DAAWO: Dr. Cali Khaliif oo Siwayn uga Xanaaqay Hadalkii Nuux Taani (Video)

Hargeisa ( Kalshaale ) Dr. Cali Khaliif Galaydh Hogaamiyaha Khaatumo ayaa Jawaab ka bixiyey Hadal kasoo yeedhay Taliyaha Ciidamada Milatariga Somaliland Nuux Taani.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Nin Ciidanka Hogaamiye u ah, Sidee ayuu arimo Xasaasi ah oo Qabali ah uga hadlaa,    Cida la leeyahay  Kuwa kale haka daba tageen, waa  Waayeel Tag lama dhaho ee wuxuu ku tago ayaa la Tusaa”

Khaladka iyo Caaglaynta Hargeisa ka socda  Ummad kale laguma eedayn karo,  Midka ka tagay isaga ayaa og wuxuu uga tagay, Inta yare e ku hadhay war Haka didinina [Caydhinina]. Ayuu yidhi Cali Khaliif Galaydh.

Dhinaca kale wuxuu sheegay inaysan kamid noqon doonin Somaliland ay Marti  ka yihiin “Marnaba  Marnaba  Kama mid noqon doono Soomaliland Cid kale leedahay,  War Somaliland aanu Baryayno kama mid noqon doono,  “ Ayuu yidhi Cali Khaliif Galaydh.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 9)

  1. Dabshid says:

    Waxaas oo miishaar ah miyey ka helilahaayeen Garowe (6 million doolar)

    Waxaanba arkey Villadii Quruxda badneyd ee Xildhibaan DHAKOOL.

    Haloo mahadnaqo Caasimadaha

  2. Idoor Liqe says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Horta caliyoow yaad matasha ???

    U maleymaayo xataa in islaantaadu fekerkaaga kugu raacsan tahay .

  3. Khaatumo haanoolaatoo says:

    Waayeel tag lamayidhaahdo wuxu kutaga latusaa dee waxad ku tagto waa lagu
    Tusaye dadka guryohooda ugakalay haka cdhex calaacaline duliyohow war waxani
    Waa maxishode adeer waaba lagu badheedhaye maxad sidi bisadi laso indho adagtahay
    Nin lasixray igadheh

  4. xaange says:

    Dabshidow
    Dhulbahante waa xor meeshuu doono ayuu tagayaa. Anoo walaalkii ah ayaan ka xumayn inuu meeshuu doono doorto.Ee adoo aan xor ahayn oo deegaanadaadii shabaab canhuur ka qaato oo odayaashiinii wiilal yar yar oo 15 jiraa farta inta ugu yeereen ay shahaadada u qabteen.Qaarna ugandhes ka waardiyeeyo oo ku mushaar qaato. Muxuu yahay hadalka kaaga furan dad xora inaad la kala safato?

  5. Dabshid says:

    Xaange

    Arimahaan gangs canshuur dadka ka qaado Caasimadaha Caalamka oo dhan ayey ka hirijireen.

    New York waxaa laga xoreeyay 1989, hadda dhow

    Dalkaan aan joogo wali waxey ka jirtaa North Ireland oo wiilal shabaab camal ah canshuur ka qaadan,

    Marka waa dhacdooyin ka dhaco, CAASIMADO WAAWEYN OO POPULATION BADAN IYO GANACSU BADAN KA JIRO.

    Hadey Xamar deganaan lahaayeen only Wacbuudhan Sida Garowe ayaa la dhihilahaa waryaa soo qabo ina adeerkaa.

    Waaba hadduu Majeerten dhanyahey Wacbuudhan oo ah Jufada ugu badan Abgaal.

  6. Dabshid says:

    ja jirijireen

  7. xaange says:

    Dabshid
    Tuugo maaha ismana qariyaan shabaabka muqdisho jooga. Maanta 13/09/19 Saacadu markay ahayd 15:00 Suuqa bakaara xafiiska ku dhex yaal ee Wilaayada Banaadir ninka madaxda u ah ee Muuse Cbadi Carraale wuxuu ku qaybiyey lacag dhan 750 000 US Dolar 150 qoys la siiyey. Ayna ugu magac dareen Zako.
    Hddaba xaggee lagu arkay Tuug lacag dad masaakiina u qaybinaysa oo waliba aan la dhuumanayn ee meel fagaaraa la taagan?

  8. Garqaad says:

    Hadalkii taliye nuux tani. Iyo hadalkii taliye sanbololshe. Waa isu egyihiin. Waana isku soo aadeen ee sideey wax u jiraan.

    Dadka intaan dulqaadku ka dhamaan wax halagu darsado. Xanaaq wax sooma kordhiyee.

    Ilaahoow kuwa dhiibo Hannaga Reebin.

  9. mingistume soo Dag says:

    Cali Khaliif”: Political scandal…?
    —————————————–#
    waxaan kugula talinlahaa inaad si deg deg ah meel fagaaro ah kaga noqdo
    hadalladii gefka culus ahaa ee aad kulankaas ugu geystay dadweynaha DHULOS, kana
    raalligeliso, cafisna weydiisato si aad u badbaadisid sharaftaada abwaanimo iyo
    dadnimo.
    ————————————-
    Doqonkii Baharsame ahaa, degaankii laga qaadye
    Loo diid Dannoodiyo hadduu, degi lahaa Ciide
    Niman baa dalkoodi xukuma, labada daaroode




DAAWO MD. Farmaajo oo ka hadlay Muhiimada Shirkii Dh/mareeb iyo FIQI oo Dhaliilay War-murtiyeedka [Akhriso]
- Sep 17, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Shirkii beelaha wada degga Gal-mudug, ee ka Qabsoomay magaalada Dhuusamareeb ...
MUUQAAL: Ilhaan Cumar oo Bixisay Waraysi aan Farxad gelin Natanyahu iyo Codsi ay u dirtay Shacabka Israel
- Sep 17, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Ilhan Cumar oo katirsan Xildhibaanada Aqalka Congress-ka dalka Maraykanka, ayaa ...
DAAWO: Madaxda Ruushka, Iiraan, iyo Turkiga oo Heshiis ka gaadhay Arimaha Suuriya
- Sep 17, 2019
Ankara  ( Kalshaale ) Madaxeyaasha Ruushka, Turkiga iyo Iiraan oo Isniintii shalay kulan sadex-geesood ...
Jubbaland yaa ku matali doona Shirwaynaha Muqdisho ka dhacaya ?
- Sep 17, 2019
Muqdisho  ( Kalshaale ) Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Waxaa lagu wadaa in billowga Bisha October ...
Midowga Afrika oo ka hadlay Weerarkii Balcad ee Khasaaraha ba’an dhaliyey
- Sep 17, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika Musa Faki Maxamed ayaa ka hadlay ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!