SAWIRRO: R/wasaare Khayre oo ku Wajahan Magaalada Xudur (Daawo)

Muqdisho ( Kalshaale ) Xasan Cali Khayre Raysal-Wasaaraha DFS iyo wafti uu hogaaminayo ayaa ku wajahan Magaalada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool, Amaanka magaaladaas ayaa si wayn loo sugay iyadoo ay gaareen wafti hordhac u ah booqashada raisal wasaaraha.

Xasan Cali Khayre ayaa inta uu joogo Xudur waxa uu booqan doona xarumaha ciidamada ee Degmada Xudur, Xarumaha loogu adeego bulshada Sidoo kale waxa uu kulamo la qaadan doona qaybaha kala duwan ee Bulshada ee ku nool degmada Xudur. Isagoo ugu danbaynta dhagax dhigi doona mashaariic horumarineed.

Dadweyne badan oo wata sawirada Ra’isul Wasaare Kheyre iyo boodhadh soo dhaweyn ah ayaa lagu arkayaa wadooyinka magaalada Xudur, waxa ayna dadku isugu tagayaan goob fagaare ah oo loo qorsheeyay in Ra’isul Wasaaraha kula hadlo shacabka Xudur.

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya ayaa labadii maalin ee lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, waxa uuna Kheyre ku jiraa safar uu ugu kuurgalayo xaaladaha kala duwan ee ka jira maamulka Koonfur Galbeed.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 16)

  1. Dabshid says:

    Madaxweyne Kheyre ( sorry Rasalwasaare Kheyre ) waxaa ka maqan Kismaayo iyo Hargeysa, marka loo fiiriyo dhulkii ay Danta iyo Maalka ka fushan jirtey Dowladdii Qabiilowdey.

    * Tuulo aadan u Talin ha Taakuleyn

  2. Dabshid says:

    Hobyo to Xudur maahan dhul ninkasto HABEEN iyo MAALIN ku Guureynkaro.

    Kheyre iyo Ceydiid meelo badan ayey iska Shabahaan.

    Horta Waa kabo Geesi, labo Gowso Ruug, labo leader.

  3. Garqaad says:

    Imaam dabshid.

    Mr kheyre. Waxaa ka dhiman. In uu wasiirada ka cayriyo. Kuwa aan meelahey kasoo jeedaan. Canshuur. Ciidan ama dhul dowladda tageero kusoo kordhin karin.

    Dowladnimadu kuraajo iyo go.aano adag ayey u baahan tahay.

    Weli waxaan ku qoslaa.

    NIN degan oo maslaxeyn nin baabuur saaran.

    Run sheeg dadku MA jeclo.

  4. Garqaad says:

    Hhhhhh

    Odagii axmed somali. Ahaa beryahaan starees ayaa ku dhacay. Sidii khaatumo hanolaato oo kale.

    Sow ma arkin khaatumo. Oo haduu qoraalka dabshid oo kaliya soo hadlo.

    Khaatumo salaan sare garaad. Intaasi waa Hal qabsi.

    • Ahmed Somali says:

      ASC.
      Garqaad adeer, waa maxay; “Oo haduu qoraalka dabshid oo kaliya soo hadlo.” ADEER hadde ama wax ku dar ama dabool oo waan liqay dheh. °Toloow Hartigi halkuu ka dhacay?. WBT

  5. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Dabshid, qoraalki waa isi soo taraaye MASKAXDI baan sugayna. °§*War Isaaqi Rooble waan ogayn inuu ilbaabki xirte Dhulbahantihine ma raacay? Meesha rajjo israac baa ka muuqata. WBT

  6. Garqaad says:

    Canshuur waa Iska imaan hadiiba kheyre iyo xertiisu dhulka my mushaaxi karaan.

    Laakiin mesheeysan tagi karin. Maxaa laga tuugi malla raacdeeyo wasiirka halkaas kasoo jeedo.

    Damiinku wax MA fahmo.

  7. Dabshid says:

    Garqaad

    Kheyre waxaa u dhiman inuu Taliye Odawaa amar ku siiyo – sidii Kuukuuyo looga ceyrin lahaa Kismaayo.

    Hadduu intaas sameeyo yaa diidikaro Hogaanka Two Greater Regions.

    – Xerta Exile Waqooyi iga dheh

  8. Mr BaHaL says:

    Raxanwayn waa dad qalbi fiican oo dad ahaan iyo dhaqan ahaanba ka duwan Mooryaantan Daarood iyo Hawiye ee hunguriga isku dilaya.

    Cashurbaa layga cunaa iyo Xamarbaa wax cunta ayay isku haystaan labadaa Reer.

    Waar ku dayda dadkaasi Somaliyeed ee ahlu sharafka ah.

    Dalmida

  9. Idoor Liqe says:

    Snm iyo alshabab xidhiidh bay leeyihiin . hargiesa habeenkii waxaa jira meelo lagu Niikiyo sida hido Raac iyo meelo kale . Sidoo kale Burco waxaa jirta meel Ayaan dhaweyd wadaadka magaaladu ka qayliyeen oo raga iyo dumarku is dhex fadhiistaan.

    Alshabab Muqdisho islaan Muus wadada ku iibineysa bay qarax ku dilaan, hargiesa iyo Burcana live music baa la ciyara Rag iyo Dumar .

  10. Khaatumo haanoolaatoo says:

    Beryahan mooryaanti ku sokortay caanaha dabeeraha xaalkodu waa xaga dhimirka
    Malaha daberihiba ku yaraday siday u qalanayen xaraan ku naaxyada
    Oday Dabshid waa oromo af somaliga bartay rumayso ama harumaysan ma arki karo
    Laba qof o somali ah o isasalamaysa cadayn intaasa idinku filan halo firsado
    Axmed somali hakumashqulin doqonkan oromada ah qabiilkagu waa somali hos
    Howga degen mooryaankan mooryaanku dhalay
    WBT

  11. Jabhad says:

    raisalwasare khayre nolow hogamiye war hawiyoow

    Taagera gesigaas somaliyed ama sidiini lugaha

    Qabta ninkii idinka soo baxa… nacala sheydan ku

    Yaale….. maanta dhiig iska baara oo garab. Gala

    Raisalwasare khayre karti iyo hufnaan

  12. Garqaad says:

    Jabhad.

    Ileen af qoyan hadal madaayo. War xasan cali kheyre. Maaha farmaajo oon tegi Karin kismaayo iyo afmadoow.

    Sow kan kheyre 40 cisho caana kusoo cabaayay dhulkii ilma madar kicis ee mudug galmudug.

    Horta MA idinku jiraa. Ragga wax garto. Oo garu qabato.

    Walaahi weli golaha kalshaale kuma arag qof kablalax ah. Oo ay la xun tahay in la dayriyay sade marexaan.

    War walaahi taariikhdu wey qormeysaa. Farmaajo waxaad ku diideysaan. Waa marexaan oo kursiga MA geeyo.

    Waan hubaa haduu ninka villada fadhiyo mudulood ahaan lahaa. Sacab iyo mashxarad ayaad kusoo dhaweyn lahaydeen.

    Farmaajo iyo kheyre wexey xukumaan dhul Hawiye iyo marexaan degaan. Hadeey intaas isku leexsadaan. Walle kismaayo afmadoow wexey usoo dirayaan wiilashii indhaha cascasaa.

    Kheyre waa nin tol leh

  13. Jabhad says:

    garqaad

    Ma waxadii baad bilowday ka kalimysiga beelaha

    Sade darood waa landheere galmudug iyo jubalnd

    Dega ViLA SOMALIA na safkaa loo gala la kulan

    Kooda…. nimankaas waa dadihiyaha dib u yaglelka

    Somaliyada cusub

  14. Cadaado says:

    ASC dhamaantiin.
    Dabshid, iimaam bacda salaan.
    Ra’iisalwasaare Kheeyre waxuu u tagi karaa Xudur iyo Hobyo, oo labaduba u dhow Baardheere iyo Xarardheere (Dheere dheere, dad daanyeer ah ayaa magacyadaan bixiyay), sababta waxeey tahay, labadda waa Xarardheere iyo Baardheere, Murusade qabiilkiisa ah iyo Eelaayda uu hadeer lajooga ayaa argagixisadda askar u ah oo jooga, mana eey weerarayaan isaga. Sababtoo ah, qabiil darted.

    Waxa la qaldaya, oo loo been guuraya waa qabiilo gooni ah. Anniga waan ogahay, ee adigu ma’ogtahay dadkaas daanyeerta ah ee la qaldayo?
    Dalmida.
    God bless Somalia.




MUUQAAL: Isbadelka iyo Nabadda ka Hirgashay Muqdisho iyo Doorka Dhalinyaradda oo soo Muuqday
- Nov 17, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Isbadelka iyo Nabadda ka Hirgashay Muqdisho iyo Doorka Dhalinyaradda oo ...
Daawo: Guri dadkii lagaa lagu Wareejiyey “Muqdisho 2019 Guryo lagu kala haysan maayo”
- Nov 17, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Guri dadkii lagaa lagu Wareejiyey "Muqdisho 2019 Guryo lagu kala ...
DHEGAYSO: Puntland oo War Cusub kasoo saartay Ciidankii Galay Boosaaso iyo Sida looga saaray [Waraysi]
- Nov 17, 2019
Garoowe  ( Kalshaale )  Puntland ayaa markii u horraysay ka hadashay ciidamadii soo galay magaaladda Boosaso ...
Cabdiqaasim Salaad Xasan oo si adag uga Hadlay Hadalkii Sheikh Shariif iyo Xaalada Soomaaliya
- Nov 17, 2019
Qaahira ( Kalshaale ) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdiqaasin Salaad Xasan ayaa ka hadlay sida ...
MUUQAAL: Riwaayada Dhib iyo Dhalaan Qaybtii Saddexaad oo Xiiso badan
- Nov 17, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Riwaayada Dhib iyo Dhalaan Qaybtii Saddexaad oo Xiiso badan

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!