MUUQAAL: Faysal Waraabe “Wuu ila dagaalamay Muuse Biixi, oo Hooyaday ayuu Caayey” [Daawo]

Hargeisa  ( Kalshaale ) Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi uu hooyadii caayay, Islamarkaana uu kusoo tuuray caagad,  Sidoo kalana uu damcay inuu la dagaalamo, Xili dhawaan ay madaxtooyada  Kulan Looga hadlay Arinta Xadhiga Ramaax  ku Qaateen.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Faysal Waraabe  Wareysi uu Idaacadda BBC-da Siiyey maanta ayuu ku yidhi: “Waan qarinayay ee madaxweynuhu wuu ila dagaallamay hooyadayna wuu caayay, dhalo uu gacanta ku hayayna wuu igu soo tuuray anigoo xafiiskiisa jooga.. Waxaan ku idhi iska daa Ramaax waa xoghayahaygii arrimaha gudahaa,  Isaguna a wuxuu i yidhi waa seeddigay”

Sidoo kale wuxuu ka hadlay Arimo la xidhiidha Muranka ka taagan Gudiga Doorashada, Wuxuuna xusay inuu Madaxwayne Biixi u sheegay inaanu diyaar u ahayn inay kala diraan Gudigaaasi.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 15)

  1. Oday jaamac says:

    24/7
    Hooyaad intaa caayaysaa taad qabtaa kaa baxsan wayday ood tidhi wanlawayn maxaan ka doonay, marka waa doorkaagii.

    Deal with it

  2. Ali Zubeer says:

    kkkkkk

    Faysal dhurwa imisa sana ayuu caayay Soomaalida. Caagad buu igu tuuray markaan maqlay wallaahi fidhixdii baa iga dhammaatay.

    Muuse waxay ahayd hal maar ah inuu ku liqsiiyo deetana qoyskaada la baroortaan magtii baa naloo diiday.

    Waar Muuse handaraab wuu ku naxariistay haddii uu caagad qudha kugu soo tuuray ee cagta wax ka day.

    Waxan oo miidhan ayaa woqooyiga hortaagnaa 20kii sana ee dambaysay.

    Waxaan iswaydiiya meeyay kumaankunkii jaamacadaha ka baxay ee u niikinayay hawada beenta ah iyo calanka aanan jirin.

    Ma waxay iska soo dhex saari waayeen kuwa wax yaqaan oo ugu yaraan dadka ku taabalaysan woqooyiga wax u qabta.

    Dhedo roob noqon wayday.

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  3. Hayaan says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkk hooyaday buu caayey Iyo war waa seedigay ee ii daa!!!!!!!!!!!!

    SNM halkaasuu kusoo uuraray beentii ay dadkooda ku hayeen rubuc qarni goormaan sheegay goorma!!!

    Adeer qabiil dowlad ma noqon karo xataa hadii 100 sano oo dambe aad qaylisaan. Waxaan idin waydiiyey I dhoweyn maan maqal Ictiraaf e miyaa la aqoonsaday SNM???

  4. C/Raxmaan says:

    Waligiinba dhaha Faysal wuu waalanyahay . Faysal waa dilaal-siyaasadeed. Inuu isaga soodiyaariya iyo in loosoodiyaariba , Faysal waxuu ku guuleystay inuu BADEECADDIISA ka iibiya deriskiisa midige iyo kiisa bidixba = Gacalkiisa iyo nacabkiisaba ! Faysal waa GUJIYE WEYN . Waxuu yaqaan nooca XABAGTA isuheysa maamulka Soomaliland iyo SIDHINKA laga istaara shacabka Somaliland . Hadaan ku fogaado Faysal waxaan uguyeerilahaa ficiladiisa :
    Polical Alfons / Alphonse.
    ——-
    Waxaa tusaale inoogufilan hadalada uu la shiryimid .

    – Isku kaayadaa aniga iyo seedigey ( Maxuu ka turjumayaa arrinkaa/ dhambaalkaas )
    – Hooyadey buu caayey (Maxuu ku galabsaday Gujiye Faysal eraygaas )
    – Laad iyo dhalo ayuu igasoo dabatuuray ! ! ! ! Daalane , dadaale , dulmane , duceysane , darbane , dad-uroone Faysal waxuu u dhididayaa danaha shacabka Somaliland !

    Laaleys + ma ilasocotaan !

    Viva Ucid & Faysalka barakeysan !

  5. C/Raxmaan says:

    = Political ……

  6. Kalahage says:

    Arrintu waxay ku dhib yartahay faysal isaga ayaa hooyadii cayda u soo jiiday.

    Hadaad dadka caydo adigana waa lagu caayi.

  7. Idoor Liqe says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Hore baan idinku sheegay Ceelka Hargiesa ama Harga-geys waxaa Yaala uun Qabyaalad iyo Jaad .

    Dadkoodii isaaq baa u kala cararay Muqdisho iyo Garoowe . Markay arkeen Qabyaalada, Cadaaladrada iyo Riwaayadii oo soo dhamaatay 2020 . Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Mar dhow xabad bay isku qaadaan oo guryaha bay iskugu daadan doonaan, lkn Ciidanka qaranka dalkeena Somaliya mar dhow buu soo ruqaansan doona iyadoo waliba sarakiil isaaq ah hogaaminayaan. Qaybtii koowaad baa hada Joogta Gobolka Togdheer Degmada Buuhoodle .

  8. Idoor Liqe says:

    Faisal waan ogahay markaan hargiesa Ciidanka dalkeena Somaliya soo Galaan Uu noo niikin doono lkn Taas ma dhaceyso , Xeryihii qaxootiga ee dulcad iyo daroor meel aan aheyn Galayda qaxootiga kuma cuneysid kkkkkkkkkkkkkkkkk

  9. Dabshid says:

    KKkk

    Hooyo iyo dhamaan dumarka Mudug ayaad horey u ceyday, xitaa siduu sheegay @ Duq Jaamac Xaaskada ayaad TV ku ceydaa

    Jilicsanaa oo daan daansi badnaa.

    – Eed Dalaal doon ah iga dheh

  10. Jabhad says:

    Waxan ogayn mr siilaanyo oo haben saq dhexe

    Intuu shir jaraaid qabtay yiri faysalow UF UF baa

    Lagaa yiri oo sanka lagaa qabsaday hadana. ma

    Mr biixi ayaa laad iyo cay isugu kaa daray kk maxa

    Kaa yeersiyey somaliland amisom hala keeno

    Askeri baa na qabsadaye saad danbaad garan

    Halka geedigu u socdo

  11. NuurkaNederland says:

    YAA IS GAARAYBA!!!
    MUUSE AQOON!!!!.
    ODAYGII SOMALIYED BAA LAGU DHAHAY:
    {HEBELOOW WIILKAAD ABTIGA U AHAYD CAAQILKII BUU MAANTA DHIRBAAXAY!MARKAASUU DHAHAY BERINA QUDHAA XIGI}KKKKKKKK.SIDII BAYNA U DHACDAY WIILKA WAX DHIRBAAXAYNA WAA SEYID MAX’ED CABDULLE..
    FAYSAL DHALO LAGU SOO TUUREY BUU SHEEEGAYAAYE BERINA QUDHAA XIGI!!!.

  12. Jabhad says:

    faysal laga yeeli mayo inuu soo hogamiyo AMISOM

    muuse inuu dhiiga ku kaco oo uu haranti iyo cay isku

    Daro waxaa ka keenay AMISOM ta habeen iyo malin

    Lagu xuuxinayo

  13. xaange says:

    Hooyaday buu caayey kulahaa oo kuwa aad maalin walba caydo ma fataatiir baa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  14. RAAMALEEY says:

    Waa iska Xaal ADUUN ADUUN WAA iska Xaal ADUUN ADUUN WAA heestii Marwo fanaanad Khadra Daahir Cige OO AAN jeclaa Beri Samaad kii OO haduu dhalo TUUR tuurayo kii UMADAAS OO DHAN hor joogaha U ahaa ADEER Dee AMISON DEG DEG AH IYO CIIDAMADA QARANKU HAKALA GAAREEN ILAYN WAA QUDHUTAY OO GUBATAY WIXII HUU HAADA IYO LAAB LAKACA LAGU DHISAY E VIVA ALL SOMALIYA OO MID AH QABIIL QARAN NOQON WAA

  15. Nasra says:

    Waa Nala xasuuqay iyo caaydu waa caan xagiina Soomaali Saad ucaayeeyseen idinkii ayaa isku bilaabay madax caaytameeysa.majihii xagee joogaan




Deg deg : R/wasaarihii Hore ee Somalia oo ku Geeriyooday London
- Apr 1, 2020
London ( Kalshaale ) Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ...
QM oo Masiibo Dunida Soo martay ku tilmaamay Cudurka Corona, kadib dagaalkii Labaad
- Apr 1, 2020
Hargeisa ( Kalshaale ) Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee Antonia Guterres ...
Janaale : Ciidamada Xooga dalka oo Fashiliyey Qaraxyo la yaab leh oo Alshabaab u diyaarisay
- Apr 1, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) War kasoo baxay Taliska Militariga Soomaaliya waxaa lagu sheegay in ...
SAWIRRO: Soomaaliya oo laga Cafiyey Lacag ka badan 1-Bilyan oo Dollar
- Apr 1, 2020
Garoowe ( Kalshaale ) Shir qaatay ku dhawaad 10 sacaadood oo mareegta internet-ka ...
MUUQAAL: Somaliland oo sheegtay in Dad ku sugan Burco iyo Berbera laga helay Cudurka Karoonaha
- Mar 31, 2020
Hargeisa ( Kalshaale ) Somaliland ayaa Xaqiijisay in Laba QOf laga helay Cudurka dilaaga ...