MUUQAAL: Kulankii Cirro, Faysal Waraabe iyo Muuse Biixi oo Natiijo la’aan kusoo dhamaaday

Hargeisa  ( Kalshaale ) Kulankii Xisbiyadda Mucaaridka Wadani iyo Ucid iyo Kulmiye oo dhinac ah ku dhexmaray  magaalada Hargeisa maanta ayaa kusoo dhamaaday Natiijo La’aan,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Cirro oo warbixiyey Siday wax u dhaceen maanta  ayaa yidhi

“Maanta waxaan isugu nimid Kulankii Sadexaad Madaxtooyadda,  Waxaanu ka filaynay Madaxwaynaha inuu soo bandhigo wixii u qabsoomay, Balse Wuxuuna go’aankiisu noqday inaanu kala diri Karin gudiga doorashada, islamarkaana aysan fulin doonin go’aamadii gudiga dhex dhexaadinta ee lagu heshiiyey.

Dhinaca kale C.raxmaan cirro ayaa ugu baaqay gudiga doorashada inay is casilaan,  Wuxuuna Baaq u diray beesha Caalamka iyo shacabka Somaliland, Wuxuuna sheegay inay Tallaabooyin Qaadi doonaan Xisbiyadda wadani iyo Ucid.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 8)

  1. Dabshid says:

    Hadaadnan heshiin sida Koofurta ayaad ugu qeybsameysan JUFO MAAMUL iyo Jiko Maamul.

    Waad u jeedaan waxa calamo la suran degmooyinkii koofur
    Waad u jeedaan waxa KURSI DHALAALAHAYO laga soo iibsadey CHINE si la isku sawiro GUMEYSTAHA CAD iyo Midka Madow.

    Waad u jeedaan Qamadigoo la qeybsado maahane, inuusan jirin Midnimo Koofur.

    – ka daaya burburka
    Qeybta wali isku taalo Qarankii Qabiiloobey ee 60kii Midoobey.

  2. Dabshid says:

    Waxaa hadda ka hor ka dhacdey dalka Scotland, in Scottish Football Association muran ka yimid Referees qabto Cayaaraha Teams Scotland.

    Team hebel ayuu taageera, benenti been ah ayuu dhigey, buuq iyo is qabqabsi

    = Aawirkii Garsooreyaal ayey ka dalbadeen Europe, including England and Wales,
    KUWOODIINA WAALA KALA DIREY.

    Hadda Somaliland waa in dibadda looga dalbo Commission doorashada.

    * MARKEY ASKARI DOORTEEN miyey Marqaansanayeen.

  3. Kalahage says:

    Muuse nabad ma rabo maxaa yeelay wixii lagu heshiiyey oo dhan buu ka baxay.

    Odayaashii ergada loo diray waxay go’aamiyeen in la kala diro gudidii la xulay.

    Muusena ma rabo in inuu kala diro sababtoo ah boqor buur madow ayaa ku shinbiro waaqlaynaya.

    Marka waa labo daran mid dooro.

    Hadhow bay odhan dimuqraadiyad ayaa wax lagu doortaa.

  4. Mr BaHaL says:

    Muuse waa xariif magaalo oo helay rag baadiyaha ku nool.

    Waxa lagu heshiiyo lama kala qorto,cid u kala qorta oo markhaati ah looma yeedho.
    Afka ayuu kula heshiiyaa,iyaguma way iska baxaan.Hadhow ayuu iska dafiraa ama wuuba ka dhuuntaa kk

    Ragaasi intaa laaleeg ee xisbiyada sheeganayaa ma yaqanaan adminka iyo nidaamka shaqada.Way iska socdaan sidii dhaqankii somaliga ee iska cadilnaa.

    Maalintii Ciro lahaa go’aankii gudida waa aqbalay,waan qoslay.

    Dalmida

    waan heshiinay iyo wuu na diiday ayay kala dhexjoogaan.

    Dalmida

  5. Rooble says:

    Asc mudanayaaaal i jiid aan ku jiido
    Waa gamco daalis ee idinkoo mahadsan xalkeena wbt

  6. Ali Zubeer says:

    Masaakiin.

    Waar waa in kuwan qabyaaladda dilootay la baraa sida maamul loo sameeyo. Inta mid kasta ka soo dhergo cawska qaad ayuu isagoo mirqaansan mikarafoonka soo istaagahayaa.

    Adeer Jeegaantu waxay go’aan ku gaadhay inay bililiaysato woqooyiga iyo Togdheer inta laga helayo dowlad Soomaaliyeed oo dhangadeeysa.

    Caagaddii daanyeer faysal dhurwaa lagu tuuray baa yaabtay.

    Dhedo roob noqon wayday

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  7. Caamir says:

    Halagu Kala Yaaco
    Calamado iyo maryooyin Soo Toshta
    Halkaaa ka Miisa
    Muusoow Adeer Cidna Ha U Joojin
    Ha Waalato waaaaaaaaaaw
    Bernie Raad Maleh Awelba Waan ogaaa
    Somaliland Waxaa Sameysatey Xarfaan
    Magaca Been ah Camirtay
    Mujaahid Waa Mujaahidkaase

  8. Caamiri says:

    Halagu Kala Yaaco
    Calamado iyo maryooyin Soo Toshta
    Halkaaa ka Miisa
    Muusoow Adeer Cidna Ha U Joojin
    Ha Waalato waaaaaaaaaaw
    Bernie Raad Maleh Awelba Waan ogaaa
    Somaliland Waxaa Sameysatey Xarfaan
    Magaca Been ah Camirtay
    Mujaahid Waa Mujaahidkaase




SAWIRRO+VIDEO: Madaxwaynaha Galmudug oo Booqday Taliska Ciidamada Xooga dalka ee Dhuusamareeb
- Feb 16, 2020
Dhuusamareeb ( Kalshaale ) Madaxweynaha Cusub ee Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor ...
Gudoomiyaha Golaha Guurtida S.land oo Xaqiijiyey Safarka Madaxwayne Farmaajo ee Hargeisa [Muuqaal]
- Feb 16, 2020
Hargeisa ( Kalshaale ) Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay ...
Xasan Daahir Aways oo Ka hadlay Go’aankii Madaxwayne Farmaajo ee Raalligelinta Somaliland !
- Feb 16, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Sheekh Xasan Daahir Aweys oo weli xabsi guri ku ah Muqdisho ...
MUUQAAL: Kaftanka Siyaasadda, Go’aankii Puntland, Gedo, Kulankii Biixi iyo Farmaajo iyo Arimo Xiiso leh
- Feb 16, 2020
Boosaaso ( Kalshaale ) Kaftanka Siyaasadda oo Arimo Xiiso leh lagu soo qaatay ...
Maxaa kasoo Kordhay Wadahadalkii u dhexeeyay Dalka Qatar iyo Sucuudiga oo Xayiraad saaray ?
- Feb 16, 2020
Doha ( Kalshaale ) Wada-hadallo la doonayey in lagu soo geba-gebeeyo xayiraadidi ay Dalka Qatar ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!