Alshabaab oo Saaka Weerar Cusub ku Qaaday Gudaha Kenya iyo Wararkii u danbeeyay

Nairobi ( Kalshaale ) Ururka Alshabaab ayaa saaka subaxnimadii weerar ku qaaday deegaanka Kabssuuma ee hoostimaada ismaamulka Gaarisa ee dalka Kenya, weerarkaas oo ay ka dhalatay khasaaro sida lag soo waramayo.

Alshabaab ayaa weerarkan ku dilay sadex macalin iskuul, sidoo kale waxa ay gubeen Saldhigii ciidanka booliska ee deegaanka ku yaalay, iyagoona khasaare u geystay oo burburiyay qalab shirkad isgaarsiineed oo Kabsuuma daganeyd.

Ururka Alshabaab kow iyo toban weerar ka fuliyay lixdii isbuuc ee lasoo kuwaas oo kala dhacay deeganada Gaarisa afar, sadex Wajir, Madhera laba, iyo Lamu oo ay ku qaadeen laba weerar.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. NuurkaNederland says:

    ISKA JIR:
    CIA,MI6,AMISOM,UNSOM,KENYA,ETHIOPIA,UGANDA are ALSHABAB’s.
    ISIS=ISRAEL SECRET INTELLIGENCE SERVICES.
    TERRORIST=ANTI MOSLIMS & ISLAMIC.




Deg deg : Dr. Gacal oo Ku Guulaystay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug iyo Natiijada Rasmiga ah [Daawo]
- Jan 17, 2020
Dhuusamareeb ( Kalshaale ) Waxaa Goordhowayd soo dhamaatay oo lagu kala baxay ...
Deg deg : Duqaymo lala beegsaday Laba Saldhig oo Alshabaab ay leeyihiin
- Jan 17, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Deegaanka Kunyo Barrow ee Gobolka shabeellada hoose, waxaa Diyaaradaha dagaalku ay ...
Galmudug: Doorashada Gudoomiyaha Baarlamanka iyo Qiimaha Lacagta uu Codka Xildhibaanku Gaadhay
- Jan 17, 2020
Dhuusamareeb ( Kalshaale ) Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb Lagu dooran doonaa Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Galmudug.  ...
Daawo Qosol : Soomaalidii Geella dhaqan jirtay oo Australia kala Hadashay Arinta Geella la dilayo
- Jan 17, 2020
Nairobi ( Kalshaale )Soomaalidii Geella dhaqan jirtay oo Australia kala Hadashay Arinta Geella la ...
Warbixino Xiiso leh : Xiisada Masar iyo Itoobiya, Putin oo Qorshe yaab leh wada iyo Qodobo kale
- Jan 17, 2020
Laascaanod ( kalshaale ) Warbixino Xiiso leh : Xiisada Masar iyo Itoobiya, ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!