MUUQAAL: Axmed Madoobe Boosaaso Muxuu u yimid ? Iyo Hadalkii ay Jeediyeen Isaga iyo Siciid DENI [Daawo]

Boosaaso  ( Kalshaale ) Waxaa maanta magaalada Bosaaso ee Gobolka Bari soo gaadhay Madaxwaynaha Maamulka  Jubbaland Axmed Madoobe, Wuxuuna sheegay  inuu u yimid  wadatashi uu la yeesho madaxwaynaha Puntland .

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Axmed Madoobe ayaa Boosaaso ka sheegay in ay xiligaan muhiim tahay in laga wada tashado siyaasadda Soomaaliya , Waxaana Halkaasi kusoo dhoweeyay Madaxwayne Siciid DENI.

Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdullaahi deni ayaa sheegay inay Puntland iyo Jubbaland kamidaysan yihiin Ilaalinta Federaalka, Xaq-dhowrka Dastuurka, Geedi socoda Siyaasadda iyo la dagaalanka Argagixisada.

Dhinaca kale waxaa la sheegay inuu dhowaan soo gaadhi doono Boosaaso , Madaxwayniha Wakhtigiisu dhamaaday ee Galmudug Axmed Ducaalle Xaaf, oo haatan ku sugan Magaaladda Gaalkacyo,  isla markaana ka soo horjeestay dhismaha Galmudug loo dhan yahay oo  DF Soomaaliya ay ka wado Dhuusamareeb, Waxaana la filayaa in shir wadatashi ah oo u dhaxeeya Puntland, Jubbaland iyo Madaxweynaha Wakhtigiisu dhamaaday ee Galmudug Xaaf, looga hadli doono xaalada siyaasadeed ee dalka.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 58)

  1. Mr BaHaL says:

    Waxan arkijiray Ugaas isku caano shubay.Nin u waashay suldaanimo oo isagu isku caano shubay.

    Hebel isaga ayaa isku caano shubay.

    Wax walba waa la midab dooriyay.

    Carpet cas,kooxaha soo dhawaynta kkk

    Magacii madaxwayne,magacii wadan,magacii dawladeed kk
    Riwaayad ayay ku jirtaa Maryoolay.

    Meel kale oo sidan looga biqleeyo lama hayo aduunka.

    Waa dad maraya uqdad meeshii ugu dambaysay oo wax walba bahdilaya.

    Waxaan
    kkkkkk

    waxan xagee ka dhacaan aduunka ooo aan hayn somaliya kkkkkk

    Dalmida

  2. Khalil says:

    Mr Bahal

    Hehehe

    Bro maalintey idiin gaarto ood calan iyo carpet casba isla heshaan yaad ogaan doonta nidaamka federaalka macaanka uu leeyahay,inta ka horeysa howlan socda buufis inaad ka qaado caadi waaye kkkkkkkk

    Sh Mohamed idiris baa yaabay

  3. Mr BaHaL says:

    Kaliil

    isku caano shubay kkkkkkk

    Xildhibaan nacnac ayaa yaabay

    Dalmida

  4. Rooble says:

    Waamaxay tuugaysiga ay wadaan buntland iyo jubaland midkale ayaan arkaa iyo kalsoni daro ka muuqata jubaland iyo buntland oo la odhankaro waa liidnimo iyo fulaynimo yacni ama sida raga badheedha
    Oo ku dhawaaqa inad somali ka madaxbanaantin ama yeela madaxwaynihiina farmaajo Iyo allah i wada

  5. Dabshid says:

    Aboor iyo Quraanjo ayaa ku lantey, waxey soi saareen.

    – Cadyahow ama ku cuney ama ku ciideeyey.

    Tigree laguma gelo Kursi Villa Xamar
    Kuukuuyo laguma helo Kursi Villa Xamar
    30 cod laguma helo kursi Villa Xamar.

    * Governor Deni oo mingis laga Fooxin.

  6. Ahmed Somali says:

    ASC.
    HORTA DENI, ma haystaa Fasax uu ku dulmaro Arli uusan DAAROOD degin Waa kan Qabyaaladda ku waashay oo ka dhexeeya; Garowe-Kismaayo-Kismaayo-Garowe ?. °§*Balse waxaa cilmi baaris u baahan Dhaqankaani MAKA Daacadbaa MISE waa MID uu shacabka deggaannadaa KALSOONI uga Raadsan?. °Aniga waxay ila tahay INUU Film u dhigi Dadkaa Qabyaaladdu Oofsatay!!!. °Haddaysan saa ahayn MUXUU ku soo Kordhiyay Puntland?. EBER. WBT

  7. Land of Punt says:

    Dadbaa alergic ku kicin marka arkaan dad dulkoodii oo ayaga rag u noqdeen oo airport dhisteen guddoomiye federal state carpet u dhigtay soo dhaweynaya…
    Maxay rabeen ma in persion Bantu Ugandese ah loosoo diro oo ku mushaar qaato.
    Yaa yiri dalka Xamar meel ahayn ma jirto.
    Laangaab dhan qaylo iyo waawareey ku jiraan.
    Somalia cross roads maraysaa, waxaa guulaysan kuwa xaqa ku taagan oo in shacabka gobolada nolol helaan raba oo dal wada nool noqono.
    Kuwa sida Naag masayr gubay horumarka gobolada diidan cidna u joogin mayso macal Farmaajo iyo Khayre.
    Macaanka isku tashi dad bartay din u noqon maayaan oo taas dagaal bay ka xigaan.@😎

  8. Land of Punt says:

    Ahmed Somali
    Kkkkkk
    Inay Daaroodismen tahay u malayn maayo oo Xaafna waa soo degey..
    Waxaa is haysta dad federal system diidan iyo kuwo raba.
    Dowladnimo Somali cidna ma diidana inta reer Puntland dowladda Xamar gadhida hawl ku bixiyeen waa ogtahay.
    Qabiilka maanta doqon baa siyaasad ka raadiya…kollay Somali qabyaalad ka dhammaan mayso. Anigaba taas waa ogahay inay Ina Adeer baqti lagu sheekeeyo.

  9. Garqaad says:

    Isku soo duuboo. Marba Hadii madaxdii dalka ugu sarayasay. Marna itoobiya u cararayaan marna eretariye. Maxaa lagu haystaa kuwa ku baala xooftaynaayo dalka gudihiisa.

  10. Land of Punt says:

    Gadhida= Fadhida

  11. Rooble says:

    Car waa ninka ku dhawaaqa gooni isutaag
    Sida somaliland kkkkk. Yacni 30’sano
    ayaan dawlad ahaa 100’sano dambena waan ahàan karaa hhhhh. Sida somaliland yeela oo banaan daga yeeliwaaya shacabka kala fadhiista gaajada iyo mawda
    Gaajada

  12. Oday jaamac says:

    HALKA KALIYA EE SO-CALLED NABAD IYO NOLOL
    AAN UGU BOGAY WAA XARUNTII AMXAARADA EE ADIS ABABA OO LAGA SOO XIDHAY MINYAROOYINKII TIRADA BEELAY, WAA ARIN FIICAN INAY MAGAALOOYINKA DALKA GUDIHIISA WAREEGAAN, WAXA LAGA YAABAA INAY MAQAAXIYA QAARKOOD WAX KA IIBSADAAN.
    GOBERNATORE DAL KALE LAMA YEELAN KARO XIRIIR AAN DAWLADA DHEXE/FEDERAL KA AHI LASOCON. CIYAAL FEDERALKA KU WAREERAY INTAA FAHMA, AMA ADEERKIIN SINJIBAARI SOO WARSADA…

    FAKELAND BERYAHAN KAMA MAQAL WAALAAHAYO
    ETHIOPIA, MALAHAYGA SOMALIABBOO/OROMO BAY KU NACEEN..

  13. farxiyo says:

    Waaa *DÀAD-XOOR*.

  14. Land of Punt says:

    Oday Jamac
    Waan aqaan ey sida dhilo oo kale u caytama meesha rag baa ku kaftama hadaad madax shacab doortay minyaro ku dheegto waa af lagaroone.
    Wax ku afgaranaya raadso.
    Horta xageed naga soo salaantay..in lagaroone iyo Laangaab cuqdadaysan tahay cidna waydiinmaayo.
    Gobolkee kasoo jeedaa?
    Fucking idiot@👎

  15. Land of Punt says:

    Haddaan ku darsay daanyeer Jeega-wareega iyo caruurtii hadantidii qaranka lagu kufsan jiray ka samri la ayaa u egtahay.
    Halaguugu dhaarto inaan waqtigaas soo noqonayn.
    Dawaco meesha bari uga baratay ayey macaluul ugu dhimataa.
    Walaan dib loogu noqonayn in Xamar dadka ADC iyo Livestock shacabka xoolahooda la yiraado min LC wadan ma dhoofin karo.
    Get use to it, cidba tuuladooda loogu xoog shaagan maayo.
    Taas geeri baa ka horeysa.
    Fucking Daanyeer, Sinjibaar ku ye.

  16. Oday jaamac says:

    Land of Binti
    Hooyadaa iyo walaashaa baad ka sheekaynaysaa reerkaad magaciisa wadato
    Wuxuu caanka ku ahaa meesha halasoo galin

    HILBO XUMI BAH YAAQUUB NIN OGI
    HAYB MAFAAQIDO’E …

    SAYID MAXAMAD 100+ YEARS AGO

  17. Dabshid says:

    Ahmed Guulwade

    Farmaajo ayaa awoodi waayey inuu degmooyinka Garowe iyo Afmadow hoos keeno Villa Xamar,

    Qaaran kamaanan sugeyn inuu ka keeno oo dad iyo Dhul la maamo maleh

    Lkn waxaan laheyn wuxuu dhihi doonaan aan iska goyn Ceebtii Tigree iyo Kuukuuyo.

    – Farmaajo maahan Leader
    – Kablalaxna maahan Wadaniyiin iiman leh

  18. Rooble says:

    Hurdo kama lado oo jacayl igama guuroo
    Galilyada jidhkaygii qabanwaayay gogoshee
    Ninnuu gubay jacaylkii laga jaray gasiinkii gantaalo uu ka taagoo
    Hadaad garasho leedahay
    gobeey lama colaadshee
    ?????????????????????????????????
    Guudloow libaaxiyo inta bahal gurguurtiyo
    Goodkiyo abeesada ayaan guri la seexdaa
    Gayigeena oo wayn guudlayda oo badan nin dartaa u golon golay lama gooyo hanaqee
    ?????????????????????????????????????
    Midkale nin macalin ii ahaa xaga shaqada iyo ganacsiga ayaa odhanjiray asagoo aniga ila hadlaaya alla hebelow inaader yaa waxuun cuna oon waxbaba qaban? Yacni mar dareenkayga ayuu baadhayay marna waa kicinaayay marna shaqada ayuu igu dhiirigalinaayay marna waxuu i sheegi jiray inaanay dhacayn inaan waxuun cuno oonan waxba qaban @ kalmadaa waxaan xasuustay maanta oon fasax ahaa . Waan cunaayay oon cabaayay wbt igadhan

  19. Dabshid says:

    Land of punt

    Xaaf Qaraabte yuu xil u hayaa, ilaa laga dooran nin reer Cadaado ah waxaa Xilka Galmudug hayo CO-GOVERNOR SHAAKIR SUBAGLE

    Korna waxaa ka waardiyeyn CO-MADAXWEYNE KHEYRE

    * Tol la’aan waa Tayo la’aan

  20. Oday jaamac says:

    GOBERNATORE YAASHA HALA GAARSIIYO IN BOOSKOODA CUSUB YAHAY AFWERKI EE AANU AHAYN OROMIGA, SO-CALLED NABAD IYO NOLOL
    IDINLA JOOGAYAAN ILAA 2022 ..

    ODAYGII SHEEKH SHARIFF MEESHA KA RITAY
    BAA HABARTII MARAYKANKA AHAYD MRS FRAZER

    USHEEGTAY MOGADISHU TAG OO WAREEJI XAUKUNKA, LABADA INDHOOD BAA SOO BAXAY.
    ‘SOMALI WAA LAGUMAYSTAA” OO MAHADAAD OGATAY, AMA WAREEGAALAYSTA AMA MARATHON GALA WAXA LAYDIN YEEDHIYO KALIYAA SOCANAYA

    FUCKIN GAROWE 1 2 XAGAY KU DAMBAYSAY?

    DUSTBIN !!!

  21. Dabshid says:

    Oday jaamac

    Hadey joogaan N & N ilaa 2022 ma awal ayey dhan u dhaafahayeen Goof Hiraab

    Armaad wadne tolan oo aad Laascaanood geyn Nabad iyo Nolol.

    Maamulka Banaadir
    waa nin kula saxiibey Shaxaad

    Iyo nin kula saaxiibey
    Ciid
    Ciidan
    Iyo Canshuur

    * Ku darso ama kadarso

  22. Rooble says:

    Dabshid

    Waar ha igu dirin dhulbahante lasacanood iyagaa haysteee. Dab inaad shido mooyee waxkale kuu waayay anigu

  23. farxiyo says:

    Caku nacas yurub caydh Ku qaata,oo badhaacinaya badanaaaa.
    Dabshid,Dhulbahante isagaa is haystee,cidina ma haysato.
    Adiga waxa talo kaaga baahan meeqaanka muqdisho,aawey,isweydiii.
    Laascanood haku mashquulin.

  24. farxiyo says:

    Akhyaarey weligiin ma aragteen min naag Ku dhega hadlaya,akhaseey.soo badheedh
    Laga roonayaasha uma jawaabee.

  25. Oday jaamac says:

    Dabshid
    Laascaano inay saa dad uwareer gelisay ma qabin dadka halkaas degaana somalismka waa ku fiican yihiin , African history iyo somalyaba taariikh bay ku leeyihiin yaanay ku dhibin..

    Maadigaa ina yay,shariif,culusow doortay?
    Kulgood waa laguu keenay waana lacayrshay.

    Kuwaana same thing, TAAGEERADA HAL SHAQSI CHANGES NOTHING..

    MANA TAAGEERI KARO THEY’RE JUST WASTING OF TIME, ADIGA IYO ANIGA IYO CIYAALKA ADEERADOOD MUDAHARAADKA KULA JIRAABA WAXBA MA BADALI KARAAN, OTHERWISE PROVE IT TO ME..

  26. Dabshid says:

    Farxiyo

    kkk

    Ina adeer gartu Alley taqaan

    Farmaajo wuxuu dhahey MAQAAM UU SAMEYN WAAYEY XASSAN SHIIKH aay la ugu dhibin XIDIDOOW . Waa Gar uu qaato ninkii Garqaate ah

    Waxaan sugey Nin Harti iyo Wacbuudhan ah markuu Goofka maalulo, Cali Gaaf ciil horow qabaa.

  27. Dabshid says:

    Oday Jaamac

    Warku waa iga xiran yahey

    Aabahey ayaa igu barbaariyey
    Ha eed sheegan, gartii lagaa helana qaado

    – Oday sxb howshaada wado waan is TAARGO FAHANAYE

  28. Land of Punt says:

    Oday Jamac
    Suaashaydii kama jawaabin, kollay haddaad beel caynayso adigana beeshee tahay?
    Ma rabo in wax iska qiyaasto oo dad ahayn u gafo…rag iska dhig xitaa haddaad ragga kor uga egtahay oo noo dheeg gobolka/beesha kasoo jeedo.
    Ilaa wax hadal xanaf leh Oday Jamac lee u qortay.

  29. Land of Punt says:

    Ilaa hadda cid kale hadal xanaf leh uma qorin aan Oday Jamac ahayn.
    Run

  30. farxiyo says:

    Dabshid.
    Kkkkkkkkkkkkk.ragganimo
    Min rag ahi waaaa kii garqaata.

  31. Oday jaamac says:

    Land of binti

    Twenty years AGO I TOOK A QUIZ,

    Question was what’s the most hated thing on Earth?

    Answer: Truth!!!

    And somebody has to tell it and I like to be That Guy..

  32. Rooble says:

    Hhhhh. Bees weeye mar hadii
    farxiyi qososhay
    yacni dabshid dagaalbaan u soowaday
    Oo qoriga ayaan galiyay baaruuda
    Wallee waxa laydiinyaabaa markay farxiyi
    Qosliwaydo @ Wbt igabadhan

  33. Land of Punt says:

    Siyaad Bare waxaa la shaqaynayey jaahilin fahmin meesha dalka u socdo.
    Waxaa laga dhaxley marka dadkii dhintay ku darin oo million gaaray.
    Dal kala xiran iyo dowlado cusub.
    Dad bay ka joogtoogaa Kacaankii daanyeerta ahaa alaa na dhaafiyey.
    Tuulooyonkoodii caasimado noqdeen.
    Yaa Kacaankii u darsaday oo agoontii Kacaanka ahayn?

  34. Land of Punt says:

    Sidii qolo aqaan ayaad u hadlaysaa, inaad beeshaada sheegatana waa diiday..
    Aniga Majeerteen ahay. Who are you?
    Garaad Binti baa yaabay iyo Madhibaan madareemin.

  35. Oday jaamac says:

    Dabshid

    NO hard feelings, we just educating each other, aan waxa ina mideeya ka wada shaqayno, that’s what we’re missing..

    Land of binti ku lahaa qolo maad tahay!
    Meesha ma diyaa(mag) laga aruurshaa!!!

  36. Land of Punt says:

    Oday Jamac
    Yaab!
    “Twenty years AGO I TOOK A QUIZ,

    Question was what’s the most hated thing on Earth?

    Answer: Truth!!!”

    You are crazy! You hate the truth!!!!!
    Unlike me, I love the truth and I Will dei with it.
    You see, how referent we are!

  37. Oday jaamac says:

    Land of binti

    HADAAD JECESHAHAY INAA MAJEERTEEN LACAAYO
    ANIGA WAYSKALA WAYNAHAY DAD ISLAAMEED CAYDOOD IYO RAADINTA CEEBAHOODA, SHAQADAY MAAHAN.. SAAN KUU FAHMAY INTAASAAD MEESHAAN UGU JIRTAA, NIN WALBA WAXAA LOO SHEEGAY REERKIINAA DADKA UGU FIICAN,,
    THEY NEVER TELL YOU “WE THE WORST ”

    TAKE IT EASY AND CONSULT WITH THE GOOD UNCLES VERSUS BAD ONES. I’M SURE THEY’LL TEACH YOU HOW TO DEAL WITH BEINGS

  38. Land of Punt says:

    Oday Jamac
    Waa suaal xaq ah, waayo beel baad caynaysaa adiga waa isqarinaysaa.
    Cayda beelaha iskdaa ama sheego beeshaada haluu jawaabee.
    Waan ku qiyaasi karaa anigaba.
    Qolo beyahaan cay iyo xasadnimo kasoo hartay oo badan arkay.

  39. Oday jaamac says:

    Land of binti

    People do hate the “truth ”

    That’s what they MEAN..

  40. Oday jaamac says:

    TUHUNKAA DAMBIYA..
    QOLO HA CAAYIN WAA GARTAY.
    QOLONA WAA XAASIDIIN MA FAHMIN

  41. Oday jaamac says:

    xaqa iyo baadilka laguma kala garto qoladaad tahay ama ku kaleba

    Xaq is xaq, xaqdaro is xaqdaro

  42. Land of Punt says:

    Oday Jamac
    Aniga afsomali igula hadal, meesha Somali keliys ku jirta, afar xabo erayo English jajaban meesha hala imaan.
    Haddii kale hadda kadib English kuugu jawaabin oo ku tusin in barbarayooy tahay.
    @😎

  43. Oday jaamac says:

    I LIKE LEARNING FROM OTHERS.

    JUST GOOD STUFF..

  44. Land of Punt says:

    By the way, I don’t hate the truth.
    Who hate the truth? Low life moron with full of clan animosity can the hate the truth not a decent human being.

  45. Oday jaamac says:

    Like the sentence “clan animosity ”

    Your words against your words

  46. Land of Punt says:

    I mean

    Who hate the truth? Low life moron with full of clan animosity can the truth not a decent human being.

  47. Oday jaamac says:

    Iska seexo MAJEEDHEEN na nagama xigtide

  48. Oday jaamac says:

    ADEER MAJEEDHEEN ARE MY PEOPLE, DADKA HAYSKU DIRIN HADAAN NINKA KALIYAAD CAYDAY AHYNA WAA CAFIS IYO MUSAAMAX.

  49. Oday jaamac says:

    قع الرجال
    Khayr ku hoyo

  50. Land of Punt says:

    Oday Jamac
    Majeerteen waan kaa xigaa, waayo caawa waan hubaa anoo waxa qorto ka duulaya in wax wanaag ah agtaa u quurin….at least say sometimes the truth, or all you know is a lie!
    Kkkkkkkk

  51. Land of Punt says:

    Cafis aniga, si la mid ah, khayr ku hoyo.
    Meeshaa Kalshaale waa la isku garaacaa fadhi ku dirir, laakiin aniga hore uga socdaa.
    ✌️Peace for Maryooley…

  52. Oday jaamac says:

    YES,PEACE FOR ALL

  53. Kalsame says:

    Roogga cas kaadi baa loo soo cabbay…

    DENI…Ari boow Xaafoow adigu kuraasta noo buuxi oo sheego qiimahaaga, kaliganno dadku wax bay naga urinayaane…

    XAAF… Ma saasaa?. Dubai u qaraab tag baan islahaaye illayn gondahaygay ka shidantahay… Million iyo bar soo xawila…

    DENI… Boowe intaasu waa sannad miisaaniyaddayadiiye wax dhin…

    XAAF… Waa yahaye 1M.. ka dhiga…

    DENI… I yar sug Axmed baan la tashane…

    To be continued…

  54. Guulwade says:

    Jegaanta .xoriyada markii la qatay. Waxa argagax kunoqday .harti puntland
    Oo kawayn. Shacab ahaan degaanka ahaan. Oo kasoo dhex baxay. Intii talayaaniga gumaysan jiray. Bad ahaan shacab ahaan waxay is lahayeen. Dhulbahante yo harytiga kalajaraan sidii gumaysiga ukala jaray tasaa keentay inay dhulbahante dul jogaan kaga darane jubaland oo.lamida. hawiyaha way ogyihiin in darood dehaankkisa waligii jiray. Iyaga waxa u daran 200 sano ee udanbeeyay hargaysa iyo burco buur la noqotay. Halka puntland iyo.jubaland jamuuruyad way yihin iyaga jegaanta jamuruyada beena shegtan. Kuqabso ku qadi maysid kuwa wawayn ee jegaanta xukuma way ogyihiin. Ee shacabkooda been ushegaan. Hadii lala dagaalo calaacalka ma dayaan in kastoo besha dhulbahante siyada kadhacsanyihiin. Oo shilimasd ay u tuuraan jegaanta si darood. Iyaga iga lasndheere and aan. 60 hadii xoruda la qatay. Ma darood bay ku dhul waynay een wa maya. Talyaani tag ingiriska tag. Beelwalba maamulgobeleed ha aaminto hadii kale waa ila me eray so. Muda dheer. Darood waxa lagu yiri inaad iciishasn mooyee la idin ma ciilo.




Deg deg : R/wasaarihii Hore ee Somalia oo ku Geeriyooday London
- Apr 1, 2020
London ( Kalshaale ) Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ...
QM oo Masiibo Dunida Soo martay ku tilmaamay Cudurka Corona, kadib dagaalkii Labaad
- Apr 1, 2020
Hargeisa ( Kalshaale ) Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee Antonia Guterres ...
Janaale : Ciidamada Xooga dalka oo Fashiliyey Qaraxyo la yaab leh oo Alshabaab u diyaarisay
- Apr 1, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) War kasoo baxay Taliska Militariga Soomaaliya waxaa lagu sheegay in ...
SAWIRRO: Soomaaliya oo laga Cafiyey Lacag ka badan 1-Bilyan oo Dollar
- Apr 1, 2020
Garoowe ( Kalshaale ) Shir qaatay ku dhawaad 10 sacaadood oo mareegta internet-ka ...
MUUQAAL: Somaliland oo sheegtay in Dad ku sugan Burco iyo Berbera laga helay Cudurka Karoonaha
- Mar 31, 2020
Hargeisa ( Kalshaale ) Somaliland ayaa Xaqiijisay in Laba QOf laga helay Cudurka dilaaga ...