MUUQAAL: Danjira Maraykanka ee Somalia oo La Kulmay Gudoomiye Baashe

Muqdisho ( Kalshaale ) Danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya Donald Y. Yamamoto, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Gudoomiyaha Maxkamadda Sarre ee Soomaaliya Baashe Yuusuf Axmed,iyagoo halkaasi ku yeeshay wadahadal dhinacyo badan taabanayay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Labada Mas’uul ayaa ka wada hadlay arrimo ay kamid yihiin dib u habeynta ku socota garsoorka dalka iyo sidii ay u soo laaban leheyd Kalsoonidii ay Shacabka ku qabeen nidaamka Cadaaalada ee dalka, Waxaana laga hadlay dhibaatada ay Shabaab ku hayaan shaqada garsoorka, isagoo tilmaamay in taasi looga baaqsan karo oo kaliya soo nooleynta kalsoonida rayidka ku qabo garsoorka dalka.

Soomaaliya ayaa dib u habayn Balaadhan ku samaysay Garsoorka dalka,  waxaana  Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya oo uu ku jiro Gudoomiye Baashe Yuusuf Axmed, ayaa hore uga digay reer Muqdihso iney garsoor u tagaan Saldhigyada Shabaab eek u yaala gobolada dalka, talaabana laga qaadi doono cidii arintaasi lagu arko.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




DAAWO MD. Farmaajo oo ka hadlay Muhiimada Shirkii Dh/mareeb iyo FIQI oo Dhaliilay War-murtiyeedka [Akhriso]
- Sep 17, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Shirkii beelaha wada degga Gal-mudug, ee ka Qabsoomay magaalada Dhuusamareeb ...
MUUQAAL: Ilhaan Cumar oo Bixisay Waraysi aan Farxad gelin Natanyahu iyo Codsi ay u dirtay Shacabka Israel
- Sep 17, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Ilhan Cumar oo katirsan Xildhibaanada Aqalka Congress-ka dalka Maraykanka, ayaa ...
DAAWO: Madaxda Ruushka, Iiraan, iyo Turkiga oo Heshiis ka gaadhay Arimaha Suuriya
- Sep 17, 2019
Ankara  ( Kalshaale ) Madaxeyaasha Ruushka, Turkiga iyo Iiraan oo Isniintii shalay kulan sadex-geesood ...
Jubbaland yaa ku matali doona Shirwaynaha Muqdisho ka dhacaya ?
- Sep 17, 2019
Muqdisho  ( Kalshaale ) Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Waxaa lagu wadaa in billowga Bisha October ...
Midowga Afrika oo ka hadlay Weerarkii Balcad ee Khasaaraha ba’an dhaliyey
- Sep 17, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika Musa Faki Maxamed ayaa ka hadlay ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!