waxaan ku darilahaa,
    Nin Ku farxaayo Gaalo ayaa dadleyga Liidey, sidee loola doodikaraa.

    – Naftiisa halaage vs Dalkiisa Liide

  17. xaange says:

    Dabshid
    Ciidan dhab ah oo carbisx fiican iyo khibrad dagaal leh ayaanay ahayn.
    Teeda kale haddii hadafa aad askariga u noqotay uu yahay mushaar qaado oo kaliya.Shabaab kama adkaan karaysid.
    Waa in ninka askarigaa physically and psychically loo dhisaa.Aaminaa inuu u dhimanayo dalkiisa iyo dadkiisa.Oo uu helaa dammaanad buuxda haddii uu dhinto iyo haddii uu dhaawacmaba inuu leeyahay dad iyo dowlad ka damqanaysa.
    Waa in culimada tima weynta ama ahlu sunna ay tashkiiliyaan ciidamada askartana qaab diimaysan looga dhaadhiciyaa inay shabaab yihiin khawaarij gaalo ah ayna tahay in lagu shahiido

  18. Cadaado says:

    ASC dhamaantiin markale,
    Xaange waad mahadsantahay saaxiib warbixinta.

    Of course, askari ciyaala suuq ah, oo physically iyo mentally baaaba’ u ah, oo jaad cunna, oo aan daryeel heeysan iska dhicin karro cidna iska dhaaf argagixisda alshbaab.

    Laakiin, kuwa odayaasha daanyeerada ah sida Ahmed Somali oo saraakiil been ah, oo Afweeyne markii horeba uga dhigay si musuq maasuq ayaa laleeyahay waa taliyayaal, kuwaas ma waxweey dad waxbarraan, waa jaahiliin, hadanna da’a ah, oo duqoobay, waana cudurka Somaliya heeysta xaga ciidanka.

    Xataa dad u abaabulan si qabiil ah ayaa walaahi iska dhicin karra argagixixada alsbhaab.

    Kaliya Somalida ayaa daaneyero ah, oo afkooda masoo marrin karraan xaqa iyo waxa saxda ah. Sababtoo ah, waa fulayaal.

    Meesha ayeeyba lasoo taaganyahiin qaarkooda caqliga xun, alshbaab waxaa ku jirra qabiil walba. Tan oo ah, figrad eey suuqa galiyeen isla argagixisda si aanan loo arkin.

    Maya, argagixisa alshbaab maahan Somali oo dhan. Qabiilo gooni ah waaye, dagaalii qabiilka oo Somaliya ka dhacay oo kale kaliya ayaa looga adkaan karraa, iyo iyada oo la helo ciidan aqlaaf iyo Sharaf leh, oo dayreel leh, oo qabiilada Somaliya oo dhan inta laga soo aruuriyo, layiraahda qabiil walba deegaanka uu Dagan yahay 3 bilood Ayaan uga saareeyaan argagixisda, kabacdi qabiiladaas isku tagay ee ciidanka dowladda ah, oo marba gobol iyo qabiilada eey gumaadaan ka dul kiciya argagixisda alshbaab.

    Inta ka horeeysa, daanyeerta, weey is ogyahiin daanyeerta la dhaco, la baado, la kufsado, oo afmaaymaayga la barray sidaas ayaa loo duleeyn. Daanyeero.
    Dalmida.
    God bless Somalia.

  19. Dusha says:

    FRICAWARSomali troops still vulnerable to al-Shabaab outside Mogadishu, Pentagon saysNew report calls into question AFRICOM’s ability to ‘degrade’ al-Shabaab by 2021

     JARED SZUBA   FEBRUARY 12, 2020

     2 MINUTES READ

    Troops loyal to Somalia’s Federal Government in Mogadishu are not yet ready to stand on their own against al-Shabaab militants in the country’s south, the U.S. Defense Department said in a new report.

    Despite some successes, the Somali National Army – backed by African Union and U.S. forces – have made little progress in recent months on Operation Badbaado, a joint effort to secure rural areas south of the capital, according to a Pentagon Office of the Inspector General reportpresented to Congress on Tuesday, February 11.

    The assessment comes ahead of a potential limited drawdown of both U.S. and A.U. military forces contributing to the fight against the al-Qaeda-linked Islamist militants who still control swaths of southern Somalia.

    It also calls into question the feasibility of U.S. Africa Command’s goal of significantly degrading the militant network’s capabilities by 2021, despite a blistering drone strike campaign and American Special Operations Forces’ assistance on the ground.

    The 21,000-strong African Union Mission in Somalia (AMISOM) and some 500 U.S. Special Operations Forces backed by air support have sought to continually weaken the militant network until local Somali Federal Government forces can hold the territory on their own and fill governance needs outside the capital.

    AMISOM is set for another withdrawal of 1,000 troops later this month as part of a long-delayed process of turning over control to Somali troops.

    U.S. Defense Secretary Mark Esper has said the Pentagon is considering drawing down some of the more than 5,000 troops in Africa in order to focus on countering Russia and China elsewhere.

    AFRICOM commander General Stephen Townsend told Congress last month that he believes the U.S. can achieve its counter-extremist objectives in Africa if the current number of American forces is sustained.

    “I don’t believe that it’s a whack-a-mole [mission],” Townsend told lawmakers during the budget hearing.

    Al-Shabaab has fought to establish an Islamic state in Somalia since 2006. The group was largely routed from Mogadishu in 2011 by AMISOM but still controls significant rural areas.

    The militants, the report says, still retain effective command and control, “as evidenced by the Fall 2019 synchronized attacks against separate SNA forward operating bases in the Lower Shabelle” region, a Shabaab stronghold.

    Though SNA forces successfully defended their new outposts, AFRICOM said they would not have been able to do so without international military support.

    Moreover, the Somali Federal Government’s lack of control prevents U.S. State Department stabilization aid from reaching areas outside of Mogadishu, the report read.

    Washington considers that aid necessary to supplant Shabaab’s Islamist courts, tax systems and charities that fill rural governance needs.

    “U.S. AFRICOM reported that there was limited impact on degrading al-Shabaab outside of Mogadishu due to slow police force generation and lack of stabilization activities, including local governance, within seized towns in the Lower Shabelle region,” the report reads.

    The State Department’s USAID office recently moved from Nairobi, Kenya to Mogadishu International Airport, but the SNA’s inability to effectively hold territory “means that USAID implementers cannot provide [stabilization] programs” in areas captured from al-Shabaab.

    The U.S. aid agency in Somalia relies on subcontractors who “can travel outside of the compound, meet with implementers and beneficiaries, and monitor programming” to evaluate the progress of stabilization projects.

    But by May 2020, the report said, only one contractor capable of leaving the airport will remain.

    Further complicating matters, Operation Badbaado is currently on hold due to seasonal rains flooding local roads, the report notes.

    “This quarter, al-Shabaab demonstrated its ability to conduct high-profile attacks, recruit fighters, and finance ongoing operations,” the report reads.

    The group claimed responsibility for a massive car bomb in Mogadishu in late December that killed at least 90 people, the worst attack in the capital since 2017. Earlier that month, the militants stormed a Mogadishu hotel frequented by government officials.

    In January, Shabaab fighters staged a brazen raid that penetrated the perimeter of Kenya’s air base at Manda Bay, killing ten civilians and one U.S. military member.

    SNA also receive backing from the United Arab Emirates, Turkey, Qatar and the European Union.

  20. Mr BaHaL says:

    Horta jaale Madxwayne Maxamed Cabdullahi(Awbadkhaleha 3-aad) aadbuu u mahadsan yahay.Tani waxay muujinaysaa in talaabo kale hore loo qaadayo.Hadiiba maanta laga gugbay wixii kale oo dhan oo loo gudbay in askari kasta la helo dadaalkiisa iyo wax qabadkiisa oo diiwaan gashan si uu u dalaco ama u helo wax barsho dhan walba le.

    Well done Jaale madaxwayne.

    Xasan sheekh wuxuu ku odhan jiray ciidanka.Dee hadii aydaan sidaa raali ku ahayn iska taga oo taga guryihiina kkk
    Aanaa daawdaay oo la i waydiiyaa arintaasi.Maalintaasi waan naxay.Waxay ahaayeen Odayaal isaga aad uga da’waynaa oo gaajayasan.Hagaamintu maaha wax lasyka helo.Waa wax kale oo aan u baahnayn inaad reer Hebel noqoto.

    Taasi halkaasi aan ku dhaafo.

    Land of Punt ayaa su’aal dadka waydiiyay.

    Inkasta oo uu u qalmo in la caayo,hadana waan iska dhaafay caydiisa – waxaan is-idhi,bilee uu halkaaba ka taagan yahay aqoonta dawladnimo iyo wada jirka ummadeed.

    Axmed Madoobe iyo alshabaab wax u dhexeeyaa ma jiro – hadiiba aanu ka xumayn.waxaan qabaa inuu ka xun yahay alshabaab.Waa dabadhilif u adeegaya wadamo shisheeye.waa Ex-alshabaab iyo Mooryaan hore.Isaga iyo alshabaab wwa isku mid ama waxaaba la qaatay alshabaab.Alshabab wuxu dheerayhaya qabiil kicinta iyo u adeege wadamo shisheeye.

    Markaasi waa in isaga lagu qaadaa dagaalka si meesha looga xoreeyo,isaga iyo Maleeshiyada uu ka soo urursaday Dhagaxbuur iyo qabri dahare.

    Unityga wadanka waxaa lagu ilaalinkaraa wada jirka.Ninkasta oo ka horyimaada wada jira waa in meel la saaraa.

    ,Midda Ciidanka

    Ciidanka la geeyo Gedo iyo Baled-xaawo waa sax.Meel kasta oo wadanka ka mid ah ciidanku way tagi karaan.Hadaad diiido,waxaa soo socta maalin aad yeelidoono adiga oo bahdilan.

    Gabre ayay dumrka u gayn jireen kuwan sheegta maamul goboleeyadu.Waa wasakh Somaliya ceeyeebyay.Waa in laga sifeeyaa Inangumeed oo dhan.

    Dhamaadkii wakhtigii Inangumeedka oo gabo gabo ah.iyo dadkiisii oo ooyaya.

    Gu’gii guusha somaliyeed oo curtay.

    Dalmida

  21. Garqaad says:

    Sawir qurux badan. Shaqo muhiim ah oo loo baahan.

    Waan hubaa nabad iyo nolol. Wax yaabaha yar yar ee ay mustaqbalka miiska keensan doonto ayey ka mid noqon doontaa diwaan gelinta ciidanka banaadir state.

    Ciidanka la habeeyo sifiican loo diwaan geliyo. Mushaarka oo ciidanka oo la kordhiyo. Waa wax muhiim ah loo baahan yahay.

    1 sano ayaa haray wadooyinkii waa xiran yihiin. Afgooye iyo xamar lama tegi karo.

    Dastuurkii inangumeedka laga minguuriyay waxba lagama qaban.

    Majiro maamul gobaleed dowladda heshiis la ah oo shaqo ka socoto. Kuwa kasoo horjeedo waa laysku hor fadhiyaa.

    Shaki badan ayaa jira. Madaxweynihii wuxuu ku dhex milmay itoobiya.

    Abiya axmed. Ayaa laga hayaa somaliya iyo itoobiya Hal wadan ayey noqonayaan.

    Hadda askari itoobiyaan ah oo is mid ciidamada beled xaawo joogo waxaa laga sheegay in uu dhahay. Annaga iyo ciidanka somaliya isku mid ayaan nahay Hal dal ayaan u wada sheqeynaa waana itoobiya.

    Hadda waqtigu waa gabo gabo. In lasoo laabto waa la rabaa. Waa ku qasban yihiin in ay xoogaa dhaqdhaqaaq sameyaan si.ay mar kale wax magaratada indhaha uga xadaan.

    Waan hubaa in albaabka laga bixi doono Mr farmaajo. Waaba haduu kala keeno.

  22. xaange says:

    Cadaado
    Adaa mudan bro.
    Aad iyo aad xitaa qaab qabiil ha loo abaabulo oo deegaanada ay joogaan qabaailada dega ha lagu kiciyo.
    Waa inuu jiraa hadaf iyo siyaasad cad oo uu leeyahay askariga ka hor tagaya nin aaminsan haddii uu dhinto inuu jannada galayo oo uu shahiid yahay.
    Laakiin nin mushaar kaliya hadafkiisu yahay marnaba kama adkaan karo shabaab.

  23. habu says:

    ruun ahaanti hadanaan la xaqireenFarmaajo iyo Kheyre sayisada Somaliya wax badan bey ka badelen waxaad mooda dadka in ay fahmeen Qarinimada in ay tahay muqataas balse Qabiilku in uu yahay cudur Somalina ka rabey aduunka waqti waa in la siiyo labadan nin Inshalaah wadankii wuxuu noqon mid aduunku uu soo dalxiis taago.

  24. habu says:

    Somali waxey wax ku qabsan kartaa wada jir balse maha aha reer hebel ba degen halkaan waxaas wax aduunku ka soo gudubey 1000 sano waad argtey qurbaaan wada joogna meshaad rabto ayaad digi dadku waa suman yihiin.Waxaan waxa noo keney jahamadii laga soo dhisey Itobiya oo ku dhisana qaabil si Somaliya lagu dumiyo 30 years waqti dheer waa in lafahamo hada in anaan lagu dhisi kariin qaabil wadan.




Ciidamadii ugu badnaa oo Turkiga looga dilay Suuriya iyo Xaalada oo Faraha ka baxday [Muuqaal]
- Feb 28, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Ciidamadii ugu badnaa ayaa Dawladda Turkiga looga dilay Gudaha dalka ...
War deg deg ah: Dagaal Cusub oo ka Qarxay Dhuusamareeb iyo Wararkii u dambeeyay
- Feb 28, 2020
Gaalkacyo ( Kalshaale ) Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa sheegayo ...
MD. Qoor-Qoor oo ka ka hadlay Dagaal Xalay ka dhacay Dhuusamareeb
- Feb 28, 2020
Dhuusamareeb  ( Kalshaale ) War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug oo ay dowladda ...
Ahlusunnah oo War kasoo saartay dagaalkii ka dhacay Dhuusamareeb [Akhriso]
- Feb 28, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ah Madaxweynaha ...
Warbixin : Dawladda Soomaaliya oo Muddo 30-Sanno kadib ah Gaadhay Guul Taariikhi ah
- Feb 28, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Guddiga fullinta ee Bangiga Adduunka ayaa sheegay inay qaadeen tallaabo lagu ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!