DAAWO VIDEO: Maxaa kala Qabsaday Prof. Cali Khaliif Galaydh, Faysal Cali Waraabe iyo Wasiir Maxamed Kaahin

Hargeisa ( Kalshaale ) Dr. Cali khaliif Galaydh oo Warbaahinta kula hadlay Hargeisa, ayaa sheegay inaan la Fulin Heshiiskii ay Khaatumo la gashay Somaliland,  Wuxuuna sheegay inay Faro-madhan ka taagan yihiin.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Heshiiskii Madaxwayne Siilaanyo Saxiixay,  ee Baarlamaanku Gudbiyey ayaan Saddex Sano daba socdaa,  Hada Anagaa Somaliland Rabna, Cidna marti uguma Nihin”. Ayuu yidhi Galaydh oo ku Hanjabay intay Tallaabo qaadi doonaan hadii aan la dhaqan gelin Heshiiskii Khaatumo.

Dhinaca kale Faysal Cali Waraabe ayaa taageeray Hadalka Dr. Cali Khaliif Galaydh uu jeediyey, Wuxuuna sheegay in loo baahan yahay in la dhamays tiro Heshiiskaasi.

Wasiirka Arimaha Gudaha  Somaliland Maxamed kaahin  ayaa sheegay inay Diyaar u yihiin inay Fuliyaan Heshiiskii Khaatumo,   Islamarkaana uu Muuse Biixi ku Khasban yahay  inuu Fuliyo Heshiiskii uu Kulmiye galay.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 30)

  1. mingistume soo Dag says:

    Cali Khaliif”: ISKA GOWRAC MOOYEE GUUL KU FAAN MA LEH! ?…
    —————————————————————-
    1). shalay waad ila arrin xumeed; xalayna waad ila orod xumeyd, .(Hakaa saarto)?
    ——————————————————————————–
    Caliyow”: Maxay inaga hor joogsaday oo inaga heeryo ina saaray
    Hartigaba inagoon heefin oo hadal xun aan geysan
    Hareer iska dhige Daaroodku heybta aan nahay ‘e
    Dadnimo haday nagu og yihiin nama hilmaameen’e? (jawaab ku socota doqonka(dhulos).-
    —————————————————————————
    Beesha” Dhulbahante”: Ma hayaan hankii laga rabiyo horumarkoodiiye?..maanta

  2. Ahmed Somali says:

    ASC.
    mingistume soo Dag, maandhow waxaadan garanayn marki laga hadla waa layska aamusa. °Cali Qaran buu ka hadla oo doondooni ADNA Qabyaalad mawdkeedi galay baad sayta haysata. WBT

  3. Dabshid says:

    Governor Galeyr waa ogyahey in Waqooyi aheyn sida Koofur oo beeluba Tuulo Qamadi ku barido.

    Tankale wuxuu ogyahey in maqaayaddii Yarey ee Maxamuud Saleemaan xitaa dabariweyday Police degmada Garowe,

    Soo waa runtiis hadduu FAROOLE XAMAR KA MUUFEYSTO, waa inuu CALINA HARGEYSA KA GAROWSADO (Cambuuleysto)

    -Koofur oo mid iyo Waqooyi oo mid ah ayaa Qarankii Qabiiloobey lagu soo celinkaraa.

  4. Garqaad says:

    Anigu waxaan u aqoonsanahay. Geesi tolwaayay.

    Dhulbahaante MA qadiriyaan geesigooda.

    Habar gidir. Ma taqaan dagaalka qaboow.

    Majeerteen.wexey faa.iidaan marka dhulos qasaaro.

    Mudulood tuboow surtaan meel walbo.

  5. xaange says:

    Hadalada Cali waxaa ka mid ahaa war ninkii tolkiisii uu la daganyahay oo uga dhowyahay Burco iyo Hargeysa ee idinka idin soo raacay maxaa loo diiday in wax lala qaybsado.
    Waa runtii waa hadal biyo kama dhibcaan ah.
    Bahararsame/Faarax Garaad waligood isaaq isma arkin geelooduna isku meel ma daaqin ee Cumar Maxamuud bay marna geela kala dhacaan marna isku darsadaan mar is dilaan marna heshiiyaan oo is dhabaan kkkkkkkkkk.
    Nimankaa Jaamac Siyaad la garay haday isaaq wax isku darsanayaan oo waa dad isku degaan dhow lkn Baharasame xageee isku arkeen idoor?.
    Hadaba Caliyow aqoon la aanta ayaa idoor kuu gaysey,ee haddaad isaaq oo iyaba dhexdooda qabyaalad isku haya oo xisbiyo u kala samaystay oo magaalo kasta oo ay wada dagaan daantii reer hebel iyo fatuud u kala degan naf kama raadiseen.
    Odayga hadalkaa waxaa ka keenay baan filayaa xeerada salkeedii buu soo taabtay.kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. Dabshid says:

    Garqaad

    Cali ma waxaa heyso Tol la’aan mise Caasimad la’aan.

    Waa xaqiiq Hadey Garowe qarinkarto Dooli iyo Doorshaan reer Qurac inuusan 2 sano Isaaq u dabo Socdeen – AAWEY WARAAQDII aan Ceynabo ku saxiixey.

    – Inuu Caynabo kula shiro ayaaba Bahdil aheyd. Hargeysa ama Laascaanood mid nageeya inuu dhaho ayey aheyd.

    -Anigu Majeerten kama yeeleem iney Warshiikh iigu yeeraan.

  7. Garqaad says:

    Dabshid imaam salaan sare.

    Mr galaydh isagoo xamar isaga bashaalo. Ku joogo igaar maxamuud hiraab ah. Oo kistii khaatumo halkaa isaga cuno ayaa ilaahey afkiisa ka keenay. Waa lay dilayaa safaaradda mareykanka ayaan u gudbiyay dadka aan nafteyda uga baqaayo. Maalinkaas wixii danbeeyay waxaa lagu dhahay masuul kama nihin ee is deber. Wuxuu ku qasbanaaday. IN uu xamar isaga boxo. Ilaa Markii danbe la cayrsaday ilaa gudaha itoobiya.

    Khaatumo wexey ahayd wax lagu bado marka nin Hawiye ah villa somaliya fadhiisto.

    Hadda waxaan sugeynaa. 2021da

    Dhulos maanta wexey taagan yihiin ilaahoow farmaajo na dhaafi. Waayoo waxna nama tari karo mana baado karno oo igaarkeynii.

  8. xaange says:

    Dabshid
    War dadka si wanaagsan ula dood sidii dhoocil foodley ah caytamine.Waaxay dooli iyo doorshaanku?
    Garoowe dadkii lahaa yaa dhistay. Ee bal car adigu magaalo hawiye leeyahay oo u dhigmata Garoowe na tus. Xamar Caasumad cashuurta umada soomaaliyeed laga qaaday min raascasayr raaskamboon ilaa saylac ayay ahayde.Dowlad kastatna ay wixii ay magaca soomaliyeed kusoo hesho ay iyada galinaysey.Oo qof kasta oo soomaali uu guri ka dhistay ama ehelkiisu ka dhistay ayay ahayde.Markii dadkii daganaa aad ka sheegateen ee la iidiinka tagayna aad ka dhigteen kuddaafad iyo qashin qube.
    Maantana waxaa nolol ugu horaysey markii soomaali mar labaad kusoo noqotay oo wax idin kala haga ay meesha yimaadeen.

    • Mo says:

      Xaange

      dabshid waa nin cuqdad iyo xumaani ka buuxdo,
      rag inoo la doodo dhaqankeed ma leh.
      habeen iyo maalin reer gaara buu ku qarwaa
      caqli uu isku qabto ma leh, isaga iyo ka kale ee ducufka ah baa isu jiibiya!! waxaan is weydiiyey labadan nin reerku maxay ku sameeyeen, waxani nacayb ka badane!! waxaanse u qaatay xaasidnimo
      iyo hurumarka aad gaadhay oo laga xun yahay, waa laba ducuf oo rag aysan waligood gaadheyn isku dhererin!

      my best advice, just ignore them.

  9. Dabshid says:

    Garqaad

    Kkk
    safaarada Mareykankay iga soo gaara.

    Horta waan xasuustaa lkn Duqa waagas wuxuu raadin hayey xeelad uu ku Caasimad-rogto.

    Guddoomiyahii Parliament ee uu Xamar ka waayey ayuu Hargeysa ka dooney,
    Coon gaaban aase ku fadhiyo.

  10. Dabshid says:

    xaange

    Guriceel ayaaba ka weyn oo ka dad badan Garowe

    Ma waxaad rabtaa inaan la simo Jowhar, Tuuladaan yar ee 1998 la xaar xaarey.

    Garowe kuye waa half Balcad

    • Dabshid says:

      Xamar waxaa ku soo laabtey Odayaal howlgab ah oo Hoteelada miishaar bilaash ah ku qaato.

      Xamar shaqo doon iyo Shaxaad waxaan aheyn miyaad ku soo kordhisaan.

  11. Mr BaHaL says:

    Cali khaliif xataa degaanka Dhuloos kuma noolaankaro.Meelna kuma haysto taageero.

    Munaafaqada taala Hargeisa ayuu run mooday.Kan la jooga ee la yidhaa Faysal ayaa wakhtiga ka lumiya.

    Laakiinbaa jirta;Somaliland wayba iska burburaysaa.Walee ma sii jrikarto.

    Ama dadka degaanku si fiican ayay isku raacyaan oo wax ayay wadayeelayanayaan ama waa laysku dilayaa.

    Wax la yidhaa go’itaan iyo riwaayadaasina wayba isku dhimatay.Waxa laysku hayaaba waxa weeyi;Somaliland ma sii ahaanaysaa maamul kaliya,mise 3 maamul oo Mooryaan cusub ah ayaa ka dhalandoona.

    Dalmida

    • Mo says:

      Mr Bahal

      waad asiibtay, iidoor citiraafkii ay carruurta iyo haweenka ku seexin jireen waa gabaabsi, dhaqaale ma jiro, dadku 80% waa bilaa shaqo, dhallinyaradii tahriib bay badaha ugu dhammaadeen. waxaa intaa dheer jabhad hubaysan oo dagaal kula jirta, kaliya waxaa hadhay in lagu kala yaaco!!!

      Qabiil iyo Qaran meel ma wada galaan.

  12. Dabshid says:

    Mr BaHal

    Kkkk

    Burbur Koofur ayaa noogu filan ee maxaad ula raadin Waqooyi

    – Allow Waqooyi burburi miyey WADANINIMADDII KULA GASHEY.

    Allow Xamar burburi ayaad baritona dhihi doontaa.

    Prof Samatar iga dheh

  13. ahmed mooye says:

    hello cali doqn waxa gala inta iska deysey miya u cabadey doqnki feysal warabe iyo qamristi ina kahin cali doqn sharafta ala gaqad wa naceybsy hada nahay reer khaatumo her waxa gardey cali doqn ad barid qamristi ina kahin iyo tuugi feysal warabe oo naag ah warka ugani jirey xafada xamar anigo ahmed mooye leydhaho waxa ushegayha shacabka iyo isimada reer khaatumo cali doqn ha la qabdo gatinad lugah ha lagu xiro anigo ahmed mooye leydhaho waxa ushegayah shacabka iyo isimada reer khaatumo melkasta ad jogdi cali donq gacan bari ha lagu qabdo mise xaaskisa ha loshago cali donq san guma fiyoba inu cali donq yahay wey cadahay sxbyal bye

  14. ahmed mood says:

    hello cali doqn waxa gala inta iska deysey miya u cabadey doqnki feysal warabe iyo qamristi ina kahin cali doqn sharafta ala gaqad wa naceybsy hada nahay reer khaatumo her waxa gardey cali doqn ad barid qamristi ina kahin iyo tuugi feysal warabe oo naag ah warka ugani jirey xafada xamar anigo ahmed mooye leydhaho waxa ushegayha shacabka iyo isimada reer khaatumo cali doqn ha la qabdo gatinad lugah ha lagu xiro anigo ahmed mooye leydhaho waxa ushegayah shacabka iyo isimada reer khaatumo melkasta ad jogdi cali donq gacan bari ha lagu qabdo mise xaaskisa ha loshago cali donq san guma fiyoba inu cali donq yahay wey cadahay sxbyal bye

  15. Aarka hargaysa says:

    Yaa idinka baryaya ahaanshaha somaliland sankaa lagaatolay anagu hadaanu nahay duriyada daroodka naguhoosnool ma barino mana sabalayno saliida ayaanu uqiyaasnaa hawiyaha ulataga filimadaa kuwasaa idinka dhagay

  16. Khaatumo haanoolaatoo says:

    Doqonay bakabe waxan maqlijiray doqon loma gargaaro lamana gargaarsado
    Sadex sanu ku xidhanyahay guriga
    Faysal cali warabe o u sixir lugta ugaxidhay iskadaa inuu deegankisa wax
    U qabto e mayaqaan reerkisi iyo caruurtisi meelay dunida kaga nolyihiin tiisaba
    Daryela tukale kudara duli aanu ilaahay badinbu isbaday xitaa ka xishonmayo
    Halku taagan yahay sadex sanobu waraaqo lagu majara habaabiyey kilkilada kusitaa
    Hadiba logu xarxariiqo wuxu donYo halkad gaynaysaba kahoraysa WBT

  17. sOmalilander says:

    War odayga wax halala qabto sidani si maahee.

    Baryadiisa uma adkaysan karno hadaan nahay shacabka reer Somaliland.

    Calool xanuun baanu ka qaadnay wlhy ee bal mar uun hoos haloo eego DUQA!

    God bless Somaliland.

    Berberaan idinka soo salamayaa akhyaarta!

  18. xaange says:

    Dabshid
    Guraceel kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Awal baanan caqli kaa sugayn.
    Guraceel waxaa ka dad badan Bacaadweyn oo xitaa degmo ahayn oo Gaalkacyo agteeda ku taal kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  19. Mr BaHaL says:

    Dabshid

    Nolasha ayaa sheegaysa in aanu jirin wax sidiisa ahaada.Wuxuu wuu koraa ama wuu dhacaa oo dumaa.

    Labadaa uunbaa jira.Muddo ayuu wax sidiisa ahaadaa,laakiin haduu koriwaayo wuu dumaa.

    Somaliland in aanay iska ahaanayn Somaliland waa run.Inay hesho dariiq ay ku korto ayay u baahan tahay.Kaaasi hadii ay waydo way iska dumi.

    Maaha in wixii run ah loo qaato in la neceb yahay meel gaara.

    Dr Samatar hadii uu noqonlahaa Madaxwaynaha Somaliya hore ayaa loo socon lahaa,laakiin sida Xasan sheekh inuu lacag urursado Guri qaali ah Turkiga kama iibsadeen.

    Wuu iska calilahaa ama shaqo ayuu ka qaban lahaa Somaliya.

    Hadii Tuugta la taagreero sidaa ayaa lagu jirindoonaa.Taasi ninka iska diidaa isaga ayay u taala.

    Xasan Daahir Aways ayaa yidhi:” Hiraab waxay dumiyeen dawladii Ajuuraan,mid kale way keeni waayeen.”

    Waxay dumiyeen dawladii Siyaad Barre,mid kale way keeni waayeen. kkk

    Xasan Cali khayre ku daba fila hadaad nolol rabtaan,hadii kale kolna shaati warlord xidha,kolna shaati wadaad xidha oo dawladda is-hortaaga.

    Hadal in saarnaado maaha ilaa qiyaamaha.

    Dalmida

  20. Aarka hargaysa says:

    BaHaL adigu somali maxaad kaqaban kartaa sow dadka lagatirada badan yahay kumajirtid waxaad kuriyobaysaa aabahaa afwayne inaad wali basaas unoqoto kkkk isaaq ayaa kule waligana aad hosjogaysaa

  21. Ismail says:

    ASC! Sida ay aniga ila tahay, Cali Khaliifna gar leh Somalilandna gar leh. Waayo Cali Khaliif gar lahoo wuxuu doonyaa in Somaliland fuliso heshiiskii ay wada galeen ee ay kula hesheen Magaca Khaatumo. Somaliland iyaduna garteed weeyoo waxay aragtay inuusan Cali Khaliif tageero weyne ka haysan Dhulbahante-Weyne marka laga reebo qayb Bahararsame ka mid ah mooyee oo iyaguna horeba u taageeri jirey Somaliland. Midda kale ee Heshiiskii Khaatumo iyo Somaliland wada galeen hortaagani waxaa weeye Dhulbahantihii hore u tageersanaa Somaaliland ee la falgalay ilaa iyo maalintii aas-aaskeeda oo leh “annagu maxaannu ahayn, miyaanaan Dhulbahante Somaliland aaminsan, wax ka dhisay una dhintay ahayn, sidee Cali iyo kooxdiisu noo mateli karaan”.

    Sida ay aniga ila tahay, Somaliland way ka weydey Cali iyo Kooxdiisii Khaatumo taageeridii ay ka fileysey inay ka haystaan Dhulbahante-Weyne mana dooneyso inay ka cadheysiiso Dhulbahantihii gooni isutaagga Somaliland taageersanaa.

    Calaa kuli xaal, waxaan rijeynayaa in xal lagu wada qanci karo la gaadhi doono mar haddii laysla ogolyahay in la wada hadlo. WBT

  22. Land of Punt says:

    Iidoorka waa gob, odaygii 100 sano jirka ahaa oo weligiis basaaska u ahaan jirey, wiil yar u ekaysiiyeen, sidii Hargeysa hadba guri dhaylo taal ugu casuumayeen.
    Cali been carare, dantiisii waa gaaray.
    Maanta markaan sawirkiisa arkay ayaan fahmay sababta basaas ugu ahaa Iidoorka.
    Everybody want to survive and thats what am I doing, said Donald Trump.
    Cali Khaliif 10 kun dolar bishii ku qaadanayey in beeshiisa Somaliland ku daro, waa ku guulaystay.
    Yaa yiri: Cali Khaliif siyaasi maaha.
    Aniga kollay waxba kama qabo in Isaaq iyo Dhulbahante wada noolaadaan oo shaah wada cabaan.
    Anaga Majeerteen Mudug, haddaan sida Isaaqa Habargidir noo ahaan lahayd, dad wax wada qabsan kara, laakiin Daanyeer dagaal guul u yaqaan, sidee yeelin, waa duurka cayrsato marka dagaal kuula yimaadaan oo madaxa jabiso.
    Waa wada Dabshid miiran… waa in iska celiso oo disho markaas ayey ku afgaran.
    Jeedal iyo xabbad waxaan ahayn ma yaqaanaan.
    Hadday jileec kaa arkaan istaaga kugu wasin.
    Kor cabsada ayey leeyiihiin ee kalgacal cabsata mala.
    Dabshid ma ila socdaa.
    Najis sayn leh.🧐

  23. Dabshid says:

    Land of Punt

    Soo maadan arkin siduu adeerkaa Faroole u xuub siibtey

    Sxb Irirka oo dhan ayaa wada gob ah, midaad doonto dhuuq 3da Caasimadood ee Xortaa.

  24. Dabshid says:

    Kuwa Hargeysa joogana Xamar ayey amaani ayagoo Hargeysa Dhuuqo

    Kuwa Xamar joogana Hargeysa ayey amaani
    ayagoo Xamar Dhuuqo

    – Gobtu waa mahad naqdaa, waana Tacbataa.

  25. Land of Punt says:

    Dabshid
    Faroole waa ninkii in Khayre iyo Farmaajo dowlad Somali oo la aqoonsan yahay hesho ka dambeeyey, Labada gole sameeyey oo midkood ku jira, maanta hogaaminaya Somalia oo Khayre iyo Farmaajo lagu doortay.
    Walaahi adaa i dhaariyey in Faroole la,aantiis aadan barateen Xasan Cali Khayre……run
    Mooryaan xaar cunaysay oo markii naftii kusoo noqotay sida saqiir markuu gaajaysnaa ooyayey oo markuu dhargay deriska daaqadaha dhagax ka jajabiyo bilaabay.
    Mooryaan aqligoodu waa caruur oo kale…run
    30 sano Garoowe 1&2, Dastuur iyo Cabdulahi Yusuf AUN in Moodyaantii Xamar 30 sano kufsanayey ka qabtay inta Wiilal Puntland iyo Killilka Ethiopia u keensaday oo orod ku geliyey qurbaha.
    Daylaaf iyo Daanyeer kale ma maqashay mar dambe.
    Hadana kor idinka daawan Puntland bal waxa samaysaan……Fucking cawaan calooshood la ciyaar ah, sida caruurta.
    💃😺💃

  26. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Toloow goormu Garqaad iga xaday aragtidaan ISAGU xigmadaa ma lehee?. °Ku lahaa; “Anigu waxaan u aqoonsanahay. Geesi tolwaayay (Wuxuu ku jeeda Cali Khaliif) . Dhulbahaante MA qadiriyaan geesigooda.
    Habar gidir. Ma taqaan dagaalka qaboow.
    Majeerteen.wexey faa.iidaan marka dhulos qasaaro.
    Mudulood tuboow surtaan meel walbo. WBT

  27. Land of Punt says:

    Adeer Ahmed Somali
    Salaan ka dib, Adeer Irir maxaa laga wadaa?
    nin baa igu yiri, waa Isaaq iyo Hawiye midoobay.
    Waaba wax fiican hadday midoobi karaan.
    Wax Irir la yiraado ma jiraa? mise waa laangaab cabsanaya wax alifteen!




Sheikh Umal oo Kulan Balaadhan kula Hadlaya Shacabka Muqdiso iyo Dad kasoo Horjeestay !
- Nov 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Sheekh  Maxamed Cabdi Umal oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ...
MUUQAAL: Mid kamid ah Raggii Fuliyey Qaraxii Gaalkacyo oo Xukun lagu riday
- Nov 21, 2019
Gaalkacyo ( Kalshaale ) Waxaa Xukun lagu riday Mid kamid ah Raggii Fuliyey Qaraxii ...
Daawo Muuqaal: Gabadh Caqli badan oo Jawaab siisay Boqor Buur-madow
- Nov 21, 2019
Hargeisa ( Kalshaale ) Gabadh Caqli badan oo Jawaab siisay Boqor Buur-madow
MUUQAAL: Taliyaha ciidanka Booliska oo ka hadlay Dilkii Almaas Elman [Daawo]
- Nov 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaa maalintii shalay gudaha xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho lagu dilay ...
Axmed Xuseen oo Mar kale kasoo Muuqday Golaha Wasiirada ee dalka Canada
- Nov 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Axmed Xuseen oo ah Soomaali Canadian ayaa waxaa ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!