Laascaanood : DAAWO Odaayaasha Beesha ugaadhyahan oo Fariin kulul u diray S.land & Maxkamadda ciidanka

Laascaanood  ( Kalshaale ) Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Ugaadhyahan [Dhulbahante] oo Warbaahinta maanta kula hadlay magaalada laascaanood ayaa si adag uga hadlay Kiiska  Dilkii Sanadkii aynu soo dhaafnay loo gaystay Marxuum Maxamuud Cabdilaahi Abshir, Waxayna Odayaashu Dhaliileen Maxkamadda Ciidamada oo kiiskaasi si cadaalada ka fog u maamulaysa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Si Gardaro iyo  sharci darro ah,  ayay Maxkamadu u Qarinaysaa siday wax u dhaceen,  Kalsooni kuma Qabno Maxkamadaasi,  Sidoo kale Xeer ilaaliyaha Ciidamada  Yaasiin Waa Qareen u doodaya Ilmaadeeradii,   Wuxuuna ninkaasi codsaday in lasii daayo Gacan ku dhiiglayaashii, 59-Habayn oo Hargeisa aan joogay ayuu ila Meeraystay” Ayuu yidhi mid kamid ah Odayaasha dhaqanku.

“Waxaa maanta Hargeisa ka socota, oo Maxkamadaasi ay  haysaa ka indho-ili,    Waxaa lahayaa Cadaymihii Dilka, Balse Waxaa soo baxday Ciidan Qaran oo Qabsaday Howl Qaran.

“Maxkamadda iyo maamulka Hargeisa ka jira Awalba Cadaalad kamaamu Sugayn, Beesha Isaaq waxaan leenahay Soomaaliya waxaad u diideen Cadaalad  Darro, Balse anagu idinku raaci mayno oo idinka yeeli mayno Cadaalad darro, ee Howshaas siday tahay Nooga Garqaata”.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 3)

  1. NuurkaNederland says:

    MA HADUU OGAADAY IN SL TAHAY BEESHA DHEXE!!
    MARKII UU WAAGU KU BARYEY!!!!.
    MARKII HORAABA QALAD AHAYD MAXKAMAD REERAYSAN INUU CADLI KA RAADIYO!!! WATAAS SOMALIDU HADHOOW BAY CALAACASHAA!!!.YAA KU YIRI XUKUN U DHIIBO MAXKAMAD REERAYSAN!!!.
    K A X A A X A A B I H E E !!!!!!!

  2. Mohamed says:

    Waa in aad sida geela u oloshaan cagahana qabsataan iidoor.
    Fucking

  3. Abdirizak says:

    Ugaadhyahan
    Markii horaba bahasha waa lagu xamajiray
    Hada waylaba jibaareen. odayada waxaan u
    Shegayaa in mashan lagu ceebobin cadaalad
    adba isusameyn weyday yaa ku samanaya




Ciidamadii ugu badnaa oo Turkiga looga dilay Suuriya iyo Xaalada oo Faraha ka baxday [Muuqaal]
- Feb 28, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Ciidamadii ugu badnaa ayaa Dawladda Turkiga looga dilay Gudaha dalka ...
War deg deg ah: Dagaal Cusub oo ka Qarxay Dhuusamareeb iyo Wararkii u dambeeyay
- Feb 28, 2020
Gaalkacyo ( Kalshaale ) Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa sheegayo ...
MD. Qoor-Qoor oo ka ka hadlay Dagaal Xalay ka dhacay Dhuusamareeb
- Feb 28, 2020
Dhuusamareeb  ( Kalshaale ) War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug oo ay dowladda ...
Ahlusunnah oo War kasoo saartay dagaalkii ka dhacay Dhuusamareeb [Akhriso]
- Feb 28, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ah Madaxweynaha ...
Warbixin : Dawladda Soomaaliya oo Muddo 30-Sanno kadib ah Gaadhay Guul Taariikhi ah
- Feb 28, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Guddiga fullinta ee Bangiga Adduunka ayaa sheegay inay qaadeen tallaabo lagu ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!