Xaalada Liibiya oo Isbadashay Markii Turkigu Galay iyo Heshiis Cusub oo la gaadhayo

Hargeisa ( Kalshaale ) Dawlada uu caalamku aqoonsanyahay ee dalka Liibiya iyo jabhada uu hoggaamiya jeneral Khalifa Xaftar oo lagu wado maanta Isniin ah in ay heshiis xabbad-joojin ah ku kala saxiixdaan magaalda Moskow ee dalka Ruushka, si loo dhameeyo dagaalkii sokeeye Liibiya ka socday.

Dadaalo diblumaasiyadeed oo isbuucyadii lasoo dhaafay ay horkacayeen dalalka Turkiga iyo Ruushaka ayaa u muuqda kuwa lagu guuleystay, kadib markii labada dhinac ay aqbaleen xabbad-joojinta lagu baaqay.

Madaxweynaha dawladda la aqoonsanyahay ee ka jirta Liibiya Fayez al-Sarraj iyo hoggaaniyaa jabhada jeneral Xaftar ayaa la rajeynaya in ay gaaraan dalka Raaashka.

Sidoo kale wasiirka arrimaha debadda Turkiga iyo mid difaaca aya iyagana kulanka la filayaa in ay maanta gaaraan, iyo wafdi kale oo ka socda dalka Imaaraatka iyo Masar.

‘’ Fayez iyo Xaftar ayaa si gooni gooni ah ula kulmi doona madax ka socota Raashka iyo Tukiga’’ waxaa sidaas warbaahinta u sheegay Lev Dengov, oo ah madaxa kooxda xiriirka heshiiska ee Ruushka.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 3)

  1. Oday jaamac says:

    Wiilkan yare baytal cankabuutka kontonka sano jiray kunool waa loo awood sheegtay so-called Emirates, Shiicada jasiiradihii waa ugu tagi waayay 30 sano, Libyana inuu qabsadana waa rabaa. Caqli xume…

    SOMALIYANA DARSI BUU KABARTAY XOOGAAGII CASHKA MARKII LAGA QAADAY , GOOD NEWS SAUDIGANA HADA WAA KU FAHMAY MARKUU IRAN HOOSTA KALA HESHIIYAY..

    FAKELAND iyo waa na ictiraafay xagay ku dambaysay?

  2. Mujaahid Darwiish#1 says:

    Fakeland xaarbaa kasocda,DB qudhun deked dhisimayso emaraatkii waa jabay Viva Turkey

  3. NuurkaNederland says:

    ORDIGAN MUJAAHIDKA QARNIGA.
    NOOLOOW ISHA DOQONTU KAA DADAN.




Galmudug: Doorashada Gudoomiyaha Baarlamanka iyo Qiimaha Lacagta uu Codka Xildhibaanku Gaadhay
- Jan 17, 2020
Dhuusamareeb ( Kalshaale ) Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb Lagu dooran doonaa Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Galmudug.  ...
Daawo Qosol : Soomaalidii Geella dhaqan jirtay oo Australia kala Hadashay Arinta Geella la dilayo
- Jan 17, 2020
Nairobi ( Kalshaale )Soomaalidii Geella dhaqan jirtay oo Australia kala Hadashay Arinta Geella la ...
Warbixino Xiiso leh : Xiisada Masar iyo Itoobiya, Putin oo Qorshe yaab leh wada iyo Qodobo kale
- Jan 17, 2020
Laascaanod ( kalshaale ) Warbixino Xiiso leh : Xiisada Masar iyo Itoobiya, ...
Daawo: Jabuuti oo ka hadashay Maxkamad DP-World ka dacwaysay “Jabuuti Shirkad Gumaysi kama yeeli doonto”
- Jan 17, 2020
Hargeisa ( Kalshaale ) Jabuuti oo ka hadashay Maxkamad DP-World ka dacwaysay ...
MUUQAAL: Gabadh Soomaaliyeed oo Xildhibaanad ka ah Switzerland, Nolosha dalkaasi, iyo Safarkeedii Somalia
- Jan 17, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Gabadh Soomaaliyeed oo Xildhibaanad ka ah Switzerland, Nolosha dalkaasi, ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!