MUUQAAL: Wafdi ka socday Dawlad deegaanka Somaalida oo soo Gaadhay Deegaanka QARARO

Buuhoodle  ( Kalshaale ) Wafdi Balaadhan oo heer Wasiiro ah Islamarkaana ka socday Dawlad deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya  ayaa soo gaadhay Senterka Qararo oo katirsan Degmada Danood ee Gobolka Doolo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wafti ayaa Waxaa Kamid ahaa Wasiirka Horumarinta Magaalooyika iyo Wasiir kuxigeeno ka tirsan Dawlad deegaanka Soomaalida.

Waxayna Deegaanka Qararo Xadhiga uga Jareen Mashaariic  horumarineed oo Deegaankaasi Laga Hir galiye oo isagu Jira Dugsi sare iyo Macad Islaami ah

Waftigani ayaana Bulshada Deegaanka kula Dar-daarmay ka shaqaynya horumarinta Deegaanka.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




MUUQAAL: Faadumo Siciid oo Siyaasada uga Baxday Xaaladaha ka taagan Somaliland [Daawo]
- Oct 14, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Faadumo Siciid oo kamid ah Xisbiga Wadani ayaa maanta ku dhowaaqday ...
Madaxwayne Farmaajo oo Bulshada la Wadaagay Fariin ku aadan Maalinta 14-ka Octoobar
- Oct 14, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  ayaa Bulshada Soomaaliyeed la wadaagay Fariin ku ...
Maraykanka oo Ciidamo Cusub usoo Diraya Soomaaliya iyo Wararkii ugu dambeeyay
- Oct 14, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Dowladda Mareykanka ayaa diyaarisay ciidan cusub oo dirayo Soomaaliya si ay ...
Boorame: Sheikh Xasan Daheeye oo Si kulul uga hadlay Xafladii Kismaayo, Siciid DENI iyo Xaalada Somalia [Muuqaal]
- Oct 14, 2019
Boorame ( Kalshaale ) Sheikh Xasan Daheeye oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed kuwooda ...
DAAWO VIDEO: Baarlamanka Puntland “Kismaayo Caleemo Saar kama dhicin, Waxay ahayd Af-lagaado Madaxda DF”
- Oct 14, 2019
Boosaaso ( Kalshaale ) XIldhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa si adag uga ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!