DEG DEG: Afhayeenkii Xisbiga Wadani oo La xidhay, Markuu Warbaahinta la hadlay, Wax yar kadib ![Daawo]

Hargeisa  ( Kalshaale ) Barkhad Jaamac Batuun Afhayeenka Xisbiga Wadani  oo Warbaahinta galabta kula hadlay magaalada Hargesia, ayaa sheegay inaanu waxba iska badalin Banaanbixii uu ku baaqay Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu sidoo kale ka hadlay Masuuliyiin u hadlay dhinaca Xukuumadda oo uu kamid yahay Maayarka magaalada Hargeisa, oo uu sheegay inuu Isagu Xaaraan 10-Sano ku fadhiyo Kursiga, Dadkana uu dhibaato ku hayey wakhtigaasi,  Wuxuuna sheegay inuu maayar Solteelko uu Abaabulayo dhibaatooyin Hor leh.

Barkhad ayaa sidoo kale Ciidamada Booliska ugu baaqay inay maalinta Beri ah kala shaqeeyaan Nabadgelyada iyo Badqabka Muwaadiniinta Taageersan Xisbiga Wadani, Wuxuuna Booliska ugu baaqay inay Ciidamada ka Qaadaan Xarunta Xisbiga Wadani.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. NuurkaNederland says:

    GAR BUU ULEEYAHAY INUU WAX DHALIILO WADANI.
    TAAGEERAYAASHIISA LA HADLO.
    LKN MUUSE MA OGOLAAN DOONO BERI.
    WAAY0?MUUSAAN AQAANAAYOO IS ADKAYNTA NINIMO BUU U YAQAAAN,UMADDNA IS-ADKAYN LAGUMA WADI KARO WALIBA SOMALIDA MAANTA.
    H/YONIS WAY DULQAADATAYE HADII BERI LAGA CARQALADEEYO KULANKA WAA ALOOW SAHAL.
    WIS BAY TAAGAN TAHAY XAALADU & AABAHAY LAMA GUDIN HADAANAN…..PLA PLA PLA.
    H/AWAL OO AAN WAXBA RAG KA AQOON BAA MUUSE DABADA KA RIIXAYSA OO HUUNO AH & H/JECLOO KU RAAXAYSATA CADAADISKA H/YONIS.KKKKK.
    LKN WAYSOO KARTAY H/YOONISOO DULQAADKIINA WAA KA DHAMAADAY,ILLAAHAY HA U SAHLO.
    XAQIIQDII MAR HOREY KA DHICI LAHAYDE XABADU LKN WAXAY SL KU BADBAADAY WAA CAQLIGA H/YONIS GALBEED OO AH CAQLIGA ISAAQ.
    MUUSESE MA GARAN,WUUSE KA SHALAAYI WHY?HALKAY MARAYSAAN ARKAA!!!.
    NIMAAN WAXA JOOGA GARAN WAXA SOO SOCDA MA GARTO..MARKA BOQOL KU DHIMATO BAA MUUSE WADA HADAL OGOLAAN OOSOO DEBCI, TAASINA WAA DHAQAN XUN OO INTA LIIDATA OO MUUSE OOKALE AH AY YAQAAANAAN.
    MUUSE WAA MUUSIHIISII OO WAA MUUSAHEE WAA MUUSIHII LAHAA SHALAY:
    “ANIGOO WAX DILI KARA DUCO QAADAN MAAYO”
    H/YONISNA WEERAHAAS & TAARIIKHDAAS WAY HAYSAA!!!ALOOW SAHAL.




SAWIRRO: Laascaanood oo Marti gelisay Bandhiga Caalamiga ah ee Buuggaagta
- Dec 10, 2019
Laascaanood ( Kalshaale ) Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa maanta waxay ...
Garoowe: Cabdixakiin Dhoobo Daareed oo Maanta laga Xayuubiyey Xildhibaanimadii
- Dec 10, 2019
Garoowe  ( Kalshaale ) Baarlamaanka Puntland waxaa maanta la hor keenay mooshiin xasaanad ka qaadis ...
Puntland oo war kasoo Saartay dagaalka Khasaaraha gaystay ee Gobolka Mudug
- Dec 10, 2019
Gaalkacyo ( Kalshaale)  War Saxaafadeed ay baahisay Madaxtooyadda Puntland ayaa loogu hadlay Colaada khasaaraha badan gaysatay ...
KENYA : Weerarkii lagu dilay 11 Qof ee Wajeer iyo Ninkii Hogaaminayey oo la shaaciyey
- Dec 10, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Dowladda Kenya ayaa shaacisay magaca Ninkii hoggaaminayay Weerar Jimcihii la soo ...
Muuqaal: Warbixin Murugo Xaalada Soomaalidii Dabku ku Qabsaday Minnesota iyo Wixii dhacay
- Dec 10, 2019
Minneapolis ( Kalshaale ) Warbixin Murugo Xaalada Soomaalidii Dabku ku Qabsaday Minnesota iyo ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!