Soomaaliya oo Safiir Cusub u magowday Dalka Austria

Laascaanod  ( Kalshaale ) Austria Alexander van Der Bellen madaxweynaha Dalka ayaa warqadaha aqoonsiga danjirinimo ka guddoomay Danjiraha dowlada Soomaaliyeed ay dhawaan u Magacaawday dalkaas ee Danjire Ebyan Maxamed Saalad Ladane.

Safiirad Ebyan ayaa sidoo kale ah danjiraha Soomaaliya ee Switzerland iyo Xarunta Labaad ee Qaramada Midoobey ee Magaalada Geneva ee dalka Switzerland.

Madaxweynaha Austria Alexander ayaa isna dhankiisa sheegay in dawladiisu diyaar u tahay in ay si wyen ula shaqeyso Safiirka Cusub ee Soomaaliya dalkaas u fadhin doonta.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 12)

  1. Ali Zubeer says:

    Waar is yeel yeelkan ay DFS samaynayso muxuu ahaa?

    Maxaa Soomaaliya uga maqan Austria?

    Waar kuwan garanmaayaan sida resourceka yar loo maarayn lahaa.

    Safiirka Somalidu u dirayso Austria wuxuu la mid yahay iyadoo u dirta safiir Benin iyo Uruguay?

    Caku dad qoorsha xun

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  2. Dabshid says:

    Ali Zubeer

    Show off hanaga qaldin awoowgaa la shidye (mise kuwa naaro ayaad tahey), wax qabadka Safiiradu waa iney isla soo sawiraan Safiiro dalal kale oo ay salaameen.

    * Jidkii Afgooye wali waa Jiq,
    Jugtii Xamarna wali wey Jirtaa.

  3. Ali Zubeer says:

    Dabshid

    kkkkkk

    Waar waa sidaa tidhi show off weeye iyo qoosho xumo waxani. wallaahi madaxii baa i xanuunay markaan arkay habar uu Farmaajo u diray Austria.

    Adduunyo Xaalkaa ba

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  4. C/Raxmaan says:

    Oo maxaan iraahdaa , waxii aan dhihilahaaba Suldaan A. Zubeyr iyo Kabcusbeeyaa iiga hormaraye . Dee dalka Cape Verde’na haloodiro saqiir aka safiir.
    War malaha Australia ayey ka wadaan. Vatikankana ha ilaawina inaad u magacawdaan LAQMATADII reer Holland.
    ——

  5. Ali Zubeer says:

    Bro Cabdiraxmaan

    Asa

    Wallaahi dadkan u taliya Soomaaliya mararka qaarkooda waad la yaabaysaa falalka ay ku kacayaan.

    Waa runta Australia dad baa naga jira laakiin Austria…….

    Yaab.com

    Ka cusbeeya kkkkkkkkkk Ma dabshid baad u jeedda?

    kkkkkkkkkk

    Viva Soomaaliwayn
    down all Somali traitors

  6. Nabiil says:

    Ali zubeer
    Sxb ma adigoo ilaahay soomaali ka dhigay bad 2020 dadkagu is cunayaan ayaad yasaysa dad adan cididooda gaadhi karin talaad ku darso Austria waxaa buux dhafiyey qaxoonti soomaaliyeed oo kunanan ah kudarso Austria qaxoonti kama joogo somaliya kkk adoo adunkoodhan qaxoonti ku ah ayaad cid yahaysa

  7. Ali Zubeer says:

    Nabiil

    Asa

    Ilaahay Muslim buu iga dhigay deetana Somali. Cizana waxaa iigu filan Islaamnimada. Soomaalinnimada sharaf bay lahayd intaydan ku xaarin.

    Ma yasin homo Austria controlled by Jew animals waanan tagay in badan laakiin Soomaali badan nagama joogto. Haddii ay waxooga qaxooti ah joogaan waxay dowladda samayn kartan Lumping up countries including Austria safiir qudha loo magacaabo.

    Dibloomaasiyaddu waxay keenaysaa in danaha Dowladaha ku ilaashadaan safaaradaha oo laysku daro ama laga tago.

    Ma garatay Jaalle halkaan ka hadlayay inayan yasid ahayn ee ahayn maaraynta kharajka dowladda.

    Ciddidooda gaadhi kartid kulaha. Miskiin. Markii hore ma yasaynin laakiin imminkaan yasayaa. Ma bulsho dhan oo qowm luudh ah in yar mooye oo weliba Yahuudda ku xaartay baad ii faaninaysaa. Waar iska hubi waxaad qorayso.

    Nin war hayaa ha kuu warramo

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  8. Dabshid says:

    Ali Zubeer

    Kkk

    C/Raxmaan hadduu arko @ Mr Dabshid oo waaninhayo KABLALAX waa u dagaal soo maahan ninkii Dhahey – isku page ku qor Sade iyo Kablalax. Oo wiil caasi ah iyo wiil baari ah maxaa la dhahaa waa walaalo ee isku page ku amaan.

    Ookiyaale yellow ah ayaa duqa u xiran.

    Kablalax-Cusbeeye ayey Shiikha u joogta.

  9. Jabhad says:

    ambasdor abyan…. wan u hambalyeynaya waxaan

    Aad ula socday hawshii ay ka qabtay INDIA markey

    jogtay…. dalalkan cusub ee loo magacabay waxaan

    Rajaynaya inay guul ka keeni doonto doodii

    Samiqaybsiga reer puntland na bog cusub u furi

    Doonto madama… ay ka soo jeedo puntland war

    Waa la doogiye dalka haloo wada shaqeeyo

  10. C/Raxmaan says:

    Dabshidoow sxb waalidka isagoo og caruurtiisa kan baariga u ah , ayuu misana isku dhexwadaa oo waxuu dhamaantood u joogaa booskii waalidnimada . ( Waase kuma waalidka aad ku halqabsatay ?) Sxb wanaaggaba lama fahmeen / garteen hadeysan xumaanjirilaheyn . Widaay waa lasoogudbay waqtigii lagu kaftamijiray : Qabiil hebel baa sidaas ah , iyo qabiil hebel baa sidaas ah . Waa lasoo gudbay waqtigii hadalka laga bilaabijiray : ANAKA / INAGA.

    @ : Suldaan A Zubeyr . Haa waa magac ay Farxiyo Xamxamle u bixisay Mr Dabshid.

  11. NuurkaNederland says:

    WAA SAFIIR KA MIDA SAFIIRADA DFS USAMAYSAY BARYO TAGA,
    WAX DUPLAMACE-yad AHNA KAMA SHAQEEYAANE DUNIDAY INAY SOO BARYAAN BAA LOO SAMEEYEY!!!(YAA ILAAHAY WA SIIYEY)!!.
    YOU HAVE NOTHING=ZERO.

  12. mohamuud says:

    dadsoomaaliahayaakunool




Ciidamadii ugu badnaa oo Turkiga looga dilay Suuriya iyo Xaalada oo Faraha ka baxday [Muuqaal]
- Feb 28, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Ciidamadii ugu badnaa ayaa Dawladda Turkiga looga dilay Gudaha dalka ...
War deg deg ah: Dagaal Cusub oo ka Qarxay Dhuusamareeb iyo Wararkii u dambeeyay
- Feb 28, 2020
Gaalkacyo ( Kalshaale ) Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa sheegayo ...
MD. Qoor-Qoor oo ka ka hadlay Dagaal Xalay ka dhacay Dhuusamareeb
- Feb 28, 2020
Dhuusamareeb  ( Kalshaale ) War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug oo ay dowladda ...
Ahlusunnah oo War kasoo saartay dagaalkii ka dhacay Dhuusamareeb [Akhriso]
- Feb 28, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ah Madaxweynaha ...
Warbixin : Dawladda Soomaaliya oo Muddo 30-Sanno kadib ah Gaadhay Guul Taariikhi ah
- Feb 28, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Guddiga fullinta ee Bangiga Adduunka ayaa sheegay inay qaadeen tallaabo lagu ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!