Siciid Deni oo Garoowe ku hakaday iyo DF Somalia oo Qaaday Xayiraadii Kismaayo

Garoowe ( Kalshaale ) Wararka laga helayo Garowe ayaa sheegaya in Wafdigii Madaxweynaha Puntland ee ka soo duulay Boosaaso ay soo hakadeen Garowe.

waxaa la filayay inay galabta ka soo baxaan oo ay soo qaadaan xubno kale oo wafdiga ka mid ah, hase yeeshee safarkooda Kismaayo iyo Garowe oo 3 saac qaadanaya ay ku soo aadayaan xilli habeenimo ah oo aanay ka degi karin Garoonka Kismaayo, sidaasna uu safarkooda berri dib u dhacay.

Dhica kale Xog laga helay saraakiil ka tirsan hey’adaha dowladda ayaa sheegaya in la qaaday xayiraadii la saaray Siyaasiyiinta aadaya Kismaayo, isla markaana dowladdu dib uga laabatay go’aankaas kaddib markii uu dhaliyay dood sharciyeed ka timid Maxkamadda sare.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 14)

  1. xaange says:

    Xayiraaddii oo la qaaday kkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Nin daad qaaday xumbo cuskey iga dheh

  2. Dabshid says:

    Wii agoon ahaa oo faqri ahaa ayaa wuxuu soo doontey gabadh uu dhaley oday magac iyo maal lahaa odagii inanta dhaley ayaa wiilkii agoonka ahaa ku dhahey orod oo tolkaa ii keen xoolana iiga keen

    wiilkii oo faraxsan qalbigana ku hayo inuu tolkiis ka helidoono taageero xoolo iyo garab istaag walaaltinimo ayaa tolkiis u usheegay in lala doono gabadhii XORIYO aheyd

    Tolkiis waxey dhaheen ma adigaa XORIYO GEEYO, ku raacimeyno xoolana ku siin meyno WALIBA WAXAAN ODAGA U SHEEGAYNAA INUUSAN XORIYO KU SIIN, yacni ceebeyn

    -2-

  3. Dabshid says:

    -2-

    Odagii gabadha dhaley wiilkii ayuu inantii u dhisey, xoolana ugu darey

    lkn wuxuu dhahey waxaan rabey inaan ADIGA IYO TOLKAA ISKIIN BARO si aadan barito iigu faanin TOL AYAAN LEEYAHAY.

    Seedigeen Farmaajo waan u hiilininey waqtigii KAMPALA

    Waan u hiiliney waqtigii DOORASHADA

    haddan waan u hiiliney oo anagaa ogol inuu maamulo – XORIYO iyo xoolaheena.

    FARMAAJO MAAHAN C/LLAAHI YUUSUF. NO EXILE

  4. Dabshid says:

    BARAWANI KING says:

    February 8, 2017 at 11:35 am

    DABSHID

    HARTI DAAROOD, xaq beey u leeyiheen in labada jagooyin ay mid helaan.
    HARTI DAAROOD, geed gaaban iyo med dheer weey u fuulayaan in ay mid helaan.
    Midda kale, haba soo qaadeen FARMAAJO. FARMAAJO waa nin SADE DAAROOD ah. Iska daa wax kale, nin SADE DAAROOD ah, lama socdo FARMAAJO, isagaba daa DAAROODKA kale.

    Marka, meesha ka saar, FARMAAJO. 20 cod heli maayo, oo u badan dumar lacaadifeeyey.
    OGSOONAADAA TALABADAAS, 5 sacaadood baa ka dhiman, ee ha lala socdo.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  5. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Dabshid, adeer AfSomaliga daqarka ka gadaa. °Xoriyo MAY! Xurriyo HAA!!!. WBT

  6. Dabshid says:

    Ninkaan kalshaale joogin 8dii FEB

    Waa riyadii siyaasiinta kablalax oon wiligood ku riyoon farmaajo xoriyo guursan

    -aqri adigaa yaabi doone

    hana igu ceebeyn anigu ma qorine

  7. Ahmed Somali says:

    ASC.
    ka gadaa MAYA, ka daa HAA. ALLAWEYN

  8. Dabshid says:

    Ahmed Somali

    adeer ma waxaad u qaxdey Buuhoodle
    armaha soo qaado markaad aragto caruurtii USC oo leh magaalada iyo ganacsiga halaga furo GANJEELAHA, ama halala xisaabtamo xubnaha 4.5 EE KOORO JAAN

    markaad aragto maamulada TIGREE IYO KUUKUUYO DHISEEN oo diidan AMARKA FARMAAJO u qax Buuhoodle.

    * dadkale eedeyn ogaa, jeebkale eedeyn ogaa

    haamaha isaga wado g

  9. Jabhad says:

    Kkkkk

    Dabshid maxaad kablalax ugu galgalanaysa adaaba

    Rabin inuu QARAN somaliyed dhismo SADE

    Sadkiisa waa haystaa adna difaac kaama rabo ee

    noo xisaabi kharashadka calamka siiyo somalia

    Hadhowna waxaad dhahdaa unukaa leh

  10. Dabshid says:

    Jabhad

    MUKULAASHU indhahey isku qabsataa markii caano la siiyo, hadhowna waxey ku dhaarataa ineysan arkin CAANO LA SIIYEY

    HADDA INAAD CANSHUURTA AAN KA BIILNO HOWLGABKA QURBAHA KA SOO CARAREY oo FAROOLE IYO JURILE ugu horeeyaan miyaad ku sheegtay – WAA CANSHUUR CADAAN

    maya ee waa hantidii cabdi xoosh

  11. Mr BaHaL says:

    Dabshid

    Cashuurta ama wixii soo galay Muqdisho annaga
    hadaan nahay Reer Awdal – Aka Somali Dynasty/Reer Waali Asumaal Dynasty.
    Waxa na soo gaadhay lacag fiican oo lagu dhisayo Borama Jibuuti iyo Borama Jigjiga.

    Waar Somaliyeey midooba waxba waayi maysaane.

    Waad mahadsantihiin.

    Dalmida

  12. Jabhad says:

    dabshid

    kkkk waxaa la yiri doqontu 12 indhood bey lee dahay

    11 indhood waxay ku eegta walalaha somaliyed

    Hadaad wax biilayso 1991—— 2006 xamar adey

    Kuu xirnayd wax laga biilo daayo waxaad diiday in

    dekada iyo garonka diyaraha la furo … xamar waxa

    Lagu hormariyey xoog iyo xolihii somaliyeed adna

    Weli waxaad radinaysa in albaabada la isugu

    Dhufto iftiinka caasimada umada somaliyeed yase

    Kaala tashanaya … kkkk ninkii dal iyo dad wixii

    Soomali lahayd haloosha ku sita oo weli tumaaya

    Gurbaankii lagu hoogoow soo hanuun oo dadka

    Somaliyeed cafis waydiiso

  13. Dabshid says:

    Mr BaHal

    waa sidaas

    dad ayey ceeb la tahey – canshuur dhiib, xisaabtan, iyo mahadnaq

    mukulaal madow ig

  14. Land of Punt says:

    Dabshid
    Cabaadkii ayaa kaa dhamaaday…kkkkkkkk
    Waxaad u egtahay nin qabiil lahaan jirin oo hadda qabiil lagu daray..kkkkkkkkk
    Qabyaalad ku waalatay, Puntland ma rag Xamar wax u yeerin karto ayaad mooday hadday tastuurka raaci waayaan.
    Ilmada cesho miskiin yahow.😜

    Libaax layrta jiifa. Waa Deni.
    Madoobe dowladiisa socon, N&N ha jeclaato ama yey Jeclaan.
    Alla ma aa Kismaayo hadba shaar loo xirtay, markii xoog la waayey.
    Wadan waa federal, federal deal or no deal.




MUUQAAL: Faadumo Siciid oo Siyaasada uga Baxday Xaaladaha ka taagan Somaliland [Daawo]
- Oct 14, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Faadumo Siciid oo kamid ah Xisbiga Wadani ayaa maanta ku dhowaaqday ...
Madaxwayne Farmaajo oo Bulshada la Wadaagay Fariin ku aadan Maalinta 14-ka Octoobar
- Oct 14, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  ayaa Bulshada Soomaaliyeed la wadaagay Fariin ku ...
Maraykanka oo Ciidamo Cusub usoo Diraya Soomaaliya iyo Wararkii ugu dambeeyay
- Oct 14, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Dowladda Mareykanka ayaa diyaarisay ciidan cusub oo dirayo Soomaaliya si ay ...
Boorame: Sheikh Xasan Daheeye oo Si kulul uga hadlay Xafladii Kismaayo, Siciid DENI iyo Xaalada Somalia [Muuqaal]
- Oct 14, 2019
Boorame ( Kalshaale ) Sheikh Xasan Daheeye oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed kuwooda ...
DAAWO VIDEO: Baarlamanka Puntland “Kismaayo Caleemo Saar kama dhicin, Waxay ahayd Af-lagaado Madaxda DF”
- Oct 14, 2019
Boosaaso ( Kalshaale ) XIldhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa si adag uga ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!