DEG DEG : Gudoomiyihii Baarlamanka Puntland oo Xilkii laga Qaaday

Garoowe ( Kalshaale ) Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa goordhaweyd xilkii ka qaaday Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Puntland Cabdixakiin (Dhoobo Daareed).

44-Xildhibaan ayaa Mooshin xil ka qaadis ah ka keenay Gudoomiyaha oo lagu eedeeyay falal jebinaya Dastuurka iyo Xeer-hoosaadka Baarlamanka, Maleeshiyaad hubeysan uu u gacan galiyay Xarunta Baarlamaanka Maamulka Puntland ee magaladda Garoowe.

Jabinta qodobka 55-aad ee xeer-hoosaadka golaha Wakiilada,in uu awooddii golaha uga faa’idaystay sida uu jecel yahay iyo in uu jebiyay 59-aad ee Dastuurka Puntland oo sheegaya in ay wada-shaqeeyaan saddexda hay’adood ee dowladda si sharciga waafaqsan.

Ugu dambeyntii Baarlmaanka Puntland ayaa xilkii ka xayuubiyey Gudoomiyahii Barlamaanka Cabdixakiin Maxamed Axmed Dhoobo-dareed 49 mudane ayaa u codeeyey xil ka qaadista Gudoomiyaha barlamaanka,afarna waa ka aamustay.

Kulanka Xilka loogu qaaday Gudoomiyihii Baarlamaanka Maamulka Puntland waxaa shir gudoominayay gudoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Puntalnd Abuukaate Cabdicasiis .

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 34)

  1. farxiyo says:

    Dhoobo-daareed,waxa sharaf ugu filan inuu noqon waayey nacamle,xaqiiqdii wuxu muujiyey xiniinyihisa,warsangeli-cumar-bihidoor.
    Awoowe kheyr badan baan kuu rajeynayaa.
    Deni-yoogo,kaa danbeyn maayo.
    Weynu eegaynaa inta afwaliinjo kursiga Ku hayo.

  2. Somalijecel says:

    Kkkkk Warsangaligaan maqaayadda wuxuu mooday mid maraqeedu macaan yahay.Dhulbahante isagana waa ku xigaa Axmed Karaash indhahiisa ayuu u macalin ah.
    Somalida MJ oo aan nixin ayaa fahmi karta xoog un bay ka baqaan.Shax fiican ayaa loo dagay Somaliland ayaa Warsangali lagu furay xagaa albaabkeedii wuu xirmay Harti project ayaa loo dhiibay,ka dib si sharci daro xoog sheegasho ah ayaa loo isticmaalay hadduu sharci jiro ciidan looma baahna sharci xeer illaalin ayaa la mari lahaa meeshaas anigaa kaaga xoog roon weeye,tani waa sababaha aanay qabiilka isu qaadan karin federal effective u ahayn.

  3. Garqaad says:

    Kkkkkkkkkkk.

    Warsan geli mar ayey qaldameen oo madaxweyne u tartameen wexey moodayeen maqayaadda in harti wada leeyahay kursigii barlamaanka ayaa qolo kale laga siiyay afar faatoxo kadib dib ayaa loogu soo celiyay. Hadda wexey bilabeen kirif kirif Dee haka xaa xaaxabiyeen.

    Boowe Marti aadaab leh hadaad noqon weydo albaabka ayaa ku yaqaan.

    Halkaa reerbaa xamar isaga ilaaliyo.

    Ninkaan taas fahmi Karin isagaa cirka roob ku og.

    Axmed garaash ayaa hadda qalqal ku jiro.

    Pudland mustaqbalka hadeey sii jirto sidaan ayey noqon doontaa.

    Ciise maxamuud caasimadda iyo gudoomiyaha barlamaanka oo joogto ah.

    Cumar iyo cusmaan. Kaltan madaxweynaha iyo ku xigeenka.

    Farxiyo kursiga faatoxo ilaasho hadii kale orod xamar iska aad baayo. Hhhhhhhhh.

  4. Khaatumo haanoolaatoo says:

    Waa aakhirsaben maaha waagu dadka damiirkodu shaqayn jiray waxa shaqaysa
    Lacag afar odayba dowlad sheganaya o qofkay donana ridaya kay donaana daynaya
    Meesha waxa haysta jabhad layiraahdo Aaranjaan o u hogaamiyo oday faroole
    Wax waliba waxay leyihiin xili ay sodhamaadaan daniba nahaayada puntland
    Ku walqali doonasida mmuuqata alwsahal amuuraha WTB

  5. Xaange says:

    Waxaa la yidhi qof war hayaa hakuu waramo.
    Maxaan idiinku sheegay page hoose.
    Dhoobo waa la diray.
    Wuxuu qolada nn sharaftiisa iyo karaamadiisa uga badashey bal aanu aragno

  6. Xaange says:

    Dad baa arinkan qabiil ka dhigi doona oo odhan doona Dhoobo magaaladaa loogu awood sheegtoo Garoowe ayaanu kasoo jeedin.
    Laakiin xaqiiqdu waxay tahay in arintu sidaa ka duwantahay oo waxaan hayaa caddayn in xitaa Faroole sidan oo kale ku dhacday inta damcay in Barlamaanka qafil ku dhufsado.Waa isagii cararkii uu caray Australia ka dhacay.
    Cawad waa isagii geedka la isga xidhay.
    Ma cid baa ragaa Garoowe uga dhow qabiil haddii magaalada cid ku sheegan kadho.
    Laakiin wax walba waxaa laga hormarinayaa hadafka iyo yoolka siyaasada puntland hirgelintiisa

  7. Aarka hargaysa says:

    Waar meeshu waa filin kartoon ninkastaa tiknikoiyocoidan ayuu haysaa maamulkamajiroilaa xalay gidomiyaha ayaa baarlamaanka hastay sakana Deni wakaa xilkii kaqaday

  8. Aarka hargaysa says:

    Axmad karaash 14 tikniko ayuu haystaa dhoobo 12 ayuuhaystaa waar meesha waxba kama jiraan hawiya ayaa lagu waabsadaa meel cidamo kaladuwan oo beelo ahi iswaydaranayaN kii xoogbaday ayuunbaa xukuma

  9. Land of Punt says:

    Xaange
    Nin yahow arimaha uma dhuun daloolo oo cidna ma wicin busy ahay.
    Galan reer Bossaso iyo general Muxyadin oo reer Garoowe ahaa waa tii Gaas ilaa Eyl cayrsaday ilaa isdhiibay. Galan saaxiga keenay.
    Dhoobo-daareed hadduu in xoog isticmaalo isku deyey wuu waalan yahay.
    Ma Puntland ayaa nin xoog ku haysan karaa?

  10. farxiyo says:

    Garqaad.
    Hadii Dhulbahante ila tashan lahaa
    Wlhi blhi tlhi,inaan habari IGA joogteen degaan majeerteen dego.
    Garqaad saleebaan/saleebaan doqon,isagaa
    1998 Ku Kala hagoogtay halamashtan gunta ah.
    Waar isaaq waa shisheeye boqolaal qarni baanu is dileynay,waa nin aanu xabad iyo xiniinyo Ku Kala bixi Karo.
    Wiilwaal oo ahaa nin kibray qarnigiisii
    Ayaa rag u yimaadeen isagoo hurda,wey ka baqeen iney kiciyaan,cabsi ay ka qabaan darteed.
    Naagtiisii baa haraati/laad,Ku dhufatey oo kicisay,raggii wey yaabeen,waxay suaaleen
    Garaadkii,wiilwaaloow sidee naagi haraati kuugu kicisay,anagoo rag ah baa cabsanee.
    Wuxu Ku jawaabey,iska daaya labadeeda lugood dhexdoodey igu aragtaye.
    Macnaha waxan ahay ma taqaano.
    Ujeedkeygu waxa weeye dhabayaco Dhulbahante caadaqatayaal ah bay garoowe iyo hargeysa Ku arkeen,laakiin nama garanayaan waxanu gudno iyo waxanu galo.

  11. Idoor Liqe says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Tii puntland waa Burburtay . Mar kale baa dib leyskugu soo Laaban ilaa Amar danbe . !!!!!

    Islaan aan Uunsan Jirin , hadey Uunsato iyadaa ku gubata , habartii Denni baa sheekadaas haysta maanta . Kkkkkkkkkkkkkkkkk

  12. farxiyo says:

    Dhulbahantow ilmaadeerayaal talada boo dhiiba dmarkayaga.
    Casarkii ayaanu Ku meyracan lahayn garoowe,xaange iyo lanofpunt,oo xidhxidhan
    Baan boholaha xargaga keeni lahaa,
    Argagax.com

  13. Idoor Liqe says:

    Nimankii maanta baarlamaanka Yimid waxay sheegeen in tikniko lagu keenay hallka oo la khasbay . Waxaa xasuus mudan in Hallka wali yaalaan dhaawac iyo dhimasho dadkii xalay lagu laayey .

  14. Aarka hargaysa says:

    Waar reer puntland nagadaaya qiiq isku qarintee yaa tikniko badan dhoobo iyo deni kk iyo karaash meesha maamul kamajiro nin kastaa hub ayuu haystaa waxaa garoowe ku adkaada ninkuu faroole raaco kkkkkkk

  15. Aarka hargaysa says:

    Inantii jaadlayda ahayd ee lalahaa karayaal ayay ledahay yay tageersan tahay iyaduna ma deni kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk dowlada dalka puntland yanaan idinka maqlin iyo dalka maqan ayaa laxoraynayaa

  16. C/Raxmaan says:

    Deg-deg badanaa motion’ka . Wax ka yar 24 saac ! Dadkii ku dhintay ismaandhaafka duugtoodi iyo baaritaanadii waxaa ka muhiimsanaaday mooshinka . Waxii xunba Villadaa loosaariyaa beryahan . Villada waxay noqotay DABAR lagu xajiyo shacabka maskaxdooda . Alloow Alle .
    44 = Haa !
    04 = aamustay!
    U ekaa odayaashii ay Alshabaabka barayeen ashahaadada !

    Ash , ash, ash-haddu .
    —- Shirib reer koraad.

    -Waxa dilay Dhooba-daareed ,
    -Dollar ma ahoo .

  17. Aarka hargaysa says:

    Waar nagadaaya ruwayaduu deni iyo karaash yaa tikniko badan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  18. Aarka hargaysa says:

    Xalay ayaan dhagaystay waraysi gudomiyaha laga qaaday oo lagu yidhi ciidanka guriga baarlamaanka joogaa madaa keenay kulahaa waxaa jooga 2 tikniko ah oo aan anigu leyahay iyo mid uu leyahay karaash meshuba waa ruwa

  19. C/Raxmaan says:

    Akhyaarta way dhicikartaa inuu fahanka igu qalloocday , waayo waxaa iimuuqato Puntland oo markale tusaale u noqotay maamullada Kale ee dalka ka jira . Waayo dhacdadan waxay yeelankartaa dhinacyo fiican . Xallinteedana waxay reer Puntland u noqonkartaa talaabbo-siyaasadeed horay loo qaaday .

    Haloogagadaydo ama haloogagadarnaade’e , waa un loogagadambeyndoonaa reer Puntland .

  20. xaange says:

    Lop
    Puntland waxay ka hor tagtay shiqool mudo laga shaqaynayey oo sid Dhuusamareeb ama Kismaanyo dadka in madaxa la isu wada dhufto la doonayey.
    Dhoobo waxaa laga dhaadhiciyey maamul ayaan soo wadnaaye halkaa sii mashquuli.
    Waa iyaga Cali Khaliif u yeeray qorshuhuna waa in la dhaho maamul baa la idiin samaynayaa dabadeedna Codka beesha Dhulbahante iyo Warsangeli qolada N&N ay ku badsadaan doorasha.

  21. Mustafe Daacad says:

    Odeygii sowkuwaa xooray maaha hhhhhhhhhhhhhhhhhhh gavan fududaa hhhhhhhhhhhhh xamar hayaka aado watuu uwashaye wakaase kheyre iyo farmajo wax hakuu qabtan hadhkagi ayey kaa sareen nin kalw Puntlandee ah halagu bedalo meahan been laguma wada joogo ninkan taas yeelayn go back to hargeysa or xamar kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  22. Garqaad says:

    Somaliya meel aan lakala lahayn waxaa ka jiro. Goof mudulood. Inta kale waa lakala leeyahay.

    Hayska yimaado goof wacbuudhan halkaa ayaan lagu dhaheyn laangaab ayaad tahay.

    Pudland waa lawada leeyahay ayey afkeeda ka deysan weyday.

    Miyaadan arag eedo khadiija diiriye sideey xamar ugu bashaaleyso.

  23. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEKUM

    Dhamaan shacabka soomaaliyeed, waan salaamay…..

    MAASHALLAAH, MAASHAALLAAAH, GUUUL GUUUL REER PUNTLAND, GUUL GUUL REER PUNTLANT.

    PUNTLAND dhisideedii, dheeg aa loo soo cabay….

    Sandareero laga soo qaatay XAAR FARMAAJO laguma dumin karo..

    PUNTLAND ILAAAH BEEY LEEDAY, RAGNA WAA LEEDAHAY…

    REER PUNTLAND rag iyo dumarba waxeey u heeliyieheen jiritaanka PUNTLAND…

    PUNTLAND, waa lama taabtaan… Ninkii taabtana dhiig buu ka cabbayaa..

    DHOOBO DAAREED, xamar ha iska xaadiriyo.. sidee ina cameeeeeeeeeeey…

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  24. farxiyo says:

    Dhoobo-daareed.
    Barasho ayaa u korodhay iyo inaan jartinimo danbe leysku sireyn,balse warsangeli aan eego mowqifkooda.

  25. Khalil says:

    miskiin, bal biqlaynti faraha badnayd maanta hakaa saarto kkkkkkk

    “good riddance”

    Karaash baa quustay

  26. Idoor Liqe says:

    Waxba yaan Lagu xoqan Farmaajo iyo Kheyre , tuulada Garoowe maanta cadaalaxdaro baa ka dhacday . Warsangeli haysku Tashado imisa laga kariwaayey war Khaatumada xalaasha ah ku Biira . Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Gudoomiyaha waxay ku eedeyeen kaliya Maleeshiyaad buu Keenay xarunta kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. Meeshii laga Filayey dastuurka buu Jabiyey .

    Gudoomiyaha waxaa Tuuray Emirates oo la wareegtay dekada Boosaaso , kharash badan bay siiyeen Baarlamaanka .

    Waxaa igu darna markii Cawil daad Gacanta taagay saaka imaanka alle ka qaad , waa ninkii shalay Denni xoolo laga Fujiyey.

    Madaxwynihii hore ee puntland reer Sool Mohamed abdi xaashi baa dhahay Majeerteen ku waxay yanaan (Cat law ) sharciga Bisidaha kkkkkkkkkkkk

  27. xaange says:

    Farxiyooy
    Waa la doogiye yaan la dacaroon. Ragga xamar jooga waa kuwii aad ogeyd reerka waxba uma soo wadaane yaan umada la sal kicin.
    Walaahi baan Farmaajo maamul uu dhisay oo cod badsi kaliya looga golleeeyahay aanu xatabada Villa Wardhiigley dhaafeyn

  28. Dabshid says:

    Miskiin Exile Reer Waqooyi wuxuu moodey inuu Caraynkaro HAGBADDA REER QARDHO.

    Waa in loo gacangeliyo MUUSE BIIXI

  29. Kalsame says:

    Aaran-jaan aka Maxamuud Saleebaan villada yar ee ay Garoowe ka samaysteen ha looga danbeeyo ama haba looga tago. kkkk

    Mayla socotaan Hartiyoow…

    Maraykanka ayaa dalka uu doonayo inuu ku duulo yiraahda waa hoyga terroristaha, hadda Aaran-jaan ninkay rabaan inay ka taqllusaan waxaa lagu oogaa qodobka ah… Xamar baa looga gacan haadiyay…

  30. Rooble says:

    Asc waar ninku dhoobo daarood cawaandisanaa yacni waa ninka asagoo warsangali ah hadana ku dagaalamay caasimadii dhuusoland kkkkk. Laakin lakala fulaysan warsangali waxa uu ogyay fulaynimada majeerten ileen waxaay nu ognay inaan maanta hadiii wax kastaa dhacaan aanu warsangali ku dagalameen caasimada somaliland ee hargaysa mise toloow waxkalaa jira umalee wbt soo soco

    • Ahmed Somali says:

      ASC.
      WAA WAREEY, war beeshi BINU ISAAQ Akhyaarti ka idlaatay WAXAA ka soo haray kuwo afSomali ka bartay Cay iyo ihaano; sOmalilander iyo Rooble, TIRSI ma laha Odaygi Laalays ISAGU awalba Bulaacad buu ahaaye. °War nimanyahaw rag iska celiya idinkoo CAYTAMIN. WBT

  31. Jabhad says:

    Howshaan xalkeeda waa lagu jiraa inta xalka laga

    Dhamaynayo waxaa la farayaa cidamada 4ta aag

    Ee difaaca jooga inay fojignaan muujiyaan wax kast

    oo dhaca waa in la ilaaliyo amniga guud e shacabka

    Soo yaalka taariikhda puntland waxa hada dhacaya

    Wax ka wayn baa soo maray waxana looga gudbay

    Wada jir iyo wada tashi guud ahaan somaliya ilaa

    Laga garayo 2021 waxaa dhacaya isbedelo wawayn

    oo ku salaysan somaliyada cusub halka ay u

    Guurayso waa la doogiye yaan la dacaroon




MUUQAAL: Foosiya Yuusuf oo si kulul uga Hadashay Hadalkii Sheekh Shariif
- Nov 14, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Xildhibaan Foosiya Yuusuf Xaaji Aadam oo Xilal kala duwan kasoo ...
MUUQAAL: Faysal C. Waraabe oo ka hadlay Muranka Doorashada iyo Weerar uu ku Qaaday Muuse Biixi [Daawo]
- Nov 14, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada ...
Puntland oo Dooratay Gudoomiye Baarlamaan oo Cusub iyo Gaas oo ka hadlay !
- Nov 14, 2019
Garoowe  ( Kalshaale ) Xildhibaan Abwaan Abdirashid Yusuf Jibril ayaa loo doortay Guddoomiyaha Baarlamanka ee Puntland ...
MUUQAAL: “Muuse Biixi inuu Tolkii maamuli kari waayo cidna ka yeeli mayso, Halka Abiye qaatay Bilad”
- Nov 14, 2019
Hargeisa ( Kalshaale ) Xildhibaan Maxamed X. Yuusuf Waabeeye oo Warbaahinta kula hadlay ...
MUUQAAL: Cali Xaraare iyo dagaalkii Boosaaso, Xog Ku saabsan Xiisada ka Taagan iyo Sida wax u dhaceen !
- Nov 14, 2019
Boosaaso ( Kalshaale ) Wariye Cali Xaraare ayaa Warbixin ku lafa Guray dagaalkii ka ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!