Deg deg : Duqaymo lala beegsaday Laba Saldhig oo Alshabaab ay leeyihiin

Muqdisho ( Kalshaale ) Deegaanka Kunyo Barrow ee Gobolka shabeellada hoose, waxaa Diyaaradaha dagaalku ay Fuliyeen Duqaymo , Waxaana la sheegay in lala beegsaday Duqaynta laba saldhig oo Alshabaab ay ku leeyihiin deegaanka Kuunyo barrow.

Ciidamada Dowladda  Soomaaliya Saraakiil ka tirsan  ayaa dsheegay in duqeynta lala bartilmaameedsaday Xubno ka tirsan Alshabaab balse aysan shaacin Magacyadooda.

Mudooyinkii dambe ayaa diyaarado dagaal waxaa ay duqeymo ka fulinayeen deegaano ka tirsan gobolada dalka qaar oo ay maamulaan dagaalamayaasha Kooxda Alshabaab.

Ma jiraan xog intaasi ka dheer oo laga helayo duqeymaha ka dhacay deegaanka Kuunyo Barrow ee gobolka shabeelada Hoose.

Dowladda Mareykanka ayaa sare u qaaday duqeymaha ay ka geysato gudaha Soomaaliya tan iyo markii xilka madaxweynimo loo doortay Trump oo dhawaan saxiixay go’aan kor loogu sii qaadayo duqeymaha ka dhanka ah Alshabaab, Waxaana sidoo kale Duqaymo Fuliya France iyo Kenya  oo beegsada meelaha ay ku sugan yihiin ciidamada Alshabaab.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. NuurkaNederland says:

    ADEER WARARKAANOO KALE WAA:
    FAKE NEWS & IIDHEH AMERICAN!!!.
    ALSHABAB WAA MARAYKAN.
    MARAYKANA WAA ALSHABAB.
    ISIS WAA MADE IN ISRAEL.
    ALQACIDA MADE IN CIA.
    ARGAGAXISO OO DHAN WAXAY HOOS TAGTAA WASHONGTON DC & TEL AVIV.
    Fiiro Gaara:
    I SAID=TERRORIST=ANTI MOSLIMS & ISLAMIC.sure.I HAVE EVIDENCE!!!.”BEWIJS”.
    MASKAXDAYADU MA AHA WEEL MARAN O HABAR KASTA WAX KU SHUBATO!!!.

  2. NuurkaNederland says:

    HORTA WELI TAN MA CID BAA DHAGAYSATA!!!?.
    BBCSOMALI WAA IDAACAD AYNAAN SHAQO KULAHAYN,LKN,
    WAANA U CUDUR DAARAYNAA KUWA KA SHAQEEYA!!!.




Deg deg : R/wasaarihii Hore ee Somalia oo ku Geeriyooday London
- Apr 1, 2020
London ( Kalshaale ) Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ...
QM oo Masiibo Dunida Soo martay ku tilmaamay Cudurka Corona, kadib dagaalkii Labaad
- Apr 1, 2020
Hargeisa ( Kalshaale ) Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee Antonia Guterres ...
Janaale : Ciidamada Xooga dalka oo Fashiliyey Qaraxyo la yaab leh oo Alshabaab u diyaarisay
- Apr 1, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) War kasoo baxay Taliska Militariga Soomaaliya waxaa lagu sheegay in ...
SAWIRRO: Soomaaliya oo laga Cafiyey Lacag ka badan 1-Bilyan oo Dollar
- Apr 1, 2020
Garoowe ( Kalshaale ) Shir qaatay ku dhawaad 10 sacaadood oo mareegta internet-ka ...
MUUQAAL: Somaliland oo sheegtay in Dad ku sugan Burco iyo Berbera laga helay Cudurka Karoonaha
- Mar 31, 2020
Hargeisa ( Kalshaale ) Somaliland ayaa Xaqiijisay in Laba QOf laga helay Cudurka dilaaga ...