DAAWO: Somaliland oo soo dhowaysay Masuul kasoo Goostay Puntland [Muuqaal]

Laascaanod ( Kalshaale ) Waxaa deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool lagu soo dhoweeyay  Maayarkii Puntland ugu magacownaa Puntland Degmada Taleex ee gobolka Sool, Kaasi oo sheegay inuu usoo goostay dhinaca Somaliland, Waxaana halkaasi kusoo dhoweeyay Xubno ka tirsan Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Iimaan Cali Faarax Maayarkii Puntland ee degmada Taleex ayaa sheegay inuu ku Faraxsan yahay inuu dib ugu soo Noqday deegaankiisa oo Muddo uu ka maqnaa, Wuxuuna sidoo kale Fariin u diray shacabka degmada Taleex, Wuxuuna xusay inuu kusoo guul daraystay wuxuu uga doonay Puntland iyo Xaquuqdii ay ku lahayeen.

Ugu dambayntii waxaa lasoo gudbiyey dhinaca gudaha magaalada Laascaanood, Halkaasi oo ay kusoo dhoweeyay Maamulka Gobolka Sool.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 10)

  1. Kacaanboy21 says:

    Sheekada n goormay dhamaan. Xaabsade. Tagay soo noqday
    Askar baa tagtay soo noqday
    Xildhibaan tagay soo noqday
    Wisiir tagay soo noqaday
    Gabar tgatay soo noqday
    Prof tagay soo noqday
    Gudoomiyaha tuulo tagay jegaanta sonoqday
    Waxan rerka arinkaan ilbaxnimada miyay la noqotay. Mise jegaanta iyo puntland baa garoon kadhigay. Waxaan maqli jiray hebla way carootay. Waa lasoo celiyay. Dhar baa la ogaday. Si loo madlaxeye. Gaaga darane caruurta degaanka sax barashada. Waa Uga dhamaatay caruur marba walidkoid guur guuray aan. Mise waa ree miyI waa dhaqan rer miyi marba meel uguur ree kale busts ha ladhigo. Kkkkkkkkkk

  2. leopon says:

    Puntland iyo Somaliland midna xaquuq kumalahid,ma,naag laqabaad tahay waadiga leh xaquuq mahelin allaah iimaan waydiiso allaah ma duleeyo qawm/ dad.hadaysan iyagu isdulayn isku kalsoonaantu waa shay cajiiba, tomorrow you will come garoowe I’m sure %/ percent history is a great teacher..

  3. Wadaniboy says:

    NAAGo rag jeclado. Adunka waa kadhacdaa. Laakiin. Rag rag kale jecladay oo somaliya ah .waa dhacdo ugu ba 12 sano baan waxaan maqlaa .ninbaa jegaanta ugoostay. Wuu soo noqday. Ilaah baan idin kudhariyay ee .maxaqbaa qabiil dhan oo tarikh lahaa. Oo.marba meel qaxooti ku ah. Garoowe oyi laascaano dhexdiisa jegaanta iyo puntland ukala naageeya maalinwalba. Subxaanalaah.

  4. Land of Punt says:

    Kuwa waxaa qoraya ayaa ka liita, min Garoowe ka tegey oo Hargeysa aaday ma fahmin sabab looga sheekeeyo sida in dayaxa tegey.
    Dee ha aado haddii dani ka gashay.
    Markaan Hargeysa anigana tegey maxaa warka la iiga sheegi waayey.
    Haddaan Garoowe ku busaaradaysto Hargeysa aadin markaan kusoo wareerana som noqon intaan wariye ku dheeg u yeerto.
    Yaab

  5. Dabshid says:

    Allow u naxariiso Max’ed Siyaad

  6. Kacaanboy21 says:

    Allaah ha unaxariisto. Qabriga janada allaah ha geeyo. Wuxuu ahaa wali ilahay. Kuwaa waxay isku dayeen inay inqilab ku dilaan. Wuu ku gartay. Kadib mingiste iyo kinya ucareen. Mid laxidho mid lamasafu riyolaga dhigay. Siday larsbeen buu ku sameeyay. Saa waday yiraahdaan yaa toleheey hada waa kuwii rabay in wax dilaan
    Kadib qabiilo kada kibirka ku raaceen cawanta. Kibir tay ee shsheye utagay iyo gumaysiga. Allaah ha unaxariisto. Wixuu oranjiray waxaan idin ka hortagnaanahay kuwa gumaysiga jecel oo.midba badan leh. Jabhad. Wadado. Inqilab. Qabiilo. Gumaysi jaajuus. Musuqmaasuq. Dabdhilf. Muxuu Koox wax isoodsy iyo.laandheere. wadanka ka hortagnaa. Maraykanka yurub africa carab. Ruush waxay u qireen inuu halayay somsli xukumijiray waxa hada yimid. Kuwa bishimaha qaniina. Iyi dhulbahante laga dhigay raaciyo. Waa waxlaga xumada.

  7. Oday jaamac says:

    Tagayoo wax lama tagin
    Imiyoo wax lama iman

    HABEL BAA SOO GOOSTAY FAKELAND BAY WAR KA TAHAY, WAA DAD SODON SANO WAXAA KU NOOL

  8. Land of Punt says:

    Kacaanboy21
    Lacaankii21 waa baqtiyey, I promise weligiis masoo noqonayo.
    Qof dhintay kabihiisa ayaa ka qiime waayo ayaga waadba isticmaali kartaa.
    30 sano ka dib waa in samirto oo tuuladaada aaminto.
    Kacaankii is dead…get use to it.

  9. Wadaniboy says:

    Kacankii waa joga. Somsli wataa leh. 37 sano bilaa dawalada. Dawaldii dhexe buburto. Wadooyinka bubur ay. Waan is dilay. Dabdhilf. Gumaysi raac. Musuqmaasuq. Qabiil. Ree hebel. Lasndhete. Anigaa xoogleh. Dhac kufsi. Ashaab dib u heshiin. Ayaan daro. Cawaaquib xumo jegaanta. Xasuuq kalshaale qaraxa. Sharciga lajibayo. Koox Koox. Maamulgobeked ree hebel. Xaflad joogta ah besha caalamka mono imada. Kacankii guul gul .gesi baa xukumay mashaa allaah alaah ha unaxariisto. Wuxuu shegi jiray laarag kuwii ariga raci jiray u taliyay kkkkk

  10. Oday says:

    Dhulbahantow dadka ha waalina, hawshiina iska watta lkn wax sheega naga dhaafa




Galmudug: Doorashada Gudoomiyaha Baarlamanka iyo Qiimaha Lacagta uu Codka Xildhibaanku Gaadhay
- Jan 17, 2020
Dhuusamareeb ( Kalshaale ) Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb Lagu dooran doonaa Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Galmudug.  ...
Daawo Qosol : Soomaalidii Geella dhaqan jirtay oo Australia kala Hadashay Arinta Geella la dilayo
- Jan 17, 2020
Nairobi ( Kalshaale )Soomaalidii Geella dhaqan jirtay oo Australia kala Hadashay Arinta Geella la ...
Warbixino Xiiso leh : Xiisada Masar iyo Itoobiya, Putin oo Qorshe yaab leh wada iyo Qodobo kale
- Jan 17, 2020
Laascaanod ( kalshaale ) Warbixino Xiiso leh : Xiisada Masar iyo Itoobiya, ...
Daawo: Jabuuti oo ka hadashay Maxkamad DP-World ka dacwaysay “Jabuuti Shirkad Gumaysi kama yeeli doonto”
- Jan 17, 2020
Hargeisa ( Kalshaale ) Jabuuti oo ka hadashay Maxkamad DP-World ka dacwaysay ...
MUUQAAL: Gabadh Soomaaliyeed oo Xildhibaanad ka ah Switzerland, Nolosha dalkaasi, iyo Safarkeedii Somalia
- Jan 17, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Gabadh Soomaaliyeed oo Xildhibaanad ka ah Switzerland, Nolosha dalkaasi, ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!