MUUQAAL: “Muuse Biixi inuu Tolkii maamuli kari waayo cidna ka yeeli mayso, Halka Abiye qaatay Bilad”

Hargeisa ( Kalshaale ) Xildhibaan Maxamed X. Yuusuf Waabeeye oo Warbaahinta kula hadlay Hargeisa ayaa Sharci darro Xubnihii Komishinka Doorashada ee Baarlamaanku Ansixiyey, Wuxuuna  sidoo kale Fariin u diray Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Madaxwayne 43 jirka Itoobiya Hogaamiyaa Sanad iyo Badh ayuu ku qaatay Biladii Nabadda adna laba Sano ood joogtay waxaad ku mashquushay Khilaafka Komishanka Doorashooyinka,”

Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeye ayaa sidaasi sheegay isaga oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa, Wuxuuna ka hadlay Arimo kala Duwan DAAWO MUUQAALKA.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. Baaruud says:

    Wax la maamulo waxa ugu dhib badan tol.

  2. Rooble says:

    Hhhh. Horaa looyidhi magac bilaash uma baxoo . Xildhibaan Waabeeye @ wallee inan baan u daayay

  3. NuurkaNederland says:

    WAA TUSAALE QALDAN BIIXI & ABII XITAA KOOBI AHAAN ISKUMA SHABIHI KARAAN,
    ABII WAA NIN QARAN.
    MUUSANA WAA NIN QABIIL.
    ABII WAA DAL & DAD XUKUMA.
    BIIXINA WAA NIN CIDLA FADHIYA.HANTIDIINA KA GATAY UAE,DADKIINA XABSIYADA KUGURAY.

  4. Rooble says:

    Nuurka nederland

    Naa dee waad waalatay imika
    waaxay dawakhaadan kugu dhacday
    xildhibaan waabeeyo waxa uu sheegay rag somaliya oo intay doonaan ka qaalisan abbay Axmed Yacni kuwaa maad soo qadatid mise qaybtii qabyaalada ayaa ku xanuunaysa
    Adeer ha wareerine shaqadaadii qabso

    Isisis iyo shekadaadii ila meerayso




SAWIRRO: Laascaanood oo Marti gelisay Bandhiga Caalamiga ah ee Buuggaagta
- Dec 10, 2019
Laascaanood ( Kalshaale ) Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa maanta waxay ...
Garoowe: Cabdixakiin Dhoobo Daareed oo Maanta laga Xayuubiyey Xildhibaanimadii
- Dec 10, 2019
Garoowe  ( Kalshaale ) Baarlamaanka Puntland waxaa maanta la hor keenay mooshiin xasaanad ka qaadis ...
Puntland oo war kasoo Saartay dagaalka Khasaaraha gaystay ee Gobolka Mudug
- Dec 10, 2019
Gaalkacyo ( Kalshaale)  War Saxaafadeed ay baahisay Madaxtooyadda Puntland ayaa loogu hadlay Colaada khasaaraha badan gaysatay ...
KENYA : Weerarkii lagu dilay 11 Qof ee Wajeer iyo Ninkii Hogaaminayey oo la shaaciyey
- Dec 10, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Dowladda Kenya ayaa shaacisay magaca Ninkii hoggaaminayay Weerar Jimcihii la soo ...
Muuqaal: Warbixin Murugo Xaalada Soomaalidii Dabku ku Qabsaday Minnesota iyo Wixii dhacay
- Dec 10, 2019
Minneapolis ( Kalshaale ) Warbixin Murugo Xaalada Soomaalidii Dabku ku Qabsaday Minnesota iyo ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!