IIRAAN oo Ingiriiska u Hanjabtay iyo Xiisada uu dhaliyey Safiirkii UK ee Tehran

London ( Kalshaale ) Xukuumadda IIRAAN  ayaa sheegtay Isniintii inay eryi karto safiirka Ingiriiska u jooga Tehran haddii ay jirto faragalin dheeri ah oo ku saabsan arrimaheeda ka dib markii isku dhac uu ka dhex dhacay dadkii ku dhintay isbuucii lasoo dhaafay diyaaradda Ukraine.

Warkaan ayaa yimid saacado uun kadib markii xafiiska arrimaha dibadda ee UK uu u yeeray Safiirka IIRAAN u joogay magaalada London si uu ugu gudbiyo diidmada adag ee la xiriirta xadhiga kooban ee loo geystay safiirka Ingiriiska ee Tehran Rob Macaire.

Macaire ayaa mudo kooban la xidhay habeenimadii Sabtida aan soo dhaafnay meel u dhaw mudaharaad lagaga soo horjeeday masuuliyiinta Iran oo dhacay magaalada caasimada ee Tehran.

IIRAAN ayaa u yeedhay safiirka Ingiriiska ee Tehran Mr Macaire Axadii lasoo dhaafay si ay ugu canaanato ka qayb galka mudaharaad sharci darro ah waxayna ka dalbatay xukuumadda London in ay arrinkaas sharaxaad ka bixiso.

Macaire ayaa sheegay in uu ka qeybgalayay munaasabad lagu xusayay 176dii qof  ee ku geeriyooday kadib markii ay IIRAAN si qalad ah usoo riday diyaaradda Ukraine. Waxaana la qabtay nus saac kadib kulankaas.

Xidhiidhka ka dhexeeya Tehraan iyo London taariikh ahaan taariikhdiisu way liidatay, iyada oo IIRAAN ay isbarbar dhigayso Ingiriiska iyo Maraykanka.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. NuurkaNederland says:

    WAA CEEB & SHARCI DARO IN SAFIIR LAYSKA XIRO OO HADA LAYSKA SOO DAAYO!!!WAA CEEB!.
    LKN’QALADAADKA IRAN GELAYSO WAXAA KA WEYN KUWA AY GALEEN USA,UK.WALIBA AY KA GALEEN DUNIDA MUSLIMKA.
    TUSAALE FUDUD:
    QABSASHADII CIRAAQ 2003.(WITHOUT LAW)!.
    XABSIGII GUANTANAMO BAY(WITH OUT LAW)!.
    XABSIGII ABUQUREYB E BAGHDAD(WITH OUT LAW)
    (DUQEYNTA,BURBURINTA,QABSADHADA SOMALIA,SURIYA,LIBIYA,YEMEN,AFGHAN,CIRAQ WAA WITH OUT LAW.WITH OUT CHARGE.WITH OUT JUSTICE).AAWEY(INTERNATIONAL LAW)!?.WAXAA BAABI’IYEY SHARCIGAAS WAA USA,UK.OK,
    IRAN WAA LOOGA HOREEYEY KU TUMASHADA DUPLAMACE-yada DUNIDA!!!.
    TONNY PLEAR & G.W.BUSH-kii yaraa & NETENYAHU HADAY JIRTO INTERNATIONAL JUSTICE WAXAA LAHOR KEENI LAHAA MAXKAMAD LKN MACALASAF SHARCIGA GACMAHAY KUQAATAAN OO SHARCI QABTAA MALEH”!!!!!!!!.

  2. NuurkaNederland says:

    Nuurka.
    Senior Political Analyst.
    Khabiir Ku Taqasusey Waxa Loogu Yeero ARGAGAXISADA.
    —–,———————-……..
    WAA CEEB & SHARCI DARO IN SAFIIR LAYSKA XIRO OO HADA LAYSKA SOO DAAYO!!!WAA CEEB!.
    LKN’QALADAADKA IRAN GELAYSO WAXAA KA WEYN KUWA AY GALEEN USA,UK.WALIBA AY KA GALEEN DUNIDA MUSLIMKA.
    TUSAALE FUDUD:
    QABSASHADII CIRAAQ 2003.(WITHOUT LAW)!.
    XABSIGII GUANTANAMO BAY(WITH OUT LAW)!.
    XABSIGII ABUQUREYB E BAGHDAD(WITH OUT LAW)
    (DUQEYNTA,BURBURINTA,QABSADHADA SOMALIA,SURIYA,LIBIYA,YEMEN,AFGHAN,CIRAQ WAA WITH OUT LAW.WITH OUT CHARGE.WITH OUT
    JUSTICE).AAWEY(INTERNATIONAL LAW)!?.WAXAA
    BAABI’IYEY SHARCIGAAS WAA USA,UK.OK,
    IRAN WAA LOOGA HOREEYEY KU TUMASHADA DUPLAMACE-yada DUNIDA!!!.
    TONNY PLEAR & G.W.BUSH-kii yaraa &
    NETENYAHU HADAY JIRTO INTERNATIONAL JUSTICE WAXAA LAHOR KEENI LAHAA MAXKAMAD LKN MACALASAF SHARCIGA GACMAHAY KUQAATAAN OO SHARCI QABTAA MALEH”!!!!!!!!.
    Fiiro Gaara:
    CIA,MI6,UNSOM,AMISOM,IGAD,are ALSHABAB’s.
    ISIS=ISRAEL SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    IS=ISRAEL SECRET….KKKKKKKKKKK.
    TERRORIST=ANTI MOSLIMS & ISLAMIC.sure!!.




Galmudug: Doorashada Gudoomiyaha Baarlamanka iyo Qiimaha Lacagta uu Codka Xildhibaanku Gaadhay
- Jan 17, 2020
Dhuusamareeb ( Kalshaale ) Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb Lagu dooran doonaa Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Galmudug.  ...
Daawo Qosol : Soomaalidii Geella dhaqan jirtay oo Australia kala Hadashay Arinta Geella la dilayo
- Jan 17, 2020
Nairobi ( Kalshaale )Soomaalidii Geella dhaqan jirtay oo Australia kala Hadashay Arinta Geella la ...
Warbixino Xiiso leh : Xiisada Masar iyo Itoobiya, Putin oo Qorshe yaab leh wada iyo Qodobo kale
- Jan 17, 2020
Laascaanod ( kalshaale ) Warbixino Xiiso leh : Xiisada Masar iyo Itoobiya, ...
Daawo: Jabuuti oo ka hadashay Maxkamad DP-World ka dacwaysay “Jabuuti Shirkad Gumaysi kama yeeli doonto”
- Jan 17, 2020
Hargeisa ( Kalshaale ) Jabuuti oo ka hadashay Maxkamad DP-World ka dacwaysay ...
MUUQAAL: Gabadh Soomaaliyeed oo Xildhibaanad ka ah Switzerland, Nolosha dalkaasi, iyo Safarkeedii Somalia
- Jan 17, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Gabadh Soomaaliyeed oo Xildhibaanad ka ah Switzerland, Nolosha dalkaasi, ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!