Daawo: Boqor Buur-Madow “Cali Khaliif Tol Fiican ayuu leeyahay, Hadii aan la xidhin markuu Somaliland u galay”

Hargeisa ( kalshaale ) Boqor Cismaan Maxamuud [Buur-madow] oo Kamid ah Madaxda dhaqanka ee gobolka Togdheer ayaa Khudbad dhinacyo badanTaabanaysa wuxuu ka jeediyey Munaasibad uu ku sugnaa Dr. cali khaliif Galaydh.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Boqor Buur-madow ayaa sheegay in Cali Khaliif uu leeyahay Tol-Wanaagsan, Hadii aan la xidhin markii uu Somaliland Heshiiska la galay, Wuxuuna kula dardaarmay inuu u dhabar adaygo go’aanka uu qaatay iyo Sidii uu Heshiiskii Khaatumo uga midho-dhalin lahaa.

Arintan ayaaa kusoo beegmaysa iyadoo Cali Khaliif Galaydh uu sheegay inaan weli la fulin Heshiiskii Xukuumadii hore ee Kulmiye ay la gashay Khaatumo, Islamarkaana aysan Aqbali doonin Somaliland ay Baryayaan.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Annaga Somali Cali WAA NOO HALYEY. °Dhulbahante badidi WAA u daacur. °Saaxiibkay LOP-na magaran wuxuu ku nacay. WBT

  2. Garqaad says:

    Saaxibkeey lop. Wuxuu cali khaliif KULA coloobay. Maxaad garoowe u imaan weyday. Maxaad siyaasadda maxamuud salebaan. Uga soo hor jedaa.

    Mr galaydh
    Geesi tolwaayay.

    Dhulos. Dadka haka bartaan geesigooda.

    Madar kicis. Ha bartaan dagaalka qaboow.

    Majeerteen ha joojiyo jabka walaalkii in uu ka faa.iido.

    Mudulood. Xamar haka dhigaan goof lakala leeyahay ama ha dayaan caasimad lawada leeyahay.

    Garxajis. Yuusan u dhaqmin sidii laandheere laangaab noqday.

    Xawaadle ha imaansado hiirshabeele.




Sheikh Umal oo Kulan Balaadhan kula Hadlaya Shacabka Muqdiso iyo Dad kasoo Horjeestay !
- Nov 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Sheekh  Maxamed Cabdi Umal oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ...
MUUQAAL: Mid kamid ah Raggii Fuliyey Qaraxii Gaalkacyo oo Xukun lagu riday
- Nov 21, 2019
Gaalkacyo ( Kalshaale ) Waxaa Xukun lagu riday Mid kamid ah Raggii Fuliyey Qaraxii ...
Daawo Muuqaal: Gabadh Caqli badan oo Jawaab siisay Boqor Buur-madow
- Nov 21, 2019
Hargeisa ( Kalshaale ) Gabadh Caqli badan oo Jawaab siisay Boqor Buur-madow
MUUQAAL: Taliyaha ciidanka Booliska oo ka hadlay Dilkii Almaas Elman [Daawo]
- Nov 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaa maalintii shalay gudaha xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho lagu dilay ...
Axmed Xuseen oo Mar kale kasoo Muuqday Golaha Wasiirada ee dalka Canada
- Nov 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Axmed Xuseen oo ah Soomaali Canadian ayaa waxaa ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!