Dawladda Kenya oo War kasoo saartay Weerarkii Alshabaab ee Duleedka Gaarisa

Muqdisho ( Kalshaale ) Dowladda Kenya ayaa sirasmi ah u xqiijisey in saddex Macalin lagu diley Weerar Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ka fuliyeen deegaanka waaxda Kamuthe e duleedka Magaalada gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari.

Isku duwaha booliska ee gobolka waqooyi Bari Paul Soi ayaa sheegay in weerar dhacay 2:30 Daqiiqo ee xalay lagu diley saddexda Macalin,isla markaana ay wadaan baaritaano dheeraad ah oo ku saabsan sida uu u dhacey weerarkaas.

Sidoo kale wararka laga helayo deegaanka waaxda Kamuthe ee gobolka Waqooyi Bari kenya ayaa waxaa ay sheegayaan inay maqan tahay isgaadhsiinta Magaalada,kadib markii Al-Shabaab burburiyeen Anteenooyinkii Shirkadda Isgaarsiinta Safaricom.

Weerarkan ka dhacay duleedka Gaarisa ayaa imaanaya todobaad uun kadib markii sadax afar arday oo soomaali ah lagu dilay weerar ka dhacay iskuulka hoose ee Sareedo oo ku yaal degmada Dhadhaab.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. NuurkaNederland says:

    KENYA WAXAAN LEEYAHAY:
    I DON’T CARE,YOU are ALSHABAB’s.
    CIA,MI6,UNSOM,AMISOM are ALSHABAB’s.
    ISIS=ISRAEL SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    IS=ISRAEL SECRET.
    TERRORIST=ANTI MOSLIMS!!100% sure.

  2. NuurkaNederland says:

    WARKA KENYA WAXBA KAMA JIRAAN.
    WAANA FAKE NEWS & IIDHEH FASHILAN OO KENYATIGU ADEEGSANAYO!!!.WE KNOWS.
    UHURU KENYATI & MADAXWEYNAHA BRUNDI BAA ICC UYEERTAY LABADUBA WAXAY KU HANJABEEN INAY FASHILINAYAAN DHAGARTA SOMALIYA LOO QOOLEY EE AH LA DAGAALANKA ALSHABAB EE BEENTA AH!!!FAHAMTU,
    SIDAA DARTEED MAXKAMADA ICC WAA AY LAASHEY LABADOODII KIIS!!!.
    KENYA WAA MID KA MIDA KUWA LA XAMAASHA ALSHABABKA.GO FUCK YOUR SELF.
    MARARKA QAARNA WAXAABA ALSHABABKA LOO CAYIMAA HOTEL,SUUQYO AY WEERARAAN IYADOO SIRDOONKA & MADATOOYADA KENYABA OGTAHAY.UJEEDKUNA WAA IN DUNIDA LOOSHEEGO!!! OOLADHAHO ISLAMIST TERRORIST,FAHAMTU.ANIGUNA WAXAAN LEEYAHAY:
    ARGAGAXISADU WAA LIDKA MUSLIMIINT
    TERRORIST=ANTI MOSLIMS & ISLAMIC




SAWIRRO+VIDEO: Madaxwaynaha Galmudug oo Booqday Taliska Ciidamada Xooga dalka ee Dhuusamareeb
- Feb 16, 2020
Dhuusamareeb ( Kalshaale ) Madaxweynaha Cusub ee Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor ...
Gudoomiyaha Golaha Guurtida S.land oo Xaqiijiyey Safarka Madaxwayne Farmaajo ee Hargeisa [Muuqaal]
- Feb 16, 2020
Hargeisa ( Kalshaale ) Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay ...
Xasan Daahir Aways oo Ka hadlay Go’aankii Madaxwayne Farmaajo ee Raalligelinta Somaliland !
- Feb 16, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Sheekh Xasan Daahir Aweys oo weli xabsi guri ku ah Muqdisho ...
MUUQAAL: Kaftanka Siyaasadda, Go’aankii Puntland, Gedo, Kulankii Biixi iyo Farmaajo iyo Arimo Xiiso leh
- Feb 16, 2020
Boosaaso ( Kalshaale ) Kaftanka Siyaasadda oo Arimo Xiiso leh lagu soo qaatay ...
Maxaa kasoo Kordhay Wadahadalkii u dhexeeyay Dalka Qatar iyo Sucuudiga oo Xayiraad saaray ?
- Feb 16, 2020
Doha ( Kalshaale ) Wada-hadallo la doonayey in lagu soo geba-gebeeyo xayiraadidi ay Dalka Qatar ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!