Garoowe: Xildhibaan kasoo jeeda gobolka Sool oo Dil ka badbaaday iyo Waxa dhacay [Warbixin+VIDEO]

Garoowe  ( Kalshaale ) Xildhibaan Faarax Mohamed Dalmar oo ka tirsan barlamaanka Puntland ayaa sheegay in uu ka badbaday isku day dil xili uu Xalay Gurigiisa sii galayey.

Xildhibaan dalmar ayaa sheegay in Rag husaysan Rasaas fureen isagoo gaadhi kaga dagay gurigiisa hortiisa isla markaana xabadii ugu horaysay oo lagu riday oo dhici wayday ay sabab u noqotay in uu ka badbaado weerarkaas.

Gudoomiyihii hore ee gobolka Nugaal Cumar Cabdulaahi farawayne oo ka mid ahaa dadkii ugu horeeyey Guriga xildhibaanka tegay markii Rasaastu dhacday ayaa sheegay in uu goobta ku arkay raadki weerarkii xildhibaan Dalmar lagu soo qaaday.

Xildhibaanka la weeraray ayaa shalay shir jaraaid ku  qabtay magaalada Garoowe, Wuxuuna ka hor yimid xil ka qaadistii Gudoomiyihii hore ee Baanka dhexe ee Puntland  ee Madaxwayne ku Deni ku sameeyay, Wuxuuna ku tilmaamay sharci daro, Sidoo kale Wuxuu dhaliil iyo eedo u jeediyey Madaxwayne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi cismaan Karaash.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA SHIRKII JARAA’ID

Kalshaale – Warar sugan iyo Suugaan

Xildhibaanka iyo Rasaastii Lagu Riday
Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 22)

  1. Wagad wyrah says:

    Yaa is gaadhay Aaran jaan haddaad u foodi waydo Groowena waa joogayaa caqli ma aha

  2. Hiilqaran says:

    Adeer meesha buun inaad yeriso loogama baahna ama nimanka sidaa kula shaqeey ama gurigaaga aad guul iyo gobanimo puntland

  3. Idoor Liqe says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Ahmed Karaash ciyaal suuq weeye , labo Ciyaal ah oo istaafkiisa ah buu u diray kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

    Ahmed Karaash murqaan wanaagsan sxb kolay Garoowe Xaraan baad ku haystaye , lkn wakhtigu waa ka Wareegi doona kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. Hiilqaran says:

    Lakiin kama helin habdhaqanka deni jeegaweybe iyo mamulkiis lakiin daka reer puntland waa dad sharaf iyo karaamaleh wbt

  5. Idoor Liqe says:

    xilddhibaan Faarax Af-maqadiye Caawa waa la Waabsaday oo ciyaal suuq Ahmed Karaash waa waabsaday . Ogow Hadad Taqaanay Jaamac siyaad Laascanood dadka ku waabsada , Garoowe Ahmed Karaash baa dadka ku waabsada.

    Ahmed Karaash wuxuu haysta ilaa 21 tikniko ah oo Kaligii Ilaalisa , xataa ilaaladiisu afkay xidhaan si aan loo garan , Taas oo khatar ku ah Amniga Guud ee puntland .

  6. Idoor Liqe says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk walahay waan qoslay , ninkan Faarax waa Fadhiisan waayey ilaa maalintii Dhoobo daarood la tuuray wuxuu u niikinayey Fanaanka Cabdirashiid ee baarlamaanka loo dhiibay . Dee ha ka saarto kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Odaygu waliba waa caruus oo bil ka hor buu Gabadh Ciise maxamuud ah Guursaday kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. Gabadhii baa sastay xataa kkkkkkkkkkk adhbababka danbe baan ka baxay kulahaa kkkkkkkkkkkkkk

  7. Idoor Liqe says:

    Garoowe nin walba xiniinyihiisa buu ku jooga . Adoo dabaal barad ah ma aha inaad iswaashid .

  8. Idoor Liqe says:

    Arintan Ahmed Karaash baa ka danbeeya lkn hadhow wuxuu odhan doona xalay markaan Qayilayey labo wiil oo istaafkeyga ah baa baxay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

    Ahmed Karaash habeenkii buu shaqeeya oo soo Jeeda Jaadka ayuu ku murqaama , Denni-na aroortii buu shaqeeya.

    Murqaan wanaagsan Ahmed Karaash sxb . Kkkkk

  9. Dabshid says:

    Reer Waqooyigu waa ku raageen Garowe ee dib u dejin iyo dib u celin haloo sameeyo.

    Marti eed sheegan Xamar ayaan ku ogeyn, ee Garowena ma loo soo xawiley.

    – Xishood la’aan iga dheh

  10. Idoor Liqe says:

    Dabshid

    Adigu oday qurbaha ku saaqiday baad tahay . Xataa juquraafi ahaan aan kala Aqoon Somaliya .

    Garoowe waa Sool , intaan Sool gobol noqon , waxaa la odhan jiray Nugaal-goden .

    Laascanood meel ciyaaraha ku daawan jiray waxaa la odhan jiray Dstv Nugaal -Goden.

  11. Idoor Liqe says:

    Xildhibaan Faarax Horta waa Mujaahid aaminsan in Cadowga snm laga saaro dhulka puntland lkn odaygu xooga waa degdegay kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  12. Rooble says:

    Asc dhamaan

    Axmed somali@ ha ii dambeeyaan
    buntland iyo majeerten ee faariin ka qaado bayjka hoose iyo waxii kaaraacay qoraalka aad garanwayday ee aad quuto quuto ku sheegtay wbt igabadhan

  13. Idoor Liqe says:

    Ahmed Karaash istaafkiisa laga qayliyey afka duubtay halkan hoos ka eega !!

    https://www.facebook.com/DabaraaniMediaInc/photos/a.2069368373294339/2598578873706617/?type=3

  14. Rooble says:

    Waa suaale Dhulbahante arinkiisu
    Ma waalibaa mise waa miyirqab
    Mise waa jirjiroole mise waa faramagooge
    Mise waxa laga raacay dhimashadii
    Aabo siyaad Yacni siday u dhacday dawladii somali naxdintii iyo oradkay qaadeen illaa hada waa ku jiraan waa yaabe
    Dhulbahante yaa bireegii ka goostay
    Bal hada aan hadalkayga sifo u yeelo
    Hoos u dhaadhaca sheego
    Sidii uu u dhacay dagaalkii lagu riiqmay
    Ee lagu gawracay hashii maandeeq kalayaac ka dib Beelii iyo qabaailladii somaliyeed
    Ninba meel buu aaminay alleh na waa talasaartay halka dhulbahante ninba meel u jeedo sida jirjiroolaa iyo faramagoogaa
    Bal hada eeg dhulbahante arinkiisa
    Yacni waa somaliland kulalihi
    Buntland kulalihi
    Jubaland kulalihi
    Galmudug kulalihi
    Somalia kulalihi
    @ aan hoos u daadagee sheekada kulalihi dhulbahante waxa udheer
    Khatumo istet iyo ssc istet
    Waar nimanku raad badanaa
    ma axmed somalibaa yacni dhaqanka siloon
    Ee dhulbahante iyo Axmed somali ayaan kala aqoonwaayay aan soo koobee dhaqankan siloon e dhulbahante waxa kalifay
    ii kala baadha oo bayaan u cadeeya
    Wbt igabadhan hhhh. Wallaahi xataa waar intaa aan kudhaafo

  15. Rooble says:

    Dhulbahantoow onkod roobku ma daayo
    idinkuna taaha ma daysaan
    illeen siyaad ma illawdaan
    Oo waraabe weerar ma daaayo
    ifka laysu tudhaayee iilka laysma gargaaroo aboor layskama baajeè
    Malaa waydaan ogaayne siyaad soo noqonmaayo
    Uurku taalada ma idinkaa aramidiisa jacaylka Wbt igabadhan soo soco

  16. Rooble says:

    Waan u cagajugleeyee miyaan cidiba soo laaban midkale Kudarsoo markaan yaràa abees ayaa laygu baaqi jiray
    Midkale Axmed somali baladwayn meel sare ayaan geeyay gabay iyo geeraar hees iyo hiil ee bal niyaw abaal waa lagudaaye
    Hablaha mid iiga door yàan colaadu daaawo ii noqobe hhhh laakiin xaawo taako iyo nuurka naderland midna ha i doorin
    Igadhan ee bal soo soco

    • Ahmed Somali says:

      ASC.
      Rooble saaxib, anigu waxaan ka soo jeeda Jufo la yiraah CADHAALE, siduu magacuu sheegi WUXUU ahaa Oday god ku hara oo qabay Cudur Maqaarka ku dhaca oo aad moodo inuu hadda Qabri ka soo baxay. °Anigu, SAY ilmahaygu uga badbaadaan cudurkaa WAXAAN u daaqtegay Beelo kale BALSE waxaan sheeko ku qabaa in gabdha Qurqurxan laga helo Saleebaan Cabdalle iyo Xasan Muuse Jufo Cali Madaxweyna BALSE mid laygu sheegay Xasan Muuse QURUX abtirsiino ma wadaagaan. KAFTAN KEEDAAY. WBT

  17. Samawade says:

    Roble

    ader ma manta ayad ogatay dhulbhante inu waslad xaranayahay malaa ciyaalbatay an ku sheego waxan imanki ka qaaday wa laba mid uun( 1 )wa fakhri gaajo iyo hunguri
    (2) ama sidaad sheegtay manki iyo miyirkiba waxu ka raacay dawladi somali e dhacday ader HISTORY DATE aya waxan u lahayen

    • Ahmed Somali says:

      ASC.
      Samawade hadalkiisa waxaan u gartay.
      -Xisbiga UCID, ISAAQ
      -Xisbiga KULMIYE, ISAAQ
      -Xisbiga WADDANI ISAAQ.
      ≈≈≈Macnaha degaannada Waqooyi Waa dhul ISAAQ.
      ©Samawade taa waxay la macno tahay inay Beelaha kale isticmaar ISAAQ ku jiraan.
      ©Cali Khaliifna wuxuu dagaal ugu jira inay Beelaha Waqooyi oo Midaysan ay la xisaabtamaan reer Koofur AAWAYSE caqligi la fahmi lahaa!!!. WBT

  18. Guulwade says:

    Madaxweynaha kuxigeenka leekasaha xaq u lahaa inatay nasnuujinayaan harti dhulbahante gobalkooda lahaysto. Oo xorayn wayeen. Bay garoowe iska jogaan. Majerten leelkase yasaan jagada. Udiideen. Xaqa goor ay noqaba wuu soo bixi maxamuud saleebaan madaxwe yimdaba. Leelkase kuxugeen kalacaraan dhulbahante degaankooda lahaysto qabyalad isii yaan leelkase shashada looga arag kuxigeenka macnaha leelkase awrtable nama garab fariSan karan waa laangaab yiraahdeen. Ethiopia kinya caalmka leelkase loodiiday ahy kkkkk

  19. Xaawo taako says:

    Azc inta samaha jecel aqyarta

    Roble
    Dulbahanta & somalia edinka le ka xun
    Dalka wa baabisen hadana waa dideen walalihin somaliya nio waxan ku dhihila kibirka aleh ma jecla jojiya hadikale walahi waa laydinku joog jogsaha

  20. Oday says:

    Xildhibaan faaraxow sowtii sida xoolo la iibinaayo inta lagu soo kaxaystay iyadoo jeebka xooga laguu geliyey kadibna aad gacanta u taagtay in dhoobo la tuuro, shilimaadkii yaraa aad qaadatayna waa.adigii ku aroostay garoowe. Ma hadaad bilowday inaad sharciga ilaaliso
    Mida kale jaamac siyaad waa niman iidoorka la shaqeystee maxay kuu keeneen garoowe. Dadku ma ogyahay inaad ingiriiska musaafuris ka ahayd oo aad inta sakhraantay aad gabadh mindi gelisay oo aad ahayd tuug dadka xada oo layska ilaaliyo




DAAWO: Faysal waraabe oo Hargeisa kusoo Noqday Kana Dayriyey Xaalada Somaliland +Shir
- Feb 20, 2020
Hargeisa  ( Kalshaale ) Waxaa maanta magaalada Hargeisa dib usoo noqday Gudoomiyaha Xisbiga UCID ...
Daawo Muuqaal: Habaynka Dalxiiska iyo Damaashaadka oo Muqdisho lagu Qabtay
- Feb 20, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Habaynka Dalxiiska iyo Damaashaadka oo Muqdisho lagu Qabtay
MUUQAAL: Taliyaha Booliska S.land oo shaaciyey Qorshe ay shacabka Kula shaqaynayaan
- Feb 20, 2020
Hargeisa ( Kalshaale ) Taliyaha Booliska S.land oo shaaciyey Qorshe ay shacabka Kula ...
R/wasaare Khayre oo Booqday Askar kusoo dhaawacmay Difaaca Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed
- Feb 20, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya  Xasan Cali Khayre ayaa Cisbitaalka ...
Mid kamid ah Raggii diley Caasha Ilyaas oo Heshiis Mag ah lagu Sii daayey [Warbixin]
- Feb 20, 2020
Boosaso ( Kalshaale ) Heshiis lagu sii daynayo Cabdisalaan Cabdiraxmaan Warsame oo ka mid ahaa ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!