MUUQAAL: Cabdi ILA MEERAYSO oo Dhaliilo Cusub usoo jeediyey Muuse Biixi iyo Arimo yaab leh [Daawo]

Hargeisa  ( Kalshaale )  Waxaa magaalada Hargeisa maanta Warbaahinta kula Hadlay Cabdi ILA Meerayso,   Wuxuun a Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi  ku eedeeyay inuu Caado ka dhigtay inuu ka baxo Balanta uu galo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Anigu waxaan leeyahay Bahal Caydhin (Hilib aan Bislayn) ma daayo, Nina Caadi (Dhaqankiisa) ma Baajo, Sidaynu uga baranay Muuse wuu soo celiyey,    Muuse wuxuu moodayaa inuu Xukumayo Guutadii Afraad, ee inuu Somaliland Xukumayo uma Haysto”.  Ayuu yidhi Cabdi Ila Meerayso oo sheegay in la arkayo Wacad ka bax Muuse Biixi uu Macmiisha ka dhigtay,  Wuxuuna xusay inaysan Aqbali doonin.

Dhinaca kale wuxuu ka  hadlay Gacan ka hadal dhowaan dhexmaray  Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe  iyo Madaxwayne Biixi. “Waxaan islahaa dagaalku meel fog ayuu ka dhacayaa, Balse Madaxtooyadda ayuu ka bilowday, oo Waydiinkii Arkay Wixii Faysal ku hadlay Xalay”.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. Oday says:

    Reer kalshaale ma xoogaa baa laydiin dhiibay, hadda waxaad bilowdeen inaad dhahdaan dawlada somaliland. War wuxu waa qabiil idin la mid ah waadna kabataane doqonimo ka weynaada




SAWIRRO+VIDEO: Madaxwaynaha Galmudug oo Booqday Taliska Ciidamada Xooga dalka ee Dhuusamareeb
- Feb 16, 2020
Dhuusamareeb ( Kalshaale ) Madaxweynaha Cusub ee Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor ...
Gudoomiyaha Golaha Guurtida S.land oo Xaqiijiyey Safarka Madaxwayne Farmaajo ee Hargeisa [Muuqaal]
- Feb 16, 2020
Hargeisa ( Kalshaale ) Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay ...
Xasan Daahir Aways oo Ka hadlay Go’aankii Madaxwayne Farmaajo ee Raalligelinta Somaliland !
- Feb 16, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Sheekh Xasan Daahir Aweys oo weli xabsi guri ku ah Muqdisho ...
MUUQAAL: Kaftanka Siyaasadda, Go’aankii Puntland, Gedo, Kulankii Biixi iyo Farmaajo iyo Arimo Xiiso leh
- Feb 16, 2020
Boosaaso ( Kalshaale ) Kaftanka Siyaasadda oo Arimo Xiiso leh lagu soo qaatay ...
Maxaa kasoo Kordhay Wadahadalkii u dhexeeyay Dalka Qatar iyo Sucuudiga oo Xayiraad saaray ?
- Feb 16, 2020
Doha ( Kalshaale ) Wada-hadallo la doonayey in lagu soo geba-gebeeyo xayiraadidi ay Dalka Qatar ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!