Daawo: Odowaa soo Bandhigay Siduu ula shaqayn doono DF Somalia Hadii Madaxwaynaha Galmudug uu Noqdo
Dhuusamareeb ( Kalshaale ) Wasiirkii Hore ee Arimaha Gudha DF SOomaaliya Cabdiraxmaan Odowaa oo Hada ah Musharax u taagan Xilka Madaxwayne ee Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb kusoo bandhigay Qorshaha uu doonayo inuu ku Hogaamiyo Galmudug hadii Hoggaankeeda loo doorto.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Odowaa ayaa sheegay inuu wax wayn ka Qaban doono Arimaha Amniga, Xoraynta deegaanka, Midaynta Bulshada, Waxbarashada , Caafimaad iyo Baahiyaha kale ee muhiimka u ah Bulshada Galmudug.
Wuxuu sidoo kale ka hadlay Qaabka uu DFS ula shaqayn doono, Iyadoo aysan Galmudug noqon doonin meel laga Mucaarado dawladda dhexe.
“Galmudug ma noqon doonto mid ka shaqayso Siyaadda Qaska ah, hadii aan Madaxwayne ka noqdo Galmudug Ma Noqon doonto Xarun laga Mucaarado DF-Soomaaliya, Waana la shaqayn doonaa , Hadii ay wax khaldan ka yimaadaan waan iska diidi doonaa, Balse ma noqon doono Kuwa iska Qadhaab taga” Ayuu yidhi Cabdiraxmaan Odowaa.

<
Galmudug 20 nin oo.madaxeynaha wada doonaya muda dheer. Iyi ehlusuna oo raysalwasaaraha rabta maamulgobeleed. Warkas wax lagu qoslo. Kkkkaaga darane. Habargudir. Wada mucarada. Hobyo cadado dhusa mareb. Xaafada gaalkacyo. Wali dadkaan maamulgobeleed samayn wayay maxa federaalka. Is barado ugu dhigaan oy muqdsho. Uga hadlaan. Sidii ayagoo dadka kaxiga. Cajiib cajiib
Habargidir”: oo ilaaheey ku salida
(SOOMAALIYA”)?….
—————————————–
Yaa ka dambeeya dilka waxgaradka & aqoonyahannada Muqdisho
Tan iyo intii la dhisay dowladda KMG Soomaaliyeed waxaa Muqdisho lagu laayey wax garad iyo aqoonyahanno kala duwan oo nabadda u ololeeya waxaana ka mid ah:
1- Gaashaanle Sare/Police. Ismaciil Xaaji Cusmaan,guriisa degmada Hawlwadaag 14/8/2004.
2-Gaashaanle Sare: MaxamuudA/Nuur Aadan (Bataar)/degmada Howlwadaag,26/10/2004.
3- Maxamuud Xasan Taakow. / degmada Yaaqshiide, 10/11/2004
4- Jeneraal / Millatery : Maxamed Cabdi Maxamed/ degmada Shibis, 11/11/2004
5- Phlilosophy: C/Rahman Maxamuud Takbiir/ degmada Yaaqshiid, 01/12/2004
6- Jenraal/Police:Yusuf Ahmed Sarinle / degmada Wardhiigley, 23/01/2005
7- Dr. A/Rahman Warsame Elmi / degmada Madiina, 29/01/2005
8- Gaashaanle Sare: Xirsi Maxamuud Cumar (Xirsi Dhoore) / degmada Yaaqshiide, 31/01/2005
9- BBC Crospondence. Kate Peyton / Hotel Sahafi hortiisa, 9/02/2005
10- Sarkaal/ Police: Cabdullaahi Kaahiye Cali / Afisyoone, 07/04/2005
11- Dr.Mariyan Maxmed Xasan Kuulow/ degmada Waberi, 19/04/2005
12- Gaashaanle /Police Max’ed Saciid Max’ed/ degmada Yaqshiid, 21/05/2005
13- Cabdulqaadir Yaxye Cali Cibaar / degmada Madiina, 11/07/2005
14- Gaashaanle Sare/ Police: Max’ed Cusmaan Coon / Three Biano, 31/07/2005
15- Qadar Cismaan Cilmi Boqorre / No: 4Muqdisho, 12/11/2005…
————————————-
INTA AQOONYAHANO/WAXGARAD/DISHAY
BEESHA/HABARGIDIR)DULMI/IGA-DHEH
ASC.
Odowaa sow kama tirsana Damjadiid? sow Xasan Shekh iyo Sanbalooshe isku grub ma aha? YAA HUU!!! IGA FOGEE YAYSAN I BARANE. °HORTA GABDHAHAY KA GANACSAN JIREEN!!! YAA WAR KA HAYYA?. WBT
Mingistume
Kkkk
Dadkaas aad sheegtay waa HABAR-GIDIR ayagu is diley,
Hadda lkn waa maamul,
War maamulka soo dhawee anagaa ka dammiin ah ineysan weeraridoonin Garowe.
Super power HG iyo Super Power USA ayaa Xamar isku helay.
Waqtigaan Galmudug waxey u baahantahey masuul reer Cadaado ah, No More reer Galkacyo.
ASC.
Dabshid, waa maxay waxaas? Cadaadaba waa reer Cadaade MA ninkaa Somali kala gayna ayyaad rabtaa inaad ubadkeenna u gacan geliso? MA ninkaa cunaha qabanaa ruuxi reer Waqooyi Bari ama Galbeed ah oo hadlaba?. °War saleebaan ma wada aha sidi AUN Xasan Diiriye Afrax oo kale ee ka fiirso. WBT
ASC.
Qofka marka ugu horraysa WAXBA kama sheegi kartid ILAA aad aragto fal galkiisa. °DAMJADIID aragnay intaana nagu filan. °Adigana balaayoy INSHA-ALLAA ilbaabkeenu kaa xiran, °LILLAAHI anigu waxaan qabaa inay Damjadiid qaari-jiyeen Xildhibaanki Carabta M/muud Saalax oo madaxtooyada lagu dhexdilay? MADAXTOOYO ???WAA MAXAY WAXAAS?. °Ma baydkii ALLAAN gubnay Haddaan runta sheegno. °Cali Dhoof Jannadi ALLAHA ka waraabiye Horuu u yiri; “War ninkaan naga reeba wax ma qariye”. °Alxamdu LILLAAH waa uun ILAAHAY. °War subax wanaagsan Akhyaarey Haddaan hurdo ka soo kacaye oo waa °Fax-Faxe. WBT
Odawaa. Waa ninka isu keeni karo mudug galmudug. Waa nin dhalin yara ah oo firfircoon.
Wey ku adkaan doontaa in galmudug loo doorto waayoo. Kheyre wuxuu mid suulka saar ah.
Taabid iyo odawaa waa ragga aan isleeyahay. 2025 vila somaliya midkood ha fadhiisto.
@ axmed somali.
Maanta somaliya taladaada uma baahno.
Ilaa 1960kii ayaad soo taagneed. Waxaad hormuud u tahay qaran jabka somaliya ku dhacay. Dadka nagu kalifay in aan qurbaha imaano ayaad ugu horeysaa. Aderoow. Iska naso.
ASC.
Garqaad dammin, abidkaa laba baabuur oo is xabadayna ma dhex istaagtay ee gacmaha ma u taagtay MICNU KALA JOOGSADA?. °Abidkeedba markay karti iska weysay ODAY ODAY la soo boodda oo MASABIDAAD iyo been ku kabta. °War maandhow soo kor. WBT
Ahmed Somali
Adeer wali kamaadan jawaabin su’aasheydii,
Goormaad Khaatumo Administration la weydiin doona Madaxweyne Farmaajo,
Mise Khaatumo waxey aheyd NGO lagu Shaxaado reer Muqdisho.
Calanka Bluegaa ayaa nalugu dilahayaa ayaan ka dhiidhiney, kana dhiidhindoona.
* Khaatumo becomes QAATUMO
ASC.
Dabshid, adeer AAWAY suàashi calaamaddi ma arke. WBT
ASC.
Garqaad adeer, horta soow DIIN ma lihid MISE waad tuurta markaad dood ku jirto? WAR dadka waxaad hubto ka sheeg inta kale WAXAAN U MALAYNA dheh ee WAA!!! ha isticmaalin WAR ma gudbaa tahay? dhowr goor baan arrintaan kugu soo celceshe?. WBT
odawaa waa nin dhalinyar xaqna wuu u lee yahay
Inuu is sharaxo lakiin hada fursadiisa ma badna oo
Dowladisi DAMUJADIID waa la soo tijabiyey wuuna
Soo kifaaxay waqtigii xasan kheikh dal hogaminayey
hada galmudug waxay u bahan tahay siyasi la jaan
Qaadi kara somaliyada cusub… kana fog ragii horay
Ugu soo fashimay hogaminta dalka dolar imarad
Dooni maa kikuyo… u nacamleeye dooni ma dalka
oo la xaraasho dooni maa
ASC.
Jabhad adeer, ALLAHA ku dhowro WAA runta. °Adeer QALBI xaadir baan ahay oo wax ma qarsade, rag aan u han weyna ooy ka mid yihiin Beel daaje C/Raxmaan iyo Cadaado aan u malayn inu baaburki ka tege Adiga iyo Mr BaHaL isku daya inaad soo LUUDIN kartaan. °Horseedku ha noolaado ILAAHOW xitaa Laalays soo hanuuni. °SYL karaawilka Jabhad iyo Mr BaHal waan idin salaamay. WBT
Ahmed Somali
Adeer
Mr BaHal Waa rèer Boorame oo Muuse Biixi ayaa Canshuurta ka qaado
Jabhad waa rèer Qardho oo Farmaajo ku dhaheen ma geysid Kursiga Mudullood iyo Majeerten ONLY
Adigu waxaad tahey reer Laascaanood oo Muuse Biixi ayaa Canshuurta ka qaado.
( Adeer Maamulka Banaadir State waxaa dhaliil iyo Amaan kuleh Dadka dego GALKACYO ILAA KISMAAYO )
– Xerta Muuse Biixi qaarna seexiyo, qaarna Korjoogo.
– ma Tiirinkaraan mise Tuurikaraan
– Maamulka dhulka Webiyada.
* Calanka Bluega ka daaya Qaraabka.
” Xertii Muuse Biixi ka soo Qaxey iga dheh
Adeer Ahmed Somali
Gar raganimo iska baar oo waxaad ka jawaabta
– Goormaa Khaatumo Administration la aqoonsan ???
– Xita goormaa su’aalo laga weydiin Madaxweyne Farmaajo.
Waxaan xasuustaa shirkasto oo DOOD WANAAG ah, Safarkasto oo Dibadda ah, Xaflad kasto oo gudaha ah in Su’aalo lagu weydiiyo Maamulkii hore ee Banaadir State
Khaatumo becomes QAATUMO
Dabshid daanyeer
Beryahan waxad ku walatay reer khaatumo siday hoyada kugu hor wasene inyar isug
Waan sotukanaya hadaan sifiican ku karbaashi waayo mooryaan yohow mooryaanku dhalay e laguso koriyey caano dabeeraad cqligana ka ah doofaarka nijaas ibnu jiaas
ASC.
Barxadda kalshaale, akhyaarta ka boodda Farxiyay badidood waa dad uu iimaanki ka tegay oo waxkasta aan u qaadanayn siday yihiin ee u qaadana siday jecelyihiin. War anigu Muslim baan ahay ILAAHAY SWT mahadi WAXAAN ku dhashay Busle agagaarka Qallaafe 1941 WAXAAN ahay Somali u dhashay beesha Xawaadle hooyana waxay ahayd AUNTE Mareexaan. °Marka hayga soo doonina MOORO Xawaadle ama Mareexaan ee iga soo raadiya AQALKA Somali saa Maskax Ahaan iyo qalbi ahaanba Reer Raskiambooni iyo reer Lowya caddaba waan ahaye. °U malayn maa inaad garakartaan oo horaan idinkugu daalay. WBT
Xawaadle ahey Warkaada waaye
Xawaadle waa Wecl Warkaada waaye
ADIGOO MA GAADHO WEEDHAADU TAHEY
– XHKS AYAA IGU BADH GO’AY iga dheh.
@ Wiil Qardho ayaan ka yeelilaheyn,inuu yahey BARAWAANI. MA JIDHO ku rafto.
* You are what you believe, not what you told us.
ASC.
WAXAAN idinka halmaamay, MARNA waxaan jira maskax ahaan 27sano MARNA waxaan ahay 80jir aan weli asaasaqin MARKA cidkastay iska soo mar marinkaad doonto. °Xusuus Abwaan Qaasim AUNTE. WBT
Ahmed Somali
Adeer mar sedexaad iska baar xaniiyo oo ka jawaab,
Waqtiga la aqoonsan Khaatumo Administration
Waqtiga su’aalo lagu weydiin Maamulka Banaadir State
Mise NGO ayuu ahaa
Mise Farmaajo ayaa ah Max’ed Siyaad oo XHKS Xamar ku celin.
– Ninka ragaa waa ninka waxna QIRTO waxna QUURO.
* Faanka iyo Canshuu diidka waa Ceeb DEEXDA CALIYAALO
Axmed somali
Adeer waan kasalamay bada salaan adeer dadka baexada kalshaale kujira qaarba
Ah xaga dhimirka cuqdad qaba sida odYgan sita magaca DAbshid aka huriye haku
Mashquulin kumana khasbanid inaad u sheegtid qabiilkaga ku ekod magaca aad
Shidatid e somali iyagan aqoon meelay kasojedaan waa ciyaal odhfano dowladi
Sokorisay ku caasoyey waa mooryaanti dumarka somaliyeed baytariga kaga gurijiray
Xubinta taranka waa kuwi gabdhaha somaaliyeed kufsanjiray kooxda u hogaamiyo
Oday dabshid waa kuwi bililiqaystay hantidi shacabka somaliyed xaraantiba shidaysa
Ilahader calosha gubanaysa xaaran nin cunay masexan karo raaxona kadheer
Cuqdad iyo ciilbu qabriga lagelaya adeer Axmed haku mashqulin hore uga soco
Kuwan waa lagu denbaabaya WBT
Oday Dabshid aka huriye
Adigu shaqo kale malihid halkanad ku asaasaqday duliyohow meesha ma waxad
Mooday inay yaalan caano dabeer mooryaan ibnu mooryaan ibnu mooryaan daanyeer ah
Haku waalan khaatumo hooyada muu wasine nedelyohow nedelku dhalay waxad tahay
Oromo af somaliga bartay waayo qof somali ah uma dhaqmo sidaada daanyeeryohow duliga
Ah kajedi afkaaga uraya dadka ehelu sharafka ah naag yohow naagu dhalay
Kkkkkk dabshid kismayo miyaa qardho noqotay
waala dogiye yaan la dacaroon manta tabliqi
Sanbaloshe…. ee imaradka ayaad wada sow ma
Ogid sanbaloshe inuusan ahayn qabyaladiste ee uu
Mashruuca UAE halkaa la maray
Jabhad
Kkk
Eebow @ Aarka hargaysa wuxuu ku dhashey HODAN XAMAR,
QARDHO ayaa ku HUDHAN ee Caadi iska dhig.
Jabhad Saaxiibow
horey waan idinkugu ogeyn inaadnaan ilaa hadda, Raali gelin ay reer Qurac ka dhiibin Biyo Qaadkii TIGREE markey ku soo duuleen XAMAR,
HADDA KA ODAYEE,
inuu @ Adeer Ahmed Somali
Raaligelin ka dhiibo EREYGAAN HOOSE ku qoran.
-” XAWAADLE MAAHAN HAWIYE OO WAA WECEL “” –
Jabhad biyo Webi ayaad cabtey oo xoogaa waad dhaantaa – qolooyinka HAL UGAMA TAGO kutub YAR.
Arintaas ka odayee, una cadee adey Ahmed Somali ineysan ku jirto kaftanka siyaasadeed EE BARXADDA INTERNATIONAL KALSHAALE DEBATE.
– GARABKAADA.
Dabshid
Arinta adeer axmed maxad si goniya ugu daba
Gashay miyadan arag iyadoo la lee yahay reerkaas
Waa wecelo waa oromo waa amxaaro waa kikuyo
Iyo reer hebel yugandhis… baa ilmo ka dhalay
Miyadan dhibsan wixii hablo somaliyed halkan lagu
Cayey…. war odayga halaga leexdo toloow..
Arinta… biyo ka daba qadkii tigree somali oo dhan
Baa saf u gashay GABRE iyo galaduu watay alaha
Wayn ee na dhafiyey ayaa mahad leh ma maqlin
Miyaa hadalkii salad c jelle uu lahaa hadalkan media
Loguma tala gelin… iyo amarkii bakaro uu ku soo
Rogay abdi qaybdiid war meesha waa lagu …go.ay
Waa daanyeernimadii Somalida. Fiiriya inta qof ee ma shaqeeystayaal ah ee ninkaan xildhibaan Odawaa soo dhaweeyneeysa? Waa dad caqli daanyeer leh. Isaga xataa waxeey aheeyd in uu u sheego dadkaan waqtigiina haku ciyaarina, ee danahiina raacda. Amaba ka fiicane, uusan u sheegin marka uu imaanayo.
Laakiin, maya, daanyeerta Somalida horbooda, oo uu ninkaan ku jirra, waa dad aanan isku kalsooneeyn, waa dad aad u caqli xun, waa dad “weak” ah, oo og in eey yartahay “capability” gooda, kartidooda, marka taas ayaa uGu wacan in eey ku hoos qariyaan daanyeernimadooda dadkaan safka u soo galaya, ee aanan dantooda aqoon. Waa “narcissists” kuwa Somalida horbooda. Daanyeero helay dad masaakiin ah, oo aanan aqoon dantooda.
Dalmida.
God bless Somalia.
Galmudug uma baahan wiil yar oo masaasad Afka ku haysta (odawaa) waad ogtahay xilkii lagula qaldamay raali ahaw Kama bixi kartid sida ina xalwad (ina cabdirashiid) meelahaa meel iska fadhiiso pls