Dekedda Berbera oo laga Qabtay Qalab Ciidan iyo Xog ku saabsan

Berbera ( Kalshaale ) Dekedda weyn ee magaalada Berbera ayaa shalay lagu qabtay qalab ciidan, kuwaasi oo la sheegay in qaab qarsoodi ah la doonayay in lagu dhaafiyo.

Ilo-wareedyo kala duwan ayaa xaqiijiyay In qalabka ciidan ee la qabtay uu ahaa Container buuxa oo isugu jira: direys ciidan, booshashka rasaasta lagu rito iyo jaakadaha xabbadda celiya.

Weli ma cadda cidda iska lahayd qalabkan ciidan, hase ahaatee waxay wararku sheegayaan in ay la wareegeen ciidanka Somaliland.

Khaalid Foodhaadhi

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. Land of Punt says:

    Cirro ayaa raba in inqilaabo Muse Bixi oo inta u diro Caare yiraado waa shacab kacay oo dulmi diid ah……..kkkkkkkl
    Bossaso waxaa lagu qabtay hub Ahlu Sunna u socday, doon u raran Dhuusomareeb..Gaarigii ayaa shil galay markaas la ogaaday in Basuka bariska iyo Sonkorta ku dhex jiray…..dekedehaan waa in la helo maamul adag, inta Laaluush bixiyaan waxooda loo gudbin hadhowna dalka lagu gubin..yaab.




MUUQAAL: Foosiya Yuusuf oo si kulul uga Hadashay Hadalkii Sheekh Shariif
- Nov 14, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Xildhibaan Foosiya Yuusuf Xaaji Aadam oo Xilal kala duwan kasoo ...
MUUQAAL: Faysal C. Waraabe oo ka hadlay Muranka Doorashada iyo Weerar uu ku Qaaday Muuse Biixi [Daawo]
- Nov 14, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada ...
Puntland oo Dooratay Gudoomiye Baarlamaan oo Cusub iyo Gaas oo ka hadlay !
- Nov 14, 2019
Garoowe  ( Kalshaale ) Xildhibaan Abwaan Abdirashid Yusuf Jibril ayaa loo doortay Guddoomiyaha Baarlamanka ee Puntland ...
MUUQAAL: “Muuse Biixi inuu Tolkii maamuli kari waayo cidna ka yeeli mayso, Halka Abiye qaatay Bilad”
- Nov 14, 2019
Hargeisa ( Kalshaale ) Xildhibaan Maxamed X. Yuusuf Waabeeye oo Warbaahinta kula hadlay ...
MUUQAAL: Cali Xaraare iyo dagaalkii Boosaaso, Xog Ku saabsan Xiisada ka Taagan iyo Sida wax u dhaceen !
- Nov 14, 2019
Boosaaso ( Kalshaale ) Wariye Cali Xaraare ayaa Warbixin ku lafa Guray dagaalkii ka ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!