Xildhibaanada Cusub ee Galmudug iyo kulankooda Ugu horeeya [Warbixin]

Gaalkacyo (  Kalshaale ) Maanta oo Axad ah ayaa lagu qorsheenayaa in baarlamaanka Cusub ee maamul goboleedka Galmudug ay yeeshaan kal fadhigoodii ugu horeeyey.

mudanayaasha ayaa inta ay ku jiraan kulankooda waxaa ay si KMG ah shir guddoon ugu dooran doonaan qofka ugu da’da weyn ilaa iyo inta ay ka dooranayaan guddoonka baarlamaanka Galmudug.

Xildhibaannada ayaa sidoo kale dhexdooda waxaa ay iska soo saari doonaan guddi doorasho, kaas oo qorsheeya hanaanka iyo habraaca doorashada guddoonka baarlamaanka Galmudug.

Magaalada Dhuusamareeb ayaa amnigeeda la adkeeyey, iyadoo uu ka furmayo kulankii ugu horreeyay ee baarlamaanka labaad ee maamulka Galmudug.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Galmudug: Doorashada Gudoomiyaha Baarlamanka iyo Qiimaha Lacagta uu Codka Xildhibaanku Gaadhay
- Jan 17, 2020
Dhuusamareeb ( Kalshaale ) Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb Lagu dooran doonaa Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Galmudug.  ...
Daawo Qosol : Soomaalidii Geella dhaqan jirtay oo Australia kala Hadashay Arinta Geella la dilayo
- Jan 17, 2020
Nairobi ( Kalshaale )Soomaalidii Geella dhaqan jirtay oo Australia kala Hadashay Arinta Geella la ...
Warbixino Xiiso leh : Xiisada Masar iyo Itoobiya, Putin oo Qorshe yaab leh wada iyo Qodobo kale
- Jan 17, 2020
Laascaanod ( kalshaale ) Warbixino Xiiso leh : Xiisada Masar iyo Itoobiya, ...
Daawo: Jabuuti oo ka hadashay Maxkamad DP-World ka dacwaysay “Jabuuti Shirkad Gumaysi kama yeeli doonto”
- Jan 17, 2020
Hargeisa ( Kalshaale ) Jabuuti oo ka hadashay Maxkamad DP-World ka dacwaysay ...
MUUQAAL: Gabadh Soomaaliyeed oo Xildhibaanad ka ah Switzerland, Nolosha dalkaasi, iyo Safarkeedii Somalia
- Jan 17, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Gabadh Soomaaliyeed oo Xildhibaanad ka ah Switzerland, Nolosha dalkaasi, ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!