MUUQAAL: Ilhaan Cumar oo Bixisay Waraysi aan Farxad gelin Natanyahu iyo Codsi ay u dirtay Shacabka Israel

Muqdisho ( Kalshaale ) Ilhan Cumar oo katirsan Xildhibaanada Aqalka Congress-ka dalka Maraykanka, ayaa ugu baaqday shacabka Isra’iil in aysan dib u dooran Ra’isul Wasaaraha talada haya ee Benjamin Netanyahu.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ilhaan oo Bixisay Waraysi Xiiso leh ayaa ugu baaqday shacabka Isra’il in ay ka codeeyaan Ra’isul Wasaaraha Isra’il oo xiligan wajahaya doorasho adag uu uu la galayo siyaasiyiin kasoo horjeeda.

“Waxaan hubaa in shacabka Israa’iil ay samayn doonaan go’aan kuwii hore ka duwan, waxaanan u malaynayaa in ay fahmi doonaan jiritaankiisa iyo siyaasadihiisa in ay yihiin kuwa is burinaya, kana hor imanaya nabadda,” ayay  tidhi Ilhaan Cumar.

Ilhan Cumar ayaa sidoo kale su’aal laga weediiyay hadalkii dhawaan kasoo yeeray Ra’isul Wasaaraha Isra’il ee ahaa in uu deegaameyn doono dhul hor leh ay leeyihiin Falastiin, ayaa sheegtay in dhul kale oo la boobo ay wax u dhimeyso wadahadalada nabada labada dhinac.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 5)

  1. Cadaado says:

    Hadeer congresswoman Ilhaan, ma dadka Yahuuda ayeey wax u sheegi, oo kala talin qofkii eey dooran lahaayeen? kkk,
    She is confused, gabadhaan walaahi.
    Dalmida.
    God bless Somalia.

  2. Guulwade says:

    Waxaan layabay say isu qawisay laaya banaan shaqada kahor way xijasbnayd ceeb aduun tariikh malaha. Waa wax lalayaabo ninkeeda caruurtIi intay katagay. Trum iyo raga kale isku tagto allaah baa hanuuniyo dadka. Xaqa tusi ya waxasaa .ilbaxnimada maha diinta islaamka qof dumara oo dagaal kula jirta rag wadamadooda jooga it ayada wali waa qaxooti lagu shegaa xataa waa American loo quuri waa .gabdha somsli tii wax u kordhaan. Dharka dhigaan ilbaxnimada la mooday beenta. Kkkkk

  3. NuurkaNederland says:

    BABABIHEE
    YES ILHAAN BABIHEE BIBI NETENYAHU,
    WAXAY KA XISHOONAYSO ILHAAN OO XAQIIQA BAAN U DHAHAYAA:
    “NETENYAHU HE IS CRIMINAL’
    ‘MISTERCRIME’.
    ISRAEL DID 9/11.
    9/11 IN SIDE JOB.
    9/11 ANTI MUSLIMS AGENDA.

  4. NuurkaNederland says:

    SHACABKA,XUKUMADA MARAYKANKA WAXAA MASKAXDA KA QABSADAY{ZOINEST=YUHUUDA}SIDAA DARTEED ILHAAN CUMAR WAXAY KA JEBISAY QAAR KA MIDA QUFULADII & SILSILADIHII KU XIRAA SHACABKA MARAYKAN.
    WORLD ZOINEST ORGANEZETION WZO & AIPAC TOOSHKAY KU IFAYSAY ALBAABO SIYAASIYIINTA MARAYKAN KA BAQAN JIREENA WAY GARGARAACDAY ILHAANN,SIDAA DARTED WAA (GABADHA QARNIGA)CANAASIIR OO DHAN HAYSKA DABA JABACSADAAN WALIGEED BAA QOF HALYEY AH CANAASIIRI DABAJABACSATAA.OK,
    ZOINSTE WUXUUU MARAYKAN MASKAXDA KAGA QABSADAY WAA:
    BANKERS-ka.
    MEDIA-ha.
    GANACSIGA.
    MAXADO YARYAR OOKA TALO BIXIYA SIYAASADA,
    & IIBINTA GABDHAHA,ILAA TRUMP BAY GABDHAHA KA GADI JIREEN!!!!.true story.
    ILHAAN ISHA DOQONTU KAA DADAN

  5. NuurkaNederland says:

    WAA KU DAAYEY NETENYAHU,DAADKAA QAADAY
    WAA LAGAGA GUUULEYSTAY.
    HITLERKII BARIGA DHEXE EE NETENYAHU CAAWA WAXAY U TAHAY GUULDARADIISII.




MUUQAAL: Faadumo Siciid oo Siyaasada uga Baxday Xaaladaha ka taagan Somaliland [Daawo]
- Oct 14, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Faadumo Siciid oo kamid ah Xisbiga Wadani ayaa maanta ku dhowaaqday ...
Madaxwayne Farmaajo oo Bulshada la Wadaagay Fariin ku aadan Maalinta 14-ka Octoobar
- Oct 14, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  ayaa Bulshada Soomaaliyeed la wadaagay Fariin ku ...
Maraykanka oo Ciidamo Cusub usoo Diraya Soomaaliya iyo Wararkii ugu dambeeyay
- Oct 14, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Dowladda Mareykanka ayaa diyaarisay ciidan cusub oo dirayo Soomaaliya si ay ...
Boorame: Sheikh Xasan Daheeye oo Si kulul uga hadlay Xafladii Kismaayo, Siciid DENI iyo Xaalada Somalia [Muuqaal]
- Oct 14, 2019
Boorame ( Kalshaale ) Sheikh Xasan Daheeye oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed kuwooda ...
DAAWO VIDEO: Baarlamanka Puntland “Kismaayo Caleemo Saar kama dhicin, Waxay ahayd Af-lagaado Madaxda DF”
- Oct 14, 2019
Boosaaso ( Kalshaale ) XIldhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa si adag uga ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!