DAAWO: Amiin Camir oo Sawir Murugo leh ka sameeyay Jubbaland iyo Madaxwaynaha Kenya

Muqdisho ( Kalshaale ) Farshahanka Soomaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa sawir Murugo Xambaarsan wuxuu ka sameeyay Xaalada maamulka Jubblanad, Wuxuuna ku muujiyey inuu dhibaato ba’an ku hayo maamulkaasi madaxwaynaha Kenya Uhuru kenyatta.

Sidoo kale sawirka waxaa ka muuqda Madaxwayneyaashii Hore ee Galmudug iyo Koonfur Galbeed Shariif Xasan iyo Cabdikariim Guuleed oo dhowaan gaadhay halkaasi.

Diyaaraddii ay kismaayo ku tagteen ayaa la sheegay inay sifo sharci darro ah ku duushay, Waxayna taasi keentay in hada lagu xanibo Garoonka kismaayo.

Mudooyinkii dambe waxaa taagnaa Khilaaf ka dhashay Doorashadii Axmed Madoobe, kadib markii Dawladda Soomaaaliya iyo Beesha Caalamkuba ay shegeen inaysan sifo sharci darro ah ku dhacday.

Wasaaradda Arimaha Gudaha DFS ayaa maalin ka hor soo saartay Habraaca Doorashada Madaxwaynaha iyo Xulista Baarlamaanka Jubbbaland, si ay mar kale u dhacdo doorasho lagu kalsoonaan karo.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 12)

  1. Maxamud says:

    Amiin caamir qof muslim ah caydiis miyuu xirfad kadhigtay.

  2. Hiilqaran says:

    Adeer amiin caamir wuxuu kahadlaa runta aadan adigu arkin ama dadka qabyaaladu madax martay ee tageraya qof dalkiisii inoow burburiyo loo adegsanayo koleeyba amiin caamir waa kawadane sanyahay axmaq madoobe

  3. Mohamed says:

    Amiin caamir runta iyo waaqica jira ayuu sawir ku cabiraa.
    Lkn nin meel kale ucadahay yeelkadii oo aan dareemayn xaqiiqda.

  4. Wiil banadir says:

    Sawirka aamiin caamir waa sax 100%,
    Sadexdan iyo kuwo kale ee aan meehan ka muukhan waa dabadhlifyo kenya marna itoobiya.

  5. Ahmed says:

    Adiga ma soomalida guumaysiga madow jecel baa tahay ama tigreega iyo kenya meesha keensadeen ee qaranimada Somalia loo adeegsanayo baad tahay sida aden bare duale,aniga somali maahi kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. RAAMALEEY says:

    AMIIN CAAMIR WAA MUJAAHID SOOMAALI SOOMALI DHALAY OO WADANI AH NINKII KA NIXI LAHAA IYO KII KU FARXILAHAABA WAANA DHAB SAWIR KAAS AXMED MADOOBE INUU JUBA LAND GODOOMIYO OO CADOW SHISHEYE DUGSADO WAA XAARAAN MAQDAC AH IN LAYEELO VIVA AMIIN caamir iyo dawlada SOMALIYEED iyo qofkasta OO jecel xoriyada dalka somaliya

  7. Dabshid says:

    Sawirka waxaa ka dhiman DABO-QOODHI BARRE DUCAALE oo Luf Lufka UHUURO ka daado AFKA U DHIGAN.

  8. Jabhad says:

    waxa lala yaban yahay … siyasiyintii HAG oo saf

    Dheer u galay raali gelinta kenya tolow maxay ka

    Faidayan colaada QARANKA somaliyeed

  9. Caamir says:

    Maxamuud
    Waxaad cadeystay in aadan wax damiir ah oo somali imot Aad laheyn oo Aad qalbiga ka baqtiday gumasigii Kenya iyo itopa maahane aadna Aqoon u laheyn Xornimo iyo xordaro
    Aamiin Caamirna Waa Runsheeg

  10. Ali Zubeer says:

    kkkkk

    Muxuu uga reebay

    Shariifka

    Xasan Sheekh

    Mahad Salad

    CC shakuur

    Faroole

    Faysal Waraabe

    Deni

    Fiqi

    Cumar C sharmarke

    A Qadir Cosoble

    Adan Ducaale

    iwm

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  11. Land of Punt says:

    Wixii sawiro jaale siyaad iyo waxqabadka kacaanka Amir Camir meel walba sawire ahaa.
    He is a legend runtii xagga artiska laakiin hunguri qaaday.
    Asaga waa oday oo wiilkiisa sawira.
    Waa good news in Amin Camir aqoontiisii dhiman, isku xaafad Weliyoow Cadde isla degenayn in caruuriisa meeshii ka wadaan waan ku farxay..runtii
    Laakiin maamta siyaasadda Somaliya wuu ka dhacsan yahay, waa ragga nin awood badan aaminsan, wixii kale waa dabadhilif in sawir lagu foolxumeeyo….

  12. Land of Punt says:

    Amin Camir daanyeer igu shubo ah.
    Waa dadka af ku dhiiglaha loo yaqaan, gacan ku dhiiglaha ma dhaamaan marmar waaba ka daran yihiin marmar oo gabaygooda kumanaan u dhintaan.
    Amir Camir waa shaqadiisa in cidda lacag siisa sawiro sida u rabaan..
    Wixii sawiro jaale siyaad iyo waxqabadka kacaanka Amir Camir meel walba sawire ahaa.
    He is a legend runtii xagga artiska laakiin hunguri qaaday.
    Asaga waa oday oo wiilkiisa sawira.
    Waa good news in Amin Camir aqoontiisii dhiman, isku xaafad Weliyoow Cadde isla degenayn in caruuriisa meeshii ka wadaan waan ku farxay..runtii
    Laakiin maamta siyaasadda Somaliya wuu ka dhacsan yahay, waa ragga nin awood badan aaminsan, wixii kale waa dabadhilif in sawir lagu foolxumeeyo….




SAWIRRO+VIDEO: Madaxwaynaha Galmudug oo Booqday Taliska Ciidamada Xooga dalka ee Dhuusamareeb
- Feb 16, 2020
Dhuusamareeb ( Kalshaale ) Madaxweynaha Cusub ee Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor ...
Gudoomiyaha Golaha Guurtida S.land oo Xaqiijiyey Safarka Madaxwayne Farmaajo ee Hargeisa [Muuqaal]
- Feb 16, 2020
Hargeisa ( Kalshaale ) Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay ...
Xasan Daahir Aways oo Ka hadlay Go’aankii Madaxwayne Farmaajo ee Raalligelinta Somaliland !
- Feb 16, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Sheekh Xasan Daahir Aweys oo weli xabsi guri ku ah Muqdisho ...
MUUQAAL: Kaftanka Siyaasadda, Go’aankii Puntland, Gedo, Kulankii Biixi iyo Farmaajo iyo Arimo Xiiso leh
- Feb 16, 2020
Boosaaso ( Kalshaale ) Kaftanka Siyaasadda oo Arimo Xiiso leh lagu soo qaatay ...
Maxaa kasoo Kordhay Wadahadalkii u dhexeeyay Dalka Qatar iyo Sucuudiga oo Xayiraad saaray ?
- Feb 16, 2020
Doha ( Kalshaale ) Wada-hadallo la doonayey in lagu soo geba-gebeeyo xayiraadidi ay Dalka Qatar ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!