MUUQAAL: Kacdoono Puntland Lagu diidan yahay oo ka Bilowday Bariga Sanaag

Badhan ( Kalshaale ) Magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag waxaa maanta ka dhacay Banaanbaxyo looga soo horjeedo Mooshinkii Xilka looga Qaaday Gudoomiyihii Baarlamaanka Puntland Cabdixakiin DhooboDaareed.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxgaradka iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada ayaa sheegay inaaan la Qaadan karin Weerarka iyo Xil ka qaadista Gudoomiyaha Baarlamaanka, Waxayna sheegeen inaysan Jirin wax la dhaho Puntland oo Maantana lagu kala tagay.

Guddoomiye Dhoobo,  Waxaa xilka ka qaadistii u codeeyay 49 Xildhibaan, waxaana ka aamusay 4 xildhibaan sida uu ku dhawaaqay Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Barlamaanka  Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan oo shir guddoominayay fadhiga maanta oo uusan goobjoog ka ahayn guddoomiyaha xilka laga qaaday.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 37)

  1. Zaki says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkk
    kkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkk
    kkk
    kk
    kk
    !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  2. Idoor Liqe says:

    Ahmed Karaash wuxuu haysta Fursad uu inqilaab milatari kula wareego madaxtooyada Garoowe .

    Denni ma jirto shacab Taageersan maanta . Puntland waxay u baahantahay Badbaado .

    Denni must Go !!!!

  3. Dabshid says:

    Reer Waqooyi maxaa Koofur ka yaalo,
    Hooyada Federaal ma duminkaraan niman EXILE ku joogo Garowe.

    -Waxaan u diidney Tirokoobka
    -Waxaan u dooraney Hagbad wareegto
    -Waa inaan Garowe la wadayeelan.

    * Haloo gacangeliyo Muuse Biixi

  4. Idoor Liqe says:

    Denni xoolo intaas buu la wareegayey . Aaran Jaan .

    Reer Boosaaso iyaguna waa ka Tashanayan Puntland . Half Garoowe oo Ciise Maxamuud ah puntland ha noqoto kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  5. Idoor Liqe says:

    Dabshid

    Calanka Somaliya ma Hooyada baa leh ??

    Calanka Somaliya ma Muqdisho baa

    Dameer baad tahay aan xataa awoowgii Xornimo Somaliya u soo Dagaalamin.

    Calanka Somaliya waqooyiga Somaliya baa laga keenay waana joogaya .

    Koonfur Banadir baad ka Degta . Calanka 🇸🇴 Nooga fuq yaa ximaar

  6. Dabshid says:

    Dhoobo Daarood waxaa qaadey DAADKA,

    Midkale oo Exile ah ayaa loo dhiibi doonaa KABALYEERI BURISKA MAQAAYADDA MAX’UUD SALEEMAAN.

    – Qowsaarku marbuu diidaa inuu ninka uu xoolaha u raaco – MAALO xoolihiisa.

  7. Dabshid says:

    Liqe

    Idinkama jeelayno inaad KHARASHKII MARTINIMO kudartaan QAS iyo Qalalaase.

    Idinkama yeelayno Inaad WAALIDII REER WAQOOYI keentaa Garowe.

    -Deni waa nin Reer Muqdisho ah, siduu sheegay CABSIIS SHAXAAD LOOGAMA QAADAYO,
    BACAADKA AYAA AFKA LOO GALIN DHAMAAN
    -EXILE REER WAQOOYI.

    * Kaneecadii Iimey ayaa yaabtay.

  8. Wadaniboy says:

    Rag haday yihiin waa inay .haday sareen
    Gudmiyaha. Madaxweynaha kudaraan ileen shacab majiree. Madaxweynaha cusub la doorta. Wayo mucaradka shacabka badan. Ee guuxaya. Hadii kale. Kuwa baarlamaanka cadaalad maha mesha rag baa xabad laysay madaxweynaha ahaan waa .cadalad daro oyo macna laan kibir dadka lagu laayo. Muxiyadiin tukaraq laga qabsaday. Kkkkkk.karash mesha iska fafhidasn kkkkkk.war mesha cadalad mataalo subanaana lah. Kursiga ka qima badan dadka xarunta loogu tagay.

  9. xaange says:

    “CIRKA SARE SHIMBIR U LALAY CABBAAR WAAKA DABADEED SOO DHIGA CAGAHA OO MA HURAAYO CIIDDE”

  10. Jabhad says:

    waa in la ilaaliya 4ta aag Ee difaaca puntland wana

    In aan fursad la siin nabaddiidka werarka ku ah

    Shacabka arimaha siyasada way dhamanayan

    Wayna soo noqnoqdan … waxase muhiim ah wada

    Jirka shacabka amniga shirkada ku ah in ay helaan

    Amni guud oo la isku halyn karo Ilaa laga gaarayo

    2021 dalkena guud ahaan waxaa ka dhacaya is

    bedelo waawayn oo ku jihaysan somaliyada cusub

  11. Mr BaHaL says:

    Meesha lacag ayaa la qaybsadaa.Markii uu Balbalaarku tagay Ksimaayo qarash ayuu soo qaaday.Tii ayaa la qaybiyay oo dhamaanba waxay u codeeyeen in la tuuro dhoob-Daarood.Way iska cadayd kkkk

    Marcofoonka uunba alaga sheegayaa kkkk

    Somaliya waxa aayaa ka jira – lacagta iska qaado codna iska tiri.

    Waa caadigeedii/

    Dalmida

  12. Aarka hargaysa says:

    Oomaxay kudarsadeen marka hore dadkaa mudaharadayaa cashuur ma bixiyaan waar marti adeb daran ayaad tihiin samaroonta ku dayda oo iska ogolaada in aad tihiin dadka lagatirada badan yahay

    • Kabadhe says:

      In badan baan qoraalkaaga arkaa adiga oo hadal yaroo jilicsan meeaha la taagan, waar dadka cayda ka daah. Samaroon waa harti bari waa quruxda iyo qaayaha Somaliland.Maaha marti ee dad wadanka wackier ku leh. 8 Sanno ayay madaxweyne ka ahaayeen sideeda Hartina waanu sugaynaa inshAlh

  13. Mr BaHaL says:

    Majeerteenu waa balaayo,Idoorku waxay somaliya uga baqaan waa Majeerteen.
    Waxay taagan yihiin”waa meeshii Ilaahoow haygu celin.Waar meeshii Ilaahow haygu celinin.”

    Ninka qaba gabadh quruxdan eeyarbaa laga qqadan jiray.
    Boowe tani ma gaydiide ii dhaaf.

    Bal idoorka ku qaad magaca majeerteen kkkk
    Ama Morgan kk

    Afkii Ina Askar ayaa yaabay.

    Dalmida

  14. Aarka hargaysa says:

    BaHaL sxb ma dadka lagatirada badan yahay ayaad ka xanaaqday sxb ilaahay ayaa kugartay inaad meelaha banaan buuxi ahaato iska liq laangaab nimada illaahay inta kasokaysa iidoor ayaa iskakaale

  15. Aarka hargaysa says:

    Car juuqdhe waar sida somaliland oo kale puntland halaga dhigo kuwan aan cashuurna bixin hadana mudaharadaya halkee adoonka lagu arkay gadobguursigu iyagoo aanu cashuurta kaqaadno hadana waanu udiidnay mudaharaad

  16. Guntigaab says:

    Aarka hargaysa kkkkkk
    Waa runta waa inay puntland kaga dayataa somaliland sida la isku muquuniyo samaroon juuq le miyaad aragteen wa in warsangali qaata sida u u dhaqmo samaroon laangab wa lo taliyaq

  17. Baaruud says:

    Bahal,

    Magacan iska beddel. Ninbaa halka hore ugu soo qoray in reer Muduggu Bahal u yaqaananaan canabarka dumarka. Degaankayka marka dumarka la abalabalaynayo afar xun iyo afar wanaagsan ayaa loo kala saaraa, afarta xumi waa: Baali, Basari, Bagagi iyo Bahal oo ah ta ugu xun. Adiguna Bahal ninka ragga ugu fiican baad u bixisaa, waxaad doonto iskaga hadal laakiin magac iska bedel, waa iga talo waayeel

  18. Mr BaHaL says:

    Baruud

    Boowe,iska baashaal kkkk

    Maxaa magacayga ku daba dhigay?

    Car somaliya ku soo noqo.

    Ma maqashay naag timaada meel uu joogo nin soo faraxumeeyay.Way ka carartaa.

    Boowe Idoorka Majeerteen ayaa soo faraxumeeyay waagii dawlada.

    Somaliya sidaa ayay uga cararaan kkkkk

    Ninkiibaa meesha jooga,
    Idoor,shalmad madaxa kuu soo doobo oo isyara qari kkk

    Xildhibaan nacnac ayaa yaabay
    Dalmida

  19. Laalays says:

    mr yixir,

    Adiga hooyadaa ayaa been kuugu sheegtay inaad agoon tahay Mareexaana, aabahaana dagaalkii Isaaq dilay.

    Waxay ka xishootay inay kuu sheegto inaad tahay GARAC aabahaana Isaaq yahay!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  20. Mr BaHaL says:

    Boowe,shalmad madaxa soo saaro – meesha Majeerteenkii ayaa jooga.

    Ama la buuraanbur Dumarka Daarood sidii caadada kuu ahayd.

    Nin Naag la buraanburaya kk

    Nacaskii Idoor ee madaxa shalmada ku qarnayay markii ragii arko.

    Moorgaan ayaa Tuka raq yimid kkk

    Dalmida

  21. Land of Punt says:

    Ina adeertay Farxiyo iyo Iidoor yare rabay in u jawaabo, xoogaana waqtigu waa igu yaryar oo shaqo safar ku jiraa saacadaan idin la hadlo.

    Aniga caawa in Harti luqunta qoorta iskula jiraan waan ka xumahay..Weliba bah-habar-Majeerteen iyo Halamash..kkkkkkkk
    Deni waa ey hadduu Dhoobo-Daareed oo maliishiya dhigtay xarunta parlemanka ciidan kula dagaala u diray..in sidii Galan iyo general Muxyadiin dhiig la iska ilaaliyo ahayd oo wada hadal la furdaamiyo…..!!!
    Deni isna cago badan kuma taagna waayo nin aqli badan ma xanaaqo oo dalka xukums oo shir kama cararo haddana inta awood isbido magaalada dagaal kama rido, dad ku dhinteen.

    Haddaan Dhabayaco aqaan Deni 4 sano dhamaysan maayo.
    Time will tell.

  22. Land of Punt says:

    Maanta Puntland qas ka jiraa oo habar dugaag oo dhan libaaxyada is dilay in cad ka helaan waaqwaaq ku hayaan. Don’t be sure in wax isbedeleen.
    Kkkkkkk😜

  23. Land of Punt says:

    Puntland in madaxda iyo siyaasiinta is cayrasaan oo isjiidjiidaan waa ka caadi laakiin maalinta aminaga iyo jiritaanka Puntland qatar galo….ragaan ayaa u taagan oo kaadi usoo cabay in caruurtooda sharaf ku noolaadaan…. Madaxa la isjabin.
    Watch ciidanka Puntland 8 ciidan oo kala amar qaadan ah.
    Nothing will happen to Puntland, waa last place Somalia chaos ka dhici karo.
    Watch 5 daqiiqo, this clip from 2019.
    https://www.youtube.com/watch?v=W4n11GJqyNc

  24. Laalays says:

    Lop

    kkk

    Wax cusub maaha inaad Gudoomiye Baarlamaan oo Waaroos ah xabad kaga caydhisaan Garoowe. Intaan hubo 4 jeer oo hore tanoo kale waa samayseen.
    Waxaase la yaabay in Suldaankii Warsangeli, Xalay intaan xabadu dhicin, Deni bahdilo amara ku siiyo inuu madaxtooyada ka baxo kuna laabto meeshuu ka yimi ( akhri Badhan).

    Arinkaas waa ceeb in oday dhaqan saa cumaamada looga rido!

    Salacalee!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  25. Land of Punt says:

    Watch hub, iyo ciidan deceplin leh.
    Ma in ciidankaan ayaa militia xoog ku qabsan karaan.
    Ciidanka maaha in soo dhexgalaan madax is cayrsanaysa, shaqadooda waa cadowga dibedda.
    Shacabka iyo siyaasiinta iyo waxa isku haystaan arimaha gudaha, waa hawl u taal maamulka.
    ☝️
    Laakiin raggii Kacaankii awr usoo dhaansaday in buulka yar oo maxasta ugu jiraan in N&N iyo najiska kale dumiyaan laga yeelimaayo.
    Ha karaamo seegina habaar lagu kari waa Dhul-Udug.

  26. Land of Punt says:

    Laalays
    Anoo rabay in wax kale ka hadlo ayaad difaac i galisay…kkkkkkk
    Idinka Harti iscayrsanaya haddaad aragtaan sida dugaaga chance helay ku jirtaan iyo ka dhex kaluumayso. kkkkkkkk
    Cadde Muuse iyo Cabdulahii Yusuf Carro Isaaq isla galeen, Geel Afweyn, Jaamac Cali Jamac orod ku galay Xamar.
    Gaas oo General Muxyayadiin ciise Maxamud Garoowe ku dhashay cayrsanaya markuu Baddii Hurdiya soo celisay isdhiibay.
    Galan baa isku dayey in Bossaso qas kiciyo, waad ogeyd markii buurihii Golis naftii qabay in is dhiibay.
    kkkkkkkk
    Meesha Warsangeli iyo reer lagama yaqaan.
    Puntland ninkii la doortay baa looga dambayn 4 sano dhamaysanayo.. dalkaan rag baa ilaa shada.
    Mideeda kale meel warsangeli la cayrsaday hadda ka hor noosheeg..
    Awal Dhabayacada ayaa is cayrsan jirtay, hadda Warsangeli ayaa xiniinyo lasoo baxay in ciidan xoog ku jooga Parlemanka keeneen.
    Waa balan in sidii Cadde Muuse, Jamac Cali Jamac, Galan, Muxyadiin iyo kuwo kele, caska waaga iyo fiid baqo ku caatoobaan..kkkkkkkkk
    Puntland ma meel Dhoobo-Daareed iyo Deni dumin karaan ayaad mooday….midkoodna meesha macbe kama laha…Dalka boqortooyo fac weyn ayaa degen..rag siyaasad isku haya, waa kala baxa idinka, laakiin no worry for Puntland aka Dhulka Uduga
    True.

  27. Laalays says:

    Land of Punt

    kkk

    Walaahi ma rabin, maantana hal mar fikir kama dhiiban arinkan.kkk

    Laakiin markaan xaqiijay in Suldaankii Wersangeli Garoowe laga mastaafuriyay. Baan su, aasha ku weydiiyay.kkk

    Hadii Su, aashu ku dhibtay raali ka noqo!

    kkkkkk
    kkkk
    kk
    kk

  28. xaange says:

    Lop
    Waxaad hilmaantay in Faroole inta sidan oo kale qafil Baarlamaanka saaray oo wiilal uu adeer yahay dhigtay yiri car yaa u soo gala xilligii Cadde Muuse oo inta lasoo galay 4 ciise maxamuuda oo labo walaalo tahay la is dul saaray.
    Faroole baqa cararkii uu galay ilaa Australia aanu istaagin kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  29. Laalays says:

    Lop & Xaange

    Kaftanka markaan meel aynu ku yara Parking garayno;

    Nidaam dawladeed ayaa Puntland ku shaqaysaa, masuulka balantii nidaamkaa lagu doortay raba inuu mijaxaabiyo isagaa cirka roob ku og. Gudoomiyaha Barlamanka runtii Villadaa ka dhex hadlaysa. Taasna waxaa ii cadaysay waraysi uu xalay 2 dii habeenimo/subax bixiyay.

    Puntland nabadeeda ha ilaashato, dadka ku nool bay dan u tahay, Umadaha ay la deriska tahay sida Jamhuuriyada Somaliland iyo Itoobiya.

    Markaa waxii degenaanta iyo nabada Puntland ka soo horjeeda iska qabta. Haday dhinaca Somaliland u soo yaacaana waa idiin soo celinaynaa.

    Viva Puntland!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  30. Land of Punt says:

    Laalays
    Suldaan aad sheegaysid waa awr kiraale idin shaqeeya, maaha in hadda bilaabay, 15 sano lasoo dhaafay wuxuu degenaa Haygeysa, Cali Khaliif waa nin ka Somalilandersan, run.
    Isaaqa Cali Khaliif iyo Suldaan Siciid waa labada nin oo Somaliland ay waxwalba dhul dhigeen, waayo waa labada nin Warsangeli iyo Dhulbahante gacantooda soo gelin karaan aaminsan yihiin.
    Taas yaan ogeyn.. Caruurta iyo dumarka ayaa taas xitaa og.
    Waa basaas, mana aha in Ceerigaabo noosoo dhaafo.

  31. Land of Punt says:

    Puntland horta cadow badanaa?
    Meel cidwalba rabto in lugoyso macal kuwa quudiyaan.
    kkkkkkkk
    Laakiin mid aan idiin sheego, dhulka Somali Puntland waa 1/3 kii xitaa cadownimo ugu yimid markuu arko in cidna meel ka yimid aqoon cidna ku mashquulsanayn waxa yahay Jeer iyo Jileec..hubka dhigin oo dadkiisa dhinac ka raacaa..kkkkkk
    In Warsangeli damceen in meesha xoog ku xumumaan hala yaabin, dadka dhulka dega makala yaqaanaan Deni iyo Dhoobo Dareed…kkkkkkk
    Laakiin midbay ka siman yihiin, maamul iyo dowladnimo iyo kala damabayn….ilaa taas qatar gasho isma raaci karaan..run
    Walaahi in reer Puntland waa reerkayga nin ugu dagaalayn… Boowe rabshada daa, haddaad wax isku hayso maxaa laguu dooran waayey..
    Boowe cidda meel ka fariiso oo shidada naga daa…kkkkkk
    True..waa arin darsay.

  32. Land of Punt says:

    Xaange
    Waa run in Faroole oo ragga qadiriyo Puntland ku jira, in mar hore iska dhaadhiciyey Garoowe tolkaa baa dega ee xoog wax ku raadi, waa tii asaga iyo wixii la socday Ilaa Australia break qaban, general Muxyadiin ayaa is yiri, anoo Ciise Maxamud oo jooga Garoowe, Gaas Garoowe kaama cayrsan karo oo ku qasbanaan in i laaluusho..kkkkkkk
    Galan ayaa is yiri, Cali Saleeban kuu dagaalin, Cade iyo Jamac Cali Jamac ayaa is yiri Cismaan Maxamuud kuu Dagaalin.
    Kulli waa ku qasaareen in jifo u dhimato..
    Boowe dowladda la heshii wiil aad Puntland ku dumiso ma hayno..
    Doobo Daareed asagana saaxiga keenin.
    Meesha waa xarun Nidaam iyo dowladnimo dhaqan u leh.
    True..prove wrong.

  33. Land of Punt says:

    Laalays
    Puntland ma rabto in Somaliland dhib u yimaado..
    Weligoodna colaad Somaliland kama shaqayn.
    Idinka inta cutiraaf raadinaysaan in xad gudubtaan iska ilaaliya.
    Citiraafka wado kale u mara, not qas Puntland

  34. Idoor Liqe says:

    Mr Bahal

    Taariikh run ah baad sheegtay. Lkn Kuwa idoor ee ku xagxaganaya waa Jaadwalayaal ee ha u Jawaabin. Hargiesa iyo Burco suuqyada waxaa buuxa dad Jaadku waalay oo dharka Sita kkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Reer Boorame waa dadkii xadaarada Somaliya loogu yimid , waana dadkii Baray idoorka sida loo cadeydo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Aarka Hargiesa isaguba waa Arab oo hargeisa waa ku dulman yahay marka waaba khalad inuu reer Boorame ku Rafdo kkkkkkkkkk

  35. Baaruud says:

    Iidoor Liqe,

    Miskiinkan ha lugoynin, shalay uun bay ahayd markuu sida South Sudaneseka summadda iskaga dhigay jiray dhabannadee, u dhaaf dadkaas ha ugu booteeyo ilbaxnimadii Adal iyo Harar oo aanu shaqo ku lahayne. Ta kale, cawriyo waxyaalo noocaasaa lagu sheegayye miyaanad nin ilaahiisa ka baqanae ahayn markaad ku talo gelayso inaad lugoyso.
    Aarka Hargeysa maaha Arab iyo cid kale toonee waa agoontii kacaanka, dadka miyaanad fartooda kala aqoon..




MUUQAAL: Foosiya Yuusuf oo si kulul uga Hadashay Hadalkii Sheekh Shariif
- Nov 14, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Xildhibaan Foosiya Yuusuf Xaaji Aadam oo Xilal kala duwan kasoo ...
MUUQAAL: Faysal C. Waraabe oo ka hadlay Muranka Doorashada iyo Weerar uu ku Qaaday Muuse Biixi [Daawo]
- Nov 14, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada ...
Puntland oo Dooratay Gudoomiye Baarlamaan oo Cusub iyo Gaas oo ka hadlay !
- Nov 14, 2019
Garoowe  ( Kalshaale ) Xildhibaan Abwaan Abdirashid Yusuf Jibril ayaa loo doortay Guddoomiyaha Baarlamanka ee Puntland ...
MUUQAAL: “Muuse Biixi inuu Tolkii maamuli kari waayo cidna ka yeeli mayso, Halka Abiye qaatay Bilad”
- Nov 14, 2019
Hargeisa ( Kalshaale ) Xildhibaan Maxamed X. Yuusuf Waabeeye oo Warbaahinta kula hadlay ...
MUUQAAL: Cali Xaraare iyo dagaalkii Boosaaso, Xog Ku saabsan Xiisada ka Taagan iyo Sida wax u dhaceen !
- Nov 14, 2019
Boosaaso ( Kalshaale ) Wariye Cali Xaraare ayaa Warbixin ku lafa Guray dagaalkii ka ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!