Muuqaal: Xisbiga Wadani oo ka hadlay Xukun lagu riday Tifatirihii HCTV + Sabab yaab leh [Daawo]

Hargeisa  ( Kalshaale ) Waxaa Maxkamadda magaalada Hargeisa maanta ay Xukun ku riday Wariye Cabdiqaadir Codey, Tifatirihii Telefishinka HCTV  ee Xaruntiisu tahay magaalada Hargeisa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Afhayeenka  Xisbiga Wadani Barkhad Jaamac Batuun ayaa ka hadlay Xukunka lagu riday Wariye Cabdiqaadir Codey, Wuxuuna tilmaamay inuu yahay mid Xaq-darro ah, oo Siyaasadaysan.

Cabdiqaadir Codey ayaa lagu xukumay 1-Sanno oo Xadhig iyo Saddex Milyan oo Ganaax ah,  Waxayna Masuuliyiinta Xisbiga Wadani sheegeen in loo haystay Cabdiqaadir Codey inay Waraysi ka qaadeen Suldaan Wabar,  iyo Inay Baahiyeen War ku saabsan Shirkadda FLY Dubai.

“Xukuumaddu waxaysan ogayn in Markasta oo Cadaadisku uu bato, waxaa Waynaada Qaraxa, waxaysan Ogayn inay Shacabku ku Qarxi doonaa, Goorma ayaad dadka gumaysateen iyadoo Hooyadii dhashay , Isagoo Xor ah” ? Ayuu yidhi Barkhad.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. NuurkaNederland says:

    ADEER BARKHAD MA LEH HALKUDHEGA MURTIDA AH EE AH:
    “GOORMAAD DADKA GUUMAYSAN JIRTEEN OPIYADOO AY HOOYOOYINKOOD DHALEEN IYAGOO XOR AH”OK,WAXAA ISKA LEH WEERAHAAS AMIIRUL MU’MINIIN CUMAR BINU KHADAAB R/CANHU,
    WAXAYNA TIMI KELMADU MARKII CAAS BINU CAMIR=DAHIYATUL CARAB OO MASAR XUKUMAYEY UU WIILKIISII KU DHAHAY WIIL MASIIXIYA OO REER MASARA INTUU DHIRBAAXAY MA ANIGAAD IGA BADINAYSAA ANIGOO AY I DHALEEN KUWII SHARAFTA LAHAA!!!,MARKII AMIIRKA VUMAR AY GAADHEY WARKUNA UU U YEERAY CAAS BINU CAMIR & WIILKIISII & KII YARAA EE MASIIXIGA AHAA MARKAASUU AMIIRKU KU DHAHAY ADEER KA GOOSO DHIRBAAXADII UUKUGU DHUFTA HANA KA BADIN INTIISII!MARKUU KU DHUFTAYNA WUXUU YIRI CAAS BINU CASMIRNA KU DHUFO,MARKAASUU KII YARAA YIRI CAAS WAXBA IGUMA DHUFAN WAA MARKAA MARKA AMIIRKU CAAS BINU CAAMIR DAHIYATUL CARAB UUKU LEEYAHAY”WAR GOORMAAD DADKA ADOONSATEEN IYADOO AY HOOYOOYINKOOD DHALEEN IYAGOO XORA”””!!!.
    CUMAR BINU KHADAB=AL AMIIRU ALCADLI!!!!.
    WAATAAS NAZTEEXADA,CADLIGA,DIINTA ISLAAMKU.

  2. NuurkaNederland says:

    S A X I D.
    ————–..
    WAA CAMAR BINU CAAS=DAAHIYATUL CARAB.
    LKN,MA AHAYN CAAS BINU CAMAR!!!.R/CANHU.




Ciidamadii ugu badnaa oo Turkiga looga dilay Suuriya iyo Xaalada oo Faraha ka baxday [Muuqaal]
- Feb 28, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Ciidamadii ugu badnaa ayaa Dawladda Turkiga looga dilay Gudaha dalka ...
War deg deg ah: Dagaal Cusub oo ka Qarxay Dhuusamareeb iyo Wararkii u dambeeyay
- Feb 28, 2020
Gaalkacyo ( Kalshaale ) Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa sheegayo ...
MD. Qoor-Qoor oo ka ka hadlay Dagaal Xalay ka dhacay Dhuusamareeb
- Feb 28, 2020
Dhuusamareeb  ( Kalshaale ) War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug oo ay dowladda ...
Ahlusunnah oo War kasoo saartay dagaalkii ka dhacay Dhuusamareeb [Akhriso]
- Feb 28, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ah Madaxweynaha ...
Warbixin : Dawladda Soomaaliya oo Muddo 30-Sanno kadib ah Gaadhay Guul Taariikhi ah
- Feb 28, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Guddiga fullinta ee Bangiga Adduunka ayaa sheegay inay qaadeen tallaabo lagu ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!