Warbixin Xiiso Leh: Xaalada Somaliland iyo Xiisadaha Siyaasadeed ee ka taagan !

Hargeisa  ( Kalshaale ) Mudooyinkan dambe waxaa Somaliland ka jiray muran siyaasadeed oo u dhexeeyay Xukuumada iyo Xisbiyadda mucaaradka, iyada oo guddi is xilqaamay uu dhex dhexaadin ka dhex wado labada dhinac.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sidoo kale Maxamuud Xaashi Cabdi  oo ahaa Wasiirkii Hore ee Madaxtooyadda Somaliland ayaa ku dhowaaqay damaciisa ku aadan inuu Noqdo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye, Iyadoona Muuse Biixi iyo Maxamed kaahin uu midkasta Damac uga jiro Hogaanka Xisbiga Kulmiye.

Hadaba Warbixin Xiiso leh oo dhinacyo badan taabanaysa waxaa ku eegaya Wariyaha Saab TV – Daawasho wacan.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




SAWIRRO: Laascaanood oo Marti gelisay Bandhiga Caalamiga ah ee Buuggaagta
- Dec 10, 2019
Laascaanood ( Kalshaale ) Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa maanta waxay ...
Garoowe: Cabdixakiin Dhoobo Daareed oo Maanta laga Xayuubiyey Xildhibaanimadii
- Dec 10, 2019
Garoowe  ( Kalshaale ) Baarlamaanka Puntland waxaa maanta la hor keenay mooshiin xasaanad ka qaadis ...
Puntland oo war kasoo Saartay dagaalka Khasaaraha gaystay ee Gobolka Mudug
- Dec 10, 2019
Gaalkacyo ( Kalshaale)  War Saxaafadeed ay baahisay Madaxtooyadda Puntland ayaa loogu hadlay Colaada khasaaraha badan gaysatay ...
KENYA : Weerarkii lagu dilay 11 Qof ee Wajeer iyo Ninkii Hogaaminayey oo la shaaciyey
- Dec 10, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Dowladda Kenya ayaa shaacisay magaca Ninkii hoggaaminayay Weerar Jimcihii la soo ...
Muuqaal: Warbixin Murugo Xaalada Soomaalidii Dabku ku Qabsaday Minnesota iyo Wixii dhacay
- Dec 10, 2019
Minneapolis ( Kalshaale ) Warbixin Murugo Xaalada Soomaalidii Dabku ku Qabsaday Minnesota iyo ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!